New Song (RIYO) Maxamed Axmed Ciro 2013

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 590

  • @AmiirAhmeth
    @AmiirAhmeth 6 หลายเดือนก่อน +23

    22/5/2024 Ayan ku dhagaysan Libya 🇱🇾 waliba casimada tripoli joga waxan rajaynaya inan hamigayga gaaro allow Ii sahal amurahayga oo dhan aduun iyo akhiraba waxan rajaynaya inan hestan Soo booqdo anoo ku gulaystay hamigayga insha allh my dream is Europe waliba zwitzerlan 🥺♥️🇨🇭 !
    Had riyo yahay rumoobi laha ragan ogahan ka rayn lahaa raxada noloshaad rafiiqi lahayd raba oge wamba raysan lahaa I Love mommmy and Somalia 🇸🇴 wayn aan ka dhashay anigu miss you my country 💔😭❤

    • @AmiiraCali-t5z
      @AmiiraCali-t5z 4 หลายเดือนก่อน

      Hada ma baxdyy😢

    • @wareergooye1236
      @wareergooye1236 3 หลายเดือนก่อน +3

      Hadaa noshahey iso jawaab hadanad dhiman waa isku arkeynaa Zwitserland 🇨🇭 Illahey nabad iyo caafimad hakugu geeyo. Ana dacwad baa isocata

    • @mohodinPliano
      @mohodinPliano 2 หลายเดือนก่อน +2

      Dhimasho iyo nolol ta kusugan tahaybo allah naxaris kusiiyo

    • @cabdilaahisalaad2241
      @cabdilaahisalaad2241 หลายเดือนก่อน +1

      Illaahay haku guuleyo saxiib if iyo aakhiraba..

    • @sumayacrisaaqyusuf2949
      @sumayacrisaaqyusuf2949 หลายเดือนก่อน +1

      Wll magashay hda😢

  • @riyo_kunoole3189
    @riyo_kunoole3189 4 ปีที่แล้ว +24

    2020/8/30 Axad la zomanyahy Malintii 2aad ee yawmul cazhuura
    Xazuuuzeyy Hadaa dabadey so boooqato ku qab0 👍

  • @abdifatahyusuftahir6880
    @abdifatahyusuftahir6880 3 ปีที่แล้ว +31

    Hadaad Riyo Yahay Rumoobi Lahayd
    Dhibti Ribadaa I Raaci Lahayd
    Ragaan Ogahaan Ka Rayn Lahaaa..😥
    15 December 2021 Hargaysa✋🏻

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan 3 หลายเดือนก่อน +1

      Libtii ribatay weeyi wll, maahaa dhibtii.
      Shayga ribaday waa shay baaqday ama dhanka kale iska rogay.

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 4 ปีที่แล้ว +36

    *2020 9August Yarabi Allow rumee riyoyinkaa leyahay😭😭😥😥 yarabi AMIN 🤲*

    • @hamzehussein2320
      @hamzehussein2320 2 ปีที่แล้ว

      2022 9 August ayaan aniguna dhagaysanaya
      Allah hayno rumeeyo riyooyinkeena

    • @abdilaahimahameabdi8717
      @abdilaahimahameabdi8717 ปีที่แล้ว

      @@hamzehussein2320 ana 8 Jan 2023 ilaahay hanoo rumeeyo rajooyinkeena

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 ปีที่แล้ว +20

    Xasuus heestan waxaan dib uso booqday Habeen jimce ramadan aah roop da'ayo 14ka april 2023 ayaan dhagaysanaya ssaacaduna waa 12:38 am alla wakhtigu muxu ordaya aduunyo wakhtigi heestan la qaday waxa laga jooga mudo sagaal sano ah commentigaan waxan usi qoray hadan nolaado inaan habeenkan dib uxasuuusto wakhtigu waa is guraya

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 2 ปีที่แล้ว +38

    Nimco samriye .mid kamid wariyayaashi ugu waawaynaa ee soomaali soo mara waqtiyadi dhexe wxay na bartay fanaaniin bdan oo hda caan ah sida xidigaha geeska .!
    Samo ku waar meelkasta oo aad joogtid wll nimco♥️🤲
    22/1/2022

  • @kalida7779
    @kalida7779 9 หลายเดือนก่อน +10

    2013-2024 Xaqiiqatan Ilaa Hada Heestan Waxaad Modaa İnay Wali Ii Cusub Tahay 🙏

    • @hothoapdilahi3895
      @hothoapdilahi3895 5 หลายเดือนก่อน +1

      Alla maxa malmo wacan Ina dhaafay 2013😢

    • @kalida7779
      @kalida7779 5 หลายเดือนก่อน

      @@hothoapdilahi3895Insha allah Kuweenii Oo Ka Wacan Ayaa Soo Socda

  • @maryamakiin7333
    @maryamakiin7333 6 ปีที่แล้ว +63

    Sanado laga jooga heestan ilaa iyo hada riyada mawa i rumowin 😭😭 anigo taash sito asagana suudh u xiran ayan arka

    • @bahdil
      @bahdil 6 ปีที่แล้ว +3

      deetana maxaa dhacayo kkkkk 👏👏

    • @mustafeamoore2194
      @mustafeamoore2194 6 ปีที่แล้ว +3

      Maryama Kiin haday ugu dhawdahahay.. allow ku tus

    • @bahdil
      @bahdil 6 ปีที่แล้ว

      waxaan ula jeedaa deetana maxa dhacayo madan fahmin ahahaha kadib arooskii ayaa lagu kala tagay qolkinii hurdada ayaad tagteen kadib dharkii jiifkad xuraten kadib nalkad dansateen deetana didii ayaad yeeli lahaydeen jaceylka guntiisa iyo gunaanadkiisu mala oran karaa waa sidii baynu yeeli lahayn quruxey

    • @yakubrabeh3259
      @yakubrabeh3259 5 ปีที่แล้ว +1

      Bidhaan media production alaylahee wey tahay

    • @maxamedgalde3692
      @maxamedgalde3692 3 ปีที่แล้ว +1

      Imika miyay rumamaw2021

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 ปีที่แล้ว +28

    Yaaa dib udaawanaya caawa heestan xasuus bay igu leedahay 2023/ 07/07 July inta iga dambaysa like iisaara

    • @AzeyMoha
      @AzeyMoha 27 วันที่ผ่านมา

      11:08...thu,7/nov/24😂🤸‍♀️

  • @sakariyemohhamett5201
    @sakariyemohhamett5201 2 ปีที่แล้ว +61

    Dadku isku mid mawada aha
    ●qaarba jaceylo mar hore gurey rajo uga jirta
    ●qarba wadamo iyo qurbo rajo uga jirtaa
    ●Kuwa kale ayaa xaasas ah oo ubad inay helaan rajo uga jirtaa
    ●Kuwa ayaa waxbarsho inay dhaneyaan rajo uga jirtaa
    Adigu maxaad rajyan
    Anigu hadda alxm tamam♥️💯🤲

    • @eidgahnug2875
      @eidgahnug2875 2 ปีที่แล้ว +1

      2 😢

    • @abdiaziizmustaphe732
      @abdiaziizmustaphe732 ปีที่แล้ว +4

      Nio miyuu ku ogaaban is idhi ba zhp Dhoof ka 85% guul bu udhawyay

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 ปีที่แล้ว +2

      Jacayl waa hore guray ban rajo kaleyaha 🥰👊

    • @AxmedwaliAxmedwali
      @AxmedwaliAxmedwali ปีที่แล้ว +1

      Inan dhoofo insha allah ku rajo waynahy legenow 💔😊

    • @nalka9134
      @nalka9134 ปีที่แล้ว +2

      HAA SXP WASAX HADALKAGA

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 3 ปีที่แล้ว +11

    Hadaad riyo yahay rumoobi laheyd 🥺sanado badan ayaan ku sugayaa walina waan kusii sugayaa😭🥺

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 ปีที่แล้ว +10

    10 /1/2023
    Malin talaado Ah 2:45 duhurnimo ban dhageysanayah waxa udhageysanayah waxan is gursan rabah Boqoradan dunida ugu jeclahay ciltira Alle hai noo rumeeyo riyadeena 😰❤
    Hadad riyo yahay rumoobi lahed ragan Ogahan ka rayn lahaa 🙏🌹

  • @suhaybcabdi182
    @suhaybcabdi182 ปีที่แล้ว +6

    Dadba si ayay hestan dareen gara ugu samaynasa
    Inzha allh sanadkan wa sanadkeygi
    Hargeysa to Toronto 1/3/2023 wlhie wan sugi kari layay 🚶‍♂️❤️

  • @zakariyeabdishire491
    @zakariyeabdishire491 ปีที่แล้ว +5

    Waaa inuu 5 saano kabacdii insh allah 👍 riyo rumowdii hadii laa nol yahy 🙏

  • @Walaal-b4j
    @Walaal-b4j 4 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan 2014-tii anigoo isbitaal ku jira ayaan maqlay markii ugu horeysay..Waan ku faraxsanahay riyooyinkaygii qaar inaan helay qaarna aan sugayo alxamdulillah 🫥 waxaan kaloo ku faraxsanahay ilaa iyo maanta July.2024 in heeskan uu ka mid yahay my top ones🎉

  • @farxaanwadani8201
    @farxaanwadani8201 7 ปีที่แล้ว +25

    heestaan waa heesta aan ugu jeclahay heesaha somalida 😳😳

  • @mohamedomar2706
    @mohamedomar2706 4 ปีที่แล้ว +11

    Hadad riyay rumobi lahayd raga aan ogahan ka rayn lahaa 6 sano ayaan sugayaa
    illahay ha iso dhawaye
    Waa Boqoradayda 👸
    Wlhi aduunka ugu jecelahay
    deeqa siciid 😍👌

    • @farduozmohamed8249
      @farduozmohamed8249 4 ปีที่แล้ว

      Amen ilaahy ha kuzoo dhaweyo wll

    • @ismailtimo1031
      @ismailtimo1031 ปีที่แล้ว +1

      2yr ago baa kaaso wergatay maa heeshya deeqa maarka ✌️🚶

  • @thecoze3
    @thecoze3 2 หลายเดือนก่อน +1

    15/09/2024 Saturday ..... Trapolis Libiya 🇱🇾🇱🇾🇸🇴🇸🇴

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi 11 หลายเดือนก่อน +4

    ilaahoow qof walba muraadkiison macsi lahayn gacanta midig ka sii i.a ilaahow anna riyadeyyda nolosha ii rumee
    Waxaan galayaa halgan nololeed waxaan rajeynayaa inaan waxa aan doonayey ilaahayy ii rumeeyo i.a ❤😢🥺
    20223/12/28 habeen khamiisa 00:05

    • @HipoYusuf
      @HipoYusuf 11 หลายเดือนก่อน

      Allah kurumeyo wll🤲😢

    • @MaxasmedAbdi
      @MaxasmedAbdi 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@HipoYusuf aamin walaalO dhamaanteeN😭💔

  • @gaabawofficialchanel9246
    @gaabawofficialchanel9246 9 หลายเดือนก่อน +6

    Waxan dhagaysanaya 3/9/2024
    Heestani maanta waxay ii leedahy dareen aad u wayn Nolashu waxay igu casuuntay nolal ta u qadhadh waxay igu sugtay nolal bilaa mustaqbala nolal nin raga aanu mahadin waxan jooga hargeisa waxan leyahy rajoyin badan oo wax ka badali kari laha noloshayda lkiin Alle uunba rumayn kara igana dulqaadi kara xanuunkan dareemayo walalka ama wllsha iga danbaysa waxan rajaynaya inaad iiso ducaysan insha Allah Alle ha inagu guuleyo dhamaanten

    • @biyaayo
      @biyaayo 3 หลายเดือนก่อน +1

      Insha Allah wllo waaa guulaysan Waa hubaaa

    • @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
      @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 2 หลายเดือนก่อน

      Alle haku guuileeyo walaal, wanku so ducaynayaa

    • @cabdilaahisalaad2241
      @cabdilaahisalaad2241 หลายเดือนก่อน

      Illaahay saxiib haku garab galo dad wanwanaagsan unba la imtixaama wax wanaagsan ba kuu soo socdee ha is dhiibin saxiib..

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว +42

    Waar rag allow qof iga danbeeyay ma jiro e halala socdo 2020 3 june 😅

  • @hamdinur9926
    @hamdinur9926 3 ปีที่แล้ว +3

    Illlhow qof kasta riyadiisa u rumiii
    Kuwa ay ku adkaatay midkle cusub
    Kuwa wali ra jeynayo insha allh allh u so dadajiyi
    Ku wa heysta alx🤲

  • @TimoDahir
    @TimoDahir 15 วันที่ผ่านมา

    Tuesday: 21:24, 19/11/2024 hada dhow ayaan guursaday alxm, xaaskeeyga uur cusub ayy leedahay, Riyadeeydu waa inaan aabe naqdo. Alle caafimaad io dhib la aan ha kudhaliyo. Wll iigu duceey

  • @salmaanjaamac5181
    @salmaanjaamac5181 3 ปีที่แล้ว +9

    Rucdiga I degaan
    Ka digo Rogan laa..
    Rugtaan tabayaan
    Rixliga dhigan lahaa.
    RABAA oge waan ka raysan lahaa. 🙏. 💚🗯️❤️

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad Riyo yahay rumoobi laheyd🇺🇸✍🥺
    Raaxada noloshaan rafiiqi laheyn🥺 Insha Allah 🤲

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 ปีที่แล้ว +10

    Old Is Gold The Legend Maxamed Axmed Bakaal Ciro 🎸🎹

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +4

    Xidigaha Geeska 2013
    Alfanan Mohamed Bakaal Ciro
    Wariyihii Qarniga Nimco Samriye 😮
    Wakhtigayow salaama

  • @hanicabdi496
    @hanicabdi496 2 ปีที่แล้ว +8

    6/1/2022 hadaad riyayahya rumoobi lahayd 😭😭ila 2014 allow is sahal amuuraha

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 ปีที่แล้ว +3

    Niyadii la dhowraa mar uun bay rumadowdaa qof walba waxaan u rajaynayaa inuu helo riyadiisa.🥺❤️👋

  • @mubarikmk-i2s
    @mubarikmk-i2s 10 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan daawanaya 2024 bishiisi 1kowad alle riyadeyda ha ii rumeey0 wlhei nolozha igu adag alle ha ii fudeydiy0 10..50 habeeniman daawanaya habeen welipa jimca wan jecelhay inan s0 b00qd0 heestan markey riy00yinkeyga nolozhaydu ii rumoopan hadad iga danpeyz0 iz0 ducee likens iisaar 😢

  • @AbdifatahAdan-ph4yh
    @AbdifatahAdan-ph4yh 2 หลายเดือนก่อน +1

    wax badan ban iskuu dayay inaan Noloshayda hamigayga Garo Runti lkn malin un bay imanaysa inaan Riyooyinkayga rumeyoo runti shaqo walbo aan kuu haminayo manta qaar ban qabsan karin daaruufo cafimad jira aowgood runti alx ilahow cafimadka noo laboo jibaar amin 2024 guul ban rajaynayaa iyo safar insha alh qaradan madow ilahow igaa keexee Africa🌍 gaar ahaan Ehtoipia waa jeel korkaa kabanan 💯💯

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 11 หลายเดือนก่อน +2

    In the early of 2015 my older sister used to listen this wonderful song on these days i didn't even use to feel what is the meaning of this song but now i do😢
    Hadan rajeyahaya rumowlahayd Ragaan ogahaan ka raayn lahaa

  • @ahmedosmanwaasuge4691
    @ahmedosmanwaasuge4691 ปีที่แล้ว +8

    Insha allah Hadii Riyooyinkeyga Ii RumoobaaN Waa Kusoo Laabanayaa Commentigan ,Dhawaa ama Dheeraa Hadaan Noolahay Insha allah 🤲🏽🥹🤞🏽💯

  • @ApdiHakeimMouze
    @ApdiHakeimMouze 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan Dhagaysty 11 Sano Ka Hor Anoon Heesaha Waxba Aqoon Hees Ahana Udhagaysanayay Waxan Dhagaysanayo Anoo Micnaheda Garaana Caawoy Tahay Habeen Sabtiya Tarikhduna Tahay 24/5/2024 Riyo Walba Alaha Inoo Rumeeyo

  • @ayyyy4203
    @ayyyy4203 4 ปีที่แล้ว +4

    😢😢ano magafe ku xeran dhageysan jiray 2017 alx hada wan gaaray riyadeydi

    • @sakariyemohhamett5201
      @sakariyemohhamett5201 2 ปีที่แล้ว +1

      Walhi hadal ayaad isoo xasuusey waan ilmenaya wall😭😭zalmo I'm sory

  • @Sakixaashi1
    @Sakixaashi1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha saddexda ah ee uu Bakaal halkaa ka qaaday, 11 sano ka hor, ee ay Nimco samriye daadihinayso, waa kuwa ugu mudan ugu na dareenka fog! Aad ayay heersarreeyaan dhammaantood, si gaar ah tan “Riyo” ❤

    • @Inaopthisalam
      @Inaopthisalam 3 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad 3 album waa kuwa ugu mudan wallahi heesihisa siiba heestan iyo heesta " Qalbi Ku hiiloobo"

  • @ferihaahmed4745
    @ferihaahmed4745 4 ปีที่แล้ว +46

    2020 Dec 21 😢😭

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 ปีที่แล้ว +3

    Qof iga dambeyo malahan dhagesigeda 2021 ..........

  • @CaliDigaale
    @CaliDigaale 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow riyadeeda noo runee ta rabi😢

  • @Ibraahim121
    @Ibraahim121 ปีที่แล้ว +3

    2023 yaa ila dhagaysanaya Golden voice ❤❤😮

  • @rafiiid5321
    @rafiiid5321 2 ปีที่แล้ว +6

    Galabta Waa 13 / 6 / 2022 Riyo Aan Waligey Ku Haminayay ayaan Leeyahay alle Swt Ha Ii Fududeeyo ✈️🛩❤️🥺

  • @ahmedabdirizaak5424
    @ahmedabdirizaak5424 3 ปีที่แล้ว +8

    7sanoh wlahi heestah WA jecllah Lakin nasiibka qof tii nakala kaxeeyaya 😓 Manta WA hooyo 2 Cruur ah Leh 😓

  • @sacdiyo1122
    @sacdiyo1122 10 หลายเดือนก่อน +1

    Friday Galabnimo jamca ah 12 January 2024 16:30 ban dhagaysanaya sbbtana ma aqan 😢😂

  • @khadarboy5831
    @khadarboy5831 ปีที่แล้ว +3

    Eraydii wedhsame abwan murti culusleh 😮

  • @wellbebackagain8824
    @wellbebackagain8824 4 ปีที่แล้ว +6

    2020 ilaa hada waan dhugtaaaa
    Ragaan ogahan iftinay daraada oga rayn laha.❤❤❤❤

  • @hannabeauty2540
    @hannabeauty2540 3 ปีที่แล้ว +4

    xlay baan ku riyooday riyo aaad uqurux badan
    marki aan ku guriga kasoo baxay oo shaqadeeda usocda anoo riyadi ka fakiraayo yaan heeskan soo xasuustay
    24/6/2021
    ilahow riyoyinkeena inoo rumee

  • @AbdifatahAdan-ph4yh
    @AbdifatahAdan-ph4yh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cirow fanka iskaga bax sxp wallhi heerbad kaa gadhay heestan cajib ❤❤😅😅

  • @kingkhalid407
    @kingkhalid407 3 ปีที่แล้ว +33

    Ilaahay ha inoo rumeeyo riyoooyinkeena.😭🙏🏼

  • @yusufhassanabdellah4091
    @yusufhassanabdellah4091 4 ปีที่แล้ว +2

    Riyo yhy hadaad rumoobi lhyd
    😍😍😍😭😭😭
    4/12/2020
    Antwerpen
    Belgium

  • @Saar17
    @Saar17 7 หลายเดือนก่อน +3

    Heestaan waxan ku arkey maanta Album aan dhageysanayey waa muddo laga joogo xilligii heestan la qaadey 11 sano aduunyo.
    Sacaduna waa 3:20Pm galab Axada.

    • @Inaopthisalam
      @Inaopthisalam 3 หลายเดือนก่อน

      durba 11 sanno aduunyoy xaalka ba,

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan Waxan Comment kaso Qoray Isla 5sano Ka bacdii
    Waxaan Ahy Wiil Daayar nolosha Ku Adkaatay 😭💔😭 awoodi wayey inuu Wax barto
    Xitaa wayey Wax uu noloshisa Ku Dabaro School wa dhameyey Shaqo Nooc wlba wlhi wa Ku Rafaaday Nolosheyda Mugdi si galeysa Is Badal Ma Arko
    Goaan Aan dhinac U qaato Mahyo Ma waxan raca Tii Dhalinyaro sideyda oo kale Qateen Iney Tahribaan Wayo Geeri Ama Nolol Tan dhaanta
    Ayey Rabeen Caawa ku Dhex Jiraa Qol Mugdi Ah heestan marka Maqlo
    Waxad Moda Iney Shabheyso Nafteyda😭🥺 Sualaha Aan is Weydiiyo Waa
    1 = maxey Nolosha Aniga Saan Igu Adkaatay 2= ma waxa Jira Khald Aan ku galabsadat sidaam 3 = Dadkayga Wa Hantilayal Maxey Tahay sababta Ay Aniga Iyo Hooyo dey No cawin wayeen 😭🥺 Hal Midna Jawaab wa uwayey🥺❗

    Hooyo Wxey Noqoty Da Aan shaqeyn Karin waxey Wax ka Sugeysa Waa Aniga
    ANIGA Ayaan Ayaanta ka danbeysa Waan Si Dhacya Nolosha Wayo Fursada aad Igu Yaranya aduunka Waxa aan Ka Baqaa Inaan hooyadey Aan wax uqaban wayo Anoo Nool 🥺😭 Wayo Wey Iga Xanuunsatay Lacaga Wlba Oo Aan Aruuriyo wan Awoodi lahay Innaan Hospital 🏥 geeyo😭😭 imtixaanka nolosha Tan Ugu adag wa maray
    Wll hadaad akhrisato Qoralkeyga Isoo ducey Wa Iga Codsi 😭😭🙏🙏

    • @inaabdulaaahi4040
      @inaabdulaaahi4040 ปีที่แล้ว

      Walaalo.laba rakcadood tuko.ilhyna bari 🤲😭ilhy hami kasta ood leeedahy hakuu rumeeyo

    • @asmabiryaali1140
      @asmabiryaali1140 ปีที่แล้ว

      Alle haka dulqado nolosha Haku rumeeyo

    • @martimadadaaliye2748
      @martimadadaaliye2748 ปีที่แล้ว

      Alle haka saaro wll

    • @umrhujaleh5036
      @umrhujaleh5036 ปีที่แล้ว

      Walaal talada keliya een aan ku siin lahaa waa ha tahriibin, intay hooyaddaa nooshahay. Dhibtaa haysata waxaad ugu sii daraysaa dhibtaa kale ee tahriibka ah.
      Noloshuna way iska adagtahay keligaana ha moodin waxa jira kumanaan dhalinyaro ah oo kula wadaaga xaaladaa qarracanka iyo quusta ah.
      Maalmo maanta dhaama ayaan kuu rajeeyay walaal.

  • @ahmedhazzan673
    @ahmedhazzan673 2 ปีที่แล้ว +2

    1:40Am haben sabtiya 26-11-2022 😢 Addis Ababa 🇪🇹

  • @kadarabdi.1553
    @kadarabdi.1553 ปีที่แล้ว +2

    Walahay mar walba waxaan galaa xasuuus aan dhamaan

  • @ZakiS9
    @ZakiS9 ปีที่แล้ว +2

    Allow riyadeyda ii rumeey ragan ogahan ka reeyn lahaa😢

  • @queen___azma4030
    @queen___azma4030 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 bishii 9aaad waa habeenki igu horayzay een heestan maqlo barigaa ay soo baxday ciyaal iska ahaaa
    Lkn caawa ayaan soo boqday
    Hada ka hor ayaa wiil jecldaay wuu iga fogaaday walipa fogaansho aan kasoo nqod laheen saasay tahay kama samrin miss u😥😥😥zaid ayaan kugu xiizay
    Raxada noloshaad wadaagi lahayn😥😥😥😥😥

    • @cadnaanxusenabuukar371
      @cadnaanxusenabuukar371 4 ปีที่แล้ว

      Barigaas cayaal baan ahaa & wiil baan jeclaadey isma qabn wllo
      🤣😅🤣😀🤣😀

  • @moee53
    @moee53  11 ปีที่แล้ว +24

    Asxaabay heestan ma u qalantaa 100 likes?...haa haday tahay let us do it.

  • @sihaamjano6968
    @sihaamjano6968 ปีที่แล้ว +2

    Hadad riyo yahay runobi lahayd🇺🇸🛩🌍😭
    31/12/2022............2023🤗

  • @samiiraabdikariin7703
    @samiiraabdikariin7703 9 หลายเดือนก่อน +1

    Still my favorite weeyaan 2024😭❤️‍🔥

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed bakal ciro 2013 ayan barta ila hadane 2023 wan tagera wlhi❤

  • @SabaaxAhmeth
    @SabaaxAhmeth 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sanadku waa 29/8/2024 sacaduna 7:04 hbnimo hbn jimce sogalyo xili roob da ayo rajo iyo riyona wan leyahy ilahy ana qalbigayga iyo quubteyda dalcanaya o arka insha allaah xilign xiligeda waxn rajeynaya farxad iyo hamigagayga oo rumaba😢😢😢😢😢

  • @rahmagasle4175
    @rahmagasle4175 5 ปีที่แล้ว +1

    Alloow riyadeeydeena noo rumee
    Aameen Aamiin

  • @KhadarcilmiKhadarcilmi-t7p
    @KhadarcilmiKhadarcilmi-t7p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hapeen ka mirqan ka aduun 17/7/024: 5:45mp subax nimo aniyo zxpky mohamed ❤

  • @farxaanabdi3522
    @farxaanabdi3522 3 ปีที่แล้ว +7

    DhamAn dadka heesta ine macan tahay iyo fananka codkisa wala qirey
    Lkm wili lama xusin
    Abwaanki allifey
    Weedhsame allh xafido

    • @marshal1542
      @marshal1542 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wll

  • @GudoomiyahaShacabka
    @GudoomiyahaShacabka 2 หลายเดือนก่อน +1

    𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 7/9/2024
    𝗛𝗮𝗯𝗲𝗻 𝗔𝘅𝗮𝗱 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆𝘀𝗼
    11:45 𝗣𝗺
    𝗿𝗮𝗴𝗮𝗮𝗻 𝗼𝗴𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗶𝗹𝗮 𝘁𝗮𝗿𝘁𝗮𝗺𝗮𝘆𝗮 𝗸𝗮𝗿𝗲𝘆𝗻 𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗹𝗹𝗵𝗶 𝗯𝗮𝗹𝘀𝗲 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮𝗮 𝗶𝗹𝗮 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆𝗮 😭💔

  • @SalmaanMuhumad-fm2jn
    @SalmaanMuhumad-fm2jn ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdu waa 22/8/2023/ cawa waa habeen arbacaa haday ii rumawdo rajdaan leeyahay wlee waan kusoo laaban hadaanan dhiman

  • @dhiblaaweMD
    @dhiblaaweMD 6 ปีที่แล้ว +20

    hadad riyo yahay rumobi lahayd dhibta i haysataan ka raysan lahaa 😢😢😢alaw riyada no ruumee adan ku baryay naa 2018 jume 22 kadii

  • @ApdiqaniawilMohamed
    @ApdiqaniawilMohamed หลายเดือนก่อน +1

    Anigu wan isku dayaya riyadeyda inan ka rumeeyo lkn wakhtiga ihaya aya dib iidhigaya iyo durufo jira awgod Lkn maanta aya tahy Dateku yahay 12 /10/2024 malin khamiisa timekuna yahay 4:03wan go ansadey
    fikirkeyga inan ka dhabeeyo Inshalh💔🙌🏻
    malaha rucubyahy dabayshu ruxda nasiib raagayba kuso ridaye hadad riyayhay rumoobi lhayd dhibtii rabita iraci lahayd ragan ogahan karayni laha😢 😨

  • @amiiraahmed5253
    @amiiraahmed5253 ปีที่แล้ว +1

    Tue 23 May 2023 malintee riyadeeda rumoodo I.Allah kusoolaban meshan🌐

  • @rabiicdiaby7095
    @rabiicdiaby7095 7 ปีที่แล้ว +31

    Hadan dhageysanyaa 20/11/2017 12:30 hapenimo inta iga danpeyso likkta itusa

    • @abdiboy9205
      @abdiboy9205 7 ปีที่แล้ว +1

      Rabiic Diaby aniga hada si fcn u dhageysanaya sxb waa 11:04 daqiqo habenimo sabti so galeyso 9/12/2017

    • @rabiicdiaby7095
      @rabiicdiaby7095 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Bwoy wooooow zxp wn ku hystaaa heskan lkn xged jgtaa👍👍👍👍

    • @abdiboy9205
      @abdiboy9205 7 ปีที่แล้ว

      Rabiic Diaby sxb germany ayan joga isku dookh baynu nahay

    • @rabiicdiaby7095
      @rabiicdiaby7095 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Bwoy Anigapa wn jogaa pqorkygiiii frankfurt mgalade jgta adi nspw

    • @cabdulahiaxmedmaxamud4084
      @cabdulahiaxmedmaxamud4084 3 ปีที่แล้ว

      2020

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 11 หลายเดือนก่อน +2

    Still wa dhagysanayaa 31/December 2023 habendanbe +2024 i.a

  • @zahrahagi1155
    @zahrahagi1155 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 walibo siqiiro leh udaawanayaa waxaan rajeynaa markeey iirumowdo riyadan leyahay dhwaan wankusoo laban dona cluip kaan ............................. RIYADEYDAAN MARUUN II RUMOOW

  • @zaammohamed8743
    @zaammohamed8743 11 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi heestan dhagaysigeeda kama daalo markay soo baxday ilaaa hada masha allah ereyo iyo cod aaad u macaaan
    Mohamed ciro codkaaga caadi maaha aaad ayaan u jecelahay ur the best♥♥

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad Riyo yaheey Rumoowi Laheyd October 2021 20:43 Uk Time 👍

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad ritayahay rumobi lahayd

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 ปีที่แล้ว +21

    fanaaniinta dhulka hooyo jooka kaar ahaan hoykii fanka ee somaliland theyy are the best out of all the fanaaniin... waaaw wat a voice live voice aswell.

    • @hamz233
      @hamz233 10 หลายเดือนก่อน +1

      10 sano ka dib🥹

  • @NuurCabdi-ts6tu
    @NuurCabdi-ts6tu ปีที่แล้ว +3

    Qofkastaba riyl ayu leyahay qofkasta riyadisa alle haw rumeyo aniga aminta I raaciyA

  • @ffggycade688
    @ffggycade688 6 ปีที่แล้ว +14

    Yaa dhagesa 2018 heestan caadi ma ahn ee like ugu qabta

  • @daahiraxmrd6176
    @daahiraxmrd6176 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxa garanay qof waxjeclaaday 😥😥😥😥🤦‍♂️

  • @xaashixaashi2519
    @xaashixaashi2519 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan dhagaysanayaa 10/01/2024
    Aduun heestaan oo hada dhaw ah ayaa hadana 10 sano kasoo waregtay aduun waa iska ordayaa waxan u qoran hadn noolaado bal in aan mar soo booqdo

  • @IqroCabdikaafi
    @IqroCabdikaafi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan mar walbo iska dhageystaa riyadeyda ilaa hada iima rumoowin iqriino mootar 2024/8/11

  • @ShamsoQuman-xt6no
    @ShamsoQuman-xt6no ปีที่แล้ว +1

    27 June 2023 raba oge waba raysan lahaa😭

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว

    Still watching 2023

  • @Sirkhader
    @Sirkhader 2 ปีที่แล้ว +28

    still my favourite weyan 2022😭💗:(

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaad riyoyahay rumoobi lahayd
    Libtii ribbataa iraaci lahayd
    Rag'aan ogahaan ka rayn lahaa✍

  • @samdasuuban2368
    @samdasuuban2368 5 ปีที่แล้ว +6

    Runtii heestan kamadaalo😢 2019

  • @SafwanMaxamad-ef1fi
    @SafwanMaxamad-ef1fi ปีที่แล้ว +1

    2023 Jun4 ila hadda wan Jeclhy heestan

  • @Ayni88
    @Ayni88 2 ปีที่แล้ว +1

    Haddad riyo yahay rumoobi lahayd🥺🤲🏽
    Sep 2022💕
    Hope to reply this comment markay riyadaasi rumoowdo Bi’dinlaah❤️🤲🏽

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 4 หลายเดือนก่อน

    2014 iyo jacaylkii nimck 😢😢
    Like

  • @ClqaniCumar-k1m
    @ClqaniCumar-k1m 25 วันที่ผ่านมา

    Qoraalka waxaan qoraya 9/11/2024 Aloow iirumee sida quruxda badan een rajadayda u arko..😢

  • @user-ej1pm5zf3u
    @user-ej1pm5zf3u 3 หลายเดือนก่อน

    2/9/2024 insha aallh ilhy qalbivayga wXa kujira ha isoo dhaweeyo wakhtigan wakhtigiisana farxad ha igu gaarsiiyo😢😢😢

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 4 ปีที่แล้ว +2

    2020__10__2 Qufka Riyada_Kalahaa Hadal Anan Kafilaneenin Isoqortay 😭😭😭 Farxada Nolasha ina iftiinsha jeclaa

  • @suleekhacawil
    @suleekhacawil ปีที่แล้ว +2

    21-1- 2023
    Xasuus😥💔

  • @mustafekayse.1468
    @mustafekayse.1468 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan dib udhegeysanayaa mnta oo aytahay maalin salaasa ah 3/1/2024 3:08
    insha allah waxaan ilaahay ka baryayaa inuu ilaahay hamigayga ii rumeeyo , dibna aan usoo booqdo markaan hamiga iyo hiigsigayga nololeed aan ka mira dhaliyo insha allah ilove you mommy iyo umada somaliyeed ee aan ka dhashay❤🇸🇴

  • @maxamedcabdixaamud9751
    @maxamedcabdixaamud9751 4 ปีที่แล้ว +4

    2020😭😭 imisa ila dhagaysanaya

  • @biyaayo
    @biyaayo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allah one day my dream come true 10/7/2024

  • @hamdiyuusuf4447
    @hamdiyuusuf4447 2 ปีที่แล้ว

    Dadaa ogahaa kareeyn lahaa ilahayoow riyadeey I rumeey🤲😊😭 iyo qof kasto riyo leh😭🤲🤲

  • @abdirahmaanyousufabdi
    @abdirahmaanyousufabdi 10 หลายเดือนก่อน +1

    2017/8/5 maalin sabti ilaa 2024/1/22 malin isniin ah warda xasan weli sidii baan qalbiga kuugu hayaa maalina kamaad bixin waxaan weli rajaynayaa maalin uun inaan ku helo ❤😢

  • @kamaalabdulaahi1225
    @kamaalabdulaahi1225 3 ปีที่แล้ว +3

    😭😭💔qalpigaa Ii gabay waayo Gabadhaa jeclaa weey dhimtay🥺😨

  • @AbdifatahAdan-ph4yh
    @AbdifatahAdan-ph4yh หลายเดือนก่อน

    Haben jimca ah dhagaysanayaa 😭😭roda abdi xusustadu igama baa doo ifkaa farxaad kuwar ❤❤

  • @axmedzaki6881
    @axmedzaki6881 2 ปีที่แล้ว +3

    Ragan ogahan ka reynlaha still 2022/5/27