AMIRA iyo ADNA KU GOOBTAY SAXAAF 😂jafoow ( qosolka aduunka) 😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Hadaa ku cusub tahy ha iga ilaabin subscribe inaa iisaartid 🙏 hadaa video ga ka heshY like asxabtaada la share gareey waxii fikrad heysid comment igu reeb thnks😍👸

ความคิดเห็น • 467

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  4 ปีที่แล้ว +443

    Mxaa jeceshihiin inaa kusoo kordhiyo youtube ka madaama uu ramadaan soo dhow yahy love you😍❤️

    • @samiramaxamud2426
      @samiramaxamud2426 4 ปีที่แล้ว +20

      Waxaa soo sameydaa riwaayad kusaabsan ramadanka insha allh
      Oo ka hadleydaa masoomaha

    • @ifraaxmacalin5365
      @ifraaxmacalin5365 4 ปีที่แล้ว +4

      Thank you abyo wixii awoodaada ah macaaney haisdhibin😘

    • @quenalbrko3545
      @quenalbrko3545 4 ปีที่แล้ว +9

      Xappti cunto karis wyo waa Ramadan 😍

    • @Nasriina564
      @Nasriina564 4 ปีที่แล้ว +4

      Amiiray wxii karaamkaga ah maadamay Ramadan thy oon dhibku fcnayn cunto kariska hadanku odhn laa adna baanoogu filan xbti😅 salaan qaaliya dhmtiin from Hargeisa 😍

    • @munanuurmunanuur1315
      @munanuurmunanuur1315 4 ปีที่แล้ว +7

      Quraanka kariimka qolkii Eene

  • @paayalofficial6799
    @paayalofficial6799 4 ปีที่แล้ว +164

    Meel saxaaf kujiro inuu qosol kadhamaaney nin inta igu raacsan ❤❤❤❤❤ Like isara

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 4 ปีที่แล้ว +53

    Ar saxafa kulaha amira nagtan hda rixdo xtaa in ee riixmeyso ma U malleysa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bts7army4lifelistenboi50
    @bts7army4lifelistenboi50 4 ปีที่แล้ว +46

    Every girl should love herself like the way Amira loves herself m.a ❤️

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 ปีที่แล้ว +87

    Adnna saxaaf jugtaa ey kaqastay oo been been ah babdhe babdhe walaahi qofki adnna agteet fadhisto asgo lo jimciyay oo KA kacaa 😂😂😂

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 ปีที่แล้ว +23

    Mashaa allah amiira qurux ❤️❤️

    • @aaminamaxamuud5235
      @aaminamaxamuud5235 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhh amiir markan arko wan iskaqoslaa qali ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucaadmohamud5836
    @sucaadmohamud5836 4 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi saa u qoslayay wa dalay wlhi😂😂my family ❤️❤️horey u socda 🥰🥰❤️

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 4 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkk wlhi waa gasheen amiira ku lahaa 😅😅 adoo cayishay see laguu firin lahaaa wlhi daacad u qoslay noso badiya yaqey Isla jogina wa no farxad

  • @sucadhappy9716
    @sucadhappy9716 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaha keep going Adna cadey and saxaaf amira qurux 🧕🏻❤️😂

  • @xaliimacaseyr2802
    @xaliimacaseyr2802 4 ปีที่แล้ว +11

    Saxaaf wuxuu dhashtay 1985 feb maalin talaado ah😂😂

    • @quruxsancadey6096
      @quruxsancadey6096 4 ปีที่แล้ว

      caadi waaye wu uqalma 35 micno maleh inu ka yaryahy macquul 😂😂

  • @fifitheexplorer4074
    @fifitheexplorer4074 4 ปีที่แล้ว +14

    Nooo saxaaf gabdhaha cayilkooda haka hadlin ceeb waaye, niyada haka dilin, hadii xataa iida rabto haka hadlin pls, hadii kale hadhow kaligeed isla hadlee, warkaan weey ku fikiree kaligeed markee noqoto ok.

    • @lielaosman8710
      @lielaosman8710 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi beenta ma ahn aniga cato ayan ahy malinti catonimadeda wax laga shego miyarada kor taga fikir isla hdl

    • @fifitheexplorer4074
      @fifitheexplorer4074 4 ปีที่แล้ว +4

      @@lielaosman8710mashaAllaah caato nimada wadamadaan western ka aad ayaa loo jecelyahay, aad ayaa u nasiib badantahay, lkiin caato ama buurnaan ba qofka jirkiisa in wax laga sheego waa ceeb, iyo niyo jibin, mana fiicna, kaba siidaran nimanka raga gabdhaha jirkooda inee ka hadlaan waaba mamnuuc, diiniyan iyo dhaqan iyo wax garadnimada inta kuma haboono.

    • @lielaosman8710
      @lielaosman8710 4 ปีที่แล้ว +2

      @@fifitheexplorer4074 sax wye ma ficno in gbdhaha jirkoda ka hadlan nimanka

    • @xamdicadey1849
      @xamdicadey1849 4 ปีที่แล้ว +1

      @@lielaosman8710 hhhhhhhh

  • @zamzamc.kariim4353
    @zamzamc.kariim4353 4 ปีที่แล้ว +26

    Ilaahey amarkis amira wlh wa iskajeclahy wlh becous funny aatahy ❤love u abyo

  • @falxad_adam9373
    @falxad_adam9373 4 ปีที่แล้ว +2

    Qosolkaa iga dhamaadey wlhi saa u qoslayey guul wacan dhamantiin

  • @aliaibrahim723
    @aliaibrahim723 4 ปีที่แล้ว +13

    wlhi si niyad eh u taabty subscribe amiira qurux saa subscribe ta iga tuugsaty ane love kaaga tuugsana is garo he

  • @sacdiakulmie9778
    @sacdiakulmie9778 4 ปีที่แล้ว +3

    Adna iyo saxaaf gabarta waka war badiseen saas ha u galina amiira style maku gaartiine wa ogahy maseera idin haayo😂😁😁

  • @umuyahyeheydar6087
    @umuyahyeheydar6087 4 ปีที่แล้ว +9

    Saxaaf waa dhameeye shoowistinimo😂😀

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhhh Alla Cawa Qosol Badana Ma Nooli Saxaf Nd Adna Nd Amiira Keep Going

  • @maryamohussain6649
    @maryamohussain6649 4 ปีที่แล้ว +7

    Adoo madooow noqotay sidee laguu fiiriyaa amiira😂😂

    • @simoncadey4279
      @simoncadey4279 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 saxaaf caadi ma ahaan wlhi 😋😋

  • @xamdaxasan7597
    @xamdaxasan7597 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah lamanaha qarniga alle haydin dhawro amiira adina nolow wlshy keep going ayan kuleyahay🥰❤💓💕👑

  • @cabdallacabuudi5119
    @cabdallacabuudi5119 4 ปีที่แล้ว +12

    Cawa ana ugu horeye like ii pdiya🙏💝😍

  • @aaminahussein4039
    @aaminahussein4039 4 ปีที่แล้ว +5

    Frm hrgys Mnsha allh dadkygee ilhy ha idn barkeeyo mnt waad naqa qoslisee lkn saxaaf waad ku guubaten ka dhacadee

  • @khadradagan9926
    @khadradagan9926 4 ปีที่แล้ว +15

    Anigaa nasiip xumiyaaa.
    Amiiraa wnka xumahay 5 minutes ago ax waxan rapay inan malin uun noqdo first view ur yt vedio 😥😥😥

    • @sabnanour2787
      @sabnanour2787 4 ปีที่แล้ว

      23002ŕ3r3ŕ0r00ŕ300ŕŕ002000333ŕ3ŕŕ20ŕ000000000000000000000ŕ2ŕ0000000000000000000000000

  • @maxamudmaxamed7055
    @maxamudmaxamed7055 4 ปีที่แล้ว +6

    Adno wlhi qosol iga ma harin 😂😂😂

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว +6

    😂😂Keep going Family♥️🙏

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 4 ปีที่แล้ว +9

    Saxaaf wakugowaten lawadina walalo😂😂

  • @xafsodheeman4966
    @xafsodheeman4966 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah my famil qurux badan kee going 👌❤🙏

  • @fatxicuntoiyoqurxin1386
    @fatxicuntoiyoqurxin1386 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyay subscribe ilahaya daratiisa subscribe isara biliisa wllo 🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 4 ปีที่แล้ว

    Ar adnaa fani qofka ku akfadhiisto asagoo jimacsaday ayuu kasoo kacaa horay usocoda

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 4 ปีที่แล้ว +6

    13:08 Talaado 26 feb 1985 waa Lagu Soo Qabtay Saxaaf Da' Necbe Talado iyo Feb 1991 wey isku Aadan yihiin lkn 1991 kama Yeeleeno🤔🤔🤔

  • @hadiacmc8565
    @hadiacmc8565 4 ปีที่แล้ว +7

    wcs masha Allah farxadine 🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rjrjsjsjj7419
    @rjrjsjsjj7419 4 ปีที่แล้ว +5

    Maaasha Allah waa will ficn 💖💖💖💖💖💖💖🤗🤗

  • @munocabdulahi224
    @munocabdulahi224 4 ปีที่แล้ว +2

    Wwww masha allh wllhi abayo qosolka furay m.a allh ni xifdiyo 😍😍😍❤❤💯💯

  • @hafsajupiter5728
    @hafsajupiter5728 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna waa 30jir
    Saxaafna wa 35jir
    Anay dariskayga xalaasha ahaan jireen 😂 dadwayne danbe yaysan inii gaadin

  • @ifkacdeey7100
    @ifkacdeey7100 4 ปีที่แล้ว +2

    Saxaaf 2008 ayaan ku barty shibis ilaa hada mishiisa ma dhafin da da kma muqato😁

  • @maxamadbaane3416
    @maxamadbaane3416 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh qoys shidan horay usocda

  • @raxmaibraahim1072
    @raxmaibraahim1072 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo adna saxaaf amiir wan ku farxay is aad isu soo fadhiisateen farxadiino hawaaro abaayo adna

  • @seadkaabdi8630
    @seadkaabdi8630 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a walaalehey waa idin jeclahay 😊😊😊😊😍😍

  • @aarikcade1029
    @aarikcade1029 4 ปีที่แล้ว +8

    Manta Sadax Diina So Wada TimaaDeneH M.A💘❤

  • @yusramalin4389
    @yusramalin4389 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiira runtii ma ubahnid ilkahaga inaa kii ku xirtid wallahi qurux waaye masha allah ,

    • @yusramalin4389
      @yusramalin4389 4 ปีที่แล้ว

      Kuwa kore wee kaa halawi karan

    • @yusramalin4389
      @yusramalin4389 4 ปีที่แล้ว

      Laakin wee dii dhaqtarka wixi roon usii lee sheegayo

  • @fadumohassan9033
    @fadumohassan9033 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw adna iyo amiiro iyo saxaaf wa idina salaamay

  • @queenamriita5627
    @queenamriita5627 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah da adiisusheege adno iyo amiiro kudaraahee maxaa sugeysiinhee

  • @adnaahmed519
    @adnaahmed519 4 ปีที่แล้ว +1

    Islan ayeeyday ah ayeyba u eekatay adna bismilaha islan camal ayad video noqotay 🤣🤣🤣🤨🤨🤨🤔🤔🤔🙄🙄

  • @princessamal5959
    @princessamal5959 4 ปีที่แล้ว +6

    adna 32 jir saxaf 36 ku qayaase amira na 27

  • @aliyaabduqaadir8426
    @aliyaabduqaadir8426 4 ปีที่แล้ว +4

    Saxaaf dmshi wllsahee adna qalinka maxuu ugu diidooya an waa yaawiyee

  • @fatmina4432
    @fatmina4432 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh qaraabo adno 15 jir waaye 🤦‍♀️😂😂😂😅amiiroo madoow noqotey see loofiirinaa😅😂😂🤦‍♀️❤family qurux bdn👌🏼👸🏻👸🏻🤴🏻😍😘😘❤🌹🌺

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 4 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wrx wbr waaniigala qaaday jiddah idiin joogaa😀

  • @suweybachannel4832
    @suweybachannel4832 4 ปีที่แล้ว

    Plz subscribe asxabeey

  • @nasrnaxmed4544
    @nasrnaxmed4544 4 ปีที่แล้ว +3

    Amira qurux maşha Allha öğüç ve wllsh 💋💋💝😍

  • @sharmaofficial1760
    @sharmaofficial1760 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiinra inta jecel like saara

  • @sowdamuxidiin4801
    @sowdamuxidiin4801 4 ปีที่แล้ว +2

    Qosol iguma Harin cawa wlhi meeluu saxaaf ku jiro io inantaa Amiira Qosol lagama weynayo xatta Adna hddeyba isku imaadan Qosol miiran weeye😂😂🤦‍♀️

  • @iftinmaxamed4301
    @iftinmaxamed4301 4 ปีที่แล้ว +3

    Yes qofkii uguhoreyay anoqday ple like isara

  • @lifeofbahja
    @lifeofbahja 4 ปีที่แล้ว +2

    Hahahahaha qosolka aduunka 😂

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan insalamay kuligeen waad tihiin cayiloh kaftan banbadan oo ad iyo ad uwanagsan
    Markah maxamed waxan kuleyahay adanah iyo amiro
    Maxad uwaydin weydeh mahadah somalidah iyo tan rar xamarkah kufirih ineey yakhanan
    Markah idinkoh sidan ufadhiyah nosooh dubah hadad takhanin mahadah somalidah anaganah waxan idinkusacideynah midad garanwey dan ban idin shegeynah
    Markah dad badhahay adnah iyo amiro mayakhaniin mah mah dah rer xamar
    Markah maxamad wayakhanah mah mahdah oo waah wariyashiih horeh koley waah kayakhanah 2,34ilah afar mah mah wayakhanah ee nososheeg
    Wanah ina sogeynah
    Macasalamah cayilah wanagsan oonah islajirah

  • @monam7931
    @monam7931 4 ปีที่แล้ว +2

    Saxaaf dadada maxaad u didaysa. Sheeg mise in lagaa yabo ka baqee muqalkaga iyo dadad Kala waynadaan 🤣🤣🤣

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 4 ปีที่แล้ว +2

    Saxaaf wuxudhashe 26.2 1985

  • @nasteexocumar353
    @nasteexocumar353 4 ปีที่แล้ว +1

    Amira barnamijyadaan noosoo badi

  • @mulkiabdi305
    @mulkiabdi305 4 ปีที่แล้ว +4

    Miiskin taan xamilada ah maxa mel fiican ufadhisii weysan waba daashe 🤣🤣🤣

  • @hamzaabdi1013
    @hamzaabdi1013 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a walhi adban kutagera walashey channalkaga adban utagera lamanaha waligin iskuwara cadowgina alaha idinka qabto Salman amiira slan kal iyo lab iga gudom walshey qaliga

  • @saam-khalif8176
    @saam-khalif8176 3 ปีที่แล้ว

    Yaa ila arkay in saxaaaaaf macawis qabo😂😂😂😂😂

  • @mariyaxaashi4627
    @mariyaxaashi4627 4 ปีที่แล้ว

    Wlahi waa iska kiin jecelahay illahay farxad ha idinku dhameyo

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah Alle hanii Xifdiyo family💋Xilwa aad baan idiin jclhy Wlhi keep going😂😂😂qosol ma noli😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂inta ila mid ah like team Amiiro team Adno😂😂😂😂💛

  • @camaaryare4772
    @camaaryare4772 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali gacan Idin tagay

  • @sokoromahamud1015
    @sokoromahamud1015 4 ปีที่แล้ว +1

    Famly qurux bdan ilah haidin daayo amiiro qurux dhb bdanaa

  • @farxiyanura9332
    @farxiyanura9332 4 ปีที่แล้ว +5

    walhi waan qosle masha allah famil qurux badan waan iska jecelahy amiro 🥀❤❤🥀⚘♥️⚘♥️⚘♥️🌹💋⚘💋⚘💋⚘💋🌹🌹💋🌹💋🌹💋⚘💋⚘💋⚘⚘💋🌹💋🌹💋

  • @fuaadabdulle8678
    @fuaadabdulle8678 4 ปีที่แล้ว +1

    Wakusaray amiiro quruxleeeeeesy lkn magaceyga sheeg oo isosalaaan hadikale wanaqsanaa kkkkk

  • @dahabomahmud3646
    @dahabomahmud3646 4 ปีที่แล้ว +1

    saxaaf wxu dhashy ila 1980 tamadii wajigisa lga grta

  • @faadumofaadumo4978
    @faadumofaadumo4978 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiiro keen going my sister

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 4 ปีที่แล้ว

    Amiro buluga&cadanka waxey katurjumayan adna &saxaf somalinimadoda kasoo wajab? hee ayaga wey kahsobaxday

  • @xanaanqurux1274
    @xanaanqurux1274 4 ปีที่แล้ว +2

    dad adag hore usocda one love

  • @abdirahimshire3954
    @abdirahimshire3954 4 ปีที่แล้ว +1

    saxaaf waa 39 year old and adna waa 14 year old amira waa 16 year old who is younger "AMIRA"
    how is adna is 14+14_14+14=1

  • @mariachannel994
    @mariachannel994 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna kulahaa amiira xaa iisoo shiidee waa laguu jeedaa adna dhib badnaa azxpey inta Ila maqashay farta taaga

  • @zuneirahsiyad7401
    @zuneirahsiyad7401 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiiira in the guri we miss uh so much

  • @fardusahmed6366
    @fardusahmed6366 4 ปีที่แล้ว +10

    maxamed sicid dadisa hada qiyaso 33-35 inta uu dhaxysa hhh

    • @legendneymar5691
      @legendneymar5691 4 ปีที่แล้ว

      fardus ahmed intaa sheegeyso 2004 ayuu jirey lol

    • @fardusahmed6366
      @fardusahmed6366 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Ali hhh waxba lagma qaban karo hhh

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 4 ปีที่แล้ว

      @@legendneymar5691 wah pisinka50Mujira

  • @maariyahdequen
    @maariyahdequen 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh adnoh kursi kama fadhisoh wlhi bena modayey run wyy markah istagtey arkey🤣🤣

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh alha idn xfdo geep going

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk kkkkkkkkk Maxamed Siciid kulahaa kan saas so dhahay usi maxaas qabahaaye ilmo yariis caano la siinaye kulaha Amiira

  • @maxamedcali2633
    @maxamedcali2633 4 ปีที่แล้ว +1

    Arsaxaafaa kulahaa adno markaan shukansanayeey sidaad utaalay ayaan sheegaa?😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mrym2o
    @Mrym2o 4 ปีที่แล้ว +3

    Wcs dhammaan ❤❤❤💕💕💕

  • @fartunabdifitah9691
    @fartunabdifitah9691 4 ปีที่แล้ว +2

    Saxaf manta mekeup miya loso mariyay amirooy

  • @boobali1458
    @boobali1458 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 😘

  • @abdirizakmohamed6799
    @abdirizakmohamed6799 4 ปีที่แล้ว +2

    Adi markaad dhaareesid channelka maad leedahay 😂😂🤣

  • @xanaanqurux1274
    @xanaanqurux1274 4 ปีที่แล้ว +2

    Ajaaja iyo ajaajiina ahaaa

  • @jamahasangorod4886
    @jamahasangorod4886 4 ปีที่แล้ว

    Oo muxu dada oga xanaaqay wuxu wuuu u dhunty wlhy qofka dadisa qariya waaa guun 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farxsan8salim775
    @farxsan8salim775 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ay lishgay saxaf da'da 38 jiray

  • @xaliimoharaa4464
    @xaliimoharaa4464 4 ปีที่แล้ว

    Wow amiirawaan kutaageeraa wallaahi

  • @iqramoktariqramoktar2227
    @iqramoktariqramoktar2227 4 ปีที่แล้ว

    Funny vedio yadab cml soo badi 😫

  • @sahruujasiman2891
    @sahruujasiman2891 4 ปีที่แล้ว +3

    Saxaaf 30_35 ayuu jiraaa qiyaas lee waye lama kla xanaqan hdan saxay sohdl saxaf

  • @mahiigaanchannel9367
    @mahiigaanchannel9367 4 ปีที่แล้ว

    Amiira iyo adna waa isu gu tag teen rijaalkii waa laakin saxaaf waxan u shegayaa in geenyadu tahay amiira oo kale inanta haliidin waan idin slmay dhamaantiin

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣 dhulka subscribed dhac igu siiya asxaabeey 1k waxyar iiga dhiman igaarsiiya ❤❤❤❤❤👈

  • @maryanganeey5429
    @maryanganeey5429 4 ปีที่แล้ว

    Amiro ani xata ilkaha soxiranayay blan lahaa Corona imaday sii urabo le ina soo xirto

  • @mohaarday7728
    @mohaarday7728 4 ปีที่แล้ว +1

    Mncha Allh sadex shaqsi aan taageero❤😍🙏

  • @maaidomaanka1379
    @maaidomaanka1379 4 ปีที่แล้ว +3

    Saxaaf waxuu isku maleeyaa adna inuu kayaryhy aboow dhalin dhafoor kamuuqataa ladhahy marka wey iska cdhy inay adna yarthy jirka ayee kaaweentahy abow hais yareen alla kumayareen

  • @asmaqaali7739
    @asmaqaali7739 4 ปีที่แล้ว +1

    Hada yaa soo daawaday adna iyo saxaaf
    Haa .maka yeedhsiya🤣

  • @محمدعبدالقادرعمرمحمدعبدالقادرع

    Amiira abaayo su.aal aya ku waydina Maxamed saxaaf ma walaalo tihiin mise adna

    • @farhiyoaden6586
      @farhiyoaden6586 4 ปีที่แล้ว +1

      Amir iyo adna wa walalo saxafn wa adna saged ma xajiged ma ninked isd u taqanob

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan jeclaan lahaa inad ku so kordhiso filim o ah masoome inad so jishiin inshallah

  • @najmocabaas5443
    @najmocabaas5443 4 ปีที่แล้ว +1

    waaw adna iyo saxaaf so dhawaada

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 4 ปีที่แล้ว +1

    Caawa saan u qoslaayay waan suuxay

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 ปีที่แล้ว

    mashaalaah

  • @sihamabdi1855
    @sihamabdi1855 4 ปีที่แล้ว

    From adna u Ciz m.a ada aya iskugurxsatixin Allah hanidayo

  • @hibofarah3623
    @hibofarah3623 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk waxba idiima qarin maryan axmedy ayaa codsi u dhiibatan waan idii xayeysiin kulahaa🤣😜🤣🤣