Dood adag oo ku saabsan wadahadalada somaliland iyo soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @user-ql8ez2kh8k
    @user-ql8ez2kh8k 5 ปีที่แล้ว +7

    I believe that Somaliland has every right to separate from Somalia. Somaliland not only built itself from ground up with very little help but continued to grow with nothing but sheer determination. What we, Somalilanders did was exercise our right to self-determination which is clearly stated in the first article of the United Nations Charter. We had a constitutional referendum which gave a correct representation of what the people really want and if that's not democratic enough, I don't know what democracy is. Somalia must understand and respect the our right to self determination and accept that this is not the point Somaliland is going to make a complete U-Turn. Deal with the reality and stop burying your head in the sand for another 100 years! 💚⚪️❤️

  • @xasgub2057
    @xasgub2057 5 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland Masha Allah

  • @lipzamehbokh1605
    @lipzamehbokh1605 5 ปีที่แล้ว +10

    Somaliland guuul gobnimo rag rag dhalay

    • @abdinasarabd1380
      @abdinasarabd1380 5 ปีที่แล้ว

      assalama alaykum brother first of all i respect your opinion. can you tell me what the reason is that somaliland must become independent

    • @user-ql8ez2kh8k
      @user-ql8ez2kh8k 5 ปีที่แล้ว +5

      @@abdinasarabd1380 I already told you....

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 3 ปีที่แล้ว

    professor Ahmed Ismail samatar aqooyahan igadheh isaga iyo kuwena kale ee aan ka dhacin

  • @najmakhalif7393
    @najmakhalif7393 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland😘

  • @kayseabdi4164
    @kayseabdi4164 5 ปีที่แล้ว +5

    Axmed Ismaaciil Samatar waa in lagu daraa gudida Wada hadalka Somaliland iyo somalia..wuu iska Celin karaa Somalia.

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 5 ปีที่แล้ว +5

    waar ha ku daalina wadahadalka somalia iyagiiba ah fail state waana maraboob somaliland ku dhegan.
    qorshe kale ha la keeno, somaliland ma noqon karta sida wadanka taiwan ?.

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkk waxaan la yaabaa markaste!!
    Qofki qadiyada somaliland aaminaa maxay: La caytamaan, oo ay iskaga dhigaan dad Soomaalidakale ka fog, Dad iyaga dhan ka siman, oo u sabcinaya Dad dhan ee walaala ah oo la caayayo.
    Subxaanallaah.
    War kuwaan maxaa lagarabay!?

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay6 4 ปีที่แล้ว

    Anigu mawqifka maxamed xaashi baan ku raacsanahay

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 4 ปีที่แล้ว

    Prof samatar wuxuu doonayaa inuu alifo taariikh aan jirin oo rabo inuu kaga duwo somalida waqooyi mida koofureed , isticmaarka kahor taariikhda haka beensheegin, waxaa dood kafurantahay 26 jun inaa dowlad gaar ah ahayd

  • @al-maakhir4814
    @al-maakhir4814 5 ปีที่แล้ว

    qudbad kasta ku fura waanala layay oo ilaa qiyaamaha wada hadad rbtan

  • @asadmohammed6406
    @asadmohammed6406 3 ปีที่แล้ว

    Fikir ka ee raga somaliland hogaamiya ee wadaan dolada somaliyeed ayaa victam u tihiin haa waa sax doladas xamar hargeysa Garoobe meelkasta oo somali dagto ayaa victam u wada aheed ayga ayaana wada dumiyo that was the past ragii hogaa minaaye qaar wee dhinteen qaarna wee carareen done ✅ mustaq balka mushtamca somalia iyo somaliand dan ma ugu jirtaa kala qeebinta tusaale North Korea South Korea hindia Pakistan ? Yaa moog sool iyo sanaag in ee kashmirta geeska afrika noqa neeso taas hadee dhacdo hubaal🇪🇺🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🇺🇸🇮🇱🇸🇦🇸🇩 why not in ee labada dhinac ka kala soo saftaan ee nunk🚀 iskugu dhbayaan somaliana meel kasta waa isku dabeecad sida bariska mooska lagu cuno iyo fara fudeedka⁉️

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 4 ปีที่แล้ว +1

    Naaag benaa lugu soxeri giryaa
    Rune waa lugu dhaqaaaa
    Lkn reer waqooyi been aya lisku dhaqa🤣

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 3 ปีที่แล้ว

    Maxamud xaashi nin wax bartay aqoonyahan

  • @faatimadeekofficial4944
    @faatimadeekofficial4944 5 ปีที่แล้ว +2

    ITE jcl somaliy inay mid qundha noqoto like subscriber igu qabta

  • @abdimahamed8372
    @abdimahamed8372 5 ปีที่แล้ว +1

    Kuwan in lala sheekeystaba maaha waa umad cuqdadi buuxisey. Iyagu waxay geysteen miyaaney arkin

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 5 ปีที่แล้ว

    Waa iska war tiro iyo dan la aan waxaan

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 5 ปีที่แล้ว

    Honestly, they're talking nonsense. Somaliland doesn't have a common stand on Somalia - Somaliland future relationship. Amongst its various cohabitees, there's a great degree of conflicting views on this very issue. Nonetheless, it's a step to the right direction. Debates and discussions are good signs of self independence and civic duty. Waxa yaraan kara, aaminsanaanta qabiilka ee maanka, miyirka iyo maskaxda ba dadka ka gashay. Waxayna horseedi kartaa, xoriyad xaga nafta ah, oo qofku si xor ah waxna u doorto, waxna u diidi karo.
    Thnx.

  • @abdirahmanalimohamed437
    @abdirahmanalimohamed437 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan 25 sano wuxuu lahaa Somali land kama go I karto Somalia ‘
    Haddana 100 sano ayeey kugu qadan doontaa ‘ Lkn umadda way ku fahansantahay Samataroow

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 5 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Ali Mohamed
      Maantayna shaqo ayuu ka dhex abuuranayaa, oo siduu hadlayo eeg.
      In uu shaqo kale geliyo ayuu dionayaa.

  • @SahraFarah-ik7fp
    @SahraFarah-ik7fp 5 ปีที่แล้ว

    Walee. Abaal. Kiina. Siida. Ahaa. Shant. Somalid. Baa. Ka fatr. Waa. Cantiihin. Bila. Caqli. Dadk. Wax. Dhiigten. Dawlad. Lan.

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 5 ปีที่แล้ว

    Engineerka doodiisu waa mid hoose oo been u badan .

    • @feedhomedia8152
      @feedhomedia8152 5 ปีที่แล้ว

      Yaa yidhi isaga loogu qaatay waa garac af tahana

  • @ckariinmaxamuud9165
    @ckariinmaxamuud9165 4 ปีที่แล้ว

    Naa taada ka tali oo is astur.

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 ปีที่แล้ว

    Beanbag nagadaa 18meeey ayaad xoroowdeene

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay6 4 ปีที่แล้ว

    Waaryaa xirsow
    Annagaa bulshada kamid ah mana rabno somalia inuu wax hadal ah haba yaraatee na dhexmaro
    Idinkaa 2012kii wakhtigii aad dhulka boobayseen ka dhiganaayay qiil iyo inaad danihiina gaarka ah ku fushataan
    Midda kale adigoo shacabka xil u haya oo dadweynaha u shaqeeya saw ma ogid in aad dantaada raacatay oo saq dhexe adiga iyo intii iimaanka la'aydee aanu danta dalka iyo dalkaba ku aaminnay aad is casisheen
    Maxaad doonaysay Somaliland xaalkeedu inuu ku dambeeyo
    Waligaaba danayste ayaad ahayd tuuga oo xoolihii umada dhacay
    Waanu ku ognahay waxaad tahaye naga jooji cabaadka
    Inantu hagardaamada loo gaystay shacabka somaliland ee 2012kii ee ay kuu sheegtay danbigeeda qiro
    QUDHUN YAHAW

  • @dkjdldkdkd6231
    @dkjdldkdkd6231 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ku cadaab maxamed xaashi dilmigaa uu sheegaayo miyayna hada kajirin qoys land

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 5 ปีที่แล้ว +2

      Dkjd Ldkdkd. Akhlaaq samee anagu duriyad xalaal ah ayaanu nahoo dulmi noociini oon kale ma samaynee

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 ปีที่แล้ว

    Cuqdad Iyo qabyaaladda soomaali waxa soomaali halkaas dhigay siyaasi daneystaa ah ummadda dhibkas uu geeysay Muse biixi raggii qaranka soomaaliya dumiya

    • @cabdirisaaqmaxamed4650
      @cabdirisaaqmaxamed4650 5 ปีที่แล้ว +2

      kkkk adiga ka daran kaa wax dumiyay ee aad sheegayso ma qaran buu ahaa mise dawlad tacadi umadeedi ku haysay

    • @cabdirisaaqmaxamed4650
      @cabdirisaaqmaxamed4650 5 ปีที่แล้ว

      @LPS TÄHTI Z sxb walahay horta anigu waxan ahay inta jecel in lays raaco hadana dib ayaan ugarnaqsada oo waxan is dhaha war kuwan iyaba naf isuma hayaane waa maxay naftaad ka helaysaan waana wax iswaydiin mudan maanta oo waxaaso dhibaato ah aynu soo marnay ayaadan waxbaba ii ogolayn marka maxaan midnimo iigu jira xataa somali weyna kama muuqato wax laysku raaco illaahba run jecele in lakala go'ana majecla ileen iska soo kay raac caqli maahe

  • @goodayaadtahay3410
    @goodayaadtahay3410 5 ปีที่แล้ว

    Nadal filcaalam horta qolada cadee ma isaaq mise samrooon gadabuursi ayaad tahay horta

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 ปีที่แล้ว

    Been 18 meey ayaa dalku xoroobaye

    • @abdiladiifali3799
      @abdiladiifali3799 4 ปีที่แล้ว +2

      Histariga so Baro Marka Laaa Hadal SOMLILAND 😍🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤❣

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 5 ปีที่แล้ว

    *You just talking*
    *Keep on dreeming Somalia belongs to somalians as whole nothing call somaliland as a country within somalia*

  • @maxgedka2073
    @maxgedka2073 5 ปีที่แล้ว

    Oohinta iska daaya oromo ku biira somaliya waxba kama tihiin

    • @t.d8775
      @t.d8775 5 ปีที่แล้ว +4

      max gedka anagu wanu doodayna waxba isulama hadhayno runta iyo calooshana waa ka hadalnaa,
      somalia wa te inader?
      somalia manay ahayn tan amisom madaxweynaheda ilaalisa?
      somalia manay ahayn tan madaxwayne aan la dooran oo wadamo shisheeye mesha dhigtan kuna fushadan hadba waxay raban?
      somalia wa te ma tan badeerdi ka iibisay somalia ee manta xadkoodi taar iyo darbi lagu dhisayo ee an hush iska odhan karin?
      somalia wa tee ma tan qaraxu dhameyey ee malin walba dhigoda iyo baroortoda fb ugaliwaynay baa?
      somalia wa te ma tan caruurta 12 jirada ah inte kufsatan hadana dishaan baa?
      somalia wa tee ma tan gabdhahoodi sida xoola inte diyaarad ku qadeen saxuudiga ka ibiyeyba?
      somalia wate ma tan madaxwaynahodu afgooye an gadhi ku tagi karinbaa?
      somalia wate ma tan cidanked iyo wasiradeeda iyo farmajaba ay mushaharka adunka iyo kanisadaha loga soo qadhama?
      somalia wa tee ma tan dastuur samaysankarilaba ee malinkasta tv laso taagan somaliland lanteda dastur somalia yelata suro gal maaha hhhhhhhhh
      hadaba sxb somaliland 30 yrs ayey banaanka tagantahay ee adigu maxatahay kkkkkk
      midnimo ana kenay anigana dumiyey oo taydina wan dhistay adiguna wali waxan ka dumiyey wa dhisankari ladahay marka kene bahan hhhhhh

    • @dromarmohamed2521
      @dromarmohamed2521 5 ปีที่แล้ว +4

      Reer amisom nac nacda naga joojiyaa.......Hadaan waxba aheen dee maxa inoo daba socontaan......Amisom la aanteeda waxaad tihiin majiro.....beenta yaa uu sheegi

    • @saadomuhumed751
      @saadomuhumed751 5 ปีที่แล้ว +2

      kaligii duul Allah yacisak adigoo miidhan baa somaliland illahay kadhaliyay .u tusaalee nacdasha xaasidnimadu kabuuxdo iyagiiba qarax iyo kufsi isu dhameeyay maxay ku gaadhaan

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 5 ปีที่แล้ว

      max gedka
      Sidaa ha'u hadlin wll.
      Walaalka qaddarin ayuu leeyahay.
      In ay guul gaaraan ayaana u rajeenayaa walaalaha reer waqooyi, ( somaliland).
      Allaah ha guuleeyo insh%Allaah.

    • @ogaanshahadunida
      @ogaanshahadunida 5 ปีที่แล้ว +1

      Ixtiraam muuji

  • @maxgedka2073
    @maxgedka2073 5 ปีที่แล้ว

    Isaaq land

    • @dachaji2019
      @dachaji2019 5 ปีที่แล้ว +3

      hargeisa isaaq kaliya ma.laha wllo waanaga wada dhaxeysaaa

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 5 ปีที่แล้ว

      Waa,
      Runta isaaq land down,
      Im Garxajis

    • @xasgub2057
      @xasgub2057 5 ปีที่แล้ว +1

      Hooyada uu sheeg nacasyahow