"Muuse hadal iigumu baaqan,anigu waxaan jeclaa inaanu isa soo sharaxin" Siyaasi Cabdiqaadir Jirde

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 27

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน

    Jide waa dadka ugu wanaagsan muxtirim qof ixtiraam badan aqoon leh masha allaah

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mr Jirde wuu gaboobay.
    Nin ragged ayuu ahaa
    Allaha barakeeyo.

  • @abdinouryousuf3849
    @abdinouryousuf3849 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha caafiyo siyaasiyinta dalka isaga ayan ugu jeclahay waa nin daacad ah ma aha nin aduunyo iyo siyaasi dhaqan xun
    Alle ha caafiyo waa ninka qudha ee cabdi waraabe dhaxlay

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

    allahaa kucaafiyo ano warsangalig ah😊y r every educated person ❤

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 หลายเดือนก่อน +2

    Perhaps amongst the few Wisemen left in Somaliland's political elite. I pray God to grant him good health.

  • @CabdulahicumarqalinleCarab
    @CabdulahicumarqalinleCarab 2 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @hamzeahmed8813
    @hamzeahmed8813 2 หลายเดือนก่อน +1

    Run waad sheegtay Allhe uun baan naga kaxaynkara muuse dalka waa duminayaa

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waddani= Party of discontent

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 2 หลายเดือนก่อน

    ❤kulmiye❤

  • @suberh8985
    @suberh8985 2 หลายเดือนก่อน +2

    Md Muuse waxa ilaa maalintii uu kursiga fuulay lagu eryanayay waa kursiga. Kursigana samadaa laga qoray ee waxba ga is xiijin

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaa maalinti u kursiga fuuulay MW.muuse mucaaridkiisu wxa laga hayaa musse muuse muuse waar ninku hadal yaraa oo hadal hayn badanaa hada muuse maaha nin hadal badan ba,is bahaysigani waa mid tugeed wllhi waayo niman musuq kuwada eedaysan oo ilaa maalinti ay xukunka ka tageen ilaa maanta aan ka hadhin isna barri yeelin wixii ay ku eedsanaayen ayaa mar kle ku leh waana kan cajiib.
      Waar siyaasiyiinta somalidu ma xishoodaan wllhi.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 หลายเดือนก่อน +1

    HADA WAA NINKII CEEB LANOGYAHAY RAACDAY , EE LAGU YIDHI ARAB LACAG MA HAYSTO

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 หลายเดือนก่อน

    Xilka ninka waayaaba waa xintamayaaye.

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 2 หลายเดือนก่อน

    Mala yaaba inuu Muuse bixi mar labaad ku guulaysto.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 หลายเดือนก่อน

    Ina jirda reerkiisu wadani mar hore ayay ka baxan wadani marka qof qudha waya samayn ma leh hada somaliland qof aan wadan reerkiisa samayn ma leh

  • @Hasanmahamed-ke1ti
    @Hasanmahamed-ke1ti 2 หลายเดือนก่อน

    Asasaq naftadana meet maad geyn reer Katrina meet maad geyin waa ayaan daro adiga iyo ismaciilba yare laba asasaq

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน

    Hadal igama baaqan waa talo diid

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkan somaliland weriyayaasha u ah horta miyaan la barin qaanuunka iyo aqoonta saxaafada,
    Bal wariyahan imika ma siyaasad ayuu ka waraysanayanaa mise xisbi ahaan ayuu u waraysanayaa ku lahaa " Ku soo dhowoow isbahaysiga Abdiqadir jirde 😂😂😂

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 2 หลายเดือนก่อน

    kani maanu ahayn kii reer kood caayay ee yidhi waxba mahaystaan oo waa masaakiin oo sidaa ayaa layga qaaday xisbiga hadana maxaad noo wadaa

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse ma taluu qaata waa keligii taliye aad uxun oo wax maqaate ah iidoor wuu kala dilay qabyaalad nacayab xumaan oo dhan buu dhex dhigay iidoorka dhamaantood

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 2 หลายเดือนก่อน

    Jirde wa dameer

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga suuli batahay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน

    MUUSE WAXAA DOORTEY SHACABKA SHACABKAANA LEH GOAANKA WARIYAAL.KU SHEEG CADAWAGA GUDAHA IYI XUSBIGA GUDAHA OO AH CADAWAGA SOMALILANAD BEENTAA FAANKOODA MAALINTA DOORSHADA DHULKA LA JIIDHI

  • @LiibaanRaabi-u2s
    @LiibaanRaabi-u2s 2 หลายเดือนก่อน

    Waar inajirdow wadani waxba kamatihide madax waynaa afkaaga kadayso xilbuu ku siin waayay

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 หลายเดือนก่อน

    beenale beenta jooji xashuda

    • @AboudiM
      @AboudiM 2 หลายเดือนก่อน +3

      Waa ruun sheeg Ina kahiin baa musharax ah siida laa sheegyo politics waa education dadko hada rabaan school baa jiira lakiin cay laamaa rabo mar kastaa respect policies iyo dadka wawwayne

    • @abdulrahmanmohamed3132
      @abdulrahmanmohamed3132 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AboudiM horaa loo yidhi
      Hadalna lakala odhan og
      Ilaahyna la kala baryi og
      Si wcn bad wax ugu shegtay