Shaqsigan faxadiisa waa dhibaateeynta dadka kale(Narcisstic)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.ค. 2024
  • DR Xuseen Ahmed" Waa qof isla quman, waa qof mar walba isaga kaa dhigaya dhibane isaga oo dhib kuu geystay, wuu isla weyn yahay"

ความคิดเห็น • 22

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 22 วันที่ผ่านมา +5

    Wareysiyo badan inaad ka sameyso baan rajaynayaa Suhayba mowduuca la xiriira xanuunada nafsiga ah ee sanadahan soo batay.

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 10 วันที่ผ่านมา

    Cajiib

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 21 วันที่ผ่านมา

    Mashallah, soo badiya

  • @user-eq3fn7ts5k
    @user-eq3fn7ts5k 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dr xuseno jisa dada jano allah kadhi go nolosha aya i iftimi say

  • @tarabi2020
    @tarabi2020 22 วันที่ผ่านมา +2

    Xuseen fifa waansalamaya ustaadka❤❤❤

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 22 วันที่ผ่านมา

    Jasakalahu khayr

  • @user-co7ro2rk3e
    @user-co7ro2rk3e 22 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo sobadiya mowducan adba ogubahanahy

  • @sahrah9372
    @sahrah9372 22 วันที่ผ่านมา +2

    Waalaahi waxuu sharxayaa noloshii aan soo maray ilahay baa kaas noloshayda kasaaray unaafuq wayn bu ahaa ilahay naarta Haku fogeeyo

    • @user-co7ro2rk3e
      @user-co7ro2rk3e 22 วันที่ผ่านมา +2

      Anigabo wan somaray sanad kahor ban kalafoganay Allah umanaxaristo kuwas

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 22 วันที่ผ่านมา +1

      Inaad cafso amay kasii wacnaan laheed ?

    • @sahrah9372
      @sahrah9372 22 วันที่ผ่านมา

      @user-jp9mu1of2r hadaan cafiya anigu ma inuu ilahay cafin baad umalayn qofka munaafuqa ah cafis malaha

  • @Muaadyare-b7l
    @Muaadyare-b7l 22 วันที่ผ่านมา +2

    Taxanaha aad noo balan qaadeen hakala joojinana somali waa wada bukaan

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  22 วันที่ผ่านมา +2

      IA walaal waan dadaaleynaa Allaha nala garab galo

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 22 วันที่ผ่านมา

    Suheyba weli waan kaa sugeynaa Konsa city siday noqotay iyo marlabaad?

  • @howdoesitfeel4558
    @howdoesitfeel4558 22 วันที่ผ่านมา

    Labadan qof oo xanusan is agfadhiya maxay yihin?

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 22 วันที่ผ่านมา +3

      Adiga allaha kucaafiyo waayo dad cilmi laga faa iidayo baad maagaysaa haduusan mawduucaaan kucajabin adigoon aflagaadoon iska tag khasab maaha in aad dhagysato

    • @user-xl9mk8nw5y
      @user-xl9mk8nw5y 22 วันที่ผ่านมา +2

      dadka laga hadlayo weeye

    • @user-co7ro2rk3e
      @user-co7ro2rk3e 21 วันที่ผ่านมา +2

      Ada xanunsane inu allah kucafiyo weydiso

    • @SalmaanAbdullah-ef3jy
      @SalmaanAbdullah-ef3jy 16 วันที่ผ่านมา

      Waad bugtaa

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 22 วันที่ผ่านมา

    Hadalkiisa wuxuu u muuqdaa inuu yasaayo mudaawaadka

  • @umusuheib1058
    @umusuheib1058 22 วันที่ผ่านมา

    Sister how can I get his phone number

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  8 วันที่ผ่านมา

      Asc walaal waa numkarkan dhanka whatsApka kala xiriir +254781184822