War hadey ka dartay haweenkii ayaa u ololeeynaya iney raga iyo dumar la simo ilaah ba nama siminee ma shaci gaalo oo naloo soo xawilay miyaan manta qaadanaa wallhi waa duni aaqir ah war dalkan waa loo tashtay ee shacabka ha iska diidan qodobka ka hadlayo haweenka ilaah kama baqaan ee waxey rabaan iney dalkan diinta ka saraan marka haweenka gacan bir ah haleykaga qabto
Nikaas dhalinyaradaa hadalkii ayaan rabnaa wax waxaba aqoon wa kuwa meeshaan na dhigay aqoonyan aan rabnaa ee mid inoow wax boobo qiyaano ku raadinaa xoolo looma baahno
Maxaa loo dhisay dawladda soomaaliya? oo ka kooban madaxweyne xikuumad iyo baarlamaan, waxaa loo dhisay in ay waddanka metelaan, ee loo.a dhisin in ay ka baqaan hogaa.iye kooxeedyo, aan ogoleyn in soo.aali horumar gaarto marka in aad soomaaliya si xun uga turjuntaan maaha
Maxay tahay arin laga baqaayey? Xisbiyo siyaasadeed sameysta dhalinyarada wax baratay siiya fur sad, isasoo sharaxa, aqoontiina ku shaqeysta wadankiina.gacmaha ku qabsada qayraad kiina soo saarta oo ka badbaad sada cadowga, odoyaash u bar tay in laaluush isku soo door taan daaha gadaashiisa ee dhiigiina ku taajiray mustaqbalkiiniina bur buriyey ka qabsada hogaanka wadanka waa intaas
Cadaabtii alla idinku fogeey umaddii waxaad u horseeteen meel aay ka soo laaban karin tuugayahow isbaheestay xaaraanta ku beer gooyey xasan xumoow bal aakhiro waxaad la tagi doontaan hala arko
shimbirayahay heesa wlhi ma xamar kaliya ayaa doorasho qof iyo cod.
kuwani barlamanka waa kuwo lacag iyo dantooda ugu shaqaynaya hassan gurguurte.
maanta waxa dhacay waa khatartii ugu waynayd oo bur bur hor seeday
Marsha Allaha guuleysat hildhibanayaal guuuul guuul barlamanka somali❤
Golahii Sacabka Shinbirayohow heesa heeswanaagsan hees Ilaahayoow Dadmaahee Xayawaanka dharka xidhan ee Imiraadka iyo Ismaaciil dalka Gacanta u geliyay Alle Casawajale ummada hay Idinka qabto Aamiin.
WAXAAD gabteen oo dhadhamo siisateen xilkii masuuliyadii umada somaaliyeed idiin idmatay waxaanad cuteen ama fogeegsen ama ceel kurideen midnimaadii iyo mustaqbilkii umada somaaliyeed ee dayeer alahaa idinka dhigo
Mashaa Allah guul usoo hoyatay shacabka Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kkkk Ajendaha waa ansax xildhibaano Ku sheega dhaarta ha idin qabato waad khiyaanteen dadkii aad methelayseen
Xildhiban golah wakiilada duwlada soomaliyed waa fashilmeen sababto ah xaga laga qaban karaa qof cod kamada ahayn soomaliyed uu ana ahay soomalinad iyo pudlan sababto amin ma aha dalka soomaliya caasimada muqdisho
Doqon waxay tiraahdaa waa lagaaga darayaa
Hhh mugadishu wa mel amni ah sxb, yacni hdi leysku taxlujiyo qof iyo cod walasameni kra wa wax iska fudud, marka dalka dalka waxa awodisa lahanayo shacabka, xiliwan dambo iyo qawil wa kudayen markas😂
Guul baarlamaanka somaliyeed guul xukuumada dan qaran
Guushadan aqoon ban umalaynaa
Asc magaceygu waa Abwaan mahad dardaaran Xildhibaanada sharafta leh labada aqal Xildhibaanadeydow xig baan idin xasuusine adinkaa xisaabtami karo OO Xaajo fuliyaahee ah Xasan iyo xamso oo kale loo xushaa shacab waa niman xalaal miiradoow aan xumaha dooneyn xaakimkii Ilaahayna wey ku xamdinaayaanee xabaashiyo xaqiiqada danbe ku xisaabtamiye xaduudaha dalkeniyo raga xeebta gadanaaya xabashida dadka u yeertayow xumaha doonaya ku xukuma xad gudubka ay dhigeen xarigana Soo taaga xabsiyada ku gura yaan si kale loo xisaabtamiye ama xilaalka aadnoo sidaan iyo dhiga xasaneedka
Kula yaabi meyno waxaad tahay abwaan urursamaale ah, daarood naceybka kaa buuxa. Itoobiya waxaa degan 15million oo daarood ah. NFD 10 million oo daarood ah. Hasan munaafaq iyo ismaaciil cumer geele waxay isku dayeen inay jinsiga belaan oo ay dhahaan reerjigjiga waa itobiyan somali maaha iyo reer NFD laakiin way idiin shaqeyn weyday. ..
Guul alle ha no fududeeyo waxii dhibi lahaayna haga qabto
Wad msahasantihin shaman ❤❤❤❤❤
Arintaan oo dhan waa daruustii uuw kasoo qaatay xasan dhiiqo ismaaciil cumar geele
Asc sxb run ayad sheegtay wlhi hassan waxaa amarka siiya ninkaa ofayga ah.
qorshan oo dhan djibouti ayaa laga min guuriyey waa mid lagu tirtirayo nidaamka federalisamka.
waana la og yahay
War hadey ka dartay haweenkii ayaa u ololeeynaya iney raga iyo dumar la simo ilaah ba nama siminee ma shaci gaalo oo naloo soo xawilay miyaan manta qaadanaa wallhi waa duni aaqir ah war dalkan waa loo tashtay ee shacabka ha iska diidan qodobka ka hadlayo haweenka ilaah kama baqaan ee waxey rabaan iney dalkan diinta ka saraan marka haweenka gacan bir ah haleykaga qabto
Nikaas dhalinyaradaa hadalkii ayaan rabnaa wax waxaba aqoon wa kuwa meeshaan na dhigay aqoonyan aan rabnaa ee mid inoow wax boobo qiyaano ku raadinaa xoolo looma baahno
Ninkan u doodaya qofka qurbajoga waan ka diidnay maxweyno manoqonkaro ismana soo sharixikaro
War xume weligii waa jiraa balse wax kama macaasho.
Hassan ama Hawiye Ismaaciil ayuu ku yidhi dhulkiin keliya ayuun bay Masxada Hawiyuhu xakumi kartaa ee Xamar unagaale ilaa meesha Galmudud.
Kkkkkkkkkk Sheeko caruur
🎉❤🎉❤🎉❤
Maxaa loo dhisay dawladda soomaaliya? oo ka kooban madaxweyne xikuumad iyo baarlamaan, waxaa loo dhisay in ay waddanka metelaan, ee loo.a dhisin in ay ka baqaan hogaa.iye kooxeedyo, aan ogoleyn in soo.aali horumar gaarto marka in aad soomaaliya si xun uga turjuntaan maaha
Maxay tahay arin laga baqaayey? Xisbiyo siyaasadeed sameysta dhalinyarada wax baratay siiya fur sad, isasoo sharaxa, aqoontiina ku shaqeysta wadankiina.gacmaha ku qabsada qayraad kiina soo saarta oo ka badbaad sada cadowga, odoyaash u bar tay in laaluush isku soo door taan daaha gadaashiisa ee dhiigiina ku taajiray mustaqbalkiiniina bur buriyey ka qabsada hogaanka wadanka waa intaas
Waxba kama jiraan waxaad soo walaaqateen
Shut Hoyada was ado oromo
Cadaabtii alla idinku fogeey umaddii waxaad u horseeteen meel aay ka soo laaban karin tuugayahow isbaheestay xaaraanta ku beer gooyey xasan xumoow bal aakhiro waxaad la tagi doontaan hala arko
Ceebowdee dhintoo ceeb reeba
😂waa been jeebka
Xasan shiikh xaraash
Urursamale keliya
Allah kariiimm
Madfac iyo madeebo edenku habsatay galahee tuugta ihaayoow aa enkaarta qabayoow tuu elaan ma xeshoodaan
Yes dorosho gull