Huwantii oo meel oo meelo cusub ciidan keentay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaah iyo Kulmiye waa isku siyaasad

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 37 นาทีที่ผ่านมา

    Ma maanta is leeyihiin wax iska horey siiya

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dhulbahate Hoyadii haa waso o haa isku madho ee Habar jecloy
    2 laba iska Fogeeya suxbiga wadani iyo uruka kaah waligiin
    Ka Fogada labadaba wadani wakii markii Ay deeganada Habar jeclo Ay Huwantu so werartay ina lahaa isago ku jees jesaya Hiilka Habar jeclo wanu kaso shirayna wana cadawga kobad e Habar jeclo iyo Somaliland ba ledahay wlhy
    ila maalinti laas canod u dagalku ka bilabmay Aniga Ayaa dhex jooga reer wadani mana Arki karanba Habar jeclo marka mantana waxay donayan inay
    Dan tooda idinku Fushadan
    Hadhowna markay kursiga Ay fulana Ay Habar jeclo siday donan Ay ka yelaan wlhy ujedadodu wa sida Reer wadani tolkay Habar jecloy ka dig tonada wadani iyo ururka kaah ba Habar jeclo illaahayow mar kasta sii guusha o barakee Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland illaahay mar kasta haa siiyo guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah ilove you Somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 33 นาทีที่ผ่านมา

    Warniyow ninkan yaa ummad ka qabta ,war huwan baad ku khafiiftay dadkiiba cigaal shidaad baad ka dhigtay

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halayska hubsado macal falka,

  • @XuseenCawil-t4p
    @XuseenCawil-t4p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani miyaanu cod u baahnayn
    Waar musharax ma lihidine codka
    Madax waynaha nsiiya