Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Shirqoolka Dagaalka & Jigjiga 2 Qorshe Oo Halisa Laga Malegayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    IBRAAHIN CAYDIID ILAHAY JANADA HA GEEYO (AAMIIN)

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    CADEGUDE IYO INA JAAMBIIR SOMALILAND REPUBLIC HA LAGA QABTO REALLY

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mujahid ibrahim caydiid waa haley qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoodo-j3v
    @hoodo-j3v 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    mujaahid indheer garad guuuuuuuuuuuuul

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    No xishood habarta ciiro down faido male 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sooomaaalilan isha Allah Hambalyo Hambalyo 💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    inamadii yaryaraaa ee madaxwyne muuse ka fadhiye karilahaa meeeyeeen car ha ha hadlaaaan maaanta

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wa ruuuuunta xaqiiq geesi run xaqiiq kusoco walaloyaal 👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mansha Allah ilahay ha barakeeyo ibrahim caydiid walee reer somaliland habeen iyo maalinba waad lahadashay lakiin malaha dhegaha owdayn ilahay somaliland ha badbaadiyo

  • @theps4pro49
    @theps4pro49 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa runtaa ibraahim Caydiidoow inaadeer, wax aynu innagu isugaysanay ayuunbaa innagu dhacay

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Madax dhaqameedka laascaanood hargeisa waxa ujooga madax dhaqameedka somaalilaan

  • @mohamedmuze412
    @mohamedmuze412 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mu ibraahim caydiid iyo c Shakur haybe m habane aslmu clykum sxb ❤❤❤❤❤❤

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geesi qaren 🎉🎉🎉🎉

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Qudhun oo dhani wuxuu yaalaa xusbi ku sheega Wadani ..yaa.. Magacii Wadanigu Dhimay 😂😂😂

  • @Ismail-k2r9v
    @Ismail-k2r9v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mujahid Ibrahim Caydiid Wa Geesi Qaran Marwalba Runtu Ka Hadla Illahay Waxan Uga Baryaya Cafimad Iyo Cimri Dheer Inu Ku Waro #Insha_Allah

  • @said1498ify
    @said1498ify 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Isaaqoow Gun baad tihiin Raganinaad jabtaannraba ee Cadowgiina la socda is qabta. Waxa lagu tashaday in la idinka saaro mapka.

  • @JeyMFarah
    @JeyMFarah 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viva Ibrahim Caydiid laakiin wariyahan u sheeg in uu waraysto Salaadiinta iyo Wadaada Ictisaam.

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mujaahid Ibraahim Caydiid intii aad tidhi ayuun baa dhacday

  • @theps4pro49
    @theps4pro49 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Garabkaaga Allah ha galo, libaax libaax dhalay

  • @cabdiiimaan-m3u
    @cabdiiimaan-m3u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ibrahim Caydid,waa runtii in badan ayuu inoo digay cid wax ka qaadi kartoon allah ahaynina ma jirto.Allah runta kugu jecel cimri dheer

  • @DEQAABDI-y6c
    @DEQAABDI-y6c 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cagdheree waa cawan

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    President Zero 🤦‍♂️

  • @mohamedmuze412
    @mohamedmuze412 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    USHEEG M IBRAAHIM DUMARKU MADAXY NOO SARANYIHIIN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa aan Doqonimo ahyni inama hayso ISAAQ. Weligay ma aamineen Cagdheer. Wllhi saacad nasteen. Qosol CADE GUDIIHII darodaysna hadii ay dhawaceen oo gaadhihi qaateen. HUWANTii ha daweyso.

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SubxaanaLlaah, Allaw Somaliland badbaadi, waar shacbiga JSL ha foojignaado Eebbe Swt ha miciinsado.

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Meesha drones baa duulaysa war hooy

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha'Allah Tabarak Allah ILAAHAY ha ku dhawr 18:26 Mujahud Ibrahim , Weriye C/Shakuur adigana khayr badan baan ku rajeynayaa.
    ILAAHAYOW Somaliland dhawr oo guul iyo Gobanimo ugu deeq.

  • @AxmedQulux-z5i
    @AxmedQulux-z5i 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runta Ibrahim dalka dadka Dada haga malaha

  • @aaminacabdirahman7853
    @aaminacabdirahman7853 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Midhihii waddani magoosannay

  • @abdourahmanisman1655
    @abdourahmanisman1655 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ilaahay barya, Rahman Ku baryada wuu aqbala, there's nothing else left. Feel sorry for Somaliland 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raboow ixtiraamka naga qabo waa cadowe

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan miyaa la khiyaameeyn uun sidee yihiin?

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    IBRAAAAHIM CAYDIIID WAAAA MUJAAAAHID DHABA

  • @Mohamed-l7d3j
    @Mohamed-l7d3j 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahin caydiid legend waxgarad ah

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahim caideed, one of the best investigative journalist in the horn of Africa politics and geopolitics. I accept everything you say sir, somaliland clans elders and the government should know that mutual art and military war strategy is based on deception. Therefor, if they quickly and easily accept deceptive peace deals from their enemies. Then, and only then, they should be also be ready to face the counter offensive attack from the enemy and learn their mistakes of not reading between the line and having a glimpse behind the dark exterior of the enemies peace deals. We are in a world that forces lifelong in security. @ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion !!! 😂

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhamaantood intii somaliland dhibatada la rabta ilahay ha jabiyo oo dhulka ilahay ha la sino ,somaliland guul iyo gobonimo

  • @JeyMFarah
    @JeyMFarah 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laakkiin weriyaha muxuu wararka Ibrahim Caydiid kuu sheego ee salaadiinta ictisaam aad u waraysan la'day si ummaddu u aragon ka saxa. Maaha keliya dhinac uun warka ka qaado ee noo warayso wadaada ictisaamka iyo salaadiinta huwanta la socota

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxwaynahaa ogolsidan

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markaasta waxa dhacay waa kiyaamo iyo indho sarcaadka iyo mid khayim ah dadkan waligoda kama ilbaaxaya been iyo khiyaamo markasta ma dhacaysa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ethopiya ayaa isku diraysa dadkassi.
    Dagaalkaasi dib uma biloowseen haday Ethopiya ka tahay daacaad.

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALLSHABAAB KU MEELKASTA UUGALO HARGAYSA BURCO WAA LOGU TEGAYAA

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa Rabi umada diinta ku gabanaysa naga qabo

  • @hodanahmet973
    @hodanahmet973 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibraahim,caydiid,alaha 23:47

  • @Hassanfilooo
    @Hassanfilooo 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tv ginu maalin kasta ma xaa uun buu fashiliyaa

  • @YusraAhmed-i9r
    @YusraAhmed-i9r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagal ka kalay sxb

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasuuqa laba jeer Liyuu Polis ka geestey Dacawaley oo degaan Isaaq ah Liyuu Polis oo Ogaadeen soocan ah ku soo duuley. Ma la odhqn karaa Ethiopia beeshaa Isaaq ee Liyuu Polis Ogaadeen ihi ku soo duuley Abitey wuu arkayaa’e dan ayaanu ka lahayn ?
    Ma la Ishan karaa Liyuu Polis madax Ethiopian ah ayaa dabada ka soo wada oo doonaya in Somalilaand iyo Ethiopia isku dhacaan ?

  • @HamseIbrahim-hi8zd
    @HamseIbrahim-hi8zd 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa ruun adeero ibraahim al ictiisaam ma hawlyaaarraa dagalka dacawalaynaa ilama ahaa miid istaagaaayaa waa uu sii xoogaaysanaayaa waayo sii fiifaalahaan arrkaa iyo waxa dahaa dabadiisa ka socdaa adeero waxana tagaan maansadii abwaan maxamed xashii dhamac gaariiye ee ahayd errgo

  •  9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cirro car ha hadlo?

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @AbdirahmanElmi-w8m
    @AbdirahmanElmi-w8m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sbx xaqiiq in aad ku noolaato waa mihiim nin somali oo wll kaa

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayeesheenu way gaadheen ujeedadoodii dumintii soomaalilaan

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland iyo dolada cusubi ha iska qabto ictisaam oo cadwga somaliland 😂😂😂

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intaas uun bad sheegta kkkkk huwan😂 iyo cadoowga gudah iyo codas
    Ixtisaam😂 kkkkkk total waa naceebka garxajis 😂😂😂😂😂

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Argagixisada isaaq ee nabad diidka ah luuqada kaliya ee ay waxku fahmayaan waa in lalaayo oo dhiigooda la daadiyo

  •  9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ISaaq doqonimadii ayaa ku badatay,MAxaa keenay in mar walba la soo gaado,MAxaa keenay inay dadku is dhigtaan?

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaan odhan lahaa ciidan gaara ha samaystaan dadka aan ogaadeenka ahayn oo la dhiga liyuu booliska loona bixiyo magac cusub sida KIYUU BOOLIS,,,,,

  • @Mja-n4v
    @Mja-n4v 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan duufle wa beenti oo qof ah

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Orta aynu runta isku sheegno anigu waxaan ka mid ahay dadka reer Somaliland ee mudo dheer ka soo horjeeday Odeydhaqameedan Gaashaan Buurta ah ee waxa Somaliland ka dhacaaya iyagaa ka masuul ah…Dagaalada iyagaa sababay dadka iyagaa isku dira waxay isku haystaan inay Somaliland ay Xuurto ku haystaan….Tusaale Kilka shanaad waxa jooga Odeydhaqameed la yaqaano oo aan u baahnayn in Gaashaan buurtan Reer Hargeisa ka Cararay aan looga hahnayn Kilka….Waxaan kula talin lahaa Dhalinyarada reer Somaliland inay iska Qabtaan Gaashaan Buurtan…
    Intaa udhaafi maayo
    Waa Khayran katiiran

  • @Jamaalqaalib-c1s
    @Jamaalqaalib-c1s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrhin Cydid tolkii ayunbu iniinyo uleye bal hayska celiyan,ogaden, haddu,nafleyay

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duufle rer somaliland uunbu isku dira oo kala qayb qaybiya

  • @xuseenxasanbulaale2385
    @xuseenxasanbulaale2385 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    3:35

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saladin iyo casque Somaliland way ka arafantahay ee maxa xal ah ? Gormay dawladu raaga iska qabanaysa?

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saaqid siciid iyo kuwan khiyaamada ku xasuuqay dacawaley lamid yihiin gudida hjlo ee dhexda ahayd gudi wadanina noqotay khiyaamo qaran ma sameeyeen haa maya

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibraahima waxa badaan oo uu sheegay waa dhacen laakiin in marka sta la khiyaamaya miyan dhammanaya .

  • @Jamaalqaalib-c1s
    @Jamaalqaalib-c1s 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Orod dalkaga difraco laxyahy

  • @alijama3401
    @alijama3401 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OLF. SHAADHKA BADALATAY XAMSE AYAA LACAG SOO DIRAY SI ITOOBIYA DAGAAL LOOGA DHEX BILAABO

  • @AbdirahmanElmi-w8m
    @AbdirahmanElmi-w8m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In aad kacareto ood ucarerto nin ay daan waxba wadaagin maxaad kafaaiidi oo aan ahayn oohin

  • @abdiaziiz5820
    @abdiaziiz5820 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marba hadii uu arinku San uyahay Maxaa loo sugayaa dadkan waxay yhinba aynu aragno miyanu samaysano hogaan dacada oo umada dayawgu kudhacay majaraha uqabta miyaynu eganaa uun

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh yadiin waa ictisaam, dowladii aqoon daro iyo jahilin ayaa la soo ururiyey, suldanadii dilalin laaluush ku nòol,ilahay nòo gar gar

  • @AxmedAdan-y5p
    @AxmedAdan-y5p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meelkasta odayaal nabad cid ay la galayaan aan lagaranayn baa caqabad ku ah dadkii wax iska celinlahaa odayaashaa waa in la iska qabtaa cagdheerna waala iska celinayaa adiunyadu saako qudha maaha isaaqoow Dagaalka Hala Galo cagdheer maydhkoodii shalay loo baryay way soo noqondoontaaye

  • @daallonetwork8486
    @daallonetwork8486 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaad ku leeyahay guda heena aynu ku dagaalano istubid istera fuganty. Xashiishadoole ahaa irbadii ayaa ka dhamaatay haka Hadlin arinta isaaq weyne utaal orod xashiish kaagii iska cab lawaseeniya

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer shiikh isxaaq fitankii aakhiru samankaa ku habsaday idinka kuwiina is waraysanayaana fitanka qayb baad ka tihiin dhibaadada waxaa ka mid ah MOU gii beenta ahaa ee aad aaminteen ee aad u ololayseen iminkana u ololeeya sidii umadani uga mid noqon lahayd somaliya magaca laynagama xigo luqada laynagama xigo somalida la sheegoba inagaa ugu horayna waxaan sidaa u leeyahay markaan eegay wakhtiga la joogo iyo hogaamin la'aanta khatar baa inagu soo fool leh waayo inaga ayaa is wanjalayna hadaynu dhinac u wada jeedno cidina inagama guulaysateen sidaana dagaal kuma dhamaanayo oo dagaalkani wuxuu soconayaa ilaa loo kala baxo mumin iyo munaafuqe lakiin intii is ogoliba dhinac bay maraysaa

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walle waxan huuba Ibrahim caydiid in aanu goofnaba beenkasheegayen walle waan charter waa muwadin dhab ah wadankiisa jeecel oo dadkiisa reer sheekh isaxaag inay toosan oo ay midooban oo ay wax iskaceliyan dalkan illashadan isaga uuu jeecel ninkii agoonleh ee aan gabyalad wax uu eegin ruunti wuu arkayaa waar hala tooso oo suuti gashan waa itiinkii dalke toosa oo meel wax uuga soo wada jeeda

  • @Ahmedhorusocod425Ahmed
    @Ahmedhorusocod425Ahmed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkani wuu xarabaysanaya!!

  • @YudufAl
    @YudufAl 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ka jooga imisaa laydin lahaa. Hadii awoodaada iyo baahidaadu ama damacaagu kala bataan sidaas iidoor ku dhacday unbaa dhici. Arab ayaa reer Isahaaq isku taagi waa aduunyo gadoon

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan uu fashiliyo ayaan garan waayay kkk
    Kuye waxbuu fashiliyay kkkkk

    • @userc6x3u
      @userc6x3u 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxan hada socda ayuu hore ugasii digay ibrahim wax kastuu sheegeena waa dhab

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Terrorister va

  • @Ahmedhorusocod425Ahmed
    @Ahmedhorusocod425Ahmed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wxma tare waa adi

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wasakh xaaray waa adi

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In badan ayaad ibraahinow kooxdaa nooga digtey dhegbaa se jalaq luguu siin waayey

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HORAA LOO YIDHI
    NIN UU DAYDAY KAGA DHACAY
    DAD INTUU U XILAN JIRAY
    NOLOSHOODU DUUG MA LEH)
    BEESHA REER ISXAAQ
    INTA AY DHEX JOOGAAN
    DABADHILIFTA
    CAADE GUDE ,
    BEEN-MADAW,
    SULDAAN GUULEED
    SULDAAN XASAN
    GUULI WAA WELI

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    3:43 cuqdadi ku dishey muuse waa ninka soomaliland cadawga u heeray kiibaad weli faraqa ku sidataa , inamadii yaryaraa ee muuse ka fadhiisan waayey waa kuwa ceerigaabo difaaca kaga jira ee dagaalku aagaaguu kasocdaaye wax katar.

    • @fardusomar2794
      @fardusomar2794 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Odayaaasha cumaamadaha iyo wadaada weydii dhibaatada dhacday iyagaa oon waxba ogayn siyaasadna wax garanayn hadana aan abdhayt ahayn ayay iska hadlaan oo nabad uun sheegaan. Muuse xaasha ma ahayn cida cadaw somaliland u jabisay e odayaashaa ree badiyaha ah.

    • @abdiaziiz5820
      @abdiaziiz5820 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wllo maanto kale iskudubni ayaa loo bahan yahay
      Inta uu ibrahin shegayna waa wax jira dhamaan muuse maanta wadanka isagu ma maamulo Ee waxa maamulaa waa madaxwayne cabdiraxmaan isagana loga fadhiyaa inuu umadan hogamin teeda

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyada iyo adiga cuqdaad la maroora dilaacay muuse sharaf buu mutay khuuro iyo habartiisa ku seexo

  • @CabdiraxmanmuxumedAlaale
    @CabdiraxmanmuxumedAlaale 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar waxba utarimeyside umada Arab hagalaafan xaasid doqona ayaad tahey waxanad rabtaa reer sh isaxaaq iney isdilaan hakala adkaadaan reer sh isxaaq waa maxey ayaa laga adkaanayaa munaafaq wadajirka umada kaxun ayaad tahey reer sh isxaaqna weyku arkaan iyaga iyo garaadkood

  • @AbdirahmanElmi-w8m
    @AbdirahmanElmi-w8m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta waad ooyasaa dad masaakiin ah ayaad dab ku shubeysaa