Ilaahay how naxariisto dhamaan ciidamadaa la laayay intii dilkooda lug ku lahayd ee afka iyo adinka iyo qalbiga ka taageertay ilaahay naarta ha ku fogeeyo.
Cali Samatar waxaa Xamar loogu sameeyey Aas Qaran, halyey qaran waa loo aqoonsadey, waana ninkii ka dambeeyey dilkaa ama baadhi waayey oo soo qaban waayey.
General Galaal asiga inuu gacantiisa ku dilay laa cadad walaa xisaab. Rag aan qaraabo nahay ayuu farunka ku dilay. Waxaa yaab leh in galaal oo gacan ku dhiigle ah asiga wax laga weydiyo wax asiga uu qeyb ka ah.
Siyaad bare ehelu naar
انا لله وانا اليه راجعون
Ilaahay how naxariisto dhamaan ciidamadaa la laayay intii dilkooda lug ku lahayd ee afka iyo adinka iyo qalbiga ka taageertay ilaahay naarta ha ku fogeeyo.
Ilahow unaxariiso amiin amiin amiin inshallah ❤️❤️❤️
Saraakiishaas waxay ogaadeyn inqilaabkii ay wadeyn Cirro iyo Abd. Yuusuf, waana xaqiiq
Cali Samatar waxaa Xamar loogu sameeyey Aas Qaran, halyey qaran waa loo aqoonsadey, waana ninkii ka dambeeyey dilkaa ama baadhi waayey oo soo qaban waayey.
Wlhi Uqubadaa laga gale ciidama Somalia shaqi korsigiis Kali ilaasha naayo Ayaaa dhiiga dadka Umaleyo micno wxn ku fadhinin.😥😥
General Galaal asiga inuu gacantiisa ku dilay laa cadad walaa xisaab. Rag aan qaraabo nahay ayuu farunka ku dilay. Waxaa yaab leh in galaal oo gacan ku dhiigle ah asiga wax laga weydiyo wax asiga uu qeyb ka ah.
Maxamed siyaadbare Alla ha unaxariisto
Naarta ala haku fogeyo afweyne
Dagalki 77 dagaal Somali ku qasaartay.
Waa beenaale waxaa la laayey ciro iyo kooxdiisii kani waa beenaale
Sommali