Barashada Luqada Germalka Casharka 2aad ee A1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Barashada Luqada Germalka
    Casharka 2 aad ee A1.
    Casharada wee socon doonaan ee nalasocda walaalayaal, waxii su’aalo ah Kommentiga inoogu reeba.
    WALAALAYAAL NAGU CAAWIYA SUBSCRIBE - LIKE IYO SHARE
    / waziirkafilms
    WAA MAHADSANTIHIIN
    I am Somali Actor, Director, Editor, Producer, Web-Designer And IT Professional.
    Please, Like and Subscribe to my channel for more video.
    I made this video for education purpose only.
    I have this passion for video editing and the idea of sharing my knowledge.
    Any feedback is appreciated.
    Liking and Comments highly appreciated.
    And if you like what i do Please Prove it, Subscribe.
    You can request a tutorial anytime.
    Thanks for visiting!
    Best regards
    WAZIIRKA FILMS
    Facebook Page | / waziirkafilms
    Facebook Profile | / wasiirkafilms
    Follow Me | / waziirkafilms
    Follow Me | / waziirkafilms
    Follow Me | / waziirkafilms

ความคิดเห็น • 56

  • @SulekhaXasancabdi
    @SulekhaXasancabdi หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @kiinciise
    @kiinciise 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DeeqoCawale123
    @DeeqoCawale123 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abowe

  • @DeeqoCawale123
    @DeeqoCawale123 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrahaybe9820
    @khadrahaybe9820 4 ปีที่แล้ว +2

    No soo badi wllo mcn Khair allaha haku siiyo😍😍😍🥰🥰

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  4 ปีที่แล้ว +1

      Waa yahay walaal cid ubaahan hada taqano u share garey

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 4 ปีที่แล้ว +2

    Casharada so badi mahdsanid♥💯

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  4 ปีที่แล้ว +1

      Waa yahay walaal subscribe iyo like lee igu dadaala hahaha

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 2 ปีที่แล้ว +2

    Wallaahi waan kahelay sidaad u sharxeyso masha Allaha

  • @sadiyahasan9279
    @sadiyahasan9279 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid noso badi jizakullah qeer

  • @hananyasin-le8pk
    @hananyasin-le8pk ปีที่แล้ว

    Danke 😊

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moali6964
    @moali6964 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin mahadsanid

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah horay usoco

  • @muuminyare753
    @muuminyare753 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaa

  • @AnasAbdiziz
    @AnasAbdiziz ปีที่แล้ว

    Danke casharka wan fahmay💯🙏💯

  • @NuurkeyAlliMohamed
    @NuurkeyAlliMohamed 7 หลายเดือนก่อน

    M a. Mcaalin aad ayan. Waxkaaga fahmay aad ayad umahadsantahay alle haku barakeeyo

  • @shaaciyeali4595
    @shaaciyeali4595 11 หลายเดือนก่อน +1

    Guten tau. Macalin. Waa. Subax wanagsan. Waaye

  • @XasanAbdi-w3b
    @XasanAbdi-w3b ปีที่แล้ว

    Vielen danke 🙏

  • @HassanAli-kh9ty
    @HassanAli-kh9ty ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @scdja
    @scdja ปีที่แล้ว

    Sehr Dank

  • @IqradaahirIqrad1010-rh3bo
    @IqradaahirIqrad1010-rh3bo ปีที่แล้ว

    Danke wasirka

  • @balqiisbalqiis7308
    @balqiisbalqiis7308 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh Macalin Thnks
    Waxa Ka Codsana Hada Awodo
    Kalmada Af German ka Dhawr jeer Ku dhawaq si Aan Ufahano Sida Ugu dhawaqeyso Micnaha 3 jeer Ku celin Sida Lo aqrinayo Thnks mclin

  • @maaruuabdiwahid9956
    @maaruuabdiwahid9956 3 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid walal intaan waan kaa bartey aawey casharka ku xiga walal

  • @XasanAbdi-w3b
    @XasanAbdi-w3b ปีที่แล้ว

    Guten tag macalin waa galab wangsan

  • @cabdullahixirsi6739
    @cabdullahixirsi6739 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp luuqda no sobadi han gal goaynin

  • @khaalidaggar9241
    @khaalidaggar9241 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Hye Lkn kalmada Ich ma lo Odhan Kara Ikh ama Ish ke sax ah?

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  4 ปีที่แล้ว +1

      Ish ta aa loo badan yhy waa caadi

  • @maaruuabdiwahid9956
    @maaruuabdiwahid9956 3 ปีที่แล้ว

    Sifiican ayaad noo fahansiisey anigu waan cusubahey waan kaga mahad celinayaa walal

  • @ahmeygolory4222
    @ahmeygolory4222 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ich sidee ugu dhawaaqdy
    Ich waxa looga dhawaqaa ish

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  17 วันที่ผ่านมา

      Waliga ha isku mashquulin walaal dhawaaqa waayo gobolba si ayaa loogu dhawaqa xooga saar barashada. ( iq dadbaa dhaha sido kale ish sido kale ik) . waa afsomali cml somalia xita maxa tiri kala nooc baa loogu dhawaaqaa waqooyi iyo koonfur 🙏

  • @maxameddaarukhayr959
    @maxameddaarukhayr959 4 ปีที่แล้ว +4

    boshaaro boshaaro waxaloogu bushaaraynayaa.umada soomaaliyeed melkastoyjooganba..inaan udiyaarinay hab.barasho.quraan.ah.oo.fudud.dal.iyo.dibadba.kala sooxidhiidh.halkan👉chat.whatsapp.com/FQutGQGM4lP3kAXRd15hTi1

  • @AdnanAli-z4p4f
    @AdnanAli-z4p4f หลายเดือนก่อน

    Danke Schöne Bruder

  • @FaisaHamud
    @FaisaHamud 5 หลายเดือนก่อน +1

    Danke shuun

  • @SamiroadenAdem
    @SamiroadenAdem ปีที่แล้ว

    Lkin ich saa u dhawaqesid meshn lukma dhawaqo ma ugi xakaa in sas luku dhawaqo ❤ lkin mahad sanid😊

  • @umasusuusiham2516
    @umasusuusiham2516 4 ปีที่แล้ว

    Sehr gut wa fasiraad
    Ficaan noso baadi wllkey
    Aniga wan ku saray wllkey
    Plz adigana isaar Thank you

  • @NadiaFarah-oq7sb
    @NadiaFarah-oq7sb 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wazirka wankusalamay hada ayaan kuso argay janalkaga 👍🥰

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  4 ปีที่แล้ว

      Waa yahay walaal, videoga u share gareey hadey jirto cid u baahan

  • @sharafali9598
    @sharafali9598 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllkey waan cusahay waana saaray kuli

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  4 ปีที่แล้ว

      Fikirkaan adaa igu dhaliyay inta igala soco Whatsapp kana waa iskala soconeyna

  • @walalek3767
    @walalek3767 ปีที่แล้ว

    100 garsii xisabta raba

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin hadu yahay qofka wie heißt sie i dhaha asna und sie miyan dhaha I fahansi bal😅

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  4 ปีที่แล้ว +1

      Maya waa wie heißen Sie? Mahan heißt lol heißt waxa isticmaleysa qof ixtiram kaa mudneyn waa wie heißt du?

    • @WAZIIRKAFILMS
      @WAZIIRKAFILMS  4 ปีที่แล้ว +1

      hadii qofka su aasha du ku weydiyo adina und du? Dheh hadu mida sie kuweydiyo und Sie? Dheh

    • @7kimhagu
      @7kimhagu 4 ปีที่แล้ว

      @@WAZIIRKAFILMS wan fahmay taas balse hadu nin yahay uu Sie igu weydiyo ma und Sie baan oranaya ayan ku dhaahy?

  • @muuminyare753
    @muuminyare753 4 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe wanhelay mahad sanid

  • @dhacdooyinkaqaar7249
    @dhacdooyinkaqaar7249 2 หลายเดือนก่อน

    Danke wasiirka

  • @barwaaqohusen5755
    @barwaaqohusen5755 ปีที่แล้ว

    Mansh Alaah