Rwanda | shalay iyo maanta | 1994 - 2018 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 942

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 ปีที่แล้ว +541

    walaalayaal waxaa jirto cillad aanan ilaa hadda fahmin dhinaca subscribrska waxaan inka codsanaayaa in aad kanaalka sii faafisaan .

    • @kaltuunali7597
      @kaltuunali7597 6 ปีที่แล้ว +10

      Hye mcalin omer ishaar
      Hore usoco

    • @guulaangodgal4013
      @guulaangodgal4013 6 ปีที่แล้ว +3

      Kaltuun Ali kaltun

    • @abdallashow
      @abdallashow 6 ปีที่แล้ว +4

      Oky bro omar inshar bro shout out isii okey

    • @kingmaxamed8006
      @kingmaxamed8006 6 ปีที่แล้ว +1

      Oki waa asc iskuna soo laa basho wcn inshar

    • @rinesaofficial4412
      @rinesaofficial4412 6 ปีที่แล้ว +2

      Insha allah wll waa sifafinaa

  • @FahanOnlineAcademy
    @FahanOnlineAcademy 6 ปีที่แล้ว +122

    Alle Haka Dhigo Wadankeena Midka Uga Quruxda iyo Dhaqaalaha Badan Caalamka

    • @abdulahiafey8076
      @abdulahiafey8076 6 ปีที่แล้ว +2

      Aaamiin

    • @sayidcumar5206
      @sayidcumar5206 6 ปีที่แล้ว +2

      Amiin insha'Allah

    • @bilaalonlineonline6405
      @bilaalonlineonline6405 6 ปีที่แล้ว +1

      Aamin qalbiyadena Allah sifeèya

    • @mohammedabdullaahi6004
      @mohammedabdullaahi6004 6 ปีที่แล้ว +1

      Ameen

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 6 ปีที่แล้ว +4

      Sifudud baan kunoqon karnaa sababtoo ah tiradeena way yartahay wadankeenu waa waynyahay hantideenuna way naga badantahay, waxaan leenahay biggest coastline in Africa waxaan leenahay 5 Dakadood oo waaweyn iyo qaar kaloo badan, waxaan leenahay xoolo, waxaan leenahay dhulbeereed, waxaan leenahay dad qurux badan oo hadaa ajinabi tahay oo indhahaagu qabtaan aad kuusoo jiidanaaya i mean soodhaweyntiyo dad ladhaqanka, waxaa nahay Somali ahaan dad kuqurxoon taajirnimada sababtoo ah waa isla waynahay, the only problem we have is that we didn't gave up with tribalism yet

  • @mutesiarchive
    @mutesiarchive 4 ปีที่แล้ว +30

    I don't speak Somali, but I love what you're doing. Love from Rwanda

    • @YOONKA-BUULADATV
      @YOONKA-BUULADATV ปีที่แล้ว

      He's basically talking about Rwanda's history and how you guys went through alot and turned it a success story.

  • @9amuli
    @9amuli 6 ปีที่แล้ว +10

    بصراحة شي جميل جدا عندنا اشخاص في الصومال يبحث ويقراء ويثقف الناس شكرا لك
    واتمنى تعذرني لاني للحين ماتعلمت اكتب بالصومالية بس قريب انشالله
    لايك رقم 700

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 5 ปีที่แล้ว +1

      Luuqadada mataqaanid cayr ayaad tahay

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 ปีที่แล้ว +22

    cillad layaab leh aya ajirto 2k oo qof ayaa like saartay muuqaalkaan lkn dib ayuu isu guray?

  • @cabdiqanimuxumed6872
    @cabdiqanimuxumed6872 6 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah Waxan rajeynayaa hadii aan Somaalinahay inan sidan u bararugno kana baxno qabyaalada iyo koxeysiga sameysana tarikhda ugufican shaqsi ahaana Waan kudadaalidonaa insha Allah

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 6 ปีที่แล้ว +6

    Allah waxaan weydiisanayaa innuu quluubta soomaalida jaceyl isu galiyo aamiin aamiin aamiin 😢😢😢😢💔💔

  • @ahmedhusseinahmed4873
    @ahmedhusseinahmed4873 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah wadankaan hadii anga loo fiirsho wadankeena somaliya waxay dowladeena burburtay 1991 rwanda ayada 1994 waana inaga fiican yihiin
    NOOLOW OSTAAD CUMAR
    MAHADSANID

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 ปีที่แล้ว +93

    Wall cumar Farxad ayaan is kala garan wayay Markaan chanelka soo Galay😍😘

  • @hayatihabiibi2285
    @hayatihabiibi2285 6 ปีที่แล้ว +26

    Next somali in shaa alaah

  • @abdulrizakraabi6956
    @abdulrizakraabi6956 6 ปีที่แล้ว +20

    Rwanda the place that I born😍💙💚

  • @yaasirgame2784
    @yaasirgame2784 6 ปีที่แล้ว +50

    Maasha'allaah Wll Codkaaga Waa Uu Macaan Yahay Alle Hakuu Barakeyyo Waana Ku Jecelahay Waxaad Tahay Qof Wanaagsan

    • @djkaraamaofficial890
      @djkaraamaofficial890 6 ปีที่แล้ว

      Wll sare subscribe to my channel

    • @KhadarBiibshey
      @KhadarBiibshey 6 ปีที่แล้ว +1

      @@djkaraamaofficial890 Sxb subscribe iisaar

    • @Maxamedkhadar252
      @Maxamedkhadar252 6 ปีที่แล้ว +1

      Waryaada dad liitaa tihiine xishooda maxey tahy ma nin baa jeclaatay
      Nin majeclaan karo miyaa ninkale
      Qofkii wanaagsan waa la jeclaadaa
      jaceelka wuxuu yahayba ma fahansanidiiine

    • @Maxamedkhadar252
      @Maxamedkhadar252 6 ปีที่แล้ว +1

      Yaasir Game nin wax fahmaayo ma tihide waxaan soo qoray sifiican u akhri
      Aniga adigaan ku difaacayaa oo dadkaan kugu haayo ma nin baa jeclaatay ayaan heystaa ee caqli aa wax ku fahanto allaha kusiiyo

    • @yaasirgame2784
      @yaasirgame2784 6 ปีที่แล้ว +1

      @@Maxamedkhadar252 Waayahay Raali Noqo

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 ปีที่แล้ว +61

    *Walaal omar ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo♡*

  • @zoukalilzouber8060
    @zoukalilzouber8060 6 ปีที่แล้ว +17

    Wllky Omar 100 sano Allah haguu daayo

  • @ayupabdirisack1241
    @ayupabdirisack1241 6 ปีที่แล้ว +6

    Mowduuc muhiim ah oo loobanyahy inaan ku dayano. Mahadsanid walalkeena oinshar

  • @shakirmaxamedshakir1129
    @shakirmaxamedshakir1129 6 ปีที่แล้ว +1

    Horumar ayaaynu gaadhi doonaa haddii ynu nahay soomaali inchaallah wllhi bahda ogaan sho markasta waxa is leeyiin dadkiinu .maruun hafikiraan ooqayrkood haltartamaan thanks ogaansho noosiiwada

  • @wacdarogroups
    @wacdarogroups 6 ปีที่แล้ว +27

    Sxb shaqada culus ee aad inoo heyso aad ayaaan kaaaga mahad celinayaaa Jazakkaal Bro

  • @addoonalle5141
    @addoonalle5141 6 ปีที่แล้ว +26

    Somali ayan rajaynayaa in aynu sidan u midayna
    Guul dadkayga somaliyeed

  • @ahmedrasta8966
    @ahmedrasta8966 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey wadan keena Somalia barwaqo ha inoga dhigo 🤲🏼

  • @suldaansuldaan1798
    @suldaansuldaan1798 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waa Nin wax ufaa ideeyo dadka somaliyeed waa hogaamiyaha aragtida dheer thank you bro

  • @aishaabdirahman2189
    @aishaabdirahman2189 6 ปีที่แล้ว +7

    Soo noqosho wanaagzan wllkey .
    Waad ku mahadsantahay macluumaadka aad noosoo gudbiso😍❤

  • @abdirizakbarreabdi1071
    @abdirizakbarreabdi1071 6 ปีที่แล้ว +7

    Msha Allaha wllo OMAR
    Horee uuusoco wll
    Waad mhd sndaha wll
    Kallkaa kasii waad hdafkaga

  • @najmamaxamudmaxamed4110
    @najmamaxamudmaxamed4110 6 ปีที่แล้ว +10

    Shukran wll maadaama aad noo soo laabatay

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 ปีที่แล้ว +8

    Rwanda best country 🧡

  • @cabdiqani3929
    @cabdiqani3929 6 ปีที่แล้ว +8

    Waa Ku mahad santahay baraaru jinta si aan ugudayano soo data marwalba baraarujin nuucaas ookalaa

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem 6 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay Akhii kariim Omar Alle hakaa abaalmariyo waa mawduuc runtii aad u qurux badan khibrad iyo cashar aad u mug wayna ku jiraan ay haboon tahay in dadka soomaaliyeed kala baxaan casharkaas qiimaha badan shukran shukran akhii

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 6 ปีที่แล้ว +16

    Wll omar aad ayaan kuugu xiisnay maasha allaah
    Waxaan u rajeena dadka soomaliyed midow iyo hormar kaas ka qurux badan

  • @suhaybhussein9319
    @suhaybhussein9319 6 ปีที่แล้ว

    ommer thanks alot SIR
    ujeedka chanelkan.qofki fahmaya ayumba muhimada mawducyadana.fahmi.kara
    .. ujedka ah inad dhalinyarada somalida fahnsiiso.waxybihi.hore udhcy iyo.in laga gudbikaro
    lana gadhikaro mel.walba oay hada jogan wadamda horu may
    iyo.sidokle fahnka nolosha hiigsiga meel sare ....salute ..bro

  • @Shaaficimuuseaadan
    @Shaaficimuuseaadan 6 ปีที่แล้ว +20

    Wan rajeenayay inaad soo labanayso like i saar inta u xiistay omar 😎🤗

  • @daacadyare9209
    @daacadyare9209 3 ปีที่แล้ว +2

    Waalee cashir bey ino tahay mudane. 🙏🙏

  • @akabdalle8479
    @akabdalle8479 6 ปีที่แล้ว +6

    masha Allaaha aad ayaan ku tageera 😍😍😍

  • @mahamadhasan9570
    @mahamadhasan9570 5 ปีที่แล้ว +1

    Anga wxaynu nahay muslimin somali isla ah hal mad'hab ayeynu heysanaa maan gacanta is qabano oo wdankeena dhisano.
    Alle ha ina waafajiyo qeyr aduun iyo aaqiroba.
    Allahuma aamin

  • @ahmedhajjiyuosuf86
    @ahmedhajjiyuosuf86 6 ปีที่แล้ว +12

    Wlhy omar waa lugu xiisaY wll
    Halkaagi ka si wad barnamij yadadi horumar wacn ayaan ku rajaynaya

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre 6 ปีที่แล้ว +6

    *Ogaansho* is may favourite
    Go forward broTher

  • @jaahuurbachmach3223
    @jaahuurbachmach3223 6 ปีที่แล้ว +6

    Nabiga ku sali ha dhaafin and like saar scw

  • @MataanPes
    @MataanPes 6 ปีที่แล้ว +2

    mar walbo muqaladada wa i cajabiyaan aadna waan ugu farxaa dhagesigoda aad ayaa u mahsantihiin bahda ogaansho

  • @khadaycabdi1501
    @khadaycabdi1501 6 ปีที่แล้ว +37

    Wll markan adiga Ku arko ama aan dawado muqaldada wxn xaqiiqsada inay wali jiran dad maskaxdoodu caafimad qabto

  • @moitobio5080
    @moitobio5080 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh Ogaansho allh xikmada uu kisiiyey hakuu siyadiyoh😍😍

  • @zalimyare3788
    @zalimyare3788 6 ปีที่แล้ว +40

    Wlhy markan maqlay codkaaga 1yo
    inad soolabatay farxada iyo san ugu xisay kanalka wll hore usoco❤❤❤

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 6 ปีที่แล้ว +1

      Zalim Yare ma naag ba tahay misa nin😂😂

    • @oskafilms8674
      @oskafilms8674 6 ปีที่แล้ว

      Anob Mohamed 😂😂😂😂😂 walal subscribe isaar waan ku saaray

    • @djkaraamaofficial890
      @djkaraamaofficial890 6 ปีที่แล้ว

      Please wll subscribe to my channel

    • @nasrohussein3476
      @nasrohussein3476 6 ปีที่แล้ว

      Bisinka nin nin kale codkiisa kufarxaa maxa waye 😅😅🙈🙉🤦‍♀️

    • @djkaraamaofficial890
      @djkaraamaofficial890 6 ปีที่แล้ว

      @@nasrohussein3476 subscribe ii saar wll

  • @foox4080
    @foox4080 6 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsantahay omar.
    Waa mawduuc runtii wax badan aan ka fahmay.

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 6 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay Haku xafido wllo
    Ogaansho

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 6 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah waxan jeclan lahay in aan ku deysano sidad kan oo kale iskugu tash ten dunida somaliyey waliga ogow guul wada jir ayaa lagu gara ee qabiil laguma garo

  • @PiecesOfHeart7
    @PiecesOfHeart7 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah hore usocod wngsan akhii

  • @rahmarose8287
    @rahmarose8287 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa barnaamijdii aan sugaynay mahadsanid walal omar
    Daadlkada inta ka sii wad walal omar

  • @midtiermaster
    @midtiermaster 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Bro Somali hadii aan nahay waa in aan kudayanaa rewanda masha allah ❤️ taas kuda yashadana Wlhi hada iyo 30sano kadib manoqoneeso hadii si run loo fiiriyo somaalia 😓

  • @naftaqalbi6125
    @naftaqalbi6125 6 ปีที่แล้ว +2

    alloow ina dhaafi qabiillka dadkeenna qafulay oo qalbigooda naxariis walaltinimo kusoo dabaaal Aamiin Aamiin ya rabbi

  • @sidiiqyare1184
    @sidiiqyare1184 6 ปีที่แล้ว +11

    Cidiii maanta sooman like ta hayla dhaafina

  • @dhamecumar3816
    @dhamecumar3816 6 ปีที่แล้ว +2

    Sxpkeen wuu soo laabtay Mnsha llh cumar iinshar

  • @yaxyecabdikafi9289
    @yaxyecabdikafi9289 6 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤ *Thanks bro*

  • @samiralohanofficial9701
    @samiralohanofficial9701 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah masuul nagu qaaliya Omar alla yacizak

  • @mohamedroble8627
    @mohamedroble8627 6 ปีที่แล้ว +11

    Thanks wll hor mar ayan ku riyeha

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 6 ปีที่แล้ว

    manshaa allaah wllkey wlhi waxan niyaystey goortuu wadankeenu sidaa oo kale gaadhayo mahadsanid wll soo badi muwduucyadan rajada fiican leh👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @rahmacibar1193
    @rahmacibar1193 6 ปีที่แล้ว +18

    Qof kudayasha mudan waxa tahay qof aan aad uga helo chnnlkana wa midka aan cilmi badan ka faiday dhiira galina kahelay ilaah hakaa abal mariyo waanaga aad marwalba kuhadahso

  • @ismailguduudle3329
    @ismailguduudle3329 6 ปีที่แล้ว

    wallahi sidii loobahna ayaad uga hadashay balseh waa su,aale somalidu halkeebay kusocotah
    mahadsanid omar oinshar

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +7

    bro Welcome to back!

  • @ahmedadesh222
    @ahmedadesh222 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah #Rwand waa mid kudayasho mudhan.

  • @ccazizaxmed3581
    @ccazizaxmed3581 6 ปีที่แล้ว +8

    Isa sOo labasho wanagsan omar

    • @Mohamed_qadri
      @Mohamed_qadri 6 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/CBK4Vhwtyk0/w-d-xo.html
      Halkan igala daawo video dhirigalinaya oo ah mid ku anfaci doona subscribe hanaga ilaawina
      Commant noguso reeb fikirkaga

  • @Abdiwali-alihassan
    @Abdiwali-alihassan 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah cumar inshaar saaxiib waad mahadsantahay
    Dhiira galin wanaagsan
    Dadkeenuna waa ineey kudayasho sameeyaan

  • @sirali579
    @sirali579 6 ปีที่แล้ว +6

    so naqad wangsn mudane waxan ka sugnaba mawaadic hormarsan

  • @hamdaansaalah1739
    @hamdaansaalah1739 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha Allah Omer Inshaar
    Alle ha no ka Dayo
    Waxad No Horseeday Hormar
    Taariikhda Ku Qori UstaaD

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 6 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah Nabadu waa nolol 🖒
    hore usoco wll Allah yaxfadak

  • @abdirazaakmohamed5702
    @abdirazaakmohamed5702 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah saaxib cumar waaad ku mahadsanthay soo gudbinta taariikh nololeedka hore oo dunida lasoo maray inaaaan wax ka ogaaado aaad ayn ujeclahay aniga iyo dhamaan inta fakarka saaxibka u ah

  • @abdulahidakir9959
    @abdulahidakir9959 6 ปีที่แล้ว +14

    Anago wax kasta haysana aa hadana ka faaidaysan waynay la isku keen diray cadowgeena dadka ka garan waynay lkn alx hada waxkasta wan fahansanahy 90%

  • @AbdikadirShiqo
    @AbdikadirShiqo 5 ปีที่แล้ว

    Idaacadda buuloxuubeey
    Iyo
    OGAANSHO hal qof waa isla leh
    Aad ayaan idinku xeranahay masha llah

  • @suadahassansharif3130
    @suadahassansharif3130 6 ปีที่แล้ว +7

    Howshada ma sahlana wlh bro allah ku fududeyo wllke

  • @abdifatahosman7809
    @abdifatahosman7809 6 ปีที่แล้ว

    Wa arin kudayasho duman oo laga fadhiyo qof kasta oo somali ah Fadlan Qamco wada jir bay wx ku qabtan ee Aynu ka gudubno dhibka iyo qabyalada🙏🏻

  • @radwanabduqadirragtajr8607
    @radwanabduqadirragtajr8607 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wll omar aad iyo aad ayaan kugu xisnaya ee soo labsho wngsn like sare

  • @azedibnuabdalle3820
    @azedibnuabdalle3820 5 ปีที่แล้ว +1

    Wallah zxp
    Wax badan ogaansho ka pha idnay

  • @mukharcabdi7282
    @mukharcabdi7282 6 ปีที่แล้ว +7

    Zxp waxd ku xigsiisa Qatar 🇶🇦 waa dalka aduunka ugu qanisan wana wadan yaroo caraba

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan1204 6 ปีที่แล้ว

    mnsha allh waa aragti fiican oon kudayan karno hadabahay dhlnta sonaliyed jazakalah walal

  • @TATA-zd3dr
    @TATA-zd3dr 6 ปีที่แล้ว +7

    Soo noqod wanaagsan wllky Cumar waxaan ka filaynaa maclumaad faro badan mahadsanid💯👈

  • @abshirshekeye1132
    @abshirshekeye1132 6 ปีที่แล้ว

    Maaashaaa Allah si wcn ayaad usoo diyaarisay inana waan ka faaideysany baarakallah

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 6 ปีที่แล้ว +11

    Walal waxaan kaga mahad-celinya . Tariikhadu waa Dhacdo. Wixii jooga way qorta wixii tagay way ka warmaysa. Inaga waxay inoo tahay . Tusaal cad oo ku daysho mudan. MAHDASNID

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 6 ปีที่แล้ว

    Ogaansho wax badan tusalayaaal natusaya in wixii tagay laga socdo waad nasiisay I.a kuwii wx kafahma allaha naga yeelo 😍

  • @ubaidebrahem857
    @ubaidebrahem857 6 ปีที่แล้ว +3

    horo usoco zxp
    uxisay wlhi chanalkaka
    @ Omar Inshar

  • @moe7969
    @moe7969 6 ปีที่แล้ว

    Shukran wlle wxbdn ayan dhagysatay rawanda balse adiga sharxadada wa masha allah,shukran ustaad jazakalaah omar

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 ปีที่แล้ว +6

    #ogaansho wa lagu wayey boowe xage ka dhacday

  • @mohamedhirsi8918
    @mohamedhirsi8918 6 ปีที่แล้ว

    Wooow somlia ilahay saas hainago dhigo ameen

  • @newgoal1799
    @newgoal1799 6 ปีที่แล้ว +7

    go forward

  • @FM34573
    @FM34573 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah madaxweynaha isbedelkaasi sameyay waa mid aad uqalbi iyo udaacadnimo fcn masuulkasto layimaada qalpi ficnaan iyo daacad gaal iyo muslimba leh wuuguuleysanayaa

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 6 ปีที่แล้ว +3

    Wayahay Walalkey Omar I

  • @axmedcabdiweli6128
    @axmedcabdiweli6128 6 ปีที่แล้ว

    wll omar waad mahadsantahay waan ku farxay soo noqod kaa gii maansha alah ilaahay haku barakeeyo

  • @JamaHussein267
    @JamaHussein267 6 ปีที่แล้ว +5

    WALLO OMER WAAD MAHADSANTAHAY

  • @kadromohamed1898
    @kadromohamed1898 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Walal wan ku faraxsanahay soo noqoshadaada waana tabnay barnaamijyadada muhiim ka noo ah ee ku salaysan kobcinta iyo wanaajinta maskaxda umadeenna
    Allah ka ajarsiiyo dadaalka iyo waqtiga aa nagu bixineysid👌👌👌👌👌👌

  • @Muxammed22
    @Muxammed22 6 ปีที่แล้ว +4

    Wll aad baad u mahadsantahay,

  • @MohamedOsman-sn7do
    @MohamedOsman-sn7do 6 ปีที่แล้ว

    omar inshar waa mowduuc dhaxangal somaliya waxan u rajaynaa in ay heeskaas 20 20 gaaraan

  • @Lander-q6l
    @Lander-q6l 6 ปีที่แล้ว +13

    *Macalin Qatar inoogu xigsii*marka xigta*

  • @saciidjawari5532
    @saciidjawari5532 6 ปีที่แล้ว

    ma sha Allah walal wax badan oo an ogeyn ayaan ogaadey
    mahadsanid ogaansho

  • @SOOME29
    @SOOME29 6 ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho
    Wll cumar runtii wnku xiisnay

  • @kafiyainamahamed7977
    @kafiyainamahamed7977 6 ปีที่แล้ว

    Ogaansho wuxu muqaladan usogaliya bal inanu mar uun is garano hadanu somalinahay 👍👍👍👑 horey usooc insha allh wanu kabixi dagldan qrxyada iyo musuqba insha allh

  • @somalifreestyler9009
    @somalifreestyler9009 6 ปีที่แล้ว +4

    War like

  • @farhiyamohamed1311
    @farhiyamohamed1311 6 ปีที่แล้ว +1

    Waanka helay wllo noo soo badi insha allh❤❤❤

  • @calicabdi7791
    @calicabdi7791 6 ปีที่แล้ว +6

    watku mahadsan thy sogudbinta muqalada kafa ideysiga mudan wall

  • @abdikarimpolice6546
    @abdikarimpolice6546 6 ปีที่แล้ว

    aad baan ugu farxay soo laabashadaada wll cumar
    alle hanugu kaalmeeyo saan wadankeena u horumarin laheen

  • @wiilhoog9153
    @wiilhoog9153 6 ปีที่แล้ว +7

    Umaleyn maayo inuu jiro Kanaalkan kanaal ka, wanaagsan

  • @mohazinchi4035
    @mohazinchi4035 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll aad ayaan kugu xiisnay soo dhawaw

  • @maryamcumar5898
    @maryamcumar5898 6 ปีที่แล้ว +7

    Wcs macalin

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waa muqaal shirigalin leh ala yaa somali isku kena oo nolashaa dhibatadaa oo nagu raagtay naga sara alow noo naxariso oo nogargar daalnaye manta haladucaysto waa malin barakaysane oo lasomanyahay

  • @abdiweliahmed5446
    @abdiweliahmed5446 6 ปีที่แล้ว +11

    Rwanda waxay horumarkaas ku talaabsatey intii Somalia ay dagaalka sokeeye ka socday. Fiiri hadda farqiga udhaxeeyo Somalia iyo Rwanda. Kaaf iyo kala- dheeri. Cajiib!!!

    • @naftaqalbi6125
      @naftaqalbi6125 6 ปีที่แล้ว +3

      insha allah wll waanu soo laabaneynaa anagoo magaceennii dib usoo ceshaneyno insha allah guuul nabad iyo nolol nagu filan dalkeenna allaha ka dhigo aamiin alloow

    • @Hijabilover102
      @Hijabilover102 6 ปีที่แล้ว

      maxaa iga galay no problem somalia will come back in sha Allah we have to be patient ilahayow wadankena no hagaji Amiin

    • @Hijabilover102
      @Hijabilover102 6 ปีที่แล้ว +1

      Somali girl sax Ameen

    • @zakariyaabdillaahi1479
      @zakariyaabdillaahi1479 4 ปีที่แล้ว

      @@Hijabilover102 aamiin wll somalia insha Allah way soolaaban doontaa

  • @dadishilac1539
    @dadishilac1539 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh walal mahadsanid Illahow somalidu wax fahansii