Laasaanood: Daah-furka Buuga Abwaan Jaamac Kadiye iyo Abwaan Ahmed Saakin..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Laasaanood: Daah-furka Buuga Abwaan Jaamac Kadiye iyo Abwaan Ahmed Saakin#SUBSCRIBE

ความคิดเห็น • 41

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน +5

    MAANSHALLAA SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay hunaxariisto Adeer Jaamac Kediye

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy หลายเดือนก่อน +2

    allaha yaa raxma halyeey jamac kadiye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +4

    guul guul guul iyo gobonimo dowlada barakeysane ssc khaatumo

  • @AnabMohamed-t8m
    @AnabMohamed-t8m หลายเดือนก่อน +2

    Amiin yaa rabi amiin yaa rabi

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q หลายเดือนก่อน +2

    Adeer abwaan Jaamac kadiye Allah u naxariisto manta ino farxad cadowgii SNM idoor soomali diidka aha mesha laga saray waxba lagu xasuqay gooje cade guuuull SSc khatumo❤💪

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 หลายเดือนก่อน +2

    Maashallah GUUUUUL SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 หลายเดือนก่อน +1

    AUN Abwaan jamac janatulfurdowsa allaha ku casuumo

  • @iqraEid
    @iqraEid หลายเดือนก่อน +1

    Masha Alla ❤❤

  • @user-yd2hd9me5x
    @user-yd2hd9me5x หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allah ilahaya haidin xifdiyo guuuul iyo gobanimo ssc khatumo hambalyo tolkayga ilahaya ha u naxaristo

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER หลายเดือนก่อน +1

    Allah Ha unaxariisto Adeer Abwaan Jamac iyo intii Inaga shahiidayba, Allah Ha unaxariisto Walaalkay Abdikariim Caato Isaguna kushahiiday Halganka Allah Ha unaxariisto Janadii hanagu kulmiyo Dhamaanteen Allah ha unaxariisto Dhamaan Shuhadadii Dhamaantood ❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 หลายเดือนก่อน +2

    الله يرحمه ويغفر اليه ويجعل قبره روضه من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين 🤲

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน

    ASC Masha Allah Allhamdulilah 🤲 Allaha ween hunaxaristo Abwaan Jama Kadiiye is New Beginning for his history congratulations SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🤲💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farahismail9445
    @farahismail9445 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u naxariistee abwaanka in buug laga qoro waxaa ka horaysa in laxaqiijiyo cida dishay iyo sababta loo dilay iska hubiya oo ( وكف بالله شهيدا.)

  • @MohamedDirie-w8z
    @MohamedDirie-w8z หลายเดือนก่อน

    AUN❤

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 หลายเดือนก่อน

    Viva Harti power full

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo hambalyo maamulka ssc khaatumo iyo madaxda ssc khaatumo

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay janadii fardowso hageeyo jaamac kadiye waa laguu aaray

  • @MoSool-lc2mn
    @MoSool-lc2mn หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 หลายเดือนก่อน

    Sool waa loo soo gurmaday harti oo dhan baa kudhintay laakiin talada dhulbahantaa leh u hubsada oo Haku fududaanina ka tashada wixii yimaada oo dhan

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 หลายเดือนก่อน

    Saraakiisha marka la yidhaa waa in ciidankana la yidhaa laakin saraakiil kalya yaan la sheegin hala yidhaahdo saraakiisha iyo ciidankaba ama la yidhaa saraakiisha ciidanka iyo saraakiil xigeenka aliflayda iyo dablayda

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    ilaahayow unaxariiso abwaan jaamac kedeye halyay soomaliyed bu ahaye ilaahsyna ku anfacay reer ssc

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    SNM SIYAD BARE AKHIR U DIRTEY MAANTA SNM JABHADNA MA AH DAWLADNA MA AHAA WAA IGA WAANO SNM H SOO KICININAA

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 หลายเดือนก่อน

    Hall waa in aan noqono hall reer magaceena waa Somali dhulbahante baan ka nahay 1 people

  • @Pro-justice
    @Pro-justice หลายเดือนก่อน

    Erayada aanku xassuusto. AUN
    1. Allow yaa wixii baxay baxee baaqiga utaliya.
    2. Saddex magac ilaahay kaasiisan maaye somali baan ahay
    3. Sokor qubataan lahaa sidee loo guri karaa kuwana way sayrayaan cagahay saarsaarayaan siigay kuwalaaqayaan.

  • @MaaxNur
    @MaaxNur หลายเดือนก่อน

    Waxa loogu soo bixi waayey sida uu u dhintay ayey dadku ogyihiin ilayn ceebi ma dhamaato

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 หลายเดือนก่อน

    Waxad Tiri Ooyimeyine Wan ARSANEYINA Bakamid Ahayid

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    Dhulbantaha caqli illahey ma siin kolba cid baa ku gurta maantaa darood iyo Hassan Gurguurtey ku gurey siyad Barre 1969 1991

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 หลายเดือนก่อน

      Adiga amxaaraa kugu guurta.88 kiina kusoo midaamisay maanta dhulka kaa qaadaysa. Dhulkiisii buu sharaf ku joogaa. Majnuuniinta waxba laga waydiin maayo

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 หลายเดือนก่อน +2

      Anoo reer Awdal ah ayaa idiin garqaadaya isaaq iyo Dhulbahante…isaaq ayaa yidhi dhulbahante siyaad bare iyo sayid ayaa ku guuray !!!!!dhulbahante wuxuu yidhi isaaq amxaar iyo oromo iyo tiktee iyo abaa gadhe ayaa ku guuray!!!! Waxaan odhanlahaa Allah ayaa I abuuree ninka AMXAAR iyo lafta nagaa Gaal ahi ku guuray ayaa Goay 😂😂😂😂😂😂Borama awdal

    • @xamdiislam9551
      @xamdiislam9551 หลายเดือนก่อน

      😂😂 waa Alxamdulilaah hadaan amxaar & abaagadhe ku guurin😎😎😁 nacabku musaulaha ha jiidho 😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 หลายเดือนก่อน

    Dhulbante waa ku guulay sateen halgankii laakiin ladnaata ma xejisaan fudayadad dartii baa ku kacdaan waxna ma hubisaan waxaa idin sheegay sayidkii

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    DAWLADA SOMALI MA DHCIN 1991 DAWLADA SOMALI WXEY DHACDEY DILKII ABDI RASHIID ALLAYA RAXMAA 1969 OO LAGU DILEY LAASCANOD MAGALO HABRAN MANTA CALAN DAMER BAA SUDHAN TAWXIDKIINK WAY JEEX JEEXEEN MAXAA HABAAR SUGYAA MAGALADAA

    • @LuulAxmed-r8e
      @LuulAxmed-r8e หลายเดือนก่อน

      Cabdirashiid dhulba hate ma dilin ee inaadeernkiis ayaa diley eealle ha u naxariisto

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 หลายเดือนก่อน

    Beenta iska daaya nninkiina idinkaa iska dilee jaahilyow

  • @hayaayhaye5528
    @hayaayhaye5528 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante beentii iyo qiyaanadii baray, intee dileen oo yiraahdeen faalka qabatay ayee hadana laiska oohinooyaa
    Baharasame iyo jaamac siyaad magtiisii wey kala qaateen
    Buugan dadka masaakiinta ah Lee lagu jeedinooyaa

    • @xamdiislam9551
      @xamdiislam9551 หลายเดือนก่อน

      😡😡 Wejigaaga Alle Gub doqonoow Alle hortiisa inaad ka cadayso ayaa lagaaga fadhiyaa fariintan waykuu qorantahay ee u meel dayo caqligiina liitaa kaasa Alle idin fogee

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 หลายเดือนก่อน

    Anoo reer Awdal ah ayaa idiin garqaadaya isaaq iyo Dhulbahante…isaaq ayaa yidhi dhulbahante siyaad bare iyo sayid ayaa ku guuray !!!!!dhulbahante wuxuu yidhi isaaq amxaar iyo oromo iyo tiktee iyo abaa gadhe ayaa ku guuray!!!! Waxaan odhanlahaa Allah ayaa I abuuree ninka AMXAAR iyo lafta nagaa Gaal ahi ku guuray ayaa Goay 😂😂😂😂😂😂Borama awdal

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 หลายเดือนก่อน

    Anoo reer Awdal ah ayaa idiin garqaadaya isaaq iyo Dhulbahante…isaaq ayaa yidhi dhulbahante siyaad bare iyo sayid ayaa ku guuray !!!!!dhulbahante wuxuu yidhi isaaq amxaar iyo oromo iyo tiktee iyo abaa gadhe ayaa ku guuray!!!! Waxaan odhanlahaa Allah ayaa I abuuree ninka AMXAAR iyo lafta nagaa Gaal ahi ku guuray ayaa Goay 😂😂😂😂😂😂Borama awdal