Dee inta yar ee xun un ha ka fiirsan adigu ee inta badan ee wanaagsan ee oo bulshada ku taray ka eeg, kolkaasay laabtu kugu dagi kolkaad dhagaysanaysid, nebiga ba xitaa haddii aad si qof xun aad u eegtid sidda gaalku u arko un baad u arki haddii aad dhanka suuban ka fiirisid na adigoo jeclaada un baad is arki
Ale ha unariisto
A F Idaajaa waxa ruuxa an ugu jecelahy dhagaysigiisa kama dharagto dhagtaydu maqalka codkiisa faahfaahsan ee dabacsanida badan
Abwaan faarax axmed cali idaajaa Ahna qoraa soomaiyeed
Masha allh ❤️❤️ Abwaan Axmed faarax idaaja
Waaa nin jira abwaan idaajaa
Axmed faarax idaajaa alow cimriga usiyaadi
Woof woof woof
Ugas hussen ugaas warfaa 😢😢😢😢😢😢😢😢
Caqligaaga iyo cilmiga aga Alle Wayne hakuu horumariyo😐😐😐😮😮
Gar aan leexsanayn, gacan aan laabnayn iyo gudoon aan jilicsanayn
Mnsha Allah Ahmed frx idaaajaaa noolow
masha Allah Dhaqan wacan
Dhaqankeena yaan lasii dayn❤
Axmed Farax idaaja alla hakugu sharfo tebintaada
M.a hide waa keena
Vvviv viv
Oo haatan xasuusteyda ka maqan
Asd
Mnshlllh axlaya gaby
id
manzhalaah
Odaygan Mareexaan/Ilka yar ee Idaaja la yidhaahdo Qabyaalada ayaa madax martay
Sabab??
war xishoo wll
Ma GabaYadii Adeerka ayuu Ka Tagay Mise Rer Kiinu Adhi Bay Dhaqdaan wa suaale😅😅
Dee inta yar ee xun un ha ka fiirsan adigu ee inta badan ee wanaagsan ee oo bulshada ku taray ka eeg, kolkaasay laabtu kugu dagi kolkaad dhagaysanaysid, nebiga ba xitaa haddii aad si qof xun aad u eegtid sidda gaalku u arko un baad u arki haddii aad dhanka suuban ka fiirisid na adigoo jeclaada un baad is arki
masha alaah
Masha allaah abwaan faraax hadraawi noloow xasuus foog foog iyo xasuus dhow bad ledahay hadraawi
idaajaa waalagutabidoonaa maalinta lagueaayo