waa ruwayadii ha waalnaado jacaylkuye aan weerarka aadno waxaa alifay ruwayada maxamad cali kaariye markaan shankaroon xasan aadan ayeey ka radineysaa furumaha somaliya iyo itobiya oo markas dagalka ayuu ku jiraa waxan shankaroon loogu shekeyay wuu go domay oo lama hayo marka dhulka howdaka ah ee labada cidan ku dagalameen ayeey ka radineysaa
Caweyska Dalmar best Ch.❤❤
Thanks
Fanaba waa fankii hore😊
Somali Wa Dadki hore Hadalna Wa intay Yidhaden
Ado mahadan
Basto 10/12/2024
❤❤
❤
ruwaayadan waxaan luuq ganaane 1977
Meesha Soomali ugu kululayd miyaa ee Gobalka Gedo.
Sxp kan 2aad noqdee share isamee
waa ruwayadii ha waalnaado jacaylkuye aan weerarka aadno waxaa alifay ruwayada maxamad cali kaariye markaan shankaroon xasan aadan ayeey ka radineysaa furumaha somaliya iyo itobiya oo markas dagalka ayuu ku jiraa waxan shankaroon loogu shekeyay wuu go domay oo lama hayo marka dhulka howdaka ah ee labada cidan ku dagalameen ayeey ka radineysaa
Waxaan niin raga u aqan niinka garta musiga raga tumaya
Ma koox dhan baad umalaysay nin Sxb
Anigu malee iyo wax igu jira midna kama haladlayo adigu ma dawatay heestan iyo Ruwayadan aay ku jirtay hadad dawatay dadkan misuga tumaya ma garanaysa intaa qof oo aay ahayeen iyo qof waliba alada u tunayaayay adigoo aan meel kale isku qadin waxad tidha Waangaranaya oo waa heebel iyo heebel oo mid waliba aladasu tumaayay iyo ma garanayo
@@ibarahimcali7574 nala wadaag ibraahinow adigu walaal
@@ibarahimcali7574waan ku garanayaa Ibaraahinow inad garanayso, ee nala wadaag fanka inad na su'aashid may ahyne inad sheegtay ahayde.