NIMCO DAREEN QURBE LA ISKU GARANWAA OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 580

  • @yaziinbaqdaadi1788
    @yaziinbaqdaadi1788 3 ปีที่แล้ว +251

    inta nimco dareen respect uhaysa taageero buuxda is muujiya

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ilaahay hamigaaga haa kuu rumeeyo ee adiga oo mahadsan Supscribed ii saar

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 3 ปีที่แล้ว +215

    Nimco dareen waa fananad dadjecel hadaanu nahay shicibka reer somaliland aadbaanu utagernaa one love nimco cashaq ❤️❤️❤️

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimco Dareen Waa Legend Ciyaalkan hada maha

    • @shukrimuuse537
      @shukrimuuse537 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimco dareen is queen fanaada aan aad u taageero hore u waligaa huno qaali👏🏽👏🏽💞👍👍👍😘😘😘😘💪🙌🙌😍😍😍💞

  • @abdirizakbashirahmed1294
    @abdirizakbashirahmed1294 3 ปีที่แล้ว +36

    Guri Dumay waa Arrin xanuun badan.
    Qoysaska soomaalida Alle haka yeello kuwo aan qasaarin

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi aaamn wllo

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 3 ปีที่แล้ว

      aaaaamiiiin aaaaamiiiin aloow isku soo jiid quluubtena oo isku dhaq dadkena maalin kasto is furaayo

    • @fartuunshabdullahi6445
      @fartuunshabdullahi6445 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi walalkey qofkii soo maray ayaa xanuunkeda garanaya illahow guur qeyr leh oo lagu xasilo ayan kaa barinay qurbe nolosheni iyo jaceylkii toban sano LA iskula noolaa Ku baaba,ay illahow wadankena nabad nooga dhig oo nagu celi

  • @ayaanaosmaan3055
    @ayaanaosmaan3055 3 ปีที่แล้ว +35

    😂😂 fanaaninti waqal iyo hoygi fanka isku biyo shupteen 💗💞 nimco dareen big van 💗

  • @ckofficial3376
    @ckofficial3376 3 ปีที่แล้ว +56

    1M AN HORAY UGAADH SIINO. NINKA KALIYA SOOMALIDA UGU HOREEYA ONLY WAQAL 🙏

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 3 ปีที่แล้ว +39

    Yusuf ceegaga inta tagerta 👍

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 ปีที่แล้ว +16

    Mar kale iyo nimco dareen madaxaad no saaran thy huno hadan nhy reer somaliland👑🎤waqalka waqala ina adeerkay iyo muqal kale 📸🔥

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +111

    The one and only waqal studio

    • @hxxhx-x6497
      @hxxhx-x6497 3 ปีที่แล้ว +3

      Fake sharma 😂😂😂

    • @mohamedesseibrahim3580
      @mohamedesseibrahim3580 3 ปีที่แล้ว +3

      MADASHA MURTIDA ABWAANKA
      TH-cam channel.
      Ugu kaalay Gabayo , maansooyin, heeso .
      Jacayl , wadaniyad, wacyi galin iyo madadaalo

    • @salahmazim7051
      @salahmazim7051 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hxxhx-x6497fake boy Sikhraab boy

    • @hxxhx-x6497
      @hxxhx-x6497 3 ปีที่แล้ว

      Haddana magaci maad bedeshay

    • @hindaxasan1849
      @hindaxasan1849 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedesseibrahim3580 ww222222222222222222222222222222222222222222²ww222222222222222222²2²²111111111111111111111111qaw33

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 3 ปีที่แล้ว +21

    Thank you waqal teeam, Khadar fariintaa iga gaadhsii shacabka .walal dhamaan meel kasta aad joogto ilaali naftaada xanuunkii covid-19 waa soo noqday ilaali naftaada iyo ta dadka kale talooyinka raaca meesha aad joogto, waa inaan dadka wacyi galinaa, wxii talo caafimaad iyo wacyi galina diyaar u hay ila soco , dadka waa waa weyna ilaaliya meelaha buuqa ah iska ilaali inta aad ka maar mi karto.

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 ปีที่แล้ว +18

    Fanaanada Qarniga Nimco Dareen
    Iyo
    Hoygii Fanka Hargeysa Hadhwanaag😍
    Muuqaalkii Aduunka #Team_Waqal👏

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 3 ปีที่แล้ว +6

    Fanaanad nagu qaaliya hddanu reer somalilandnahy😍, welcome back queen dareen❤💭💚🙏.

  • @sharmaboy8981
    @sharmaboy8981 3 ปีที่แล้ว +14

    Nimco dreen
    Dumr kuma khaldo
    Fanaand somaliyeed ♥️🇸🇴💯

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 3 ปีที่แล้ว +18

    Jaceyl La isu Qiran waa
    Qudha La isu huri waa
    Qorshe lagu hiran waa
    Qiiro lagu socon waa
    Qushi la isku wadi waa
    Qiilna la isku heli waa
    Qasab la isku dhiqi waa
    Qarash la isku hanan waa(2×)
    Caade la isku nixi waa
    Libta la isku quudhi waa
    Intaa la isku Qarin waa
    Qabka la isku mari waa
    Qurbe la isku garan waa
    ***********************
    Qofna kali noqon waa
    Misna la isku qanci waa
    Xilka la isla Qumin waa
    Danta la isla qaban waa(2×)
    Runta la isku qabi waa
    Qiiro la isku furi waa
    Ubadkii la Qubin waa
    Qurux lagu haysan waa
    Qamuun'yana La dayn waa(2×)
    Hadaan wax Qalday Soo Saxa Somali Maryoley One Love❤️ 😊✌😘

  • @azxapitube8903
    @azxapitube8903 3 ปีที่แล้ว +5

    Nabigeen ku sali scw scw scw scw scw scw scw 😍😍

  • @ubaxabdi436
    @ubaxabdi436 3 ปีที่แล้ว +4

    Nimco wada dareen dhemen jecliya wow quruxdedu maha mid is bedelysa Nolow
    queen 👸🏻 from laascaanod 💋♥️

  • @eprahimalpha5338
    @eprahimalpha5338 3 ปีที่แล้ว

    Fananiin badaN heesahoda wanso dhagaystaY lkn nimco dareeN gooni ayay aniga iitahaY codkeeda mcn ayaa xaadayda kiciya wlhY❤❤

  • @abdullahijariin8142
    @abdullahijariin8142 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh Nimco dareen qurux qurux dhaaf tay bay la soo bax day Boqorada wan ku wata gar iyo gar daraba

  • @ifraaxapdilaahi6951
    @ifraaxapdilaahi6951 3 ปีที่แล้ว

    Nimco dareeeeeeeeeeeen waaaaaaaaw gabadha kliya eee an tageero😘😘😘😘😘lafoole kaamaqan nimcoooy nimcoooy ku tageera wlshy i live in hargiesa

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 3 ปีที่แล้ว +10

    Nimco daren inta uu xistay 👍

  • @degmoahmed8477
    @degmoahmed8477 3 ปีที่แล้ว +7

    waqal hirgalay iyo nimco dareen oo soo laabatay 👌👌👌👌

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 3 ปีที่แล้ว +87

    Inta tagerta nimco dareen
    Like taa 👍👍👍

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      Walaal ilaahay hamigaaga haa kuu rumeeyo ee adiga oo mahadsan Supscribed ii saar

  • @khadara9930
    @khadara9930 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqal anather level wuu socday waxan sugnaba waa I million go forward

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimco dareen soo rogaal celisey full fanaanad 😎✌
    Waqal studio legend guuleyso 🌍❤

  • @aboubenabou4498
    @aboubenabou4498 3 ปีที่แล้ว

    Nimco dareeen waa fananad fankayguuu hooru maray sabuun cadar miya baan hesaheda ugu jecelahay walalo allaha sharfoo adiga dhaman fanninta somaliyeed. Waqal studio the only.....nolada from djibouti

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 ปีที่แล้ว +33

    Nimco dareN 😊inta tageerta ismujiya 🤗👋
    👆

    • @cfitaah5646
      @cfitaah5646 3 ปีที่แล้ว

      Sharafay subscribe isaar

    • @cazkajr
      @cazkajr 3 ปีที่แล้ว

      @@cfitaah5646 adna izoo Zaar

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ilaahay hamigaaga haa kuu rumeeyo ee adiga oo mahadsan Supscribed ii saar

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cfitaah5646 Walaal ilaahay hamigaaga haa kuu rumeeyo ee adiga oo mahadsan Supscribed ii saar

    • @cfitaah5646
      @cfitaah5646 3 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily adna isar wan Ku sqrqy

  • @apdiaziizapdilahi2128
    @apdiaziizapdilahi2128 3 ปีที่แล้ว +14

    WAQAL WAXAY ZAMAYNAYSO YAA ZAMYN KARA❤♡💚

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend Waqal studio Anather leval keep going bro ❤❤❤

  • @fadxiyasaleban3715
    @fadxiyasaleban3715 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco dareen qurux alle waaa siyay asma sankab way ka qurux badanty

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 3 ปีที่แล้ว

    Waa Runteda Nimaco daren Nolowa Queen 👑👑👑 👑 Queen 👑👑 horay u soco walsheya Qaliga

  • @naimaxuseen7711
    @naimaxuseen7711 3 ปีที่แล้ว

    Woow fanaanada kaliya dhanka fanka dumarka kataageero wan ku sitaa sami👸❤💯

  • @isxaaqsomaliland2898
    @isxaaqsomaliland2898 3 ปีที่แล้ว +5

    This song got a lot of meaning behind it💯 the diaspora needs this wallahi💯

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 3 ปีที่แล้ว +18

    Asma love ha laga qariyo markay nimco daren aragto bay heeso ku walata don't feel jealous asma love

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh waa runtaaa🤣🤣

    • @ubaxabdi436
      @ubaxabdi436 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkk ala berka waa kula arkay taas Nimco wy qurux badantahy sasy uga hinaasta 🤣🤣🤣

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 3 ปีที่แล้ว

      Imtixaan caaadia tahy

    • @mustaffunnyvideoschannel3661
      @mustaffunnyvideoschannel3661 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      Walaal ilaahay hamigaaga haa kuu rumeeyo ee adiga oo mahadsan Supscribed ii saar

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 3 ปีที่แล้ว

    Queen nimco dareen 🥰🥰
    Qasab laysku dhaqi waa
    Qarsh laysku hanan waa
    Waqal the one and only 🥰🥰

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +6

    Hestan wax badan sugayey queen nimco dareen😘

  • @hapaneshaydo9
    @hapaneshaydo9 3 ปีที่แล้ว +1

    Ex tii hore ee furinLe
    Nimco Dareeen come Back❤

  • @abdinasirtitanic2688
    @abdinasirtitanic2688 3 ปีที่แล้ว +1

    bac madowda maxay ahaydna like dhac igusiya inta hesta maanta daawnaysa

  • @maxamedmaxamed7880
    @maxamedmaxamed7880 3 ปีที่แล้ว

    Wayahan dambe wxa soo padanaysa fanantii canka ahaa oo hargysa imanaya wlcme marwalpa rer hargysaaaaay idinma arko👑

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 3 ปีที่แล้ว +1

    my queen nimco dareen in the building waqal

  • @lakihappy9422
    @lakihappy9422 3 ปีที่แล้ว +3

    NimCo direeñ fanaanadan jecLhý ❤

  • @zuldaanchannel9744
    @zuldaanchannel9744 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku wataa pro waqal

  • @dahirsuldanpro2143
    @dahirsuldanpro2143 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqoradii Fanka Way Soo Laabatay.
    NIMCO DAREEN🌹🔥🔥

  • @maxamuudguuyaaa8786
    @maxamuudguuyaaa8786 3 ปีที่แล้ว

    Wan dhaga la ahay Hadana wan ku taageeraa waqal full respect 😍😍❤❤❤

  • @princesssmily8442
    @princesssmily8442 3 ปีที่แล้ว +2

    Ya salam Legend nimco daren in hargysa wow😍😍

  • @difoyare6179
    @difoyare6179 3 ปีที่แล้ว

    Teem idrisle cabdi. Like. Farta sootaag

  • @zirhassanofficiall
    @zirhassanofficiall 3 ปีที่แล้ว +1

    waqal xaalad kale 😎 is muuji asxaapul waqal👍❤️

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 3 ปีที่แล้ว

    Hargeysa markey tagaan ayay dirac quruxbadan xidhaan absolutely

  • @sihaamqurux2766
    @sihaamqurux2766 3 ปีที่แล้ว

    Waqal studio hormarka fanka weyi

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta tagerta nimco dareen is muujiya 👍👍👍👍

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesuhu waxay qeexaan dhibkaaga quraankuse wuxuu xalliyaa dhibkaaga allaha bisha Ramadan nabad hanagu gaarsiiyo🙏

  • @nimcocawaale6959
    @nimcocawaale6959 3 ปีที่แล้ว

    Nimco dareen ano ciyaala o ciida ku ciyaara ayaan heesaheeda walaldey iga waweyan ka maqali jiray waxaan nasiib u yeeshay inaan 2021 daawdo ano dhalinyaro ah maasha alllh nimco dareen da i kuma kordhayso way si yaraanysa un maasha alllh ya ila arkay

  • @Siirmaqabe.
    @Siirmaqabe. 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio Enjooy Aya nagadigtiin jira o jooga

  • @jibrilabdiselam5380
    @jibrilabdiselam5380 3 ปีที่แล้ว

    The one only singer nimco daren sister I am your fans and like 👍 your beautiful voice and how your acting keep going 👌

  • @RamaasReal_Official
    @RamaasReal_Official 3 ปีที่แล้ว

    Number one waqal studio

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestu caadi maaha musical 🎵 codka jilida dubista intuba waa 💯💯💯❤️

  • @racheedmohamed430
    @racheedmohamed430 3 ปีที่แล้ว +1

    the one only waqal studio 💯
    we love SOMALILAND 💚🤍❤
    we love WAQAL STUDIO 😘

  • @amalali7104
    @amalali7104 3 ปีที่แล้ว +1

    Rugcadagii so rogal celi❤️❤️nimco qurux inantayadii ❤️🤍💚

  • @mouktarabdi5050
    @mouktarabdi5050 3 ปีที่แล้ว

    Nimca Dareen waa fanaanad qali ah iitaan haa iis mujiiyan😍😍😍

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 3 ปีที่แล้ว +2

    Libta laysku quuri waaye😘
    Qurbe laysku garan waa😘

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 3 ปีที่แล้ว

    maanta dhan lovekaaga sugaayey khadar waqal

  • @ameennikke
    @ameennikke 3 ปีที่แล้ว

    Waqal waan wataaa for ever ........waan sugnaaa markasta wax kasta oo cusub from Belarus...4/3/21.....12:30 my time

  • @sacdiyomaxamud3039
    @sacdiyomaxamud3039 3 ปีที่แล้ว

    Nimco dareen anoo ilmo ah baan dhagysan jirin jab ahaanta waa loo dhashaa

  • @drsufyaanshmaxamuud8598
    @drsufyaanshmaxamuud8598 3 ปีที่แล้ว

    Waqal leaderka youtuberska somalida

  • @caynaantacabiir
    @caynaantacabiir 3 ปีที่แล้ว

    Qushii la isku wadii waa
    Qiiro la isku Hanan waa Qarash la isku wadii waa Qurbe la isku Garan waaaa.... Wx lkE.

  • @zawdaosman2011
    @zawdaosman2011 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimco dareen Wax jira ayay ka hadlaysa wlhi Yurub Dhib badan aya tala xaga qoyska

  • @maxamuudcabdi92
    @maxamuudcabdi92 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow keep going waqal studio

  • @hassanburaaleabdi2795
    @hassanburaaleabdi2795 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco Jacaylkygi Waan Kuu Xiisay Xabbi ❤️

  • @horseedofficial7042
    @horseedofficial7042 3 ปีที่แล้ว

    Weli dheehii bay leeyihii Dhabanadaadu NimcooY😋

  • @abdikarimahmed4724
    @abdikarimahmed4724 3 ปีที่แล้ว

    Caaaaku somali qurbo lsku dhaqii wa wa sheekada somalida qurbaha haysta walhi wa yabaysaa intaa is fuurta iyo inta is guursataaa yab Uu ilahay ku keeeniii

  • @inamohamed6352
    @inamohamed6352 3 ปีที่แล้ว

    Nimco dareen fanaanad dhamaystiran
    From Baligubadle ❤🌹⚘

  • @lovenwantitisongsofficialv850
    @lovenwantitisongsofficialv850 3 ปีที่แล้ว +1

    Diyaar waye Reaction 💯Thanks WAQAL STUDIO

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

    1996 ayay qaaday heesteedii koowaad , maantana waa 2021
    Cimriga iyo codkaba alaah ha kuu barakeeyo wll Nimco .

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 3 ปีที่แล้ว +1

      14jir ayay fanka kuso gashay 1982 ayay dhalatay

  • @jirrowsultan652
    @jirrowsultan652 3 ปีที่แล้ว

    Waqal studio, , best editor

  • @fahadmohamed6248
    @fahadmohamed6248 3 ปีที่แล้ว

    Waan idiin wataaaa Dhamaan howlwadeenada waqal studio💟

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllshy nimco dareen Iyo Waqalka hir Galay Waa la Yaabay

  • @daudabdikarim4336
    @daudabdikarim4336 3 ปีที่แล้ว

    Inshaa allah markuu waqal 1m gaaro hal hees ookalakacsan waa inlooqaado

  • @halimamohamed6529
    @halimamohamed6529 3 ปีที่แล้ว

    Nimco dareen fananad jirta 🤙🤙🤙🤙

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg 3 ปีที่แล้ว

    Naagtaydii dareen sanad walba 15 jir bay u eegaata m.a

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 3 ปีที่แล้ว

    Wow!..she is back to screen 🇸🇴❤

  • @moonlightkitchen666
    @moonlightkitchen666 3 ปีที่แล้ว

    Asc wrw wlaalo Waa laheshay ma noo duubi kartaa muusik la’aan noo soo qaad aaax xanuun runtana la necebaa.
    Abwaanka sameeye Mahdi ha is gaadho ✌️❤️🇸🇴👍👍👍

  • @salahlapanintv7259
    @salahlapanintv7259 3 ปีที่แล้ว

    @WaqalStudio Legend LipaaaH Kutageera Keep Goin
    FaraH Dahable ❤️

  • @ifkaifka537
    @ifkaifka537 3 ปีที่แล้ว +1

    Qiiro lagu socon waa🥺❤️

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 3 ปีที่แล้ว +29

    Wax Yar Ayaa inooga dhiman inaan Gaarno 100k Subscribe marka Akhyaareey Waxaan idinka codsanayaa inaad igaarsiisaan ❤❤❤❤❤❤

    • @kingxiyh2792
      @kingxiyh2792 3 ปีที่แล้ว +2

      War nio hadaad 1k kaadho cidna Maad Barideene kuLahaa 100k waxyarbas iga dhiman 😁

    • @barbaarsamechannel7585
      @barbaarsamechannel7585 3 ปีที่แล้ว

      Waan ku gaashsiinayn walal waan ku saaray adna isoo salaam

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 3 ปีที่แล้ว

    Boqoradii fanka nimco daren anoyar aya tageradada bilabaya ya ilamida ❤

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla run badanaa qamuunyana la deyn waa xaqiiqdii qurbaha waa dhib badan yahay aniga anoo dhalinyaro ah oo hooyo yar ah ba imi Alla maxaan jab qurbaha ka soo marey 😁👍

  • @cabdishakuurgadhle2733
    @cabdishakuurgadhle2733 3 ปีที่แล้ว

    Nimco dareen inadr waad sii quruxaysanaysaa

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla Nimca dareen Ilaa goorman dhagaysanayay Wayba Sii yaraanaysa Inta😂😍

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 ปีที่แล้ว +1

    FIRST ANAA AH INTA IGA DAMBEYSO #LIKE TA ISKUMUUJIYA

  • @abdimoh
    @abdimoh 3 ปีที่แล้ว

    qarash la isku hanan waa❕

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 ปีที่แล้ว

    Waa Ina adeertay Allaha kasoo Hanuuniyo Heesaha umaan xiiisin fanaaan wax sheegta

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 3 ปีที่แล้ว +1

    NeMo DaReeN Anoo YaRpaaN dhaGyzaN JiReY piG vaN😋🤴

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 3 ปีที่แล้ว

    Danta la isla qaban waa
    Runta laysku qabi waa✌️

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 ปีที่แล้ว +3

    Well done Nimo Dareen ! ✅

  • @mahamedzudayzi6662
    @mahamedzudayzi6662 3 ปีที่แล้ว +1

    keep you going waqal wstudio 💯✅

  • @guuledgardaran2914
    @guuledgardaran2914 3 ปีที่แล้ว

    Dareen is back bby

  • @khadar.1984
    @khadar.1984 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco Dareen is back waQal kafilo ✌️

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco weli waa inan yar ilaa yaranti wan dawan jiray heesaheeda

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 ปีที่แล้ว

    Waaw one Only Waqal Studio
    the best Youtuper❤️❤️❤️👆

  • @saitawil7528
    @saitawil7528 3 ปีที่แล้ว

    Heestan Haa ayaan idhi Ereyada iyo deganaanta nimco ayaa dhadhan u yeelay.

  • @laylaahmed4929
    @laylaahmed4929 3 ปีที่แล้ว

    Keep going.Nimco dareen n Yusuf ceegaag n C/qani isku filan

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari644 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio inuu fanaaniiti hore dib uso saarayo inta ila aragta like DHAc DHAc DHAc DHAc haku siiso