Shukri Ladan | Bilicda | Official Music Video 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Shukri Ladan
    Heesta : Bilicda
    Erayadii & Laxanka : Ibraahim Jaamac
    Music : Bulshaawi
    Camera : Waqal
    Editing : Nuuradiin Dugsiiye
    Production : Afro.Waqal & Furinle
  • เพลง

ความคิดเห็น • 163

  • @abokorismail8280
    @abokorismail8280 4 ปีที่แล้ว +7

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Music 95%
    Style 100% sidi qof wayn
    Camera &editing 100%
    Good jop zhp waqaL

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      Abokor sxb bilaa caleyk subscribe iigu qabi channelka ugaas

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +16

    Bilicda Hargeys💥 🥰lagama sheken karo ❤
    Waqal WStudio 👏
    Go forward brother 💖

    • @maftuuxbogsiiye8419
      @maftuuxbogsiiye8419 4 ปีที่แล้ว

      Wllo wlhy janan.kastoo runtii aan dawado wad ila dawata kolay aqoon.isuma lihin.kolay ana qolada fankuunban kujira maheeso laakin dadku abwaan bay iyidhahdaan kolay halkani meel hadal layska yidhaahdo maahee adoo mahadasan hadad awoodo labarkaaga iigu soodir wanad mahad santahay wllo qali shukaran

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว

      @@maftuuxbogsiiye8419 hhhhh inan baad ledahy lanbarkaaga halkan CID walba arkyso iigusoo dir bisinka

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว +5

    Hargaysa cadey quruxdeeda m.allah 💚💭❤

  • @abdiqaniqumane
    @abdiqaniqumane 4 ปีที่แล้ว +20

    Fadlan inta taageer ta fanaanadan codkeeda Like isaar

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว +1

      Qumane wllo subscribe ii saar

    • @abdiqaniqumane
      @abdiqaniqumane 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haarinaarilyrics6817 Haye mataan igu halee

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      Abayi quman bilaa caleyk iigu qabo subscribe ta channelka indr

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haarinaarilyrics6817 sxb kuu saaree adna iigu qabo subscribe ta ugaas

    • @abdiqaniqumane
      @abdiqaniqumane 4 ปีที่แล้ว

      @@HawdOfficialmedia Haye TH-cam kaaga maala aqoonsanyhaya mataan

  • @ayaandegen9383
    @ayaandegen9383 4 ปีที่แล้ว +31

    Bilicda hargeysa inta ka heshay Plz like 🤗😘🙏

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว

      Ayaan wllzhay subscribe ii saar

    • @abokorismail8280
      @abokorismail8280 4 ปีที่แล้ว

      Maaha wll casidme

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saarey abayo ayan adna subscribe ta iigu qabo channelka indr

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว

      @@HawdOfficialmedia hye bro

    • @moh2232
      @moh2232 4 ปีที่แล้ว

      Ti ku Tidhi wa HargaYza Peen paY ku sheektaY😊

  • @Tiigsade957
    @Tiigsade957 4 ปีที่แล้ว +6

    Waqal Keep Going Runtii Horumar Wacan Ayaan Ku Leeyahay ❤

    • @abdihunoofficial3777
      @abdihunoofficial3777 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed AK isooboqo sxb

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      @@abdihunoofficial3777 abdi kusoo qabte adna iigu qabo subscribe ta ugaas

  • @cabdicasiis2903
    @cabdicasiis2903 4 ปีที่แล้ว +14

    Inta comment aregto cafimad urajena like isaara asxpt

  • @saynabhirsi63
    @saynabhirsi63 4 ปีที่แล้ว

    Waa hees iyo badh shukri cabdi cumar shukri ladan ♥️♥️💚♥️♥️🌹

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 4 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi maaha
    Heesta iyo codkuba waa iga gadan yihiin👌👌👌👌
    Hadaad ilamid tahay igu qabo 👍👍👍

  • @motv4118
    @motv4118 4 ปีที่แล้ว +1

    Khader Waqal afro furinle media industry waaa la yaabay 2020

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      Sxb bilaaa caleyk SUBSCRIBE ta iigu qabo channelka ugaas

  • @muhanadmahad2898
    @muhanadmahad2898 4 ปีที่แล้ว +11

    Inta nabiga jecel like isar 😥

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah Gabdhan Cod macanaa
    Fanku dadkan Buu u baahanyahay Uma baahna
    Faladagan iyo balbaraalka wixii la mida
    Like ii Sara inta Gabdhaan codkeeda ku haysata

  • @steezymedia6360
    @steezymedia6360 4 ปีที่แล้ว +16

    Intii nabi mohameth jecel Like iyo comment

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe ii saar bro

    • @nayruuzfilms2022
      @nayruuzfilms2022 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haarinaarilyrics6817 kusary adne isaar abowe

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nayruuzfilms2022 hye ziz

    • @steezymedia6360
      @steezymedia6360 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haarinaarilyrics6817 Done wloh
      ADNAH Subscribe Like Comment share Ii saar

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb kuu saaree adna iigu qabo subscribe ta channelka ugaas

  • @milgo7357
    @milgo7357 4 ปีที่แล้ว +3

    Hargeisa masha allh😍❤

  • @nuuradiindugsiiye6442
    @nuuradiindugsiiye6442 4 ปีที่แล้ว +3

    Waqal channelka umada love isaar waqalaw❤

  • @Awke-koke123
    @Awke-koke123 4 ปีที่แล้ว +11

    REER HARGAISA LIKE TU WAA XAGIINA

  • @JaabirSalsal
    @JaabirSalsal 4 ปีที่แล้ว +3

    MACALIMIINTA KHADAR WAQAL | MUSTAFE SALEEBAN
    | NUURADIIN DUGSIIYE HORAY USOCDA

  • @abdirahimsuleiman2663
    @abdirahimsuleiman2663 4 ปีที่แล้ว +4

    Waqal Stedio fanaanow Waqal hees noo soo gali hadii kle daawan mweynoo waxan waqal ahayn 😍

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      Cabdrixin sxb bilaa caleyk subscribe iigu channelka ugaas

    • @abdirahimsuleiman2663
      @abdirahimsuleiman2663 4 ปีที่แล้ว

      @@HawdOfficialmedia haddan ku sara lacag iguma so qoreyso mahdanid

  • @shabanmohamed10
    @shabanmohamed10 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanshlah dumo😍😍 waa la yaabay qaali

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 ปีที่แล้ว

    Idho libiqsiga laaga dhaadheer iiga laacee

  • @macab6141
    @macab6141 4 ปีที่แล้ว

    Hees laakiin fariid quruxleey is asturtay. Walasha somaliyeed❤❤❤

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 4 ปีที่แล้ว +2

    jecylkaba maxey baray💘
    sonigan bad wen galy❤
    like ila gaadh ✌intu cishqi badwen ku darary

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 4 ปีที่แล้ว +3

    Waqalka

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      Yones sxb SUBSCRIBE iigu qabo channelka ugaas

    • @yonezcrown
      @yonezcrown 4 ปีที่แล้ว

      @@HawdOfficialmedia hy e

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 4 ปีที่แล้ว

    Welcome gabadhii bilawday silsiladii waxaan guule kuu qorin shukri ladan.

  • @ahmediology
    @ahmediology 4 ปีที่แล้ว

    waa nimankan waqal waa tageen wllhi caadi ma ahan❤❤❤❤❤

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaalayal video cusub ban so galiye iso booqda ilhy dartii si walalnima

  • @MustafaActive
    @MustafaActive 4 ปีที่แล้ว +18

    Gobolkii raga ismuji 😁
    👇🏾

    • @footballpes296
      @footballpes296 4 ปีที่แล้ว

      Ma gobol cusubba 😁😂

    • @MustafaActive
      @MustafaActive 4 ปีที่แล้ว +1

      @@footballpes296 ma ogid miyaa

    • @abdiqaniqadar4095
      @abdiqaniqadar4095 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤🙏

    • @amorevalogs
      @amorevalogs 4 ปีที่แล้ว

      Anuu Gopalka hablaha u aqaan🤡

    • @MustafaActive
      @MustafaActive 4 ปีที่แล้ว

      @@amorevalogs adiga oo nin rag ah yaan lagugu dhex aroosin 💯

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 4 ปีที่แล้ว

    Markaan dhageysto gabadhan heesteedan wxn dareemaa dareen jaceyl oo markaas igu dhasha
    Codkeeda ayaa Cajiiba Qofta

  • @seynisaliomar3600
    @seynisaliomar3600 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw Duubista Inaba Caadi ma aha Fanaanad Qurux Badan Cod Macan Jawi Dagan wax walbo wee Saxyihiin Wwwwww

  • @simmubarikmubarik8100
    @simmubarikmubarik8100 4 ปีที่แล้ว

    Waa gabadh nin weyn maxa jacaylkaba ku barey huuno Ka bax badweynta Waa lagu raftaa

  • @xamaas665
    @xamaas665 4 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaal kala kacsan iyo fanaanad codleh iyo farsamadii #waqal-studeo idin taagera hore usocda

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 ปีที่แล้ว +1

    MacquuL maaHa HrGayzA miyaa zidAn izku badazHay AniGa oo kazii maqAn kALiyA HaL San0 😓 ALLa mxAn kuu xiizAy
    #HrGyzA CdeyEy 💚💭❤

  • @iqramohamud6479
    @iqramohamud6479 4 ปีที่แล้ว

    Wuuuuuw waa balbalaarka xagay ka timiyeeey

  • @zamzamjamac7695
    @zamzamjamac7695 4 ปีที่แล้ว

    WoooooW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹

  • @araweloahmed4530
    @araweloahmed4530 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan wejigeeda kii xaliimo gobaad ayuu uso eeg yahay

  • @abdifandhaalt.onlinelangua4604
    @abdifandhaalt.onlinelangua4604 4 ปีที่แล้ว

    Nice song and picture

  • @shaakirofficialchannel5370
    @shaakirofficialchannel5370 4 ปีที่แล้ว +6

    Meeshu ma HargyzaH IGA JahiL bixiYaH si bila Laydhaa 😂

  • @alibaba8340
    @alibaba8340 4 ปีที่แล้ว

    Waqal maalmahan shaqo badan ayad wadaan horusocod wcn

  • @malikabertan7480
    @malikabertan7480 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ka baqa meeshu hargeisa maahee hargaysi ma intaanu maqnayn bay istanbul noqotay naga daaya cayaarta 😂😂🤪

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 4 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studeo waad na shaafiseen❤✔

  • @duniaabdi1360
    @duniaabdi1360 4 ปีที่แล้ว +1

    Intiii walidka jcl like ha isaaran 👍

  • @shaaficiabokor4449
    @shaaficiabokor4449 4 ปีที่แล้ว

    Woow hargaysa cadey

  • @jamilajamac2341
    @jamilajamac2341 4 ปีที่แล้ว +5

    Hayla dhafin inanan lagula dhafin Like💚💭❤

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว +1

      Jamila wllzhay subscribe ii saar wx

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว +1

      Jamiila abayo SUBSCRIBE ta iigu qabo bilaa caleyk channelka

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 4 ปีที่แล้ว

    I think halkani maaha hargeisa
    Weligy waan taagnaaye mxan goobahn u arki waayy 😳😳

  • @khadarsomali609
    @khadarsomali609 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco wllzhy

  • @zirmaxmedhaaji6053
    @zirmaxmedhaaji6053 4 ปีที่แล้ว

    Cajiib top

  • @thegr8tahmed
    @thegr8tahmed 4 ปีที่แล้ว

    Nɪᴄᴇ sᴏᴜɴᴅ 🖤

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 ปีที่แล้ว

    Jcylkaba Maxaa ibaray

  • @abdihakinhussein7205
    @abdihakinhussein7205 4 ปีที่แล้ว

    Shukri maxaanu wada noolayn ind go forward.

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 4 ปีที่แล้ว

    Wooooooow🙏❤️❤️🙏👍

  • @mohamedibrahim780
    @mohamedibrahim780 4 ปีที่แล้ว

    Daadx BABY

  • @prlloveu3202
    @prlloveu3202 4 ปีที่แล้ว +1

    Lkn inantu waa reer burco

  • @saadaqsaney1345
    @saadaqsaney1345 4 ปีที่แล้ว +3

    Like isaar somali maxamed🤟

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว +1

      Saadiq kuu saaree sxb iigu qabo subscribe ta channelka ugaas

    • @saadaqsaney1345
      @saadaqsaney1345 4 ปีที่แล้ว

      Tnx sxp kusaaray ❤

  • @zalmaanegas6231
    @zalmaanegas6231 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii Ug HoreYey Pna NoqdaY

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

      Ana kaso horeyay😁❤

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  4 ปีที่แล้ว

      maxamuud ibrahim first thnks bro

  • @abdirahimsuleiman2663
    @abdirahimsuleiman2663 4 ปีที่แล้ว

    31 views ku soo gaadhay shugri ladan Heestii igu horeyste aan ka dhageystoH

  • @queenlovelychannel6823
    @queenlovelychannel6823 4 ปีที่แล้ว

    Gobad bee uektahy wah

  • @qadanmohamed2419
    @qadanmohamed2419 4 ปีที่แล้ว +7

    Tolow xaliimo gobad maxay isku yin way isku eeg yihiine 🤔🤔🤔

  • @MohamedAli-jb3eh
    @MohamedAli-jb3eh 4 ปีที่แล้ว +1

    Naag groob ah oo caato ah waaba wayey 😂😂🤔✌️balbalaarka wasac

  • @aboychannel8618
    @aboychannel8618 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta ila arkata inay gabadhani timaha gashatay

  • @lixlexaragn8759
    @lixlexaragn8759 4 ปีที่แล้ว +4

    WaQal Zndka Wxpa lagama Qapan karø wlhie😅

  • @haboonshire5219
    @haboonshire5219 4 ปีที่แล้ว

    Quruxley weye lkn xoga hilbka dhin wllo

  • @Jaaburi
    @Jaaburi 4 ปีที่แล้ว

    XOGO MUHIIM AH
    SPIDER MAN | YAA SAMEEYEY FILIMKAN
    th-cam.com/video/P161kfqtrnI/w-d-xo.html
    YUHUUDA SHACBIGII ALLE
    ●DAGAYSO OO KU DHAQAN
    FAGAARA KA HADALKA
    th-cam.com/video/iPR7sglvwSw/w-d-xo.html
    KU GUULAYSO HAMIGAAGA GANACSI
    th-cam.com/video/zciA7sq0VEQ/w-d-xo.html
    ● MAANSOOYIN
    MAANSO QISO DHABA XANBAARSAN
    th-cam.com/video/DM_uIcz7fcY/w-d-xo.html
    HAMIGA MAANSO DHEERI-GELIN AH
    th-cam.com/video/GIYst-veqXA/w-d-xo.html

  • @istareehofficial5092
    @istareehofficial5092 4 ปีที่แล้ว

    xaliimo gobaad inay u egtahay ayaa ila arkay dadoow

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว

    Hi SHUKRI PLAY FOR COMMERCIAL ILOVE YOU

  • @sirhamsikofficial676
    @sirhamsikofficial676 4 ปีที่แล้ว +1

    Liketa Heee Ha ila dhafin Ileen Zhpkaa aheee🙈🙈

  • @biggiesomalia6784
    @biggiesomalia6784 4 ปีที่แล้ว

    Qoftan codka adunka

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤😘🎤

  • @hassanburalehassan4379
    @hassanburalehassan4379 4 ปีที่แล้ว

    #Waqal Sxb Baryahan Harbraha Daalay Ayad Iimaanka Nagaga Qaaday See Camal Aboowe

  • @najahmohamed4778
    @najahmohamed4778 4 ปีที่แล้ว

    Codka iyo wajigaba waxay uga eegtay Tufaax darajo

  • @fathiyaahmad8740
    @fathiyaahmad8740 4 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 4 ปีที่แล้ว

    Tufaax daraja ucod ekaa

  • @iqroxasan4475
    @iqroxasan4475 4 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @iqrafarhan1108
    @iqrafarhan1108 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @alibaba8340
    @alibaba8340 4 ปีที่แล้ว

    Asxaapta qliga ah war yar ayaa iga dhiman 1000 subscribe inta hadhay wa dhankiina

  • @dhemanmahamed9660
    @dhemanmahamed9660 4 ปีที่แล้ว

    💯🔥👌👍🌍👏

  • @ananzee638
    @ananzee638 4 ปีที่แล้ว

    Ku baro qaab fudud Englishka nagu so biir channelkena ino sar subscribe mahadsanid

    • @HawdOfficialmedia
      @HawdOfficialmedia 4 ปีที่แล้ว

      Aqoon kororsi sxb bilaaa caleyk subscribe ta iigu qabo channelka ugaas

  • @altalyrics1196
    @altalyrics1196 4 ปีที่แล้ว

    Walaal coomentigega hadaa aqrisid subscribe iidheh channelka

  • @hassankaafilyrics8229
    @hassankaafilyrics8229 4 ปีที่แล้ว +1

    Hami Ayaan Leeyahy hdad subscribe igù caawisaan Qeyb Kamid ah Hamigeyga Weey iii Rumoobi
    Idinkuna wax yaabo idin xiiso galiya waad iga heli Doontaan isoo Booqda fadlan👈👈👈👈🤙

    • @abdihunoofficial3777
      @abdihunoofficial3777 4 ปีที่แล้ว

      Hassan kaafi isooboqo sxb anigaa kugucaawinayee anigana aad igucaawiside👍👍

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว

      Hassan wlllo subscribe ii saar

    • @hassankaafilyrics8229
      @hassankaafilyrics8229 4 ปีที่แล้ว

      @@abdihunoofficial3777 wnku booqdy sbscribe wnku dhhy bro adne igu cwi

    • @hassankaafilyrics8229
      @hassankaafilyrics8229 4 ปีที่แล้ว

      @@haarinaarilyrics6817 wnku saary adne saar wll

  • @barwaaqoqalanjo4802
    @barwaaqoqalanjo4802 4 ปีที่แล้ว

    Naa shugri gaaboy cod meesha kuma haiisde iska Amuus🤣🤣🤣🤣

  • @ciiltirefilmsandvlogs286
    @ciiltirefilmsandvlogs286 4 ปีที่แล้ว

    Wll hadaad subscribe igu caawiso Allaha kuu aqbalo, wixii qalbigaaga ku jira oo Alle ka raali yahay Allow kusii Cilmi wanaagsan, towbada nasuux ah, irzaqad wanaagsan iyo camal la aqbalo

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 4 ปีที่แล้ว

    baadwen hada waad ku jiirtaba ee iskaga baax edo od masah kuma haaysiid ee hhhhh

  • @liibaanalcadaala4335
    @liibaanalcadaala4335 4 ปีที่แล้ว

    Xalimo gobaad maxay isku yihiin lamaba kala yaqaan hhhhh

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 4 ปีที่แล้ว

    walahy wa hes shidan wan ku hysta inta igu la hysta add me on whtsap #0633097141 wana idin jeclahy walahy

  • @MohamedAli-jb3eh
    @MohamedAli-jb3eh 4 ปีที่แล้ว

    Naag groob ah oo caato ah waaba wayey 😂😂🤔✌️balbalaarka wasac