Ilayskaa kuwii shidow abaalbaan kuu hayaa Sahra Axmed Jaamac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 28

  • @munirabdiaziz4072
    @munirabdiaziz4072 3 ปีที่แล้ว +4

    Sidaad ifka ugu qurux badnayd ugu cod macaaneed laguu jeclaa Akhirana Alle naxariiztii hakugu deeqo

  • @hassanmohamad8755
    @hassanmohamad8755 2 ปีที่แล้ว +5

    ninka indheer garadka ah waxa soo socda ayuu ogaan karaa
    ilahay naxaristii jano ka waraabiyo abwaan mujaahid ibraahim gadhle
    maanta haduu nolaan lahaa wuu arki lahaa sida heesti uu malintaa u tagan tahay xaalkeedu ee umadii loogu kala abtiriyay

    • @arafatsahardid1870
      @arafatsahardid1870 2 ปีที่แล้ว

      Waaa Murugo. Wallaahi... Sida loogu kala abtiriyay...iyo Been iyo Indho la aaan ba ka dambaysay....

  • @hanaali1380
    @hanaali1380 ปีที่แล้ว +6

    Aniga oo yar Ayaan goljano kasoo orday Aniga ciyaalkii xafadahayaga oon kheyriyada nimid maalinta dadka Meesha buuxay ayaa iga qarinyay inaan arko kolba laba qof dhexdood baan ka soo ciidhsanayay sidaan u arko Sahra Ahmed AUN

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 ปีที่แล้ว +9

    Qabiilbaan la aasayaa
    Dulmaa iil lagu wadaa
    Dhirtii ubaxbaa ka baxay
    Xaqbaa la aloosayaa
    Aagaanka waxaan u culay
    Ibaha maandeeq ku yaal
    Irmaanaatay hashii gudhnayd
    Ayaankaybaa igu simaye
    Ubadka way deeqaysaa
    Hadaan loo kala abtirin
    Ilayska kuwii shidoow
    Abaalbaan kuu hayaa
    Agoonta ninkii qadshow
    Inkaarbaan kugu ogahay
    Afbaa lagu ciil baxaa
    Gacanbaa lagu aarsadaa
    Talaa oday lagu noqdaa
    Runbaa umad lagu dhaqaa
    Ushana waxa loo qabtaa
    Indhoolahaa lagu hagaa
    Ducada waa la iibsadaa
    Ruuxii anbad ahna tilmaan
    Abaar waa laga baxaa
    Amuurtu haday xaq tahay
    Ilayska kuwii shidow
    Abaalbaan kuu hayaa
    Agoonta kuwii qadshow
    Inkaarbaan kugu ogahay

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 4 ปีที่แล้ว +3

    Bal codkeedu siduu ugu Soo dhex baxayo eeg musikgaa diciifka ah allow kuu naxariiso mama sahra axmed jamac walahi waan jidhidhicooday

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 4 ปีที่แล้ว +12

    Allahu Akbar, Ereyadii Mujahidkii aan Xadka laheyn Ibrahim Sheekh Suleyman( Ibrahim Gadhleh).
    ALLAH ha idiin wada naxariisto idinka iyo Muslimkii kaleba.

  • @mukhtarmawlid137
    @mukhtarmawlid137 8 หลายเดือนก่อน +6

    Erayadi ibrahim gadhle
    Laxanki cabdinasir macalin caydiid
    Codki sahra ahmed jamac
    Alle hawnaxariisto dhamaantoodba
    💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️

  • @Ayaan-405
    @Ayaan-405 ปีที่แล้ว +2

    Allow ku naxriiso maamo sahra axmed waxaan dhagaysanyaa 18 may 2023 17:43 allow sanado badan nagu gaadhsii barwaaqo like ii saar hadaad daawnayso

  • @inamohamed6352
    @inamohamed6352 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto habo sahra axmed jaamac 😭

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle haw naxaristo sahra axmed

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow.unaxariiso.sahra axmed.jaamac
    Waxay.tidhi.sahra.axmed.waa.hargeys.hargeysina.waa.sahara.axmed.mar.la.waydiiyey.waa.tuma.sahra.axmed.
    Qalbigaaga.tabaya.ilaawi.mayno.waligayo.fanaaniintayadii.qiimaha.lahaa.hadaanunahay.reer somaliland

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend Sahra Axmed Boqorada Codka alloow kuu naxariiso❤❤❤❤

  • @dekoali2923
    @dekoali2923 4 ปีที่แล้ว +1

    Maamo sahro ilhy ha u naxaristo

  • @Amal8327
    @Amal8327 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax waan qiirooday wlhi waxaan sugayay afurka 8:51 galab khamiisa

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 4 ปีที่แล้ว +1

    Saxartire, waad mahadsan tahay camii.

  • @Ayaana241
    @Ayaana241 ปีที่แล้ว

    Allow ku naxriiso maam sahra

  • @Amal8327
    @Amal8327 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah hakuu naxariisto dad qaaliya ahaydeene

  • @RahmaAbdulahi-v5p
    @RahmaAbdulahi-v5p ปีที่แล้ว

    Allah ha naxariiso mom

  • @cabdifataxmxirsi2456
    @cabdifataxmxirsi2456 ปีที่แล้ว

    Allah haunaxariisto

  • @faraxmahamed7367
    @faraxmahamed7367 4 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭alayaraxma

  • @abdullahialiseed6236
    @abdullahialiseed6236 ปีที่แล้ว

    Midaasi waqti ayey ahaye lkn maanta joogto

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +1

    #saxartire Meeshu ma xarshin baa?

  • @yassinmohamed9468
    @yassinmohamed9468 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa wax la soo maray

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 9 หลายเดือนก่อน

    Qabiil baa.... Laakiin meesha waxa joogaa waa qabiil keliya. Cidda xuska loo sameynayo laftoodu waa reer keliya.