TRADERS-ka Adduunka Maxey ka Yiraahdeen FUNDEDNEXT ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Muuqaalkan kooban waxaad ku ogaan doontaa TRADERS KA waxa ay ka dhaheen Shirkadda FundedNext.
    Hadii aad u Baahan-tahay inaad Challange qaadato , waxaan kugula talin lahaa shirkadda FTMO , waayo iyada ugu sumcad badan shirkadaha uguna soo horeysay suuqa.
    Linkigan hoose ka furo akoonka .
    trader.ftmo.co...
    Sidoo kale Hadii aad u baahan-tahay inaad iska dayso Challlange , akoon Real ah ka qaado Brokerka FXPRIMUS oo ah Brokerka ugu fiican ee Soomalida la macaamila.
    Link Hoose ka furo .
    clients.fxprim...
    Ha ilaawin inaad ku soo biirto Telegram keena .
    t.me/fxcoaching

ความคิดเห็น • 25

  • @inaabduljama
    @inaabduljama 5 หลายเดือนก่อน +6

    ciyaalka xafadda baan usheekayn sxb 12,500 baa kacodaysay 12k oo kamid ah way amaaneen 500 ay cilado sheegteen marka dhammaan shirkadaha ciladay leeyihiin qofki fahansan baana kabixi kara . fundednext inta adan maagin soofiiri ftmo waxa kadhacaya midakale kaliya waxaad soo akhrisay dadka ciladaha 12k ee kale waa wada guul
    anigu 11jeer baan lacag kalabaxa total isku ah 84kun ammaan baa uhaya dhankooda

    • @axmedabdirashid2530
      @axmedabdirashid2530 5 หลายเดือนก่อน

      Bro sidee lacag loogala baxaa sxb

    • @akbalwaan8964
      @akbalwaan8964 3 หลายเดือนก่อน

      Zhpow strategyadee baad isticmaalaysay?

  • @najibnajib487
    @najibnajib487 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waxa iga caawisa balance based draw down systemka ee shirkadaan ma chalenge face bis ah ayuu quseeya mise xata hada baasto wali wuuku daba soconaya
    Sido kale liftime pay out system asna qaab nooce ah ayuu u shaqeeya

  • @mohamuudjaamacsaid7524
    @mohamuudjaamacsaid7524 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fundednext shirkad manta ka fican o suqa ka shaqaysa majirto kaliya ftmo ba ka horesa adiga somali lacag lo diday no ken ama akonka laga xiray dhalil mala yacniya intas shirkda ka shgi

    • @najibnajib487
      @najibnajib487 2 หลายเดือนก่อน

      Sxp maku trade gareesa funded next

  • @tytyahmed1663
    @tytyahmed1663 5 หลายเดือนก่อน

    Hello, does anyone know a bank in Somalia that charges USDT, please?

  • @ISMIIQAL
    @ISMIIQAL 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xm Global wan Ami sana hey adiga mxa kale dahey

    • @AmalabdullahiJama
      @AmalabdullahiJama 3 หลายเดือนก่อน

      Wa tuugo kale wlhi wa ka dareen iyagu sidii hore ma ahan sababto ah fundednext waxey kawada simanyihiin SL io TP tan kale wa ogahay xmglobal inuu yahay broker waxana ku nacay traderka mesha ka furto makaga furayo isbiriidki layaqaaney waxba usii dheer SL tusaale 5 pips hada udhigto isaga leh TP mesha dhigto lama tabanayo markii la dhaago 3 pip aya latabana tan kle bonskii ey dhibi jiren wey dhafeen

  • @axmedabdirashid2530
    @axmedabdirashid2530 5 หลายเดือนก่อน

    Sidee lacagta loogala baxaa sxb

  • @AmalabdullahiJama
    @AmalabdullahiJama 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi broker wax dhaamo lawaa

  • @Isleged
    @Isleged 5 หลายเดือนก่อน

    acoun really ah hadaan furto lacagta ugu yar aan la gali karo waa intee ayy kula tahay hadii ay gacanta iifadhido

    • @inaabduljama
      @inaabduljama 5 หลายเดือนก่อน

      fxprimus buu kugu qalqaalin ee lacagtada propfirm lagal sxb

  • @ilhaanmohamed-bf5qq
    @ilhaanmohamed-bf5qq 5 หลายเดือนก่อน

    fxprimus lacag payout eheyd ayuuu ii diiday

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  5 หลายเดือนก่อน

      Walaal uma diidaan . malaga yaabaa in ay dhankaaga wax ka khaldameen.

  • @user-ju8ee5tg3d
    @user-ju8ee5tg3d 5 หลายเดือนก่อน

    funding pips reviews xage ka hela ama nooga soo sameeh

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  5 หลายเดือนก่อน

      Insha allah haye walaal

  • @cabdixakiingolback9726
    @cabdixakiingolback9726 5 หลายเดือนก่อน

    Funded Nation Haa 😢

  • @itshim7600
    @itshim7600 5 หลายเดือนก่อน

    ip adress dadka safra maku qabsadan ftmo

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  5 หลายเดือนก่อน

      May inta aan ogahay walal

    • @inaabduljama
      @inaabduljama 5 หลายเดือนก่อน

      way ogolyihin waad usheegaysa sxb anaa safra

  • @ilhaanmohamed-bf5qq
    @ilhaanmohamed-bf5qq 5 หลายเดือนก่อน +1

    please kusoo xijiyo fidelcrest

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  5 หลายเดือนก่อน

      Insha alalh walaal

    • @abdifatahda3774
      @abdifatahda3774 5 หลายเดือนก่อน

      Fidelcrest sidee challenge loo gagata rulskeda