Arrimaha Bulshada & Guurka Ajanabiga 08 08 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 ปีที่แล้ว +3

    Wiilasha soomaliyeed waa wiilal fiican Masha Allah ah lakiin kuwa qaab daranba jira Oona tixgalin xasaskooda marka ajinabi inkuma doorsaneynee istoosiya

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxas waa beeen qofwalba qofku ka helo ha guursado isku diin uun ha ahadaan isfahamkaana waa muhiim iyo jacaylk😍👌

  • @fardowsaelmi731
    @fardowsaelmi731 4 ปีที่แล้ว +1

    acuuda bilaahi ajnabi haduu muslinyahay xitaa waa labo dhaqan oo kala duwan gaalna warkiisa daa ileyn awowgiins iyo ayedii waa gaalo iyo ilmihiisa qarabada oo dhan.

  • @strasbourgfrance1562
    @strasbourgfrance1562 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi cadaan Aya sxp la ahay wa dad ixtiraam iyo galgcayl iyo jaceyl xad dhaaf ayena isiisa alxm goordhaw inaa soo islaamiyo Aya rajeenaa

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว +1

    Universal TV hore usocda hormar wacan 👍

  • @istarliindhayman5703
    @istarliindhayman5703 5 ปีที่แล้ว +2

    Wale niin aan ajanib aheen in uu nayaa i dheheen niin Somali muxuu taraaya

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 5 ปีที่แล้ว

    Guurka ajaanibku ma waaro inta badan waxaan u sabaaba xaga dhaqanka

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 4 ปีที่แล้ว +1

    waar Ragoow
    yaan la Moogaan.
    Inan SOMALIYEED.

  • @sadiaali8815
    @sadiaali8815 5 ปีที่แล้ว

    Yaa baraa dhaqankooda Aabihiiba waa dhumaye

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofba qofku kahelo haguursado lkn bishardi isku diin ahaada ✅👌shaqadu waa sharfa qofaan shaqaysan ayaa kaliita somalina qiimo malan tiisaba daryeela tukale qaadi kara qabiilban kunacnaye✅😊😃😂😂

  • @madaxsareofficial9520
    @madaxsareofficial9520 5 ปีที่แล้ว

    allh u gargaaro Somalida

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilasha iyo gabfhaha soomaalida waxgaaraayo majiraan Lkn waalidiinta dib ha iskuugu noqdaan maxaayeelay waxaan aragnay waalid dhahaayo gabdhihiisa qabiil hebel maguursankartaan calaashaan dagaal aanaga dhaxeeyo iyo wax lamid ah oo raqiis ah aan mar marsiyo noqoneeynin in leeskuugu diido wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed iyo mida kale oo is faquuqa ah waxaa wanaagsan in waalidka kafiiriyaan tilmaanta xadiiska rasuulka scw ee eheed in aabadan looguursado quruxdeeda ama maalkeeda ama nasabkeeda (mana ahan sidaan anaga kafansanahay ee waa wanaaga waalidka) iyo diinta kunadadaal mida diinta leh xaga wiilashana waxaa ladhahaa haduu idiin yimaado quf karaalinoqotaan diintiisa iyo akhlaaqdiisa uguuriya

  • @mohamudgohe5007
    @mohamudgohe5007 5 ปีที่แล้ว

    *Caruurta ajnebigu kaa dhalaan ama kuu dhalaan ama aad isu dhashaan hadii reer kiinu burburo fursadda iyo jaaniska ay bad baadayaan way yartahay guurso qof xattaa haduu xumaado caruurtu save noqon doonaan*

  • @bashiirabdul4627
    @bashiirabdul4627 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah waar odayga igusoo xidha

  • @rccofficial7623
    @rccofficial7623 5 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali dartii subcribe iisaara

  • @fardowsainayusuf2474
    @fardowsainayusuf2474 5 ปีที่แล้ว

    Hhhh mashalaha

  • @themenuaziziya1996
    @themenuaziziya1996 5 ปีที่แล้ว

    anigaa diyaar ah lkn halyay ma ihi maskiin daciifa ku wadanka qatar 00974-30080826