GALBIS. Farah Murtiile & Istaahil Dheeman by Saraar Media & Raasamaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 324

  • @LionRed96
    @LionRed96 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan waxaandaawaday December 2018 hadana wan daawanayaa oo taariikhdu tahay 23 August 2024 saacaduna tahay 6:56 daqiiqo inata heshay like iisaara😢

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c หลายเดือนก่อน +1

    Istaahel waxay ka soo jeedda qoyaska Fanka iskaleh, ree weyd, Abwaan Ahmed Suleman Bide, Kinsi Xaaji Aaden ciyaar mooda Gabadhan Qurxoon Waa kinsida nool ❤ maasha Alla,
    Waa Boqortooyo Xirsi Osmaan
    Reer weyd Geesiyadda🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @20Qoslaaye
    @20Qoslaaye 14 ปีที่แล้ว +15

    @SuperYuyuu Gelbis waxaa loola jeeda marka gabar laga wado gurigeeda loona geeyo ninka eey nolosha wada wadaagi doonaan...still waan gelbinaa gabdhaheena but erayga gelbis is traditional word..by the way this the best song that i have ever heard. wlh waxey igu abuurtay jaceyl ah inaan luuqadeeyda ku dhaganaado oo aan more sii barto waayo heestan macaanideeda maan fahmeen maanta.. thanks Murtiile for sharing such a wonderful song with ur ppl.

  • @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744
    @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa ila daawana 2024 ❤❤❤❤

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayy Allow kii igeed farisan lahaaa asoo Nabad qaba ikeen😢❤🤲🤲🤲

  • @kimyangsang
    @kimyangsang 13 ปีที่แล้ว +16

    faarax murtiile inaba caadi maaha waa abwaan, fanaan iyo laxamiiste heestana isagaa leh oo sameeyey oo waliba ku luuqeynaya hambalyo hambalyo ayana leenahay

    • @mohamedguhad2669
      @mohamedguhad2669 ปีที่แล้ว

      12 sano ka hor qof TH-cam laha legend waye runtii 😂

    • @NuurMaxamedcusmaan
      @NuurMaxamedcusmaan 5 หลายเดือนก่อน

      😅😂o😊😊😊😊😊​@@mohamedguhad2669

  • @abdikarimahmed6639
    @abdikarimahmed6639 4 ปีที่แล้ว +11

    Gobna waxuu jacayl yahy markii Guur yimaadee ❤️

  • @Short_factz
    @Short_factz 4 ปีที่แล้ว +11

    Hada waxan joognaa 2020
    10 sano kadib Farax murtiile hospital ayuu kujiraa
    Ilaahay cafimad hasiiyo. 😥😥

  • @abeybilow3746
    @abeybilow3746 2 ปีที่แล้ว +19

    Sweet voice who is here 2022 glorious voice

  • @maxamedcaalin2817
    @maxamedcaalin2817 3 หลายเดือนก่อน +4

    Who still listening 2024😢

  • @sadiksi0261
    @sadiksi0261 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxa la joogaa 2022 Balse waxaad moodaa hees la qaaday 1950kii Qaabka taswiirtooda midhaha heesta iyo laxankeeda 🥰 axsan hees 2050ka Maxaynu ku heesi doonaa tolow ? 🥵😪 Fankuse Halkuu gaadhi doonaa waqtiga ?🙄

  • @abdinurismailanshurismacil8777
    @abdinurismailanshurismacil8777 12 ปีที่แล้ว +9

    aankuu geed fariistee galbis diyaar ma u tahay? yaa salam calasical somali old golden culture
    both artisys deserve the highest somali award.

  • @maxamedmuuse4665
    @maxamedmuuse4665 2 ปีที่แล้ว +1

    Faarax murtiile heestaan 2012 ayaa dhaheysan jiray maanta xasuus ayeey igu reebty

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 5 ปีที่แล้ว +16

    dhamaadka sanadka 2019/8/29/ yaa daawanaya like me
    saasaa loo heesaa ama waaba layska daaayaa

  • @MsRumaan
    @MsRumaan 14 ปีที่แล้ว +7

    Gobna wuxuu jaceyl yahay marka guur yimaadee.......true words walaahi....

    • @hurfemavio5806
      @hurfemavio5806 ปีที่แล้ว

      Ma nooshahay wll😂

    • @AhmedhassanKulle
      @AhmedhassanKulle 11 หลายเดือนก่อน

      Adiga monoshahay wall 7 month 😂😂😂😂

  • @suadomar1581
    @suadomar1581 7 ปีที่แล้ว +3

    Gobna woxo jac❤yl yahay marka guuuur yemade viva Faraah murtilo mashaAllah fanankena asalka ah 🤗😚

  • @shamsomohamud3749
    @shamsomohamud3749 5 ปีที่แล้ว +43

    Waxaan ku xasuustay habeenkii arooskeyga 11 october 2009 aniga iyo jaceylkeyga ku ciyaarnay anigoo naxdin darteed lugaha qaadi karin
    Alxmdlh manta curadeyda waa sideed jir xasuus ahaan ayaana u dhageysanayaa

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤never tired faarax. murtile ❤❤ Gobna waxu jcel yahay marka guur yimadee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 8 หลายเดือนก่อน

    Nice sound farah mirtiile
    Lejend still 10/2/2024 heen sabti sogalayo birito shaqaleeyay i.n❤

  • @halabyare
    @halabyare 12 ปีที่แล้ว +4

    those who disliked are those who dont know the wordls of this song
    gobna wuxuu jecelyahay markuu guur imaadee
    waa hees aad u suugaan saraysa

  • @abdirisaqahmed2240
    @abdirisaqahmed2240 8 ปีที่แล้ว +5

    woooooooow
    masha allah
    murtiile
    iyo istaahil
    noolaaadaa
    ma onkoday
    hilaac galalacliyo

  • @abuule4507
    @abuule4507 11 ปีที่แล้ว +5

    gobna waxuu jaceyl yahay marka guur yimaade aan kuu keed fariistee galbis ma u diyaar tahay ,,,,yaa salaam

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilove this songs
    Farah murtile Ft Istahil dheman

  • @cabdiqadirmaxamedganey9774
    @cabdiqadirmaxamedganey9774 2 ปีที่แล้ว +1

    The best voice iyo erayo nuxur iyo miizaan leh

  • @abdilaahijamac1771
    @abdilaahijamac1771 5 ปีที่แล้ว +7

    2019 yaa daawanaya heestan

  • @naaxiasd5694
    @naaxiasd5694 8 ปีที่แล้ว +3

    walaahi waa hees erayo qiimo badan iyo murtiba xambaarsan maasha allah

  • @DjejcfvhgkjkiEofry
    @DjejcfvhgkjkiEofry 4 ปีที่แล้ว +2

    yaaa dawanayaa 2020 😍😍😍😍😍 lofo dhac kusi

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 7 ปีที่แล้ว +1

    Guntin ubax
    Guud casaana iyo
    Man guduudan laan
    Kuusoo guree hoo
    Mid kale uma gooyeen
    Haday igu ganaaxaan
    Aday gooni kuu tahee
    Gudoomaan ku leeyahay
    💓💓💓hees la qiimo ah maba jirto viva jacaylka iyo inta taageerta💋💋

    • @farahmohamud2973
      @farahmohamud2973 5 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💜💜💜👄👄👄👄👄👄💕💕💕💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💙💙💙❤❤ ascending

  • @muhammadcusman8724
    @muhammadcusman8724 8 ปีที่แล้ว +2

    Wlh murtile caadi ma aha I'm still in love with this son😘😘😘😘😘

  • @SamsamAbdulahi-o4i
    @SamsamAbdulahi-o4i ปีที่แล้ว

    Waxan dhagaysan jiray heestan 2017 wllhi wn xasuustaa jah 😊😊😊😊

  • @nuurhajji7258
    @nuurhajji7258 5 ปีที่แล้ว +9

    i stil 2019 yasdawa naaya love ku ahy hestan wlh❤❤💯💯

  • @AbdiAli-jv8cq
    @AbdiAli-jv8cq 6 ปีที่แล้ว +3

    Gobana waxoow jecelyahay
    Markii guur yimaadee👌👌💗

  • @fahmomaxamud5317
    @fahmomaxamud5317 4 ปีที่แล้ว +6

    2019 yasagootinaya 🛫🛫 oo 2020 soodhaweeynaya🛬🛬😃

  • @Qarni1000
    @Qarni1000 14 ปีที่แล้ว +1

    maasha alh qurx badna gabdhu waa midabkii soomali lagu yiqiin mahan fananta qaar midabkooda dooriyay ee iska dhigay midab aysan lahyn masha lah labiska iyo codkeeda waa isku dheeli tirantahy gabdha dhankasta laga eego waa idil abayo heesta xigta is bedl ayan ka rajynaya mid alabd sida ha u fiirin kamarda caadi iska dhig inanka ku la heesya wax la wad oo isga la jil

  • @liibaanmaxamedyusuf4087
    @liibaanmaxamedyusuf4087 ปีที่แล้ว +1

    19-11-2022 hadaa dhagaysanayso like ha ila agmarin. Wll

  • @abdinurismailanshurismacil8777
    @abdinurismailanshurismacil8777 12 ปีที่แล้ว +12

    the song explains the natural way of human relations , the best is the marriage, which i agree

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin7663 6 ปีที่แล้ว +20

    2018 Yaa ila socdo☝️🎉🎁❤👏🏻👐👌

    • @jimalemohamed68
      @jimalemohamed68 6 ปีที่แล้ว

      sowdo ibrahn amin waynaka 2018 ayaynu wada dawanayna

    • @sowdoibrahnamin7663
      @sowdoibrahnamin7663 6 ปีที่แล้ว

      jim'ale mohamed 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🙌😂

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 13 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa hees macno samaynaysa i liked it halkaa ka wada Murtiile iyo Dheemanay waan idin taageersanahaye

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 ปีที่แล้ว

      Barigaa youtube maa isticmaali jirtay

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +1

    Who is watching 2020

  • @fathmsfathma3680
    @fathmsfathma3680 7 ปีที่แล้ว

    woow eshcalaa hees fafarax murtile wa nin culus nice song

  • @sihambabylovesihambabylove5128
    @sihambabylovesihambabylove5128 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 Yaa dhageysanaya

  • @xasanjamackarinle9519
    @xasanjamackarinle9519 5 หลายเดือนก่อน

    masha allh jacayl dhaxal gal ah

  • @canka77
    @canka77 14 ปีที่แล้ว +5

    woooooow best song waaye ilaa immisa ayaan raadinayey thanks. saraarstudio.

  • @cabiqaniahmedawhassan1716
    @cabiqaniahmedawhassan1716 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhy afsoomaali murti intii ku jirtayba heestan bay ku dhantahay runtii abwaan khatara faarax murtiile lkin markii dambe yar yaro ayaa kaasoo hadhay inta igu raacday lkie ta iigu qabta

  • @rashiidyuusuf5464
    @rashiidyuusuf5464 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 yaa dawanaaya like saar

  • @hamdamoh3641
    @hamdamoh3641 3 ปีที่แล้ว

    HEES murtileh weeye 2021 yaa dhagaysanayaa

  • @MohamedHassan-zc3cl
    @MohamedHassan-zc3cl 8 ปีที่แล้ว

    Eshcalaaa hees murtiile abwaan jirra comedy hhh waa nin nooc walba galla guuuuuulll & gobonimo

  • @shucaybfox7848
    @shucaybfox7848 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dhagaysanaya 2020

  • @fadumomahamud8474
    @fadumomahamud8474 4 ปีที่แล้ว +2

    2 August 2020 😘🤞

  • @rajmahi9227
    @rajmahi9227 8 ปีที่แล้ว +25

    guntii canab geedsare ku yaal gacma garikarayaa soo guuran karee wax La yidhi gashan Qaad haduu garasho leyahay gabar lagu halayn karo ayuu geed fadhistaa gobne waxuu jacayl yahay markuu guur yimaade gurtidayda garsii inad gogol dhignoo tahay wwww eshcala Eraayo mcn abwaan murtiile and istahil dhayman waaka baxsadeen

  • @awdalboy1
    @awdalboy1 13 ปีที่แล้ว +1

    FAARAX MURTIILE IS SMART GUY AND LIKE HIM, viva Faarax Murtiiile.

  • @sahrawarsame4174
    @sahrawarsame4174 2 ปีที่แล้ว

    2022.5.27 haben jawi mcn xasuus 12 kahor cumri allah idiin siyo waxasa fan laga dhaha 💖💖💖💃💃💃

  • @Santiago-vr1df
    @Santiago-vr1df 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqtii hayaad aan darewaal uahaa. Safar walbo aangalayo heestaan kameey marneen.
    Wakhtige lasodafaay macaanaya

  • @updallahudjama8984
    @updallahudjama8984 6 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waa heestii an Ku bartey farxax muurtiile wlhi cadi maha @2018 ya dhageesanayo

  • @mustafaahmet7154
    @mustafaahmet7154 8 ปีที่แล้ว

    masha allh waa hees wada murtiya. viva faarax murtiile

  • @xasanmaxamed7905
    @xasanmaxamed7905 หลายเดือนก่อน

    Heestaan 2010 dhamaadkeeda ayadoo bilooyin ku jirto. Anigoo aroos ku jiro isla dhegaysanay xaajiyadayda. Xasuus gaar ah igu leedahay heestaan dhanka dhaganka iyo maalmahaas xasuusta leh.

  • @Munira389
    @Munira389 13 ปีที่แล้ว +1

    heestani waa hido raac jacayel jiray waayo waayo, wooow axlaa qaraami,,, MR, buluq baash,

  • @saafifilms762
    @saafifilms762 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 yaa daawanaya like me

  • @xareedaxmed7808
    @xareedaxmed7808 3 ปีที่แล้ว +2

    Waagaan heestan bartay ciyaala school baan ahaa maantana nin wayn allow cimriga noo hagaaji

  • @aarkaburco3977
    @aarkaburco3977 3 ปีที่แล้ว

    waxay ka mid tahay heestan heesaha aan dhagaysan jiray 2010kii tan iyo heestii dhag dhag wadnahy dhaglee

  • @MsAyan78
    @MsAyan78 11 ปีที่แล้ว

    maaansha alllllaaah istaahil and farax murtiiiile the best song ever

  • @nasibadansaleban2872
    @nasibadansaleban2872 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah inantu waa hablaheeni la yaqaanay maha balaayoyinkan isqaawinaya ee la moodo in shaydaan dardaray

  • @bashirmahamud8222
    @bashirmahamud8222 9 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi maha abwaan murtiile iyo dheeman noolaada

  • @allcasayr
    @allcasayr 13 ปีที่แล้ว

    Heestaanu waa hees qaaliya waa hees ay ka buuxdo murti aad u badan waa mid xambaarsan fariin gun dheer Faarax murtiile hambalyo

  • @bulcad444
    @bulcad444 12 ปีที่แล้ว +1

    walahay waa waa burcadii asalka ahayd faarax murtiile ...

  • @Sacdiyagmail.comSacdiya
    @Sacdiyagmail.comSacdiya 8 ปีที่แล้ว

    waa heesqimo leh fananka fananada ad iyo ad ayan uga helay man aha alaah

  • @ismaciilurur4026
    @ismaciilurur4026 9 ปีที่แล้ว +16

    iinanta markad argto ba way asturantahay illahay haku sharfo

    • @sahraibrahim6284
      @sahraibrahim6284 8 ปีที่แล้ว +1

      inaadeerkay f aarax murtiile iinoolw

  • @laytalkhadar341
    @laytalkhadar341 9 หลายเดือนก่อน

    Waa heesahaanu jacaylka Ku..............

  • @omarjabshetalooyinkashacab3961
    @omarjabshetalooyinkashacab3961 2 ปีที่แล้ว

    heesaha hergalay fanaan waa qaali iyo fanaanada . fanaanka ama fanaanada muhiim maahin in heeso badan laqaado nuxur ayaa lees ku haayaa

  • @nuuramohammed2369
    @nuuramohammed2369 9 ปีที่แล้ว +1

    wooooow murtile waa hees shidan inantuna aad bay u cod macantay waxay i xasusisay kisi xaji aadan bay u cod egtay

  • @dhaadeey1
    @dhaadeey1 14 ปีที่แล้ว +13

    hees taan waa hees jirta oo laba dhalin yaro ah wada qaadayaan
    gubna waxuu jaceel yahay marka guur yimaado
    ee hadii dariiq yada la isku dhuuqo oo la yiraahdo boy friend and girl friend
    gob maahan jaceelku waa gun markaas
    waa hees da weyn

    • @niin128
      @niin128 4 ปีที่แล้ว +2

      9 yrs ago oo qorty Awadeed like kuugu saaraya 👍👍

    • @hassanosmaniman7289
      @hassanosmaniman7289 4 ปีที่แล้ว

      Sxb sre Waan kusalaamays

    • @cabdiqanifaarax7547
      @cabdiqanifaarax7547 4 ปีที่แล้ว

      nana dan maaha Allah waa fanaan Qaaliya oo haddana laxamayste Ah

  • @mostaphevolgs4408
    @mostaphevolgs4408 4 ปีที่แล้ว +3

    Still 2020✌️🔥

  • @Noorow-zp7qz
    @Noorow-zp7qz ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @abdiwarsame8310
    @abdiwarsame8310 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan daawan day October 23 2018kii inta ka heshay like iisaara

  • @maxamedjeesto3156
    @maxamedjeesto3156 3 ปีที่แล้ว

    Maansh mashall waan la dhacay heesta

  • @mohamedaadam9949
    @mohamedaadam9949 4 ปีที่แล้ว

    whos listening still 2020 april 6

  • @abdiazizismail1093
    @abdiazizismail1093 10 ปีที่แล้ว +4

    the best man loves when the engage or wedlock comes.

  • @aishoabdirashid4725
    @aishoabdirashid4725 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sowtu rahma

  • @MohamedHassan-zc3cl
    @MohamedHassan-zc3cl 8 ปีที่แล้ว +2

    fanaanada dheeman waa inan qaaliya oo asturan had & jeer qaar baa khalad ka aaminsan fanka oo uhaysta inlays qaawiyo haddii kalle aan fanaanad lanoqon karrin

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh walee weeyaan

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 หลายเดือนก่อน

    Hesta imika dib ugu so noqday xasus😢2024

  • @afifaahmed222
    @afifaahmed222 5 ปีที่แล้ว +4

    Watching 2019

  • @maxamedxaamud6383
    @maxamedxaamud6383 3 ปีที่แล้ว

    Whon whoched 2021

  • @MrDucaysane
    @MrDucaysane 14 ปีที่แล้ว +1

    walee waa hees qaaliya, SARAAR MEDIA waxn idinka codsanaynaa inaad lyrics ka heesta noo soo post garaysaan. thnks

  • @awdalboy1
    @awdalboy1 13 ปีที่แล้ว +1

    woow woow wooow kabax love thisss!!

  • @FARAH367
    @FARAH367 13 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaw hees macaan thnks

  • @leondalaurabollywdstars7587
    @leondalaurabollywdstars7587 12 ปีที่แล้ว

    beste songs sxbna murtiile caadi mahan

  • @abdullahiyuusufhussein9998
    @abdullahiyuusufhussein9998 2 ปีที่แล้ว

    hees murtileh iga dheh

  • @siyatomar5733
    @siyatomar5733 2 ปีที่แล้ว

    Farxm
    Farx

  • @hindoahmed4587
    @hindoahmed4587 ปีที่แล้ว

    2023 Ayan dawanayaa

  • @mustafmohamedhashi
    @mustafmohamedhashi 9 ปีที่แล้ว

    axsan hees waye farax & astahil long live

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 ปีที่แล้ว

    Heestan ila markay soobaxday ilaa imnka kama daalo waayo ereyadeeda iyo hummaaga ay sawirayso iyo weliba fariinta dhaqanka iyo qiimiga ku fadhida ee ay gudbinayso baan kujeclahay. Faarax waa nin dhaqan yaqaan iyo af yaqaan ah. Waa dadka talentiga Eebe siiyay .

  • @amranmaxamed3339
    @amranmaxamed3339 8 ปีที่แล้ว

    wwwwwww wallle waa heeees mcn i love it very

  • @mizzyzzyppy
    @mizzyzzyppy 14 ปีที่แล้ว

    lol i realy like dis song is bit funny doe loooooooooooooolz da woman makes me laugh walahy but i love da words

  • @niin128
    @niin128 4 ปีที่แล้ว

    2020 who ??

  • @muktarahmed6134
    @muktarahmed6134 11 ปีที่แล้ว

    mash allah istaahil waad istaahisha heestada wl and i like this song

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +1

    isbedel aya udhexaya farax murtile waqtigan iyo waqtigaas

  • @wacancanadina4056
    @wacancanadina4056 5 ปีที่แล้ว +12

    Waar bal warama yaa joga 2019ka

  • @hassanqeyr8234
    @hassanqeyr8234 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan mxa jeclade farax oo shil galay marku yiri heesahayga tana ugujeclahay ismalehen wunolan doona😪🙏

  • @najmamaxamuud2666
    @najmamaxamuud2666 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah inanta asturan