DAD AAN IBN AADAM AHEYN AYAA LA HELAY CAALAMKA & WADANKEY JOOGAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 130

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +12

    الجمعة الخير ياامة الخير أمة الصومال العظيم

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 ปีที่แล้ว +9

    Thank you for your latest updates news and information and your excellent analysis and the reality behaviour of Somalia government and people Somalia will never progress unless we change our attitude and behaviour Somalia is tribalism nations it does not matter as long as every clans and respect it neighbouring and live peaceful and respect and at the same time be honest and sincerely to our religion and faith really if Somalia be seriously and act according to the Quran and the hadith of our beloved prophet it would be big change into our life and makes a great difference Somali people are very clever and intelligent when out there country and respect the other nations law of land but when it comes to our land Somalia we destroying it Somali people can not govern it country in justice and equality of its people thank dulmi Diid media for this very useful clip which very can benefit for Somalia 🇸🇴

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว +1

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr ปีที่แล้ว

    Mashallah keep up brother

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว +1

    You got that right sheekh dulmi diid!!!!!

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว +1

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว +2

      @@m.k.7788
      Af soomali ahaan waa " waad saxsan tahay sheekh dulmi diid"
      Raali iga ahaada hadaan af qalaad qoray

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 ปีที่แล้ว +1

    Sax xaqiiq sheeqoow waa runtaada been maahin maashaa allaah tabaarakulaah jisaakulaahu qayr ilaaheey haku ciseeyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @حسامالعكاد-ي2ش
    @حسامالعكاد-ي2ش ปีที่แล้ว +4

    Daalibaan waa rag wayna ka guulaysteen ugu damayn intii ay dileenna ilaahay jannadiisa hageeyo

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +1

    الصومال فوقل بركان قباال
    سلامات وظني واهلي الصومال

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah
    Allow Somali xaqa tus.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +2

    شيخ يحفظك الله

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA ปีที่แล้ว +5

    dadkeena iska dhimanaaya ee aan iska dilno maka shaleynaa qiima maleeyihiin agteena is weydii

  • @somalia5019
    @somalia5019 ปีที่แล้ว +1

    Run baad sheegtay shiikh

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxa aan ahay Ibnu Aadam, inta Ibnu Aadam ah like ii saar 😎👋

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 ปีที่แล้ว

      Beenta jooji Aadam kuma dhalin oo ninkaas nin hore buu ahaa, ee Aaabaha sheego xildhibaane 😅

    • @xildhibaanismadhibe3731
      @xildhibaanismadhibe3731 ปีที่แล้ว +2

      @@American_patriot110 Waar waayo dadkan Aadam dafirayaa, horta waayo waa ayadee, dadkan aadam diidayaa waa kuwama, dadka ma xayawaanaad moodaysaan hadaydaan ilma Aadam ahayn 😂😂😂

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 ปีที่แล้ว

      ​@@American_patriot110😂😂😂 war joog waryaa

  • @jeerijaksan9500
    @jeerijaksan9500 ปีที่แล้ว

    shiikh allaha kubarakeyo🤲

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 ปีที่แล้ว +4

    Asc Somaliweyn.
    Bahi aan jiirin oo lagu Abuurayo Qofka.

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 ปีที่แล้ว +1

    Wallehoo siyaasadu waa cilmi sheydaan

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah he is baboon tawxiid allahu akbar

  • @ak47erronny96
    @ak47erronny96 ปีที่แล้ว

    Ya Allah Ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️🤘🤘☝️😟😟😟😟😟😟🤲🤲🤲🤲🤲❤

  • @maxamuudiid2509
    @maxamuudiid2509 ปีที่แล้ว +1

    Wa sheekhii malayacniga ahaa

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 ปีที่แล้ว +1

    Waa tuugo shaydaanka u shaqeeya ayagaa dhibaato ku nool shaydaanka ayaa wuxuu doono ka sameeya firada sheydaanka ayey ku shaqeeyaan dad laheysta oo ah ingriiska mareykanka khaliijka kulugood sheydaanka ayey caabudaan kuwaas ayaad talo kaqaadaneysaa wasaq oo dhan ayuu faraa damiirkii mar hore ayuu ka dhintay qoomuluud ayuu ka dhigay ku waano qaado kuwa ugu caansan oo aqoonta sheeganaaya ayaa ugu wasaqsan nin nin fuulaaya ayuu sheydaaku kayeelay dad shaydaan futdatooda ka ceshan waayey ayaa wax laweydiinayaa

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaallah

  • @husseinyusuf5975
    @husseinyusuf5975 ปีที่แล้ว +2

    Rabi haku xafido

  • @thm6925
    @thm6925 ปีที่แล้ว +3

    sax nacam waxay kicinayaan shucuurta insaanka 👍

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 ปีที่แล้ว

    Acudu bilaahi mina sheydaan arajiim.

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 ปีที่แล้ว

    Sheekh somalida dhogomeh ee hakudalin iyadaa lugta isku😂wafadhagan intaan shisheeyaba soogaadhin

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 ปีที่แล้ว +1

    25 Muslim. shahid. insha Allah

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +1

    سلامات ياالصومال العظيم والصومال كبري

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 ปีที่แล้ว +2

    Buugan waan dalbaday.
    Harry qof dhibato ka,soo gaartay dilkii hooyadiis. Lakin waxa ka faa,idaystay Agency oo guur u diyariyey Megan oo dan gaara lahayd si loo fadeexeyeo amaba la bur buriyo Reer Boqor. Waxayna noqon kartaa Nabsigii laga galay Hooyadiis.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    شكرا لك

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 ปีที่แล้ว

    Rageenii ayaa cadawnimada doqoniimada ah hungurigooda ayN CAQLILAHAYN

  • @cabdullehcabdi2419
    @cabdullehcabdi2419 ปีที่แล้ว

    Sheekhow somaali dhibka ugu wayn ee hasytaa waa inay galin la' yihiin kitaabka alle dowladnimada .

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت ปีที่แล้ว

    Waaruntaaa eedo 👍🏽👍🏽

  • @MrSaraar
    @MrSaraar ปีที่แล้ว

    harry iyo meghan iyo gaaladaa kale kahadal laakiin mardanbe mssaakiinta geeska afrika ha iskudirin hooyadaa wase.

  • @abdiazizmohamed2026
    @abdiazizmohamed2026 ปีที่แล้ว

    Ac sheikh waxaan ka imid galbedka last 4 years waxaanka sheqeynayay somaliya ethiopia waxaan tagay 3 casimad oo somalida degto muqdisho hargaysa & jigjiga xayawaanka ayaa dhaamo maxaa yelay xayawaanka waa lacunaa hilibkiisa caano ayaa laga hela subag maqaarkoda ayaa laga faaidaystaa waxaay aaminsan yihiin cadanka waa run .musmaasuqa xitaa laalushka wadadaa lagu kala qaataa dad ka shaqo ma rabaan shaxaad iyo in laga sheekeyo siyaasad qabiilka waa diinta koowad ay somali leedahay

    • @sahrasahra3119
      @sahrasahra3119 ปีที่แล้ว

      Maxaaad kashaqeysaa wallakis qurbaa jogta Dalka u yimadeen inee lacagta kasameyaan moyaa eheed walle qiyaamo qabar waa jiraa allow somali dowlad cadilaa siii

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman ปีที่แล้ว +3

    Ma shayaadiinbaa hadaa astaqfurullah subxaanallah waa dad cawaan ah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh iska ilaali dadkaas ilaahay ha kaa qabto shartooda

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว

    صل الله عليه وسلم

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 ปีที่แล้ว

    Allow xaqdarada lagalay cuqubaadeeda soodadaji

  • @lulali8651
    @lulali8651 ปีที่แล้ว

    Somaliya oo jale sawir xun beey kadhiibayaan africa iyo muslimiinta

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 ปีที่แล้ว +1

    Qooys= Cid= Reer ✔ (Afsoomaali)
    Family (ingilish)

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +2

    Dad islaam ah ayuu dilay walibana ku faanaya ❌

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 ปีที่แล้ว

    Nika iyo nagtis film documentary xita sameyan Netflix ayuu kujira wali man arkin lakin waxla ladhahy ayaan ma dhigayan waa shekdoda qof kale matalay

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +2

    لااله الاانت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @maguled
    @maguled ปีที่แล้ว +2

    Well said

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 ปีที่แล้ว

    Ingiriis iyo mareykan waa ucaadi haduu yiraahdo afkaanistan iyo ciraaq ayaa 1000 qof kudiley waa geesi iyo halyey xagooda

  • @dahabohusseinhaashi1907
    @dahabohusseinhaashi1907 ปีที่แล้ว +1

    Khiiq qer.alehakusiiyo waarun waxa aad kahadashay dhiirigali somalida qabiilka kumash quulsan

  • @deeqa8645
    @deeqa8645 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️🙏🙏

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 ปีที่แล้ว +1

    Waa arin jirta wana runtood ee wax aan wax qabsano

  • @youssef8365
    @youssef8365 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 ปีที่แล้ว

    An waan uumalin haayisin

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 ปีที่แล้ว

    idhinka nimanka waxa galadha tugsada waxa ilmaha kufsada waa nimanka waxa masakinta dhibateyo nagahodha kufsada wa idhinka. cafhaladna umasameysan dadkas oo dhan ladhinateyay hadha waxaba sobaxdhay in ilmaha iskoladha dawo qanis logadhigayo lagudhuro meel an ucararno manaqano wadhan mahaysano nimanki ilmaa unbeydalayan manakoriyan weyiskaga tagayan nag bahyar ah ayey radhinayan canugisa marku iskolka dhameyo 18 garo macalinki ayuladhagaya oo nagtisi kasocararay markasa wikadha bahyar macalinki unoqonaya. baal arinkas maadhkahadashid oo somalidhi haysato hoya 9 kids haysato abaa laheen sidhey will 15 jir ah wuxu ubahanyahay uigan karta. nimankan ilmahodho halabay malahadhashid maa ruunta ushegtan asa kuwalaten naag weyn oo qiyarkedha racday maxa inka galay qof asagaba ilahay laxisabtamayo ilmahina wilashina macalimknta ladhagayo kafakara raagow mel akuficantahin maleh wadhan qoys unarodhinin

  • @SomaliAli
    @SomaliAli ปีที่แล้ว

    sxb ma ado jarer ah baad rabta in somalidu wax ka aqbalan jow kow now bow wale wan qoslay

    • @yaasiinibraahim3619
      @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

      Hada waxii laga hadlayay
      Ayaa kugu dhaboobay
      Subxaanak alle caqli fayaw
      Haku siiyo

    • @SomaliAli
      @SomaliAli ปีที่แล้ว

      @@yaasiinibraahim3619 sxb ma runa diidaysaa jow kow now bow

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 ปีที่แล้ว

    Argaagixisada bin aadan ma´ahan luuqada ay yaqaanan na waa in la laayo meeshii lagu arko ama wadankeena ama aduunyada kale.

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 ปีที่แล้ว

    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 ปีที่แล้ว

    Taniwaadhab

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 ปีที่แล้ว

    aqli allaha nasiiyo allaha ayaa dadka wad abuuray

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse ปีที่แล้ว +3

    Sheikh adigaba waad is xeesaysaa. Mararka qaar videogaaga. fake title ah aad u samaysaa. Marka yaan ku ogeyn Adigaba😂

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 ปีที่แล้ว +1

      Sheekhu isaguba title cajiib ayuu marmar isticmaala.waa click and bait 😂

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse ปีที่แล้ว +2

      @@zayaamad3080 bahasha waa la isla fahmay dee kkkk

    • @raandhiisccasiisshdayib
      @raandhiisccasiisshdayib ปีที่แล้ว +1

      Vaarta ayaa qabatay sheekha caawa okkkkk

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 ปีที่แล้ว

    Ninbaa wuxuu yiri ma anigaa waalan mise cadan ayaa laga haysaa war maraykanka maxaa dhacay meeqa sano ayay isdilayeen

  • @nelmi7496
    @nelmi7496 ปีที่แล้ว

    Boqolkiiba 99,99% dadka soomaaliyeed sidaada oo kale ayey ufejereysaa marka wax kabedelan sheeg oo an ja ahayn dadka soomaaliyeed intoida badan waxa ay kufekererayaan ka ahayn

  • @ashafarah9414
    @ashafarah9414 ปีที่แล้ว

    🙄Wadaad ku sheeg adba halkan waxaad ugu jirtaa inaad “Ganacsi” aad ka heshid $$$!!!. Hadi la dilo Dad walaan o wax dila☠️, waa in la dhameeyo🥳! Adigu wax ka qabo kuwa wax Qarxiya ee Somalida dilaa maalinkasta☠️!!!.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 ปีที่แล้ว

    SOMALI ALAAH HA SOO HADEEYO. JAHLIGA Alaah HANAGA BIXIYO. QABIILKA ALAAH WUXU YIDHI ISKU AQOONSADA ALAAH HANA GARAD SIIYO XIKMADAAS.

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 ปีที่แล้ว

    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @baraarug969
    @baraarug969 ปีที่แล้ว +1

    dee buugiisuu xayeesiisanayaa ciduu doonaba ha galaaftee Prince Harry

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 ปีที่แล้ว +1

    Dadka is qarxiya waxa la siiya Droogo marka qaraxa lagu xero.taas marka hore u ogaw.

    • @moktarilkacase5085
      @moktarilkacase5085 ปีที่แล้ว

      Ajar farabadan Alle hakaa siiyo,sharatana Alle hakaa xijaabo Aamiin.

  • @SomaliAli
    @SomaliAli ปีที่แล้ว

    ninkan walahi jaajuus ama rufiiyan iska ilaaliya somaliyey u firsada wajigiisa nacalaadi alle ba ku taala

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 ปีที่แล้ว

    dadka hadey ayaga qiimo isku yelin cidna ma qadariso so waa ruun reer galbedka ineey xayawaan nagu tilmaman!!!

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว

    Allah will judge him InshaAllah

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 ปีที่แล้ว

    Was.run.daadkeen.waa.xoolo.ookale

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 ปีที่แล้ว

    Ninkani mawduuca uu ka hadlaayo iyo ujeedadiisa fahmi waayey

  • @cabdimaalikdaahir7536
    @cabdimaalikdaahir7536 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay sxb sabscgerb waan la labtay wax macna leh kahadlimaysid😥😥😥😥😥😥😤😤😤😤🥺🥺🥺

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 ปีที่แล้ว +1

    maanta la jooga dadka ay la dagalameen aya wadanka xukuma.

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 ปีที่แล้ว

    wuxuu u tagay Afganistan inuu dad dilo.kaligiisna ma'aha NATO iyo USA ciidanka waxay u tageen in dadka layan.

  • @faisoyusuf1359
    @faisoyusuf1359 ปีที่แล้ว

    Ilhay hay nafahansiiyo isadan uga bixilahan dhibka ina hasta

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 ปีที่แล้ว

    Cadawgaaga bin aadan ma´ahan sababto nin inu ku dilo rabo oo xumaan ka shaqeeynaayo in la dilo intuusan dadka baabin waa waajib in la dilo.

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 ปีที่แล้ว

    Adigabo ayagaad kasi radinesaa lacag titel been badana wa soo sarata youtube wa musiibo lacagtisa cidi dhadhamiso malinba mida kadanbe qiimahu bela warkaadana wuu fara badan yahay soo gaabi

  • @ya3746
    @ya3746 ปีที่แล้ว

    Ninka 2009 ayaa
    BBC IYO SKY NEWS
    laga sheegey in loo
    Direy dagaalkii afganistan ka Diibna
    Waxey sheegen inuu geesi yahay 100 qof
    Ku diley helicopter
    Tii ayuu beneyey maanta uuyiri 25 aheed
    Ninkan si fiican ugu
    Fiirso Harry's wey xumeyen boqortoyada
    Maanlin kasta
    British media laga cayaa sheekada waad
    Ka dhacsantahay bro
    U fiirso

  • @Cabdulahii
    @Cabdulahii ปีที่แล้ว

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @حسامالعكاد-ي2ش
    @حسامالعكاد-ي2ش ปีที่แล้ว

    Shiikhow taasi waxay kuu caddaynaysaa bilowgii baabi'ii ameerika iyo ingiriis oo caalamka haystay boqollaal sano tankale waxa dhici karta in larabo in ladilo dhibka kajira dhexdooda darteed oo loo xanbaariyo muslimiinta

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 ปีที่แล้ว

    Waa runtiis qofkaas insaan maahan iyo ibni'aadan maahan waa isku mid waxa laga hadlaayana maahan qolofkiisa ee waadamiirkiisa qof umadaan waxba udhimin iska xasuuqaayo naftiisana dilaayo maxaad kutilmaami lahayd waa mida naheeysatoo kale

    • @raandhiisccasiisshdayib
      @raandhiisccasiisshdayib ปีที่แล้ว

      Waxaad moodaa in dadka caqligeena ku ciyaarayaan, waan ka yaabay ciwaanka iyo waxa uu wadaadku ka hadlay,
      Runtii waa bini aadam ee muxuu buunbuuniyay 🤣

    • @iskoonaking8665
      @iskoonaking8665 ปีที่แล้ว

      @@raandhiisccasiisshdayib isagaa dadka maangaabkaa maran habaabinaayo

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn ปีที่แล้ว

    Harry lacag la aan ayaa so wajahde money ayu raba inuu sameeyo 😂😂😂😂wiilkas caqligisa hala so baaro 0 quality

  • @abdikhadar7534
    @abdikhadar7534 ปีที่แล้ว

    Adiga miyaa 25 qof dilay maxaad sheekh ka tahay marka 🙄 sheekh wax dilayo waa Ii kow

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว

    dadka biniaadan ka aheen waa Somali

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 ปีที่แล้ว

    Hada shiikhow ma been baa iney Africa cawaan tahay siiba soomaali iney cawaan tahay ma diidee

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 ปีที่แล้ว

    Markuu dagaal dhex maro LABA dowladood, askarta waxa laga dhaadhiciyaa in eysan dileyn qof fiican, ey eliminate(baabi’in) CADOWGA ku dilaayo.

  • @abeg2026
    @abeg2026 ปีที่แล้ว

    I AM 52 SOME YOU BE WHO IS BE COME MISLIM

  • @Hmm-malek
    @Hmm-malek ปีที่แล้ว

    Markaad naag xun guursato waxaasa dhaca

  • @حسامالعكاد-ي2ش
    @حسامالعكاد-ي2ش ปีที่แล้ว

    Tankale waa ubbannaan tahay inuu wuxuu rabo kugu sheego xaaladda aan kusuganahay darteed
    Xasan dhiiqo muhullood wuxu usujuudey una ooyey meydkii ayeydiis wuxu illaawey inuu muslin sheeganayo inuu madaxweyne sheeganayo inay kadileen shacabka somaliyed inkabadan 3malyan oo diiday inay xanbaaraan oo dusha kuqaadaan sida kucad filimadii ay kaduubeen berbera iyo hargeysa muse biixi iyo naagtii uu cigaal kadhintay dacsi ayey udireen wayna dafireen dhibkuu geystey iyo inuu nagu khasbey inaan dusha ku qaadno walow inta badan somalidu dagaal kadooratay gumaysigaa foosha berbera wakhtiga kulaylka way marawaxayn jireen si uu neecaw uhelo halkii askari waxa uqornaa toban qof oo somali ah oo u adeegta qaadistiisa kaba ubaalashayntiisa cunto ukaristiisa marawixintiisa iyo xanbaaristiisa waxaas oo dhammi waxay usuurto gelinaysaa inuu wuxuu rabo kugu sheego

  • @Somali-One
    @Somali-One ปีที่แล้ว

    Xataa gaal in la dilo diintu ma ogolo.

  • @ashidabdulla4598
    @ashidabdulla4598 ปีที่แล้ว

    Marka markay nooshaan argagaxiso weeye Muslimku hadhagaysan.

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 ปีที่แล้ว

    ASC ANUGA WAXAN U MALAYNAYA IN USAN DILIN OO LO XAGAJUGLEYE SI UU BEEN U SNEGO WALALKISNA XITA INU BEEN KA SHEGO LAGU QASBAY WADNA ARKI DONTAN WAXA KA DANBEYA OBAMA OO CIIL U QABAY BOQORADA OO RABA INU DISTROREYO FAMILKISA ALL ASAGANA LO ADEGSANAYO MARKU XANUU DAREMO IN NAFTISA HALIS LA GELYO AMA.ILMIHISA BADBADINAYO NAFTODA

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 ปีที่แล้ว

    Hadu muslim ahan laha ninkani marahoru adunuku babi laha ilahow muslinata danatoda garan sii

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 ปีที่แล้ว

    Harry is a good Prince I would buy that book🤔I don't believe the British media want that book to be best seller what he is trying to describe in his book is he is the black sheep in his family and this is a subject we Somali have problem with coming from narcissist family and being in black sheep reer somaliyed oo lahayn qof ay yasaan oo ku shaqaystaan oo cayaan oo Somali ah majiro please buy Harris book and u know what he is trying to say

    • @Yana-tu3el
      @Yana-tu3el ปีที่แล้ว +1

      @@Itusooitaabsii14 maansha Allah right answer 👏👏

    • @bajadhuunyare3785
      @bajadhuunyare3785 ปีที่แล้ว

      @@Itusooitaabsii14you mean disable Somali farmers and nomads contribution to keep them in refugees camps I don't think so our people don't need hand over to disable them they need help with going back to their farmer,instead of keeping them in refugee camps stop contributing to destroying your country for small amounts stop helping they need to go back to their states,countries period

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar ปีที่แล้ว

    Adiga waxasd tsbto inaad nags dhaadhicido maahinoo naga dhaaf dheesha isku midaa thihiine

  • @ismacilgeelle3478
    @ismacilgeelle3478 ปีที่แล้ว

    Adiga cinwaanka beenta ah ee aad soo qortay ganacsi miyaanu ahayn

  • @saida2003
    @saida2003 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh adiga maxaa kaa galay Harry iyo reerkiisa. Maxaa adiga faaiido kuugu jirta inaad ka hadashid. Somalia iyo waxaa adduunku ka qabo iyo dhibaatada haysata iyo sawirada Harry iyo Meghan maxaa cilaaqad ah ee ka dhaxeeya. Runtii you confused me

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z ปีที่แล้ว

    dadka waba qal a nagu somali oh muslin boqolkiba ayan homanta aysameneya dadka laleynaya haben iyo malin iyo qaraxyio andamanayn oh naxaris anchirin maxa ba nulayabeyn nin gal oo buug xasineyaa tasi iyaga qhuseysa tena anukatalino shekh hadana nusomali maanta oo muslin boqolki ba anu shargi islamka kucamalfalo

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 ปีที่แล้ว

    You just using this info to get view at same time, blaming others.

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 ปีที่แล้ว

    haduu diley inuu dilo waaba logu diray wadankisa aya u diray askari ayuuna ahaa adiga waxadka hadleysid wax faa ido ah uma laha somalida lakin adigu waxad u maleysaa inad wax fiican ka hadleysid dadku wey neceen hadalkaga