Waxaan booqday magaalada oo leh mootooyinka adduunka ugu badan!
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- Caasimada Mootooyinka!
Waad ku mahadsan tahay inaad igu taageerto muuqaal kasta oo aan soo geliyo, haddii ay jiraan fikrado aad rabto inaan sameeyo kaliya ku qor faallooyinka hoose.
Haddii aad rabto inaad si toos ah ila soo xiriirto ku samee boggayga Instagram oo aad halkaas igu raacdo, badanaa waxay ku dhajiyaan sheekooyinka maalinlaha ah ee Instagram. / najih_al_hilowli
indonesia 🇲🇨 aad najih
Masha Allah.horay u soco🎉🎉🎉❤❤❤❤
Wall somalia oo dhan dhaweeye baa la isku wada yirahdaa❤
الموسيقى حرام يا أخي إتق الله
Af somali ado uku sheki karo waa maxay af carabi
@AbdirahimDiriye qofkaste iyo booskuu joogo in loogula hadlo waa arin fiican carabiyaduu kufiucanyahay .
@@AbdirahimDiriye what's wrong with the arabic language? it's language of our prophet muhammad saw
Masha Allah, kanaalka Carabiga maalmihii aad bilowday ayaan kula socday, waa ku faraxsanaa maantana kanaalkan cusub ee afsoomaaliga ah waan ku taxnaan doonaa insha Allah. Fall forward bro.
Mahadsanid inoo soo badi flogyda🎉
Masha Allah is ilaali wlalakey Allaha kugu xafido ❤️
Guuso saaxiib i like inaad travelling sameeyo muuqaalo qurux bdna soo duubo
Waan kuu imaanaa, inaa wareejisid waaye ❤️
@@NajihAlhilowliSomali imow saaxiib mogadishu iyo dhulkaagii hooyo siwacan baan kuugu soo dhaweenaynaa channelkayga waxaan bilaabay 7 days ago muuqaalo qurux badan oo la dhacdana halkaasaan kaa daawad siin channellkayga rukumo sxb
ماشاء الله نظام جدا رائع 👏
😂luuqadaada kulahadal maxaad balo baloda isaga dhigaysaa😅😅
Horey soco bowe🎉
Najih waan kula socdaa muuqaaladaada labada channel ba hore u soco brother. Asxaabta channelkan kor u qaada
Wa muqal qurxon bro mnshlh hore u soco 🫡🙏🙏
Mashaa Allah safar wacan
6:57 Xamar waxaa looga yaqana rikab taxi iyo mooto iyo cunto shopping wax walba ka dalban karto waliba update ah #rikab ayaa la dhaha la soco
Naajix Al hilowlee keep going pro 😊
Masha allh🎉❤ naajax waa ku najaaxnay muuqaladaad😂❤
Maa shaa allah. Aad iyo aad hormar wacan
Inaad aabihi qartoh wa laga ficnaa😊
Amazing view❤
Wll najih hore uso in badan waan kugu xidhnaa channel carabiga kana waxan ka dadkii ugu horeeya ku support gareeya 😊
Mash allah hore usoco zxp
Laakin walal misiga inaga daa
Horay u soco ha niyad jabin zxp
war ninkaan waa caan kanaal carabi ah buu leeeyahay
Kanal uu afcarabi ku hadlo leeyahay waa caan
Horay usii soco wllaka 4:33😂😂
Mansha allah hore u soco zxb lkn humanity ilaali qof hadduu wax ku weydiisto xitaa 0.5$ ha ahaate iska sii sida ninka imika hada tuug ahaad ku dhahdayba😁 adiga mar walba ajarka waad helayasa.
Walaal soo badi video yada
X**r = Saxaro
Guulayso ustaad fall forward
Dhaweye lee waaye muqdishane
1:17 omg gabadha gadaal motada saran bye ee 👋 dhahdeyy yaa ila arkayy 😂❤
Walal keep going bro
استمر
Horay osoco sxb ❤🎉
Masha allaha i
horey usoco
Muqdisho dhawaaye ladalbada.
Lkn waa qaali marka loo eego
Bajaaj aad qaadato😊
Guleso wliga 🫡🫡🫡
Hadan kaa hayna luqadaadi hooyo Zhp 😂🎉
Fariid
Dhaweeye muqdisho
Rikaab wajira
tuug tuug dhalay markaad dhahday said uqoslay brother respect
🤣
Nice video
Hilawle
Mogadishu dhAweeye. If rikaab
Somali vitnam joogto soo warayso
Naagtan 😂 maamadan tirahdi ama hawaynaydan
Dhaweeye
War itobiya aya ka qurubadan
Dhaweeye ka shaqeeya Hargiesa
Be safe
Sac 🐄 baa isbaaro kuudhigtay😂
❤❤❤❤
Yow
muqdisho Rikaap ka shaqeso application laga dalbadaaa
boqolow
13:16 Actor camal ayaad u hadlaysaa😂
Xaaran ku istage😂😂
Muqdisho dameer qadiso ayaa lagu xamaashaa
Nio iska taxadar bo kaligaa baa soctaye😳
MOGADISHU [RIKAAB]
War ninyohow meelo badan tag af somaligaad ku fcn tahay.😅😅😅
Bisinkoow moto badnaa
Xamar wada lee istaagee mooto bajaj ku aktagambo hodan ilaa karaam 3dolar waaye easy😂😂
😂😂😂
M.a dagaananta iyo buuq la’aanta wa inan uga daysana
ANKU SALINO NABIGENA MUXAMED
Saxib active noqo
Wadankan noloshiisa Dib wye wlhi
Maliyada aad ushidan ayaad wadata
Niyow somalia ama somaliland maad timaadid
Waa qasab!
❤❤❤❤