Heesta original keda waxaa leh o hori uqaadi Sahra axmed jaamac iyo muuse Ismail Qalinle heesta markey copy thy dadkii lahaa waa la sheega hadii kle dad ayaa ufahmaayo heesta inay labadan qaadeso leyihin
farax murtile fanan an Tagero wa Halyey Bulsho waxu ku can yahay nin ka shaqeya wacyi Galin Bulshada faninta somalida xiliga adag ad ku so shaqeye Dowlada Somalia Horumar weyn samaysay so nolaynta fanka iyo sayniska somalia iyo afka
Filmkaabaa cawuu u fiiciinaa jecliiyaa sheekaaduu markay 1.2 u dhaxaysoo😂😂😂😂❤❤❤
Kadarda
Aniga fanankan taagaro u ahy ex jecal ii igu soo shuby labtob an lahan jiry 14 years ago ❤❤😢
Hadal afka kasoo baxo waxaa uwngsan saliga nabiga
😰❤🌹❤❤💦❤❤ Keep going
Faarax Murtiile shil gaadhi ayuu galay ee Eebbe ha cafaamadiyo, Aamiin.
Faudrait
Waa xasuustii AHUN qalinle
IYO AHUN sahra Ahmed Jama.
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
Faarax murtiile nin aanu saaxibo nahay ♥️♥️
Faarax murtile iyo Amin iftiin hees shidan waxan ahaaya qofkii igu horeyey Ee liketa ha lagu caawiyo
Like maxay ku tare wallo lol
@@hodisaisack7790 wryejenr7drit
Tekr0a
DHAANTOW
DHAANTOW
masha alaha hees xasuus mudan qaline iyo sahara axmed alle ha u naxriistee
Jecell raaran
2020/7/22 yaa dawanayo oo halkaan sii jeed u dawanayo like 👍
wlhi heestan aniga oo yar ayaan maqli jiray alla wakhtigu waaa cajiib wallee
Dadka kaama saarin waan kuu dansheegtay xasuus ayem maxamed daanbuur 13 , 1, 2023 maalin jimce
Heestaan waxaa lahaa muse ismaciil qalinle iyo sahra axmad
ilahay haw naxariisto anagana hanooga daba naxariisto
mahamuud mahamed filin Hindi.afsoomaali
Abwaan iyo fanaan iyo waliba jilaa iyo maxaan iraahdaa/ 2021
Adoo duud shareer leh iyo Dagan dooxo iyo rays
Walahi heestan wxaaa dhagasan jiray anoo 10 sano jira
Heesta original keda waxaa leh o hori uqaadi Sahra axmed jaamac iyo muuse Ismail Qalinle heesta markey copy thy dadkii lahaa waa la sheega hadii kle dad ayaa ufahmaayo heesta inay labadan qaadeso leyihin
Manshaallah wallahi
Video ga bilaawgiisa lugu qoray sxb
Waaw masha allaah ale ha ku xafido
abwaan faarax murtiile cod ayaa alle siyaay
Aamina heesta way ku rafatay Sahra Axmed cidi gaari mayse ilahayaw u naxariiso 😭😭
Faarax multiple saxbkey waaye taliye yaaba ku arka iyaanta taliye❤❤❤❤❤❤❤❤
hestan adban u jeclahay waxan ku faraxasanahay inye so cuboneysiyan labada fanan o an kala dhicin wana idinka mahad celinaya wana idin slamaya
Sir farax murtile aad Aya cod macdahay jecliya codkaga fanan buxo plus jila fun ah
Hees fadhidah from Puntland
Goormaynu darisnaa ❤
Music gu waa qaldan yahay
Faarax Murtile fanaan aan kufaano
GOORMAYNU DARISNAA♥️💖❤
Very nice tone and music .wl said well done mashaa Allah 🥰💯🤲😘👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋🥰
Aderkay qalinle yarabi unaxariso
War gavantiisa qabo wax hakugu dhacaane😢😊
Great Somali song
Manta hees walibo tan ay kadanbeso way kasi macaan tahay sxb mahadsanid Abukar
abwaan macal fanan faarax Murtiile and aamino allah keeping ❤❤💒❤❤❤❤
اهداء إلى الجيل الدهبي الزمن الجميل💞💞
are you somali?
@@fahiima9374 sidiq
Sidiqawcumar
@@fahiima9374 .
walahay waa faniin hir galay allayle faniin ilahay cod siiyay war inanta cod macana maasha allah ilahay ha ku daayo woooooooooow
10/7/2022 old golden age ✍️😀💝
Xasuus Ismacil Muuse Qalinle
Balse ubakar mahdi ma xusin
Abwaan Gaas 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 axxxxxx ilhy unaxristooo
waa waali cas waxani,
heesaha ciyaarta halaga daayo
Xasuus qalinle iyo sahra axmed jamac
axsan murtiile iyo amina iftin
Halkedi bay dhigeen
thanks abukar mahdi
Wwww caadi mahan
kkk heesta ku ciyaareen ruxii qalinle iyo sahro ku maqli jiray tan ku laameeraa xaqiiq wye
Mansh allh
@@malyuunfaarax6496 as c
Alahayaay amina iftin miyay heesana abujeerimadu waxaan moodayay inay ruwayadaha uun jiltaankoida ku eeg tahee
Waw cod wanagsan inder
Gormeynu darisnaa❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Great Somali song lyrics
Hestan add bay qali ikutahay💕💞💓❤️💖❣️💐💘💪
Green screenku waa faashil tolow ma engneeradiba seexday mise cillad farsamaa jirta xaga lighting ka.
Heestu waa top wan qaatay.
Isar subscrabta
Halkanna VAR tu may qabata hhhhhhhh
London Ejogaan Maxa Ka Khaldan Mee Mel Khurux Badan Ku Qadaan
Thank u and I all of u congraculte
Afsmali ad u culculus aya kabuxo ninki fahmikaro uma fahmi
Jah alla codkeesa❤❤
My beautiful sister in law ❤
Aabo faarax murtiile
Mash allaah abwaan fannaan faarax murtile
Magacayg waa zaki wadne waxan joga cerigabo waan taa geera tok sogaala
Heestan qaramiga Ku. Shidanthy sahra Ahmed iyo qalinle alllah u naxaristo
Legend xigmad nogatageen
This is song is the best 🎵
inantan ilahay cod buu siyaay iyadoo ruwayad dhigaysa uun baan arki jiray manta walahay igu horaysa iyadoo heesaysa aaad bay u cod macan tahay
runtaa waa cod macaan yahay waa hibo ale
xasuus sahra iyo muuse rabi ha unariistee
Xasuus muuse ismaciil qaline iyo sahro axmed jamac
Faarax murtiile &amina
WoooooooW
Salma Ahmed
Waa cajiib ah
2024 yaa ila daawanayo
Nice song inolow ader
Manshaa Allah boqorka codka.iyo sidoo.kle iyo aamina iftiin👈🤣
saamiya abdirahman hh
ISAAR SUBSCRABTA
@@aminamaxamedaadan4583 u6
Hees saas nuxur u leh lamaba qadin sanadan top
kkk qalinle iyo sahro axmed ku soo dhageyzo
Farah he is best singer
Faarxa
Faarxa
The
DHAANTOW
DHAANTOW
Farah Murtiile Legend,
Palamjalam
@Missy Trissy isar subscrabta
💛
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✌
Asck
Askc
Asck
Asck
Asck
I miss you my abwaan faarax murtiile
Hees wacan
Waa cajiib
Ok
Waa hees kala kacsan runtii xaqiiqadana taabanaysa.
Xusus hore
Esh caalaa hees
Akhas akhas hes iga dheh
Xabadan ruwayadaha kuogaa fanaan miyaa ishcalaa cod
Manshaallh
Waaw waa xusuustii qalinle io saado
Waa xasuuusti qalin iyo sado ali
Qalinle iyo sahra axmed
Sahra Axmed
Good
odogaan ilkaha badani heesahii buuu booobayaaa
abaahaa kuwas xaasid codkiisa ale siiyay maad u quuri weysay xaasad daarood
Abwaanka ka xishood
Maxamed
Wlhi ani qalanjo ahaan wan kaheli
Axyaa hes
Heeskan aad ayan ujclhy😘
Mahad foodcade
Setahay and
Waan and the kids have a good day too so I'll be able to make it up
HEESAHA DADKA HAKAGA CIYarina cood meesha kuma haysane
❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
❤
Ninsare waankutageraa
Hi
❤❤❤❤💋💋💋💋💖💖💖💖💖💖
Mashllh
Maasha
Waaw
wasmo,muqal,mcn,xxx
fanaanka qarniga farax cawil
Kkkk
babyliveu❤
farax murtile fanan an Tagero wa Halyey Bulsho waxu ku can yahay nin ka shaqeya wacyi Galin Bulshada faninta somalida xiliga adag ad ku so shaqeye Dowlada Somalia Horumar weyn samaysay so nolaynta fanka iyo sayniska somalia iyo afka
Mashallah ni baba yao
🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
Waku dansheegtey
Hussein ikar frit community' Somali he's nice to know
Masha Allah amina iyomur tiile Alla yaa cizek
❤❤❤😅
Wlhi amino iyo farax war murtileh ayey so cusboneysiiyeen lkn dad mucarada lama waayo siday indhaha kasiisay baan ubogay wlhi dhoocil nimadii dugsilaydaan soon xasuustay lol
Hhhhhhhhhh alaylahee sifiihan baad ula haysataaa #quuen
Maxamed maxamuud
Nice