KIIS LALA WADA OOYAY: AABA TAAJIR AH OO AMRAY WIILKISA IN KALYAHA LAGALA BAXO MAXKMADA DAHIR CALASOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 41

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 หลายเดือนก่อน +5

    Ayeeydey Ilahey haunaxaristo waxey dhihi jirtey wixii walalkaa udideey wad baa hela 😢 Ala abahas wixii udambeya miyusan kabaqeyn Ilahey 😢

  • @degan4
    @degan4 20 วันที่ผ่านมา

    Wiilka haduu tarhiibay, Abbas Muxu dinbi ah buu ku leeyahay😢😢😢😢😊
    😊😊

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 หลายเดือนก่อน +3

    He is already 19 years old. He is an adult. She probably want monthly salary in Nairobi that's why the young man was sent to Libya. Classic Blackmail tactics.
    You pay 16k to kidnappers and you are part of the problem.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +3

    AABO HADU JIRO WA ABAHEEY O 91 JIRA O HAL MALIN HADUSAN I MAQLIN ISO WACAYO

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 หลายเดือนก่อน

    Allow dhowr Abtigay Daahir calasow Waaa geesi somaliyed

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 หลายเดือนก่อน

    Allah ha ka soo badbaadsho wilkaa yarka ah ma gafaha

  • @safiaibrahin4723
    @safiaibrahin4723 หลายเดือนก่อน +2

    Aduunka waxaa ugu daran qof qof looga dacwoodo leheeyn reer aad u dacwooto leheeyn waa musiibo soomaalida ku habsatay wanna cuqubo aan hareeynin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +1

    KA DACWE AMBASHATADA MAREKANKA O KU TAAL MUQDISHO INUSAN WIILKA MASRUFIN 19 SANO

  • @caasha93
    @caasha93 หลายเดือนก่อน

    Ha way jirta anaba garanaya dhalinyaro qaxootiga magafe kaso kexeyey wilal baa noga jiray illahay baa nogaso rebay wa xaqiiq in lacag la aan lagu geynayo ila Libia 😢

  • @quruxleeyqaracantay2580
    @quruxleeyqaracantay2580 หลายเดือนก่อน +2

    War naagtu qayla badanaa may raga sugto

  • @NimcoCawad
    @NimcoCawad หลายเดือนก่อน +1

    Nimanka hada joga xaqa alle hagarnsiyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    WUXU HALIS KU YAHEY INU BADA KU DHINTO HALA SO CELIYO😭😭😭😭😭😭😭

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +1

    CUNUGA HA LASO CELIYO KA DIBNA HA LAGU QASBO INU GEYO MAREKANKA

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j หลายเดือนก่อน

    Daahir intasa ilahay kugu badbadiyay caruurta iyo hooyo ciilan wad u istagtay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    WAA AABO XUN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    TAHRIIBKA WA DHIMASHO 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    WA QARACAN😭😭😭😭😭😭😭

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +1

    AMBASHATADA MAREKANKA O KENYA KU TAAL KA DACWE MASRUFKA 19 SANO QASAB AYU KU DHIIBA

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน

    No insult. No cay. No quursi.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    DHALINYARADIA HALALA HADLO INEYSAN TAHRIIBIN

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 หลายเดือนก่อน

    Marka hore wiilka alaha soo fududeeyo. Waxaa la yaabanahay waxa ninka ku qasbay in uu heerkas gaaro.
    Waa war aan dhamays tirnayn waxay iila egtahay xaalad dhabaqday mar hore oo wiil kuna uga sii daray.

  • @HalimaMahamed-g6g
    @HalimaMahamed-g6g หลายเดือนก่อน

    Ala badbaaso janel xaaskiisa soo uma eko

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.eedo maxkamada cadaalat
    Mahan miyaa,Daahiraw?
    Hooyadii kaaga timit Yugaandha oo wiilka agoonka
    magafo kahaystey.
    Waadiitey in aad qaabishid.

    • @shugriosman8969
      @shugriosman8969 หลายเดือนก่อน

      Walahi sas ayaan isdhahay

    • @user-wj9ji4sq3o
      @user-wj9ji4sq3o หลายเดือนก่อน

      Gabadhan cawimad marabto ninki dhalay wilka ayay ka dacwone ee wax fahma intidnan isku camirin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    CUNUGIISA CUQUBADA U KA GALEY ILMO KALE MA HELAYO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    WA IN LASO QABTO MAGAFAYASHA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    WA AABO YAHUUDA😭😭😭😭😭

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    NAGAHA U QABO WA NAGO XUN WEXEY AHEYD INEY DHAHAN WIILKA KENSO

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 หลายเดือนก่อน

    Mamoyinks waxa dhihi lahaa ilmaha tahriib ha udirina adinkoo awood u laheyn magafa hadu gudbo bada sugeyso ilmaha ha tahlukeynina ka waaniya una sheega in wax ka horeeys jaximo aduun lugahood yey ku raadsan wiilka soo celi doontas qatarta yuu galin

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 หลายเดือนก่อน

    Wiilka hala soo celiyo

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 หลายเดือนก่อน

    Allah soo badbaadiyo wiilka yar gacanta cadowga Allah ka soo furfuro aaba hana xaqa Allah tuso in uu wiilkas soo muto wuxuu tabcayo yuu u tabcaa 😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    NIMANKAN ILMAHA DAYACAYA HA LAGU FURO DACWO

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

    Iimaanka buu dhuusay kaas maaha aabe

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    WEXEY KU LEDAHEY MASRUFKA CUNUGA UGU YARAAN SHAN BOQOL O KUN O DOLAR

  • @minamoha6505
    @minamoha6505 หลายเดือนก่อน

    Hoyo wiilkaga ciil ku baday sorry belayo ku dhashay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 หลายเดือนก่อน

    Xoolahiisa uu curadkiisa u diiday cadow baa u haraayo 50 jir

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 หลายเดือนก่อน

    Hooyoyin libaxyo ah

  • @Naadiamohamud
    @Naadiamohamud หลายเดือนก่อน

    Daahir arinka Adey gacanta kugu jirta reer ayaanle haday wiilka mesha kaso saarayan arinkn herkas ma gaarten daahirow hg saar khaarankas mbA dhafeysan karno foolxumadas

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir zmidgsha Ha ugafin, Boonkana Ha ugafin. لا يسخر قوم من قوم عسي أن يكونوا خيرا منهم