Wlhi waan ku warer sana nominative iyo Akkusativ jasakalah ilahay abaalakaga jano haka dhigo wlhi manta wax badan ban ka faiday wiil ba ilkaso share gareyey oo igu yidhi wiilkasa si wacan ku fahansinaya ee dawo vedio yadiso dhan Danke Wllo 🙏
dadka omaalida ah in badan luuqada germanku way dhibtaa aad iyo aad sabtaas waxa ugu wayn ku ma bartaan luuqadooda ama aad ayey u yaryihiin macalinta somaalida ah aniga inta aan ka fahmey macalinka iyo yarkale oo somaali ah weligay kama fahmin macalimiinta aan ahayn somalida markaa bro ha u isticimaalina dhaqaale kaliya eh bal xisaabta ku darsada dadkiina ayaad caawinaysan eh war somaliyey bixiya xaqa kanaalka oo diiri galiya macalinkiina
3 sano kadib video gaga wax ka faiday and you deserved millions of subscribers jazakalah qeir wllo
Same
Vielen Dank für ihre Hilfe...
26 März ich hab B1 Prüfung...
❤❤❤❤❤❤❤
Gut
Waad mahadsantahy wll wax badan ayaa ka faaiday thank🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Wll mahadsanid
Wasiir sx pls hala saara liketa
Shukran ustaad wax badan ayaan kaa fahmay ajir iyo xasanad alle hakaa siiyo ❤
@@osmanhasan7344 aamiin walaal
Thank you 🙏
Vielen tank😊
Bro thnks
Thank you
horeyay u soco walaal
Wll mahadsanid wax badan ba ka faidnay nooso badi casharada waa u bahanahay
Mahadsanid wll waa meesha Anigu ka dhimaana
Waziirka sharaxadadu Waan ubogay runtii , qaabka qalinka afka ugilisay ,oo aad nogusharaceyso incredible 😂😂😂 guleyso
Insha allah
Masha Allah Aboowe sifcn Ayaa umacnaynayne Noowad
Masha allah waziir. Erayada inoo badi
Vielen danke
Waaa lagu baranaaa Insha Allah haga caaajisin samir Insha Allah Ani xitaa waligey ma argin TH-cam kaada hada TikTok ka so raaaacay
Masha alaah brather hore usoco waan baranaa
Wasiirka horay u soco ha isdhiwin
Mahadsanid
From TikTok ka so raacay waan kuugu xirnaan doonaaaa Insha Allah luqada germanka naga dis plz 🙏
Wan ku sarey wllo shukran
Mahadsanid wllo
Danke schön
Ugaas waxaa ka codsaneynaa anagoo badan
Arday barato germany
Verben badan oo somali ah
👏👏👏👏👏
Sadax sano kadib baan dawaday wllo waana kufaa iday wan fahmay mahadsanid wll❤
Masha Allah walll wad mahadsan.thy waxan ku odhan.laahaa samir insha Allah guul ayad gaadhi dontaa waxste marka ugu horeysa aqaabad aya lagala kuulman
Masha Allah hore usoco
Kan anuu igu fiican yahay inuu sidan wax ii fahansiiyo teacher school ma dhigtid miyaa?
Asc waxaan raban in aad samirti in lagu barto viedow shire la dhaye
Waa mahad santahay walaal keey
Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤
sobadi wll
Ha la faafiyo asxabta 👍💯
Wlhi waan ku warer sana nominative iyo Akkusativ jasakalah ilahay abaalakaga jano haka dhigo wlhi manta wax badan ban ka faiday wiil ba ilkaso share gareyey oo igu yidhi wiilkasa si wacan ku fahansinaya ee dawo vedio yadiso dhan Danke Wllo 🙏
@@JamilaJano-mr1zj adaa mudan walaal mcn 🙏
Danke abowe
Qeybo badan aa hartay bari aa soo galina
Hore usoco wll
Mahadsani
Danke
Legend sxp noso badi
Ok sxb
Wasiirka
Wll waan ku warer sanahay nominativ Akkusativ iyo Dativ
Asc
Wcs❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mahadsni abowe👍
Wall wadmahadsantahay
Mashalahai ku saaray isaar
Deutsch barashadisa noso badi wll Adigo mahadsan
Ustad anaga jogna mar walibo
Mahadsanid walaal
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Pro waad mahad san tahy keep going zxp hore usoco
Danke mine pro
M.a
Walal noso badi Video 👏
Danke schön bruder
Schön
Schuldigung ich möchte bei dir dutsch lernen darf ich das bitte kannst du mir
Malden
Wll no soo badi casharad waan kugu xeranahay
4 sanno kadib ayaan daawanayaa video 😅😊
😁😅🤣
Xagee ka dhacday bro
Sxb waa soo laabtay hada casharo wali ah na waa soo wadaa
Danke Schoen ❤
Anga Kaa badan inder
Veile danke.Mein lehrer
Vielen Dank mein Lehrer aa sax ah. Hadey naag tahay macalimad waxe waye Vielen Dank meine Lehrerin. |. Der Lehrer iyo Die Lehrerin ayeey kala yihiin mein waa ninka meine waa naagta
Aaad iyo aad umahadsansthy. 🙏🏼
❤❤
3sano kadib wanaga ka faa.idney
Cadhirkan 3 sano Ka hor ayaa la duubay muhiim ayuuna u yahay dadka luuqada Ku cusub EE ninkani wali mu wada Mise wuu iska dhaafay Yaa war Ka haya?
Waa soo laabtay hada sxb 🙏
Ha caajisin macaron aniba hadeer ku bartay cashradaadna ku xirdhhaay marka sii wad aytaan wax maad soogalin mcnlin
Sax wlhy
Noo soobadi😢
Casharo xiiso bdn ayaan soo wadaa oo dhamaan dadka ka faa idi doonaan
wa sugenaa soali
dadka omaalida ah in badan luuqada germanku way dhibtaa aad iyo aad sabtaas waxa ugu wayn ku ma bartaan luuqadooda ama aad ayey u yaryihiin macalinta somaalida ah aniga inta aan ka fahmey macalinka iyo yarkale oo somaali ah weligay kama fahmin macalimiinta aan ahayn somalida markaa bro ha u isticimaalina dhaqaale kaliya eh bal xisaabta ku darsada dadkiina ayaad caawinaysan eh war somaliyey bixiya xaqa kanaalka oo diiri galiya macalinkiina
Thank you so much walaaal. Dheero galinta waa sheey muhiim. Mudo dhow wax masoo dhagin lakin markaan waa idin soo jeestay waxii waxtar ah diyaar idinla ahay
bro tiktok iyo fb snap soo dhig waa meelaha oogu badan si dagdag ah loo arko
Waa yhy sxb
Mahadsanid
Thank you
Vielen Dank
Vielen Dank
Vielen Danke