HADAAWAN VIDEOGAN KA JOOG DIGNIIN! HADII KALE WAAD IS BADALEYSAA FIKIR AHAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • HADAAWAN VIDEOGAN KA JOOG DIGNIIN! HADII KALE WAAD IS BADALEYSAA FIKIR AHAAN..DHALINYARADA SOOMAALIYEED
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, #software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

ความคิดเห็น • 109

  • @nuuraabdi6161
    @nuuraabdi6161 ปีที่แล้ว +10

    Alxamdulilaah walaalo xaqa iyo baadilka umada Soomaaliyeed bara xasuusiya ayaa so baxay ilahay hadaan laga biqin waxba ma hagaagayaan Viva Somalia Jazzakallahu khayr Shiikh

  • @Modeeq
    @Modeeq ปีที่แล้ว +6

    Hadaawan marki lay dhaho waanba jeclahay in aan ka wardoono
    Jazakallahu khayr Shaikh

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว +7

    Shiiqeena dulmi diid adigoo kalle Allaha noobadiyo, amiin Masha'Allah well Said 💞👍

    • @sundusomar435
      @sundusomar435 ปีที่แล้ว +1

      Amiiiiin amiin Yaa allah

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 ปีที่แล้ว +6

    Jazaaka Allah Khayr

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh alle cilmigiisa caqligiisa habarakeeyo

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah sheikh

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA ปีที่แล้ว +8

    jazaakallaah Macalinka dhalinta Soomaaliyet. 👍👍👍

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman ปีที่แล้ว +3

    Jazaakallahu khayran sheekh masha allah allah hanagu anfaco waarun oo wala kala afkaar duwanan karaa lkn ncaybka Allah ha naga saaaro

  • @katrinakazim7600
    @katrinakazim7600 ปีที่แล้ว +5

    بارك الله فيك شيخنا الفاضل حفظك الله

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خيرآ شيخنا الفاضل الله يحفظك

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @ummsafia4832
    @ummsafia4832 ปีที่แล้ว +3

    Asalamu calaykum dulmi diid dabhuriska ka dhaaf umada Allah ka baq waxa ad ku hadlayso oo dhan aduu markhhati ma ka tihid
    Ciwaankada iyo ficilkaada ha is waafaqaan nacaybka iska dhaaf

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @zaynabmohammed7736
    @zaynabmohammed7736 ปีที่แล้ว +2

    شيخ محمد جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @baraarug969
    @baraarug969 ปีที่แล้ว +9

    walahi waa run aney igu dhacday meel dad kale si kale quran u aqriyaan ayaan dagaal ku gali gaaray 😂😂

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

    • @Liiloowe
      @Liiloowe ปีที่แล้ว

      JAAHILNIMADA SOMAALIDA IYO FUDEYD KOODA AYEY KA MID TAHAY RUNTII MASAAJIDDA DHIB AYAA LUGU QABAA WADAADADA YURUB KU CUSUB EE BULSHOOYIN HORE AAN LA DHAQMIN. MASAAJIDKII MUQDISHO KU YIIL IYO QIRAA,DII AYAA KU QAFILAN. TURKIDU WAABA ISKA CEYRIYEEN ILAA SIDII CARUURTII LOO AAMUSIYO MARKII EEY SOMAALIDU MASAAJIDDA SOO GALAAN. QEYLO IYO SAWAXAN IYO FINDHICIL IYO SANKA OO FARTA LAGELIYO AYAA NALAGU NACAY. ISAGOO DUKANAA UU SANKA FARTA SANKA KU HAYAA. WAXAA USII DHEER INEEY GUSKA XOQAAN SUUQA DHEXDIISA. WAA CEEBAHA BULSHADA CAALAMKU NUGU TILMAAMAAN EE NALAGU CAAYO

  • @dagandumar829
    @dagandumar829 ปีที่แล้ว +1

    Jzkllaahu khayren jazaa shiikh tusaale fiican baad tus tahay dhalinyarada soomaaliyeed oo la waalayo

  • @yjaafaajilq7874
    @yjaafaajilq7874 ปีที่แล้ว +2

    Maa sha allah

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 ปีที่แล้ว +5

    Weligey cidna qabiil kuma aanan taagerin hadana somalinimo na deeqda wixii ka sokeeya isma naqaan .

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA ปีที่แล้ว +4

    saxiix walaahi sheekh mashaa Allah 👍❤️👍❤️

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh u sheeg kuwa dhiiga maslinka xalaashaday sida shabaab muuse caraysane ale hanaga qabto daalimiinta

  • @jaamachassan
    @jaamachassan ปีที่แล้ว +8

    Guul guul guul lascaanod ayaan jooga

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Jazakuma lah Sheekh 🤳✔️👍

  • @izzidinabdi6064
    @izzidinabdi6064 ปีที่แล้ว

    good point sheikh

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +2

    شكرا لك

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 ปีที่แล้ว

    Waa tusaale fiican shukran

  • @hudhudmedia1446
    @hudhudmedia1446 ปีที่แล้ว +2

    sheekh dulmi diid sxb walahay gacan baan kuutaagay waad fahan tahay sida looga shaqaysto youtube sababtoo ah mara banooni noosoo qaad mara mara kanewco meel nooga taag kkkkkkk fani

    • @farxiya267
      @farxiya267 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @maskiintialle5645
      @maskiintialle5645 ปีที่แล้ว

      Somalida sida kale oo wax lagu fahansiiyo Ma jiro 😂

  • @roodaabdi4744
    @roodaabdi4744 ปีที่แล้ว +1

    Arinta laascanood waa dulmi cad hadii wax laga qaban waayo waxay samayni dhamaan umada somaliyeed
    Inan ufikiro maaha sidii sodon sano kahor layku dulmin jiray si kadaran wlhi waa yaab ilahay ha unaxariisto dadkii ku naf wayey mudaharadkii laascanood
    Inta noolna alle dhibka haka dulqaado
    Anaga alle nagama dhigo kuwa dulmiga daawada ee ka aamusa .

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว

      Laas caanood maxaakaagaley mida kale yaakuyidhi dulmibaa kasocdaa 😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @akhilowle1
    @akhilowle1 ปีที่แล้ว

    jazakumullahu khairan Nice example sheikh

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll waaruntaa maansha allh rabi kakubarakeeyo hal jaraan nahay maansha allh🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍🇸🇴🇸🇴🙌💘💘💘💘💘👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌🐎🐎🐎🐎🐎🐎🌹🌹🏵🌹🌷🌼🌼🌸🌸💐🌼🌻🌺⚘🌱🌱🌹⚘⚘🌷🌼🌸💐🌻👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌💘💘💘👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌💘💘💘

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    caleyhi salaatu wasalaaam💘💘💘💘🙌🙌💘

  • @baraarug969
    @baraarug969 ปีที่แล้ว +4

    internet damin=dadka in lalaayo lana maqlin jawaabteyda waa taa

  • @marwodumar
    @marwodumar ปีที่แล้ว +6

    Walaal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisaar❤❤❤

  • @anabhassan3813
    @anabhassan3813 ปีที่แล้ว +2

    Sax👏👏

  • @a.j2428
    @a.j2428 ปีที่แล้ว +2

    WAA SIDAAS SHEKH NIN WALBA QABRI YAR BUU GELAAYAA ILAAHBAA NADILAAYEE, REER LAASCAANOOD WAA DULMANYIHIIN, ILAAHOOW MAAMULKA SOMALILAND
    DIINTA IYO XAQUUQDA MUSLIMIINTA KALE FAHANSII.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akabar waa xaqiiq ilahow qatumada nohagaji waqati aan is diilino oo yaa reer hebela ah aan isaticimalano majogono

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 ปีที่แล้ว

    Mash Allah sax

  • @hassanismail3113
    @hassanismail3113 ปีที่แล้ว

    M.a Ilaahay ha ku barakeeyo sheikh

  • @yasmiinali403
    @yasmiinali403 ปีที่แล้ว

    alleh dhamaan teen ba xaqa ha inagu sugo aamiin yaarabi

  • @falastiinaadam4476
    @falastiinaadam4476 ปีที่แล้ว

    M.asha allah

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    maansh allh maansh allh maansh allh wll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘👍👍👍👍👍🙌🙌🙌🙌💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasmiinali403
    @yasmiinali403 ปีที่แล้ว

    wallaalkay dulmidiid cafi baan kuwaydiisanayaa iskakay cafi qof walba wuxuu wuxuu kasbado uun buu qabrigiisa lagalayaa icafi walaalkay alleh dartii

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 ปีที่แล้ว +1

    ARINTAN LAASCAANOOD AADBAA LOOGA QAYALIYAY DABCANA WAA MUDANTAHAY WAAYO DHIIG MUSLIM AYAAN SAHLANAYN
    LAAKIIN TII ANAGA NALAGU SAMEEYAY HADAAN MAALINTAA KAMARAD IYO INTARNAT AANU JIRIN
    KAMARADII ALLAH OO AANAY WAXBA KAMASAXMIN AYAY KUDUUBANTAHAY
    HADAAN ARKI LAHAA QOF SOMALI AH OOYIDHAA WAALADULMIYA
    LAAKIIN QOFKII HADLAABA WUXUU YIDHAA DULMI BAY SHEEGTAAN
    LAAKIIN SOOMAALIYEEY
    QABIILKA MEEL DARAN AYUU INALA MARAYAAN
    ALLOOW DADKAA DHIBKA KUDHACAY
    QALIBIGA AYAAN KADHIBSANAYAA LAAKIIN WAKALE MA AWOODO
    XUSUUSTADUNA WAXAY TEGAYSAA
    1982 ILAA 1991 WIXII AAN GOOBJOOGA UHAA TALOOW MIYAANAAN SOOMAALI AHAYN
    MAXAANU ARXAN UWAYNAY
    BINI AADMINIMO
    ISLAANNIMO
    SOMALINIMO
    EHELNIMO
    XISAABI ALLE AYAY KUMAQANTAHAY

  • @mahamedmuse8342
    @mahamedmuse8342 ปีที่แล้ว

    Qabyaaladii ayaa gadh iyo cimaamadii diinta loosooxidhay..waa aakhiru zaman

  • @caddeadam8277
    @caddeadam8277 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxad ilowday somalia internetka maanta biyaha ayuu la mid yahay sababtoo ah waxaa wax lagu iibsadaa sad. ivc iyo wixii la mida. Ciyaalka caano uma iibsan kartid hadii internet la waayo somalia dabcan cida xiraysana way ogtahay arinkaas.

  • @muuseabaas501
    @muuseabaas501 ปีที่แล้ว +1

    Dulmigu qofna kuma banaano muslim iyo gaal

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 ปีที่แล้ว

    Walleehoo siyaasadu waa cilmi sheydaan

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman ปีที่แล้ว +2

    Waarun lama qaein karo social media wuu noo hiiliyey runtii adban u cabudh sanayn

  • @sunduscabdimahad4263
    @sunduscabdimahad4263 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay how gargaaro reer sool

  • @ly3035
    @ly3035 ปีที่แล้ว

    maansha allaah ilaahow adoo kale badi waxaad tahey qofwaxfahansiisan

  • @nalkanurka4528
    @nalkanurka4528 ปีที่แล้ว

    Shiekh maad kahadashiid ariinta lascanood lagu xasuqayo

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa wxaa soomaali fidnadeeda wado waa laba cid ee ilaahay xaqa Ha fahansiiyo

  • @ahmedmuktar1416
    @ahmedmuktar1416 ปีที่แล้ว

    قال الشاطبي وصل ضم ميم الجمع قبل محرك دراكا وقالون بتخيره جلا
    وقال ابن الجزري وصل ضم ميم الجمع أصل...

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 ปีที่แล้ว

    ✊🏿✊🏿

  • @maxameddacarxusen670
    @maxameddacarxusen670 ปีที่แล้ว

    Waxaa layaab ah in adigoo shalay dulmi kacabanayay inaad maanta dulmi samayso oo dad cabanaya oo hubaysnayn xabbad laladhaco marka siday isu qabanaysaa shekhow labadaa erey?

  • @kafakir
    @kafakir ปีที่แล้ว

    logic iyo caqli oo la isticmaalo goorma udambeesay lol... xiligii anago muslimin ah, haddana qabil isku dilno bilaabnay aa caqli dhan macsalaameenay in genenal lol Allaha na caawiyo inshallah

  • @Khadar-wizz
    @Khadar-wizz ปีที่แล้ว

    Wllyal alle darti channelkena ku biir ii share gareya Ka hadlaya diinta Islasmka Mahadsnid

  • @dekayounis6995
    @dekayounis6995 ปีที่แล้ว

    Sheykh wa dhulbahante waxa is ilaya

    • @axlaamhirsi8430
      @axlaamhirsi8430 ปีที่แล้ว

      Any way kuwa somaliland la jira dowlad iyaga Iyo dowladoidaa wax dulmineysa

  • @hassanissa726
    @hassanissa726 ปีที่แล้ว

    Can you subtitles English

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 ปีที่แล้ว +3

    Waan u danqanayaa run ahaan walaaladey…😢

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 ปีที่แล้ว +1

    Show munaafaq qarsoona bad aheyd
    Bagga oo aad is qashif tay

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว

      Muxuu sameeyay qofkani🤔

  • @MrSaraar
    @MrSaraar ปีที่แล้ว

    Hadaad koofiyad uraysa iyo gadhwsyn oo doqona u soo samysaty isku dirka dadka masaakiintaa walaahay waalaska kaa qabanayaa.. waa waxaad kaheshaaaa

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 ปีที่แล้ว

    Ninkan igu doqonsan social media sheikh ba isku sheegta lkn anaga sheidan ba no tahay si fcn ban ku naqaana kulaha hadaawan maxa uso dhigtay hada daawanenin war ninyahow mala yacniga kala tag baraha bulshada

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    💘💘💘💘💘💘🇸🇴👍👍👍🇸🇴🇸🇴🙌🙌🙌🙌🇸🇴👍👍👍🇸🇴🙌💘💘💘💘

  • @Dhaxalgal2023
    @Dhaxalgal2023 ปีที่แล้ว

    Sheekow alle adiga sheekh kaliya ma tihid waxaad tahay hogaamiye dhab ah.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว

    Xataa haday Dadku rabsho sameeyaan mahan inla laayo, waa inlacabsiiyo oo kaliya, dhiiga islamka waa xaraan inladaadiyo, waa hadayba islamka kujiraan Xukuumada Muuse aftaag👈

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 ปีที่แล้ว +2

    Maantoo dhan waxaad usoo girif girif lahayd Somaliland.

  • @FarhanSomali-rs9qg
    @FarhanSomali-rs9qg ปีที่แล้ว

    ninkan walahi wa jaajuus iska ilaaliya somaliyey

  • @faadumoshiiknuur5108
    @faadumoshiiknuur5108 ปีที่แล้ว

    Waanka xumahay waxakudhacay teer Laascaanood ilaah asagaa caadila. Saas doowllad lagumo noqdo

  • @idiriscade4001
    @idiriscade4001 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhow wax kle aa tahay

  • @Cabdulahii
    @Cabdulahii ปีที่แล้ว

    مااد تحصدون قصة

  • @maryanmohamed939
    @maryanmohamed939 ปีที่แล้ว

    acs

  • @farjiyofarxad337
    @farjiyofarxad337 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @hamodi_4155
    @hamodi_4155 ปีที่แล้ว

    Sweden ciyal iskul ba mudahradayey Sweden internet ka laga damiyey si anay isku balansan ciyalka

  • @MrSaraar
    @MrSaraar ปีที่แล้ว

    Waan ognahay in aad ashabaab u shaqysid

  • @samsamismael4206
    @samsamismael4206 ปีที่แล้ว

    اتق الله

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 ปีที่แล้ว

    Reer isaaq haday ku saxan tahay inay reer khaatumo layso,sababtoo ah xukunkoodiyeey ka hor imaadeen,ok siyaad barena waa saxnaa inuu isaaq laayo sababtoo ah xukunkiisiyeey diideen oo ay ka horyimaadeen

  • @nadamohamad7870
    @nadamohamad7870 ปีที่แล้ว

    Fitnada aad wadid Sheekhow jooji hadaad wanaag rabtid u ducee umadaas dhibaataysan wax ma ku taraysid Laascaanood waxna kuma yeelaysid Somaliland
    Adoo yidhaada Ilaahow soo af jar dhibaatada ayaa kaaga roon

  • @yasmiinali403
    @yasmiinali403 ปีที่แล้ว

    adeer horta adigu meel aadan joogin waxba ha kasheegin waalayidhi alleh hortiisa kaasaarimaysee shaadhka diinta iskadhig kaqabiilka sooqaado soomaalilaan hadal adiga iyo qayrkaa midna uugama baah nee meelakaleh fuyuuska karaadi

    • @abdulahiyahyeshilal9970
      @abdulahiyahyeshilal9970 ปีที่แล้ว +4

      @yasmiinali403 waad jiran tahay allah ku caafiyo abaayo.maxaa yeelay Shiekh runta iyo wax jiro ka hadalaye sifiican u dhageeyso horta

  • @hibaqail5306
    @hibaqail5306 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء.

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @alhudachannel902
    @alhudachannel902 ปีที่แล้ว

    Masha allah