Sidaan uga Dhig inuu kaa fikiro 24ka saac Qofka Kaamaqan isticmaal sirta mobaylka fariimaha chat

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2024
  • Sidaan uga Dhig inuu kaa fikiro 24ka saac Qofka Kaamaqan isticmaal sirta mobaylka fariimaha chat

ความคิดเห็น • 83

  • @ifkanolasha4960
    @ifkanolasha4960 5 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 5 หลายเดือนก่อน +3

    masha allah sheikh ilaahey haku xafido waa muhiim sidaad sheektay xiriirka markaas woo qurux bad nanaa

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 5 หลายเดือนก่อน +19

    Sheekhow jazakumullah kheyr runtii arintan anigay igu haysatay nin ban is guursanay ku nool wadan kale ana wadan kale calafkii ayaa isku kaaya qoray 10 sano ninkii waxan noqonay labo qof oo ad isugu dhow ninku waligiis xaq an ku leyahay ima siin waligay hal dolar kama arag lakiin anigu ad ban ugu dabacsana qof u roon ixtiraam jacayl naxarius fahanta garab istaagta xld hadu ku jiro caruur bu lahaa lakiin xaas ma usan lahayn mar uu xita caruurtiisa somaliya aday 2 bilood uu maqna aniga u dirayey biilka wayo shaqo fiican musan haynin ad ban u ahaa qof dhinac kasta sidii sidan u ahayn waxa rabay inan u tago meshu dagana waxan dalbaday visa muda la suga wu oga wuxu dhahay haday ku so bixi waydo ana imanaya ok ayaa iri iyado visadii ii xareysan tahay oo an sugayo ayuu malin iso wacay sidan u wada hadlaynay ayuu dhahay waxan ad u jecelahay inan yesho xaas kale sidedaba waxan jecelahay labo xaas ka badan ma jecli anigii waxan noqday shock wa ninka an garab istaagay wa ninka an dartiis visada u dalbaday wa ninka waligiis biil isiinin oo ilahay igu ogyahay oo wallahi bilahay tolahay marku sas yiri wan naxay markasa ku iri oo xaas labaad xage gaynaysa anigaba xaqaygii kama hele ma waxad mooday iska guurso markasu dhahay xaqada wan ku siin wana cadi lakiin adi an isu dhimaano an ku qanciyo aniga waxan goan ku gaaray inan ka amuso oo an la hadlin ninkii waba sidu rabay de malaha mid bu haystaye wakan shub yiri isna bil marka aamusnayn ban wacay an ku iri xaskada miyan ahayn oo xaq kugu leh adogo iga qaldan oo hadal ila so doontay bad amustay waxan la hadlay ninkii oo badalan totally ad oo erayo adag igula hadlaya oo xiriirkii goostay oo isbadal weyn ku dhacay de markasa iri ifur hadad sidan garatay intaso sano wan ku sugayey anigo ka helin xaqaygii bad guur labaad rabta bas walaalow wuxu damcay inu yiraahdo ma naag bad guriga u duminaysa mana ku dhahayo wan guursaday iyo ma guursan lakiin wan dareemaya familkiisa ad ban isugu wanaagsanahay way ixtiraaman hooyadiis oo hada dhimatay waxban u duri jirey walaalahiis sidokale walaalkiis oo guri qabto ka ah wan u dhameyey wiilu adeer u yahay somaliya ka so kaceyey Uganda ayuu jooga bil walba biil ayaa u dira waxan u xareyeyisaga iyo wiil walaalkeyga ah group 5 waxaso dhan oo wanaag ah wu garan wayey ka dib wu ifuray 1 dalqad ban kugu furay ayuu iso qoray dib dabe uma arag hadalkiisa iyo wax dabe familkiisa way ka naxen waxay damceen inay la hadlan wax kasta wa uu ka diiday eeda dhan anigu isaaray iyada furiinka rabta wana been waxba kuma haysan waxan jecka inu raga ugu qurux badan yahay waligay ad nin abaal malahin hadad u roon tahay iyo hadad u daran tahayba wanaag malahin waxan dareemay xanuun qalbi jab shock faraha ka qaaday isma so waco ma waco waxad moodaysa waligeen inaynu is aqoon anu waxba isku darsan kwr biniadam abaal waji toona malahin iso duceya xaqaygii meherka ima siini waligiis tobanka sano waxba ima siinin ilahay subxaanu watacala ayaa kaga dacwooday

    • @user-sm6oc1vl5i
      @user-sm6oc1vl5i 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaan alle kaaga baryaa bedel qeyrqaba xaqaadana janno alle hakuugu bedelo insha allh wllo

    • @jamilahassan8487
      @jamilahassan8487 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-sm6oc1vl5i jazakumullah kheyr siater

    • @user-ts8lb1pw3c
      @user-ts8lb1pw3c 5 หลายเดือนก่อน +3

      Wad ka kaban wllo anba dhub ba I haysta ninka igu xun ilta 9 isqabna asxan kama helo inta nagu shukansada ana furnin igu hanjaba mana tago mana joogo caruurta xata wa igu xumey hadu ilmuhu iga xanunsado an waco wall wicida iga da bu I dhaha

    • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
      @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry abyo badalkheyrqaba ku rajeyna salliga nabiga badso abyo nina waliga ha bilin wa iga talo raga mjlo dmrka bila wxy jclyihin kuwey bilan 😢

    • @user-qo8rr3dh4l
      @user-qo8rr3dh4l 3 หลายเดือนก่อน +2

      Istiqfarta bad sada abyo

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 18 วันที่ผ่านมา

    Thanks you Sheqow ❤❤❤❤❤❤

  • @QadraAli-gp1sd
    @QadraAli-gp1sd หลายเดือนก่อน

    Masha Allah shekhow sharaf iyo karaamo shukran

  • @user-kk7xp4sz3j
    @user-kk7xp4sz3j 5 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks sheikh ❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaha Thanks wll keep going ❤

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sheeqa wa runtiisa halaga fa,idesto qoimahaaga ilasho gabaryahey

  • @amalomar380
    @amalomar380 5 หลายเดือนก่อน +1

    Well said thanks

  • @user-cj7rv1fw9u
    @user-cj7rv1fw9u 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wll mcn❤❤❤

  • @Ayaancabdinaasir-ur7oy
    @Ayaancabdinaasir-ur7oy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks shiikh❤❤❤❤❤❤❤

  • @kafiahoussein7617
    @kafiahoussein7617 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waaa runtaa sheik haye ❤❤❤

  • @khadijasaid9620
    @khadijasaid9620 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalla illhay ha ku xifdiyo

  • @user-cj3hh9yf8l
    @user-cj3hh9yf8l 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa xaqiiq walaahay shugran🎉🎉🎉

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 5 หลายเดือนก่อน +1

    mansha.Allah.🥰🥰

  • @fartuunabdirahmanali6955
    @fartuunabdirahmanali6955 4 หลายเดือนก่อน

    M.a shekh qeyr alaha ku siyo

  • @qoraaabddiqaadir5657
    @qoraaabddiqaadir5657 5 หลายเดือนก่อน

    SALAAMN SHEIKH

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh waa ianaad so badisaa casharada no caan eh ,sandkan wax shidan halagaa Arko shekh

  • @fartunahmad5842
    @fartunahmad5842 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh allah haku xafido

  • @Yousufahmed-rh4kg
    @Yousufahmed-rh4kg หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sheekh wn kaa faa idaystay wllhi

  • @user-vi4wn2fr7t
    @user-vi4wn2fr7t 3 หลายเดือนก่อน +2

    Horta alxm wiligey nin aan shukaansado ama iqabo maba dhihin xageed jirtay io maxaat iso wici weyde haduu iska keey indha tiro anigane waan is indha tiraa asigaaba igu xanaaqo alxm qalbiyadeena qf na rabin illahey nama jecleeysiyo❤

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 5 หลายเดือนก่อน

    shukrn

  • @HusseinRage-ju5sv
    @HusseinRage-ju5sv 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaahll

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 5 หลายเดือนก่อน

    👍💯💯

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 5 หลายเดือนก่อน +1

    كلمتان سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🩵

  • @user-ng4xd2zv9i
    @user-ng4xd2zv9i 4 หลายเดือนก่อน

    M.a shekh allh haku barakeyo waxd moda ianad aniga iga hadlyso❤

  • @39751
    @39751 5 หลายเดือนก่อน

    Asc asxawey mahad. Sanid. Sheqow❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xs4nx2in9i
    @user-xs4nx2in9i 3 หลายเดือนก่อน

    Alxmdullllhi

  • @hoodomaxamed-tx5tk
    @hoodomaxamed-tx5tk 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @user-sb3co2bg7e
    @user-sb3co2bg7e 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsagacur6912
    @hafsagacur6912 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤m.a

  • @user-oe6ug7nh3d
    @user-oe6ug7nh3d 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waaban udhaqma asal ahaan mahadsanid

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 2 หลายเดือนก่อน

    Aamuska iishaqeeyey

  • @user-op4pr3hw8b
    @user-op4pr3hw8b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walal yal ilahay darti igu so duceya in ilahay waxan jeclahy isahlo ilhy amurtayda isahlo 😢🤲🏻

    • @BadbaadoChannel
      @BadbaadoChannel  5 หลายเดือนก่อน

      ilaahay muraadkaada hakuu sahlo si an kaa daahin alle hakuu siiyo

    • @user-op4pr3hw8b
      @user-op4pr3hw8b 5 หลายเดือนก่อน

      @@BadbaadoChannel wll ilahay darti waxad igu cawisa wiil aan jecla iga tagay oo idulmiyey duco in ilaahy iso deliyo

    • @user-op4pr3hw8b
      @user-op4pr3hw8b 5 หลายเดือนก่อน

      @@BadbaadoChannel iso sheeg duco aan akhristoh

  • @aichadaoudwaberi6653
    @aichadaoudwaberi6653 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walhi nin aan is shukasano oo wadan kale ku nool anigu 24 sacba waa xidhidhiya lkn isgu wax danayna ima siyo xata mararka qaar farimahayga wuu iska indho tira lkn waana jeclhy lkn hada laga bilaba sidu sameyo unban samay

    • @mariammahmuud260
      @mariammahmuud260 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi ninkii iqabay oo qurbaha jirah imah soo xiriiriyo anigah uun baan xiriirin jiray markuu wadanka yimaado game iyo football buu is ka qabtaa anigah dhan waxaan dareemayey waxan qiimah lahyn oo kamid ah alaabta guriga taala go'aan baan qaatay jamacad baan qabtaa Quraan baan xifdiyaa waan istiqfaasadaa Ninkii waabah shakiyey naagtii ku soo radin jiraty halkay qabaty buu isdhahay biilkii buu igah jarsaday markaa ku iri maxaad u jarsatay niman baad la sheekystaa ayuu yiri oo halka ku aragtay nimanka aan lahdlo naag laqbo baan ahaybh imabah soo radisid markaa abyo side ilah dhaqmo ayaan ulah dhaqmaa 7 days Mar buu soo hadlin aniganh maxaa igah galay waxbarshaydaan dhamysn

    • @fatimamaxamed4480
      @fatimamaxamed4480 หลายเดือนก่อน

      M.a wlhi aniga sidaas I heysato waxno ma barto guriga joogaa

    • @katrajama8077
      @katrajama8077 8 วันที่ผ่านมา

      Abaayo wax is bedela ma aragtay ?

  • @wllmohayre9950
    @wllmohayre9950 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikhow sxbtyda wey kugu xiranthy
    Hadii talada aad siisy so qadato si dhab ah ayaan ugu fogaanaya mana igu so labnyso adigaa u sawab ah ogow

    • @fadumoabdi5537
      @fadumoabdi5537 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @amina7327
      @amina7327 5 หลายเดือนก่อน +1

      🤣🤣🤣

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 5 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhh maxa

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂 talooyonkiisu Waaba jacayl xaasid ma Waayo camal waa sii kala yaaca

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 4 หลายเดือนก่อน

    Waano qaldan weeye talooyinkan Aad dhiibtay Wallee waa sii kala yaaca, xaasidsanidaa 😂 Ninyahaw

  • @baarliinmadi3101
    @baarliinmadi3101 4 หลายเดือนก่อน

    Anoo saas ahaa lama helaan wubo igafogaade wan yabanhy😢😢😢

  • @user-jv3od9si7k
    @user-jv3od9si7k 5 หลายเดือนก่อน

    Talooyinkaga aad ayay ufiican yihiin

  • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
    @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shukhow tas waba sameya lkn nin bil karaapa mrka lcg rapo bas hdla khld mse sax😂😂😂😂

    • @user-bf2dd7bz2x
      @user-bf2dd7bz2x 17 วันที่ผ่านมา

      Ale isku md Ayan nahy

    • @user-bf2dd7bz2x
      @user-bf2dd7bz2x 17 วันที่ผ่านมา

      Ale isku md Ayan nahy😂

  • @user-ib2yg1tl9p
    @user-ib2yg1tl9p 2 หลายเดือนก่อน

    Nimanka munafaqada ku badan

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 5 หลายเดือนก่อน

    Dad aya madaxa isla gali dono

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢mhdsnid

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shiqow waxaad sheegeyso ninkeyga hadaan kula dhaqmo wowba iga sii dheeraaanaa see cml caruur uhayaa shib ka dheh caqli miyaaa😂

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 5 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk😂

    • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
      @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc 5 หลายเดือนก่อน

      Na carur wahyna shib ka dhahna marka lcg rbi le hdla 😂😂

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 5 หลายเดือนก่อน

    Kow iwadshekada

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 5 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @rahmahassa5306
    @rahmahassa5306 5 หลายเดือนก่อน +1

    13 beeriy iga amuusanyhy

  • @ifraaxabuukar4680
    @ifraaxabuukar4680 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh saakay salada subax markn tukady ka dib ayan hurdada ku yara laabtey ka dib wxn ku riyooday sxibky ama wilka xirika inaga dhexeyo Aya eedadis aabihis qaba iso wacdy ka dibna wxey ii shegty inu dhinty ka dib aad ayan u ooyey on u qayliyey wxn dhahay ma dhici krto ku noqda o wadnihisa ega bl inu nol yhy laga yaba marksy igu jwbty ka samir hebel wu ku daaye labo magalo aad u Kalafog ayana ku Kala nool nahay Ani iyo asi sheikh mxy noqonysaa fasirkeda tan iyo sakay wn naxsanahy😢

    • @shamsocabdinuur1447
      @shamsocabdinuur1447 5 หลายเดือนก่อน +2

      Hurdada subxdii markaa kulaaabto hadaa riyooto waa iska sheydaaaab waxba haka walwalin abyo

    • @ifraaxabuukar4680
      @ifraaxabuukar4680 5 หลายเดือนก่อน

      @@shamsocabdinuur1447 wd mahdsan thy mcny

    • @ummusalman8668
      @ummusalman8668 5 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo xiligas riyo sheydan waye ee haka walwalin anibo iqabsatay ❤

    • @ifraaxabuukar4680
      @ifraaxabuukar4680 5 หลายเดือนก่อน

      @@ummusalman8668 shukrn xppti

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 2 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid 😢

  • @istarlin.mohamudmohamed8332
    @istarlin.mohamudmohamed8332 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikhan markan dhageesan jiray Naag gowan leh baan ahaa
    I,m back now