RIWAAYADII MAXAA HARAY OO LAISKU HEYSTAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @cadnaanabdiwahid4531
    @cadnaanabdiwahid4531 9 ปีที่แล้ว +2

    wlaahi faaduma qaasin ma dhiman codkeeda waan yaabay rutnii waa faadumo codkeeda halkaan taagan yaab

  • @sheikisaac03
    @sheikisaac03 10 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu caleykum Marka hore Aniga waxaan ku Dhashey Xamar oo xudunteyda ku doogan tahey Marka labaad waxaa harey oo la isku heystaa waxii XAMARCADEY naga soo qaxiyey oo qaradaha aduunka aan ku qolqoleynu qasaaro qabow iyo qows burbur aan kala kulaney ee SOOMAALIYEE quba qabiil ee qaata QURAANKII ALE AAMIIN.

  • @khadijajames4100
    @khadijajames4100 10 ปีที่แล้ว

    Faduma kassims daughter sounds just like her mashallah

  • @zusananurdin3849
    @zusananurdin3849 7 ปีที่แล้ว

    My Bloody Banadiri Ha Noolato😍

  • @emranjeilani9924
    @emranjeilani9924 10 ปีที่แล้ว +3

    banaadiri guul

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 8 ปีที่แล้ว

    halaa sabaaro xaqaa waaa soo dahiiray ishallah

    • @iseise8634
      @iseise8634 6 ปีที่แล้ว

      UniteSomalia
      Noto

  • @mahaabdo8409
    @mahaabdo8409 6 ปีที่แล้ว

    somali mukalal modow siiya xaqooda

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 10 ปีที่แล้ว

    Daacad iyo Dulmane aa la isku heestaa. Daacad, Daacad , Daacad Daacad

  • @leinedlolbashir7519
    @leinedlolbashir7519 8 ปีที่แล้ว

    Indha cadees ayaakasoo haray banaadiri dad kaan meel saara way nadhiweeneee

  • @bashkasharif3114
    @bashkasharif3114 10 ปีที่แล้ว

    wallahi waa run caadi Mahan maxaa haray oo lesku hestaa./ hada waxaa soo socda riwayad magaceda yahay alif wax maleh,kkkk lol

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 10 ปีที่แล้ว

    Waxaa la isku Heestaa-- Daacad iyo Dulmane

  • @somalia4eversoma995
    @somalia4eversoma995 7 ปีที่แล้ว

    ooooow syad ma xariig qoorda ku galie mise mareykan bu ah ooooooooow....

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 10 ปีที่แล้ว

    Waxa hadhay eed isku haystaan waa haragii waraabaha.sheeko baralay maxaa haray ku laha.

  • @nabiihaaa
    @nabiihaaa 10 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk meeshii ka timid lee deg oo u noqohee
    c/qaadir nuuraani aa dhameeyey hadal nin walboo meehii ka timid u laabo

  • @mahaabdo8409
    @mahaabdo8409 6 ปีที่แล้ว

    somali mukalal modow siiya xaqooda