Wali ma aragtay dhulka lagu caydhsanayo Canfarta maxadse ka taqana qabilada canfarta maxabis ka ware

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2024
  • Wali ma aragtay dhulka lagu caydhsanayo Canfarta maxadse ka taqana qabilada canfarta maxabis ka ware

ความคิดเห็น • 83

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 3 วันที่ผ่านมา +14

    Guul shacabka sitti iyo ciidamada somali galbeed

  • @rashidhaji144
    @rashidhaji144 3 วันที่ผ่านมา +6

    Masnshaa allaah somalidu mid u noqda ilaahay cadawgeena ha jebeiya

  • @DhikiLeey
    @DhikiLeey 3 วันที่ผ่านมา +5

    Mujahidintaa somaliyeed guleystaa koley waldhimanaya kudhimo jihaadka

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 3 วันที่ผ่านมา +12

    Ciidamada deegaanka iyo shacabka soomaaliya gobolka siti guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥❤️

  • @IsmailGuirreh
    @IsmailGuirreh 3 วันที่ผ่านมา +3

    Guuul Guuul inshaa allaah ayaan u rajaynaynaa shacabka galbeedka gobalka sitti iyo halyayada ciidankeena qiimaha badan oo ay hadda ka go'antahay in ay so ceeshaan dhulkeena cadawgu haysto, laakiiin (Guuleedaw) odaygan maaha cali cumar waa cassa maxamed,waa ganacsade wuxuuna ka ganacsada milixda.

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 3 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤GUUL GUUL GUUL GEESIYADA GALBEEDKA SITI IYO FARDA AWLIYO HALYEEYADA LIYUU BOOLIS GUULAYSTA INSHA ALLAAH ALLAHA IDIN ILAALIYO INSHA ALLAAH ❤❤❤❤

  • @DeganHoch-dt9cd
    @DeganHoch-dt9cd 3 วันที่ผ่านมา +3

    Geeshkaygu libaaxsana kuwii laacdama isyidhi siday luqunta ujebsheen lugtoodan daal aqoon indhuhu maba libiqsadaan liishanka dagaalka iyo siday leebka ubarteen kuwii laylyee libhelay laxaadka kuwii isbiday geeshkii naga liiciyow liibana walaalayaal❤

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allahou akbar. Guled Alifle hambalyo walal shaqada wanagsan eed ad hayso idigiyo asxabtaba mahadsanidiin.

  • @rahh4137
    @rahh4137 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤Ilaahay waxaan idiinka baryayaa in uu idin guuleeyo. Halgamayaal xaq u dirirka hore u socda oo ha soo noqonina ❤

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 2 วันที่ผ่านมา +1

    GUUSHA ILAHAY IYA KENAY OO DHALINYARADA SOMALIYED EE DULMI DIDKA AH alxmdllah

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj 3 วันที่ผ่านมา +3

    Guleesta geesiyada somalia

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v 3 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂
    Somaliban ahay sankuneefle maogolin inuu igasaraynkaro somalibaan nin nabarka soosita gaccantiisa kama sugo somaloban ahay
    Waa yaabe goorme dadka dariskaa fahmayaan sifadayda dantaa baridoonta
    Waxan somali usheegin in anaan kala marmikarin maarna in aanu ubahannahay muruqa wiilasha jooga ilaa xadka jabuti iyo eretaroya ilaa raas kanbooni ilaaxadka oromiya nacawda midnimada isirkeenu way dhawdahay wayna soo carfaysaa iminka ALXAMDU LILAAHI RABILCALAMIIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @makoarreyeh6369
    @makoarreyeh6369 3 วันที่ผ่านมา +2

    Guul insha alah

  • @saidnimamiel
    @saidnimamiel 2 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah Allahayow inamadayada somaliyed ano galaqaadeen dhamantood cafimad , cimri darar , guul waarta ah Ayan kaaga baaryaya amin Allahayow xooga uu daa, isha cadowgana kaa xafiid amin❤❤❤❤❤

  • @rnuura334
    @rnuura334 2 วันที่ผ่านมา

    Ogaadeen Ama Absame & Ciise Faraq Umadhaxeeyo Alloo Guusha Sii Yaa Rabi

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guulaysta illaahay haidin barakeyo gulaysta guul

  • @YacinMoud-km5zp
    @YacinMoud-km5zp 3 วันที่ผ่านมา +1

    Guuul guuul guuul inan inshalha

  • @husseinmohamed6239
    @husseinmohamed6239 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul shacabka Somaliyeed meel kasto oo aanu Kala joogno ❤❤❤❤❤❤

  • @sahraAbdi-ie1zy
    @sahraAbdi-ie1zy 3 วันที่ผ่านมา +1

    Guul 🤲🤲

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 วันที่ผ่านมา

    Afka Bohosha ah day Cafar iyo waxay cagaha ku wadataba hala edbiyo ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 วันที่ผ่านมา

    Maashaalaah ilaahoow guusha sii dadkeena ilaali oo cadawgooda jabi

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah Guul io gobanimo insha allah.
    Meeelkasta soomaaliweyn.jogto
    Yaahuu war marahbu yidhi 😮😮

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan238 2 วันที่ผ่านมา

    Guuuul guuuul Somalie galbed inch Allaah

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b 3 วันที่ผ่านมา +1

    Guul

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv วันที่ผ่านมา

    Guul guulisata waligin soomaliye toolky 🎉❤❤

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z 3 วันที่ผ่านมา

    Guuuuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏🇸🇴

  • @saiidmahamuud1747
    @saiidmahamuud1747 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah geesiyadeena guul❤

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 วันที่ผ่านมา

    Allow guulee oo guusha sii shacabka reer citi. Guul soomali galbeed.

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 วันที่ผ่านมา

    Kkk guul guul Somaliweyn

  • @YacinMoud-km5zp
    @YacinMoud-km5zp 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkk abahaye

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz 2 วันที่ผ่านมา

    Guleysta geesiyayaal somaaliyeed.

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 3 วันที่ผ่านมา

    Duceeye dantiina dadkiina dalkiina diintiina inaa wax tartiin ❤

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh 2 วันที่ผ่านมา

    Guuul inchallah halka Somalido qabil aye isku dilayan 2024 anagna an dufac unahy dhamantod wa Nasib daro in caloshu Somalida isku dilan hubaka inogena please 🙏

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur วันที่ผ่านมา

    GUUL SOMALI MEL WALBO JOOGAN. SALAN SARE FROM GARISSA NFD KENYA 🇰🇪

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x วันที่ผ่านมา

    Halmid ayaan idinkugu dara midnimada awoda aad ku hesho weey kaweyntahay mida awoda hubka ah ogaaw qof walba oo somalinimo kujirto ayan u shegaya

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 วันที่ผ่านมา

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 2 วันที่ผ่านมา

    Guul insha allah Shacabka reer siittii iyo Ciidanka garka ah

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah AK bar ❤❤

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah guulesta guulesta guulesta inshaa Allah 🎉🎉🎉

  • @YusufAbbas-rq7dw
    @YusufAbbas-rq7dw 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul iyo gononimo❤❤❤❤❤ Somali galbeeed,❤❤❤❤

  • @mmrstar5256
    @mmrstar5256 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kan ali cumar maha mujaahid kan waxa ladhaha casa maxamed

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 วันที่ผ่านมา

    maansh alaah guulaysta sxb
    guuledw wrrkaa baahsan
    noo keen🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 2 วันที่ผ่านมา

    Wa guuuuuuuuuuul iyo gobanimo guuuuuled geeesi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ku dhibci

  • @buhodledolal8885
    @buhodledolal8885 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka sameeyey heesta wuxuu ku dhintay dagaalkii 77 magaciisu waa axmed dabagooye kaamilna wuu qaaday

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x วันที่ผ่านมา

    Aniga hal talo ayan so jedinaya inta rabta itobiya iney racdo halagudaro oo halageyo meesha loo bursaday canfarta inta hada guleysatana hala dajiyo somalilan waadad somalinimadu qiima laleedahay oo niyad wacan alaha asturo

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 3 วันที่ผ่านมา +1

    Bro you need to be serious with ur channel let's try 100k before December in Sha Allah

  • @rahh4137
    @rahh4137 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cajuus nacnacda iska daa in badan ayaad dadkii dhulka lahaa xasuuqday ee adkayso Waa lagu helay. balanku Waa in lagaa saaro dhulka aad qabsatay.erya erya

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 3 วันที่ผ่านมา

    Warak goobolka sitti goobolka sitti nooblaa Guul Guul ciise Soomaadii y avait Oyonnax iyo qalbeed ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 3 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuul iyo gobanimo

  • @mahamoudbarreh3467
    @mahamoudbarreh3467 3 วันที่ผ่านมา

    Ma aha cali cuuma ee casa maxamed

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 2 วันที่ผ่านมา

    Waa lagu yaqaanaa qofkii ogaadeen dharbaaxo inuu qaylo afka furto

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 3 วันที่ผ่านมา

    Burhaanu juula haku badbaadiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @user-kq4xe3kt1g
    @user-kq4xe3kt1g 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk. Guuuuul

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 3 วันที่ผ่านมา

    waa idin kalmeen laheeyn lakin anagiina hadan nahay soomaalida xorta teena nahesata ina macl cuusri yuusraa inshaa alaah guuuuuuuuuuuul

  • @ayansm7785
    @ayansm7785 3 วันที่ผ่านมา

    Guuleesda are walaal layaal

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 วันที่ผ่านมา

    Viva Somalian where ever u are

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 3 วันที่ผ่านมา

    Guuleesta walalheey reer siti ilaheey ayaa idiila jira guuleesta waa lalyal

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 3 วันที่ผ่านมา

    Somali 🇸🇴 guul

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤🎉

  • @user-nl1hj9bz4v
    @user-nl1hj9bz4v 3 วันที่ผ่านมา +1

    gùuuuuuuuul iyo gobaynimoo❤❤

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 3 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka Soomaali kujirto ee xataa waa Siti iyo ladagaalanka argagixisada

  • @musemiige3949
    @musemiige3949 2 วันที่ผ่านมา

    Magaca odeygan waa csaa maxamad wana odeyga milidalee

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 วันที่ผ่านมา

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte

  • @DekaroblehhassanHassan
    @DekaroblehhassanHassan 3 วันที่ผ่านมา

    guluuu my tolkay ❤❤❤❤

  • @YusufAbbas-rq7dw
    @YusufAbbas-rq7dw 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxasn ifin Jason Salamanca shabelaha house degmadiisa Marka?????

  • @HousseinHassen
    @HousseinHassen 3 วันที่ผ่านมา

    Alway gusha adshegaysini waxalahaysta 3 deme

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x วันที่ผ่านมา

    Somali galbed hadey jiran dad qoralkeyga dhageystay walalayal waxaa tihiin walaleheen hada nahay reer xamar waan idinku faana qabyaladna nagama ahan lkn waa walaltinimo iyo qimeynta dadkeena waxad awood ku yeelan kartaan inaan iskaashano isku shuura noqono wan ogahay hal cadow ayaan leenahay aan isla jabino majiro mantay qof dhihi karo itoobiya dadkeeyga iyo qarabadeydaba qof kama dilin ila mid ben shegayo mayee guuuuul somaliya haisraacdo

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 3 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan 2-da dhinacba waa dad isku dhaqan iyo Diin ah. Hadaba maxaa diidaya in si NABAD ah lagu wada Noolaado. Dagaal dhimasho keliya ma keenayo ee BARAKAC iyo Nolol TAYA XUN uunbaa laga dhaxlayaa! Bal FIIRI ninkaas ALXAMDULILAH ayuu LEEYAHAY!

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 3 วันที่ผ่านมา

    wlldey waxaan idin wey diyey cafarta yey yihiin ?
    maxey ka Rabaan somalida?
    dadka la dagalamo yaa waaye ?
    deegaankey ka dagalmaan?
    Alla ha jabiyo cafarta Somaali dhamaan guul urjeyna❤

  • @LibanLiban-jl2zc
    @LibanLiban-jl2zc 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @Qoslaaye26
    @Qoslaaye26 3 วันที่ผ่านมา +1

    canfarey wagareey😂

  • @AnasHussein-es5cb
    @AnasHussein-es5cb วันที่ผ่านมา

    Djibouti ❤❤❤

  • @SakariyoAscad
    @SakariyoAscad 2 วันที่ผ่านมา

    Guu

  • @maxamedbuux4611
    @maxamedbuux4611 3 วันที่ผ่านมา

    Gul warta ayan idin rajaynaya

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 3 วันที่ผ่านมา

    Guulguul

  • @aliibiro7907
    @aliibiro7907 วันที่ผ่านมา

    Vivi afar

  • @MahamoudAbdillahi-i7v
    @MahamoudAbdillahi-i7v 2 วันที่ผ่านมา

    Gsi

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 วันที่ผ่านมา

    Beenale ethio afar ali

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 3 วันที่ผ่านมา

    Haaye ilayn canfarna Quraan ma akhriyaysee xabad bay ridaysaaye maxaa dhanka Soomaalida soo gaadhay bql noo sheeg. Otherwise U R insulting our intelligent as your audiences

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 วันที่ผ่านมา +1

      Khasara kasta oo naso gaadhi Wa Midk dhulkena noso gaadhay HOOYADA wase