Doha: Abuukar Al badri - Siyaasiyiinta waxaan maal uruursi ahayn kama shaqeeyaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 52

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waa xaqiiqo midaas mahadsanid walal abuukar albadri
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @HassanDhiigtaar
    @HassanDhiigtaar 2 หลายเดือนก่อน +7

    #Hanoolaato aad baan u bogaadinayaa barnaamijka runtii barnaamij yada aad soo gudbiso waxay dan u yihiin bulshada soomaaliyeed

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed7294 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanidiin laadiinuba ❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa,allaah
    Waa Arin loo baahan yahay talooyinkaas
    Mahadsanidiin
    Wiilasheena qaaliga ah☘️🌿☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️❤️

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant anyaale xusen cabdi ❤❤❤❤

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hanoolato sxb gormad igu casumeesa sxb barnamijkan bug somalida u Dana o xalka dalka aya haya e plz ila so xirir waxan raba ina ka so muqdo si an dadka u garsiyo fikirkeyga iyo bugeyga

    • @sahraAli-e9h
      @sahraAli-e9h 2 หลายเดือนก่อน

      manshalh xooga nala wadaag maxuu buuga ka hadlayaa teeda kale Hanoolaato waala heli karaa

  • @abdiwahidmursal6718
    @abdiwahidmursal6718 2 หลายเดือนก่อน +2

    Run badanaa dhamantod maal aruursi ayay ka shaqeeyaan

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 หลายเดือนก่อน

    Saraashiisha Askarta dhalin yarada ah waxaan ka codsanaynaa inay afgambiyaan dowlad ku sheegyadaan dalka ka jiro
    #Af gambi Dowlada
    #Kacdoonka Dalinyarada Soomaaliyeed❤🇸🇴

  • @Kadam-HA
    @Kadam-HA 2 หลายเดือนก่อน

    Abuukar waa wadani Soomaaliyeeed 🥰

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daawade adoo Alle ka Cabsanaaya, Hal Qof oo xil Haya oo Daacad u Shaqeynaya Weligaa ma aragtay?

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 หลายเดือนก่อน +1

      Midaa jiray laakiin mooryaan cidiisa ayaa lagu saliday
      Cabdiqaasim salaad

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

      @@axmedfaarax766 exactly 💯

  • @AyaanCabdirixmaan-t6k
    @AyaanCabdirixmaan-t6k 2 หลายเดือนก่อน

    DALKAAN WAA LA HAYSTAA, MADAXNA XOR MAAHA LKN INAY SHACABKA INAY U SHREGAAN BAY AHAYD

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 2 หลายเดือนก่อน

    Please shaqada ma yaqaano ninka aad wareysani la soco please

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ganacsatadda Somali ayey ahayd qof fiican soo sharaxaan lcag ku maal galiyaan hadii kale dal shisheeye ayuu lcag kasoo qaadanayaan hadhow danta dalkaas ayuu ka shaqeyn

  • @qalbinorhasan5124
    @qalbinorhasan5124 2 หลายเดือนก่อน

    ninkaan wax sax ah ayuu kahadlaya. lakin wariyahan ayaanle waa shiqsiga ugu xun wariyaasha somaliyeed

  • @axmedfaarax3045
    @axmedfaarax3045 2 หลายเดือนก่อน

    Mar kale so celi ayaanle

  • @off473
    @off473 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan hala ii weydiiyo qoftii Riimaa Ahayd

  • @abchiryou95
    @abchiryou95 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabku ha iska samraan lacagta aduunka markay ka dhamaato ayaa caalamka u talin doonaa soomaliyeey

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq weeye imaan la.an badan aya jiirta

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan_loow Xaa Muggaan immin_kadda loola yaabaa kuwa ku Qaraab_ta Shaar_ka Siyaasadda, yac_nii munaafiqiin_ta Qar_nigaan, maadaama ey_san_ba jirrin han_ti_dhoowr, Dem_bi baareyaal iyo Max_kamado ka Maddax bannaan Hey'adda Fullin_ta, oo 100% Xorr ah, oo la Xisaab_tama.
    Xal_ku waa in Shacab_ka la siiyo Fur_sad ey Shacab_ka kal_soonida kagala soo noqon karraan Xil_dhibaan ku_sheeg_yadda is_ka dhex fadhiya Golaha Sac_Bis_ka.

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa noosheegtay iney daneystayaal yihiin

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

    MUSHKILADA JIRTA WAA LAGA DHARAGSAN YAHAYE, SIDEE LOOGA BIXI KARAA??????.DASTUUR IYO DAWLAD AJAANIB KUU SOO DHISAY KU WADI
    MAAYAAN!!!!!!!!!!.

  • @ahmedmohamed-dw5fm
    @ahmedmohamed-dw5fm 2 หลายเดือนก่อน

    maanta adi hdii xil lgu dhiibo inta iyag sameeyan le sameynee meshan waxa ka mqn waa alle ka cabsi bis

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA waxaa lagu fulinayaa Barnaamij loogu talagalay in ay markasto fashil ku jirto waana barnaamijka Federaalka ah. Madaxda Somalida ah weey ogyihiin in Federaalka dhibka ugu weyn yahay SOMALIA laakin waa lagu qasbay haddii ay ka leexdaan Federaalka waxaa loogu hanjabay in lacagat laga goosanaayo. Soomaali nin Geesi ah oo ku dhici kara waa la waayay Gaalada beey ka cabsanaaya oo ugu horeeyo mareeykan, ingiriis iyo midoowga yurub.

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkani naftiisu halis ayey ku jirta. E ilaahay ha asturo o ha xafido

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 หลายเดือนก่อน

    Iska daaya dhaqtar bey aakhirka kudhameyn lacagta masaakiinta laga dhacayo.

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 หลายเดือนก่อน

    SOOMAALIYA waa meesha kaliya oo qofki aad dooratay tuugsi jira caalamka hadhowna gaari isku xira taleefoonkan dansana waa yaab !
    ■ shacanka canshuurteeda xagee la geeyaa
    ■waxbarsho lacag la 'aan maleh
    ■ciidan waa dhibsataysan yihiin
    ■caafimaad freema jiro .
    ■meel dhiiga lagu kaydiyo ma leh .

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 2 หลายเดือนก่อน

    Shacab aan canshur baxineen
    Wa gaari shidaal la.aan aha
    Oo ka xee lagu dhahay
    Se u ka xeesaa
    Dariska so bari
    Dariskiina wa kaa laguha ka sii banjarinaayo asagoo gacmo somaliyeed adeegsanaayo kuna banjarinaayo

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 หลายเดือนก่อน

    Dadka hawiyahad wareysataa

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 2 หลายเดือนก่อน

    Habar fadhidaa lagdan la fudud
    Abuukar waxa is lahaa wa nin og waxa ku jira caloosha dowladda marka la dhex gallo

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 2 หลายเดือนก่อน

    Shacab xun madax xun ayay helaan diinteena ayaa noo sheegtay, shacab ku rabbi ha u noqdo.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidu sharci iyo nidaam mayaqaanaan

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 หลายเดือนก่อน

    Walaweyn dadka dawladnimo, sharci iyo cadaalad ka sugaayo, waa dad lunsan walaahay!

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dhab hadalkaasi uu sheeygay lkn farmaajo kuwa maanta villa soomaalia jooga iyo kuwii ka horeeyay ayuu aad iyo aad ugu fiicnaa taasi waa dhab

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 หลายเดือนก่อน

    Mdxda somalida 100&99 tuugo

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 หลายเดือนก่อน

    Xalane ayaa dalka horumar udiidan dalkaan shisheeye ayaa ku dhagan iyo kuwo ushaqeeya ilaa laga raro dalka xal lama helaayo

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle qabyaaladiiste taariikhda been ka sheega bad tayay

  • @ahmedabdi5790
    @ahmedabdi5790 หลายเดือนก่อน

    Abukar Al Badri waa qabiir waddanka wax badan joogey io gunta hoose ee xaaladda Soomaaliya ka warqaba

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u หลายเดือนก่อน

    Ayaanle anigu waxaan ku talin lahaa hadaan aan loo soo noqon kitaab ka alle oon tas tuur laga dhigan oon la is ku dhaqin weligeen tihiin leen ku jireenaa weli gaaba calmaani iyo sheekh ku sheeg towlad u rarar wa reeso tiihan lee lagu jiri ha su gin in laga baxo

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE 2 หลายเดือนก่อน

    Idaacada bar_kulan iyo sheekadii ukunta ninki so gaaray ayaa yaqaan abukar badri.

  • @keykey2594
    @keykey2594 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan la waraysanayo ma Hawiya?

  • @TheDayib
    @TheDayib 2 หลายเดือนก่อน

    Hanolaato Wad micna beshay maxu yahay maxad ukentay warkisa ninkan warka usan kuhadlaiyo

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 2 หลายเดือนก่อน +1

    Weriyahan waa weriyaha uqaabilsan UNka somaliya xaqiiqda jira ayuu ka hadlay. Isagoo UNka weyihii uqabilsanaa ah inuu xaqiiqda sidaa u og yahay

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaan_loow Xaa loo sii Diyaar_saday Dagaal_ka sokeeye ee uu dibb u Abbaabulaayo XSHM, oo Hiil_Weey_ne ku diyaar_saday Ciidamo 90% ah Abigail, weliba uu Gacan_ta u geliyey Hub_kii ummadda.
    Su'aashuse waxeey tahay :
    Sam_balool_she ma wuxuu noqon doonaa Cammiil_ka Dictator_ka Cusub ?.

  • @deqanur5799
    @deqanur5799 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale wee shaqeeyaan