ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Aad ayad ugu mahadsantahay wax badan o inan ogado rabay ayad ifaidesay
Maansha allah barnaamij aad u diyaarsan dalka iraaq👍✍️ 16:31
very interesting program. thank you so much we need and more like this documentary.
Mansha allaah bilaadu Fidayn
Barnaamij qiimo bdn tariikh anan ogayn ka faa,iday 🎉❤
M a allah muslimka ha mideeyo
masha allah
بلاد الرافدين عراق 🇮🇶❤❤
Mahasnida macalin ❤❤✅✅✅
Ciraaq magala tarikh leh wa ku hamiya ina tagay insha'Allah
Jazaakalaah waqtiga aad gelisay
First Macha allah
Ilbaxnimoo dhan soomaaliya ayey kasoojeeddaa kaddibna griig ayey dhaxslsiiyeen griigguna yurub ayuu dhexalsiiyey
Ciraaq weey sookabatay laakin somaliya weey sookabanladahay musiibo ayaa nagu habsatay subxanallah
Masha allh bro 🎉
Waa warbixin heersare ah 10:27
Wad ku mahad wantay bro
Warbixitan waa mid faaido badan xanbaarsan mahadssnid boowe
Waw ciraq wallhi 🎉🎉🎉 cajib😅😅😅
Itaal media guul 🎉🎉🎉
Habb Tabinta wariyaha wax loo dhigo ma laha
mshllha si wacan ayaad uu diyrisan dhamaan ducomentry-ga oo ah mid aad iyo uu qiimo badan. lkn wax ka ficaana kuwii sid aad uu dira jiratay dhinaac, marka la eegayoo dhinaaca music iyo sida yar ee aad uusoo galina jiratay aniga shakhsii ahan tahayd markan eego. eventually waad qurux badan yahay.............
Waa muqaal aad uqimo bdn ❤
Mansha allah
Kuso dhawow qalbigeyga chanelka itaal média
Turkia kasohadal
Kaso hadal dulkeyna hooyo Somalia 🇸🇴 ♥️ 😢sxp ii code please
Sxb dhibad u somarty muqalkan ilhy misnka xsnadka haluu gu daro lgnd ❤
Waxan rajayna ciraaq in dib u istagto I.n Allah ❤
Keenana haloo duciiyo wllayaal
@@Mohamed_Qadarkan wadan Hawiye &darood qribeen aygii xukunka hesta qabyladi waa wadaan
Dimishiq shaam kasoo hadal walal
😮
Sxb ma fahmin wabiga ugu weyn xaga dhirirka waa Nile halka balacana uu yahay Amazon
Labada ugu biyaha badan waaye dherar iyo ballac lagama hadale
Karbala ayaa ka wada dhigtey aawey tikriit
❤
Reer galbed ku waxay dhulkan uu laa qayan wa dhulka dunida ka aburatay weyka baqayan eeyda yurup
😂 cashaqul kurdiga naga daa ii faq taarikhda baqdaad iyo baabil
Hada iran halis kuhaysa ciraaq
Wabiga dajla iyo furaad wadamo kale muu sii maraa mase Ciraaq lee ka bilowdaa kuna dhammaadaa?
Furaat Ciraaq, Syria ilaa Turkey maraa
Beenale shiico wey dulmiyan sunniga
shiico hda leh awoda ugu badn Iiran wdnka heysto