Abaalmarintii Abdi Bile, Faynuus Sh, Daahir , & Shariif Jeeg Somali Museum 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 5 ปีที่แล้ว +40

    The winner of the whole world in 1987 IAAF World Championship 1,500m , Abdi Bile a national hero in Somalia. Woow masha allah marki loo yeeray dadki dhamaa baa wada istaagay big respect wlhi xaada i istaagtay sidaas cml maalin maalmaha ka mida in aan dadkeyga Soomaaliyeed matalo ayaan rabaa ilaahow riyadeyda ii rumee

    • @maryandhaqane8681
      @maryandhaqane8681 5 ปีที่แล้ว +1

      Horta faniinta iyo atooyasha somaliyeed maxey butac butac u yihiin

    • @mankavicqan4918
      @mankavicqan4918 5 ปีที่แล้ว

      Amiin sister me too I went to represent my country as a footballer

    • @sahraa.6anbiyo910
      @sahraa.6anbiyo910 5 ปีที่แล้ว

      African Somali Queen allh haku fudaydsho hamigaga abayo

  • @luckyabdurashid194
    @luckyabdurashid194 5 ปีที่แล้ว +13

    Abdi bile abdi adeer allah cimriga ha ku dheereyo adiyo intii sharafta somalida kor u qaada

  • @boqorsalaamsalaam8661
    @boqorsalaamsalaam8661 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan ahay 18 sano jir Wax badan baan Ka aqaan dadkaan dhalinyarada waxaan ugu baaqaa in ay bartaaan taariikhda isna kaashadaan
    🇸🇴Cabdi bile ✅
    🇸🇴Fayniuss ✅
    🇸🇴Shariif jeg ✅ waxaan ugu jeclhay heesta
    Anna waan Gurxamayaa
    Sida aar Gantaal qaba
    Geeduu gala waayaan
    Marba goes u rooraa
    Fadlan Love ii saar 💟

  • @AdamAdam-mt1fy
    @AdamAdam-mt1fy 5 ปีที่แล้ว +4

    Laakin cabdi bile waxay ahayd in aad u shidaan heestii markuu guusha soo hoooyay 1987 ay u qaaday saado cali war same ee ahayd
    Alla wiilku mudanaa mudana macana ragu magac ku roona
    Intii tariikhada somali jecel liktu waa xagiina

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 5 ปีที่แล้ว +10

    Proud to be somali alxamdulah🇸🇴💙🙏

  • @shaakiramohamed5445
    @shaakiramohamed5445 5 ปีที่แล้ว +18

    Proud to be Somalian alx 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumaahmed6669
    @fadumaahmed6669 5 ปีที่แล้ว +12

    Oh my lord their comedy,...mashallah it’s funny and enjoying.I love the grandpa the most,the way he tease people is funny 😅🤣😂

  • @shamsamohamudabdullahi4895
    @shamsamohamudabdullahi4895 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya hanolaato waa ifarxad mrka arko soomali wada faraxsan wn qiirooda wlhi 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥀🥀🥀🥀❤❤❤🍀🍀🍀🍀🤘🇸🇴

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 5 ปีที่แล้ว +12

    13:03 have you seen that somali queen 👸🏽 omg she’s so beautiful 😍🇸🇴💯👌🏾

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 5 ปีที่แล้ว +12

    I pay tremendous amount of respect to #abdibile and #Faynuus abd the other fella as well #hanoolaato 🇸🇴🙏🏾❤️💪🏾

  • @ayanmahamedabdulahi1167
    @ayanmahamedabdulahi1167 5 ปีที่แล้ว +2

    The best year of Somali museum waxaa isku helay faynuus iyo shariif jeeg cabdi bile cabdi cajiib

  • @bintiyuusuf4441
    @bintiyuusuf4441 5 ปีที่แล้ว +28

    Talaaaay maxaay ciil iibadeeen kuwi iga duumiiyay dowladeydii wanaag saneeed faynus cabdi bile shaariif guuleeysta waan idiin jeeclahay

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 ปีที่แล้ว +17

    Mama faynus quruxley Masha allah

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +1

      Aad Iyo Aad Qurux Qurux Dhaaftay Feeynuus Sheikh Daahir Waxaa Intaa U Dheer Qalbi Fiicnida Mansha'allah Tabarakallah

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi Bile Cabdi ❤ from Laascaanood.

  • @binticali2421
    @binticali2421 5 ปีที่แล้ว +27

    Sharafu waa dowladnimo somaliyee reer hebel iyo reer hebel waa lagu ba ay aduunkiina inaga reebtay ee israaca qeerqabooyinoow

  • @roda1149
    @roda1149 5 ปีที่แล้ว +1

    Inshalla Somalia will succeed Somalia hanolato, madaxweyne hanolato iyo Cidamada dalka Somaliayed ilaahay haynihafido guulaysta guulaysta inshalla

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 5 ปีที่แล้ว +12

    Ax soomaalinimaaba la dareemayaa wlhi ilaahow quluubteena midee

  • @anisaali4421
    @anisaali4421 5 ปีที่แล้ว

    WAAYO WAAYO, DADKII axada mayaqaaniin abwaanintaas caanka.
    I have been there 80th NDEED

  • @xamdiaxmedbashiir3193
    @xamdiaxmedbashiir3193 5 ปีที่แล้ว +4

    Dawladnimo soomalonimaa ina deeqda dadkaygoow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Wariye_mohamed_deck_dorale
    @Wariye_mohamed_deck_dorale 3 ปีที่แล้ว

    Allow Somalia isku keen

  • @anisaali4421
    @anisaali4421 5 ปีที่แล้ว

    MANSHA ALLAH TABAARAKATAAH SOOMAALIA HANOOLAATO FOREVER

  • @xaliimoxazan953
    @xaliimoxazan953 5 ปีที่แล้ว +12

    Mansha allaH 🇸🇴🇸🇴❤

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 5 ปีที่แล้ว +10

    Woow all of them are legends

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 5 ปีที่แล้ว +3

    Andi bile wa nin qurux badan oo dher feynus shekh dahir iyadoo hadleysa bu mayga ka qadey taa waxa ugu wacan rehearsal la'anta yaa

    • @MohamedMohamed-zm8dv
      @MohamedMohamed-zm8dv 5 ปีที่แล้ว

      @Bidhan qurux Said taas marayigaga mise rayi dad kale anigu rayigeyga ban dhibtey nin iyo nagba illahey qurux wa u abuurey wallal dadkana waxey iska dhadhiciyeen shaqadeyda ma'aha magaratey

  • @habargidirboy4457
    @habargidirboy4457 5 ปีที่แล้ว +1

    Reer badiyaha yaa wariye ka dhigey mardambe nocan yaan laga dhigin magaca umada somaliyeed ayuu hos igaya dadka legends ka waa inaa la xishmeeya

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadkii hore barisamaadkii 'alow ku naxariiso siyaaf

  • @anizaaragzan8960
    @anizaaragzan8960 5 ปีที่แล้ว +3

    Somaaaliya malahn miya horta museum
    Meel wax lagu soo bandhigo dhaqankagah war ma hormarsanin anaga hada somaliya nahay

  • @museabdi5842
    @museabdi5842 5 ปีที่แล้ว +3

    guulayso wllo

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk Meeshan Somali Kuma dhama Ee Waa xaafad xataa way Ka naxeen markuu shanta somaliyeed sheegay Cabdi bile wlhy baanay weligood dawoobay

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤somalia

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo feynuus❤

  • @aminahujale1049
    @aminahujale1049 5 ปีที่แล้ว

    Somaliyey anisracno InshaAllah

  • @mqueenchannel3260
    @mqueenchannel3260 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah good bro keep going

  • @abdulkaremmohamed2947
    @abdulkaremmohamed2947 5 ปีที่แล้ว +2

    Abdi bile abdi waa hanti qaran

  • @fathiabdulle209
    @fathiabdulle209 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🎁💝😍👍

  • @abdulrazakbashir3285
    @abdulrazakbashir3285 5 ปีที่แล้ว

    Ninki ugu horreyay hadana ugu danbeyay!!! Waka xumahay

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 5 ปีที่แล้ว +14

    Feynuus shekh daahir ciyaaraha dhiigredey ku jiraan musig hadey maqasho horey is ruxid ka bilaabeysaa 🤣🤣🤣

    • @FF-li1bu
      @FF-li1bu 5 ปีที่แล้ว +2

      Ishaa ka riday dhiigeeda ayaa ku shaqeeyo 🤣🤣 waa qof qalbi ficam allaha qatumada tuso.

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 5 ปีที่แล้ว

    Somali proud meel kastoy jooganba

  • @khadracabdi2566
    @khadracabdi2566 5 ปีที่แล้ว

    Ilove somali oo sidaaa reer manasora oo kale isku jecl in aan arko

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 5 ปีที่แล้ว

    Cabdi bile is somali I con

  • @nasraahmed9816
    @nasraahmed9816 5 ปีที่แล้ว +2

    Somaalinimada wn jeclhay wlhi lkin waxn nacay dad kaligood somli isku haysta😰

  • @ismailyo7030
    @ismailyo7030 4 ปีที่แล้ว

    Bile our only symbol of unity. the Somali flag is nearly no more.

  • @jamalwarsame8707
    @jamalwarsame8707 5 ปีที่แล้ว

    Somalia ha dhimato somalia ha dhimato

  • @barkaside362
    @barkaside362 5 ปีที่แล้ว +3

    🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💃💃💃💃💃

  • @sabia1714
    @sabia1714 5 ปีที่แล้ว +2

    Please nsos dhiga dadka mesha lagu so bandhigay lo tacsiyeye inan aragnan ubahnhy

  • @abdihakiimabdi2061
    @abdihakiimabdi2061 5 ปีที่แล้ว

    buranburka eey islamuhu kubilawan walks foodies aloow halaga furfurin bisinka kubilawa Sheridan habeygage bison WADA lagu bilawin Barak maleh iyo cilmi dhagodka islaan Whelan oo xariga aysoohda dib hadana ufurfurta mafahmin

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 5 ปีที่แล้ว +5

    Wuuw Shutterfly bay ka shidantahay kkkkk

  • @abdiazizadan
    @abdiazizadan 5 ปีที่แล้ว +3

    Feynuus shiekh daahir waa qabiilkee? Waa codsi please

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 5 ปีที่แล้ว +6

      Waa Soomali Maxamed

    • @farhanmohamed1960
      @farhanmohamed1960 5 ปีที่แล้ว +4

      Wa somali

    • @munonurali6484
      @munonurali6484 5 ปีที่แล้ว +1

      Kun gabdhood Karoon maye wa ajanib war somali iny tahay laguma waydine qabilka lagu waydiye sheg hada taqan ama amus qabil in la ogado qalad maha in laysku garto wa micnaha qabilka dhan agah madax adka dadku somali ku yeh wadanke laguma oran

    • @zaamiyasimancigale4118
      @zaamiyasimancigale4118 5 ปีที่แล้ว +5

      Faynuus waa gabar ah daarood ismaaciil oo ah ogaadeen

    • @armaan3468
      @armaan3468 5 ปีที่แล้ว +2

      Abdiaziz Adan qabiil mooyee waxkale mataqaanid

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 5 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland Ilahay habarakeeyo

    • @alib3114
      @alib3114 5 ปีที่แล้ว +2

      Mahamed Aden waxa nahay Somali ha is raacdo ha is raacdo somalia

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 5 ปีที่แล้ว

      @@alib3114 Yes Somaliland no Zoomalia

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxan waa dhaqan xumo . Ilmaha qurbaha waxay u baahan yihiin dhaqan wanagsan. Lakin dance ilmaha labarayo

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 5 ปีที่แล้ว

      Allaha kusoo hadeeyo hadad gadhka dheer dhaqan xumo yahay Adaa kajawaabi aakhiro. Wad mahadsantahay walal asc

    • @iamaworrier3649
      @iamaworrier3649 5 ปีที่แล้ว

      @@Hashipodcast Wahhabism afkaarta ah Somali hadii aanan dagal toos lagu qaadin waxay Ila tahay fikirka is qarxinta dhamaan maa maxaa yeelay caruurta yar yar ee soo koreyso dugsiyada qu'aanka kariimka Ku barteen
      Maskaxda Ka badalaan cunugu yar oo leh waxaad arkeysaa waan is qarxinaya iyo ay u dhaqmaan " like argagixisada marka "
      Somali Wahhabism dagaal halagu qaado waxyaalaha naarta lagu galo kamid tahay in diinteeda suuban "mgacayo Kala duwan loo Kala baxsho, sida ,itixaad,ictisaad, tagfiir, suufi, iyo kuwo badan taas soo ma'ahan waxyaalaha naarta lagu galo " Allah SWT halaga qabsado

  • @xasanyare5160
    @xasanyare5160 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan rabaa in aad iska hagaajisanaa dhanka xidhiidhka tusaalahaan marka qofka la doonayo in qof la siiyo bilada sharaf waa in la shidaa taariikhadiisa oo vidayow ah loo saaro hees wadani ah

    • @saafikaram4994
      @saafikaram4994 5 ปีที่แล้ว

      Xasan Yare next year adaa u xilsaaran

  • @maxamedcalimocow4559
    @maxamedcalimocow4559 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi bile hambalyo balse hadda magacaaga baaburta lagacabsado oo askarta isticmaasho aa loogu magac daray cabdi bile hhh

  • @halimasadia6334
    @halimasadia6334 5 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @fatimaabdi372
    @fatimaabdi372 5 ปีที่แล้ว +2

    buraanbur

  • @hanadyare3008
    @hanadyare3008 5 ปีที่แล้ว

    Dhaqankaasi waa ceeb

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    🎲Meeshanay tagantay kamiis waan joogna faynuuskaygi meeyay leeydhki waatagaye🕯✍🏻😊😍👏🏼

  • @abdisalatweloveyouerdokan9744
    @abdisalatweloveyouerdokan9744 5 ปีที่แล้ว +1

    SOMALI XANOLATO.

  • @omarqulxa6793
    @omarqulxa6793 5 ปีที่แล้ว +1

    wariyaha xushmad malahan dadkaa mic.uu kadafaayo nasiib ayuu u helay inuu lakulmo

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 ปีที่แล้ว

    Faynus wayaba ka raysatay UK xata halkan socodkaba dhibi jiray

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 ปีที่แล้ว +1

    Seattle Washington waa boarding armaan mpls u guudha ilaa abwaan sanaagi ah sugaanta maansada hal abuurka heesaha iyo halku abawan sangub dhigay ku haniyan ahay abwan lama yaqan iyo xingalol ban ahay hhhh👈 well done asxabta qaliga ah👍

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 3 ปีที่แล้ว

    cabdi bile cabdi hada ka hor taariqdiisa cashar ka qoray waa xasuusta qofkasta qof caana ha ka soo qoro cashar la dhahay ardaydii somalida aheed qaar dadyoow ajanabiyaa wax ka qoreen lkn waan xasuusta maalintii aan soo bandhigay casharkayga kuli way maseeren sababtoo ah inaan helay shaqsi somalia ku wayn oo wadani somaliyaa ah ayagana ay doorten qaruumo kale. xitaa waxaan xasuusta faan intaan ka qabo inaan iri somaliyuu daganyahay oo macalimadii igu tiri somaliya dagaalba ka socdee see ugu noolan karaan shaqsi biladahan soo hooyay wadan dagaal ka socdo markaas waxaa iri somaliyoo dhan dagaalku kama socdee meelo nabadaa jiraa asagana wadankuu aad u jecelyahay wuu diiday wadan kalee oo wadankiisu doortay lkn daacad iga aheed meelu ku noola maan ogeen balse qalbiyan waan ogaa inuusan somaliya daganeen.

  • @anisaali4421
    @anisaali4421 5 ปีที่แล้ว

    Three Legends

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

    😪😪😪😪😪

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhh hodan abdirahman kal iyo laab bey u qososhay runtii

  • @hanadyare3008
    @hanadyare3008 5 ปีที่แล้ว

    Somali people hal calan ma leh ee wax ay leeyihiin calanka Djibouti .Ethiopia. Kenya . Lkn dadkaa wax ixtiraama looma sameyn waxey ku koobanthy only muqdisho & her federal

  • @farahaadanmireefarahaadanm3564
    @farahaadanmireefarahaadanm3564 5 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland museum waa inan qabanaa

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 5 ปีที่แล้ว +2

      Maser iyo copy maxa keynay
      Dadku waa xoor hunno
      Taas ogoow

    • @leilamohamed9314
      @leilamohamed9314 5 ปีที่แล้ว +2

      Waxaa funny ah in Bk Somali nimo uu ka faano. Maantana Uk 🇬🇧 uu u imaaday Somali British Library 📚 in uu somalia ku matalo 😂😂. Layaab dartii uma socdo 😂

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 5 ปีที่แล้ว +1

      @Lalay Saday Maxaa laydiinku masayri Askarta Amisom ayaa Hablahiina wasa

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 5 ปีที่แล้ว

      @Lalay Saday I don't care you bitch!!

    • @hamseomerbatuun8391
      @hamseomerbatuun8391 5 ปีที่แล้ว

      Waa la wadaa waata la dhagax dhigay maalin dhawayd

  • @richman9183
    @richman9183 5 ปีที่แล้ว

    Barigi wadanku wadan aha kulaha Fuck adeer Anaga wali wadankayaga wadan noo ah

  • @samantharollins133
    @samantharollins133 5 ปีที่แล้ว

    Halbeel ba isku casuntay iyo labo gibilcad walee qabiil idinkama dhamaado