Ma la jooga xiligii wasiirka Maaliyada iyo gudoomiyaha Bankiga Dhexe laga dhigi lahaa reer Muqdisho?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 145

  • @diinowmsshariif5005
    @diinowmsshariif5005 หลายเดือนก่อน +7

    Wllhi kuwaan illaah hanaga qabo masiibo illaah ha ukeen

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o หลายเดือนก่อน +2

    Wad mahasantahay weriye qaaliya ayaa tahay oo dadkiisa ladamqanaaya codkaga allaha kuu barakeeyo

  • @EngMaxamedAxmed
    @EngMaxamedAxmed หลายเดือนก่อน +7

    Labada nin ad magacawday markahore, rer Hargeysa. Iyo Burco ma ayaga udhiibtay Talada, sow rer muqdisho umadhiban iyo mamulkedu.
    Hargeysa iyo Burco ma matalan umana aqonsana inay matalan. Adinka udhibtay

  • @anababdi6364
    @anababdi6364 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Mogdisho Canshuurtooda jidadkooda ,schooladooda Isbitaalo, play ground magalada iyo wixii la mid ah oo kale baa logu tala galay.

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 หลายเดือนก่อน +1

    WARKAAS AYAA LOO BAAHN YAHAY, WAA RUN 100%! HA LA ERYO SI DEGDEG AH!!

  • @mustafyusuf4073
    @mustafyusuf4073 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku ilasho ma jiro wariya xita ku dhiran kara inu diyariyo war bixintada o kle iyado bulshadena tahay bulsho hadal bahda Banadir wa iney iyaga is dortan kadib state noqdan xal ka dhaw maleh dhaqanka iyo dhalinta banaaadir ayey ku noqonesa xujo war bixintad diyarise jwb ayan ka sugena wax galka ina matalo

  • @user-ee2yt9ss7u
    @user-ee2yt9ss7u หลายเดือนก่อน +2

    WaSxa

  • @AOsman-dhigane1921
    @AOsman-dhigane1921 หลายเดือนก่อน

    Absolutely good point!!

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay ilatahay in lagaqaado xilka oo loo dhiibo Nin udhashay Muqadisho ❤

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman6595 หลายเดือนก่อน

    Waad nohadashay wariye mahdsanid

  • @sharifohassan5387
    @sharifohassan5387 25 วันที่ผ่านมา

    Waa wareer

  • @user-py7vd4uq5m
    @user-py7vd4uq5m หลายเดือนก่อน +1

    Sxb sare nin runta ka cabsineyn aya thy sxb hoorey usoco sida adiha dadka somaliyed igu so gudbineyso Ruta ayaba kugu jeceladey
    Shacabka allah aya umaqan

  • @fatimanor1273
    @fatimanor1273 หลายเดือนก่อน +2

    Alle hanaga qabto wey nadhibeen magaalada wax kala socdo mlhn shaqo mlhn dadki waxaa loo leynaa si aan caadi ahayn waxa looga fadhiyay dowlada iyo waxey kumashquushay waa kaaaf iyo kala dheeri shacab aan heysan amni iyo shaqooyin ayaa lagu leryahay waala canshuurayaa yaarabbi😢

  • @cabdiqadirmaxamed7727
    @cabdiqadirmaxamed7727 หลายเดือนก่อน

    Mantay bas Aya run kahadashay mahadsanid

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 หลายเดือนก่อน +2

    Caqligaagu waa sidee wasiirku hadduu doono hawiye ha noqdee waa la amraaa

  • @alimaoabdi9659
    @alimaoabdi9659 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa look banan yahay in eey isweydiyan shacabka Muqdisho waxna kayirahdan labadan nin ee utshatay iney isnacsiyan shacabkan iyo Dowlada maxa yelay dowlo maraban wana cadawga sh muqdisho oo horay dhibane uaha kaligodna lagaqado canshur iney naboban kaliya eemesha ujogan ee aan kahortagno.

  • @cabdimaxamuud9882
    @cabdimaxamuud9882 หลายเดือนก่อน

    Weriyahani waa mid wanaagsan oo cunsuri ah, kulahaa waa wasiir reer Hergaysa ah, maba oga in Somaliland ay culays iyo dhib u aragto, dadka Soomaaliya xilka ka qabta.

  • @anababdi6364
    @anababdi6364 หลายเดือนก่อน

    Family waxaa jiro 7 caruur hesta abahana shaqeeyo lakin caruurtiisa dugsi ama school midnaaba awoodiin canshuurna laga qaado makulatahay asaga saas isku ciilkambinhayo hadana canshuur cusub la dul dhigay. Hadii ay siiyasinta ran aan malinwalba in lagu laaluusho mamuleed gabalada jale midkasta ay tahay waa cuqubo iyo dulmi laga sameen hayo Reer Mogadishu aan laheen codgoni u ah.

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER หลายเดือนก่อน +1

    Nabad iuo Nolol

  • @abdishakur5064
    @abdishakur5064 หลายเดือนก่อน +2

    Walal lacagti aduunku ugu deeqday somaliya guud ahaan waxa lagu cuna muqdiso, 30 jir 30 malyan haysta muqdisho unba lagahela waxasina wa xolihi somali aduunku ugu deqday, midse wakusaxsantahay lacagti dowladu qadatay midey kaqado dadka iyo midey adunka kaqado dad gaar ah ba hanti kasamaysta

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 หลายเดือนก่อน +1

    Wa nasib daro haysta ummada somaliyeyed waliba in la irahdo wasirka maaliyada iyo agasimaha bangiga dexe iya amar iskod u gaadanaya saxafi ummada wax u micne nin ree banaadir ah iya madaxweyne ah o shaqa tag ah wixi qabuuraha ka dacay iyo xaafadi damdamiska wa lo jeeday marka dal xoreye waydi suasha

  • @alixamse46
    @alixamse46 หลายเดือนก่อน

    Hadalkaan haddi aad cibaado uniyeeysatit ajar baad kahelee wariye

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 หลายเดือนก่อน

    Wa sax wll

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f หลายเดือนก่อน

    Waa wax laga xumaado in la ilaawo dhibaatada bulshada dhaxdeeda ka jirta dan yari dadkeena iyo sixir bararka haysta

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 หลายเดือนก่อน

    Reer Mogadishu waa dhiban yihiin walahi qabyaalad ayaa lagu mashquuliyay wana laga faa ideystay

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s หลายเดือนก่อน

    Cunsuri ma Noqotay Zxp waan hubaa Maanta hadu nin Isaaq aheyn hadli lahaa Sidaan umaad hadasheen

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 หลายเดือนก่อน +2

    Xamar wa lo So Shaqo tagay Dowlad Xamar Mel aan Aheen Canshur kaqadi Karto aan jirin Shaqo La,aan
    Amli Daro
    Matalad La,aan Mamaul Fadhid ah Ilhay Dowlad Caadil ah ha Inu keeno

  • @ShaxdaiyoShaax
    @ShaxdaiyoShaax หลายเดือนก่อน

    Qof ku dhashay mise Qof u dhashay muqdisho

  • @user-hv2ji5db1m
    @user-hv2ji5db1m หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo aad cabdulahi dadka reer mugdisho maskaxdaa laga gumeestaa

  • @dahirhassan468
    @dahirhassan468 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb wasiir canshuur makordhiyo ee waa Hasan calasow

  • @Yaqshiid
    @Yaqshiid หลายเดือนก่อน

    Xaa dhacay eeboow, weerar shaqsi iyo fikrad ayaa ka buuxo soo gudbinta ayaantaan.
    Xog fiican ayaa reports kaaga ku jorto... Oo bulshada ubaahan tahay... Waana sida aad taageero badan ku heshid...
    Hadii ey macquul tahay Reports ka fikrad iyo shaqsi duulka ka yareey... Xaqiiqda noo badi,
    Mahadsanid, guuleyso

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h หลายเดือนก่อน +1

    Waraay soomaali hayskudirin soomaali waa soomaali

  • @sultaanyuusuf6463
    @sultaanyuusuf6463 หลายเดือนก่อน +1

    Muhiiimadu ma ahan inuu ka soo jeedo rerka daga Waqooyi galbeeed.
    Balsa xisaaabta ku darso inuu yahay muwaadin somaliyeey oo u adeegaya bulshadiisa
    Isago aan tagi karin dhulka aad Lee dahay wuu kasoo jeedaaa

  • @AhmedmahamedBlack
    @AhmedmahamedBlack หลายเดือนก่อน

    Miisaniyada dawlda federalka ah %70 waxaa bixiya beesha caalamka

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 หลายเดือนก่อน

    WARKAASI WAA KAA HALAAWAY HADII AAD DOONRYSID SOOMAALIA INAY DAWLAD MADAXBANAAN OO CANSHUURTEEDA QAADATA

  • @Adam-y3x
    @Adam-y3x หลายเดือนก่อน

    wasiir Biixi Somali oodhan ayuu wasiir u yahay reer Muqdisho hadii ay cid laxisaabtamayaan Madaale hala xisaabtamaan magaalooyinka Hargeisa,Garowe iyo Kismayona horjoogeyaal ayaa jooga midwalbana halkiisa ayaa loogu tagayaa.

  • @ragandemusse4890
    @ragandemusse4890 หลายเดือนก่อน +1

    Magaala kasta oo Soomaliyaa canshuuur way bixisaa taas fahan

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 หลายเดือนก่อน

    WAXAAN AHAY REER HARGEYSA GOOR DANBE AYAAD OGAATEEN!! WAA DOQONIIMADDA REERKAAS!!

  • @MegagCise
    @MegagCise หลายเดือนก่อน

    Asc umada soomaaliyeed ha'aqli hadasho ama sisaliimiya ha'u fagkarto hadi dad ay yiraahdeen hantidi qaranku lahaa reer'ahanbaan u heysaynaa oo masalan reer garowe costamka iyo dakada iyo arrabodka ay yiraahdeen inagaaleh reer hargeisa sidaasoo kale anagana maxaa diidaaya in aan niraahdo inagaaleh

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 19 วันที่ผ่านมา

    Nimankaan somali uma shaqeeyaan dadbaa keensaday waayo waa calooshod u shaqatstayal self employee

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br หลายเดือนก่อน +1

    Dadka hawiyaha ah ee xamar Degan waxy la aamuuzan yihiin oo marba waziirka SNM cashuurta ugu kordhinayaa waaa xasan shiikh ayaa inaga ah 😅😅

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Qabyaalad Baa Ka Buuxdo shacabkan Hawiye waxey kale Aaminsan Yihiin Iney Dowlada hawiye leeyihiin Beri hadaa Erino Hassan Guurgurte maxey Qaadayan Xildhibanada Gobolka Banaadir ee Caasimada kasoo Gala kasoo Codeeyo waa 5 Xildhiban yaabka aragnay❤❤❤

  • @Askim003
    @Askim003 หลายเดือนก่อน

    Asc walalkey ragan Qax uma lahan kursigaa

  • @AbdiqaniCaano
    @AbdiqaniCaano หลายเดือนก่อน

    Maantuun baan warbixin kaa hayaa, maadaaba ay dawladu muqdisho la taliso oo cashuurtana muqdisho laga uruuriyo dawlad federaalka ah ka bedela oo u bixiya maamulka Muqdisho nimanka idiin soo shaqo tegay iskasoo caydhiya.

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s หลายเดือนก่อน

    Waxas bay leyihiin waa dowlad ba jirta
    Magac somalia iska dhiiga wax kale isu bixiya

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg หลายเดือนก่อน

    Kuwa reer somaliland garanay oo 1991 ayaanu Nidhi wixii 1960 waanu la noqonay wixii aanu la nimi muqdisho ee waxaanu la yaaban nahay waxa aad heshiiska ku tihiin kuwa calanka somalia aaminsan ee aad maamul goboleedad u bixiseen sow maah waxa aad heshiiska ku tihiin khiyaali somaliland waxay jeclaan lahayd xilka nimankaasi hayaan dadka dir ah ee degan marka iyo galmudug baa xaq u leh in loo Maga caabo dadku waxay dawlad ku yihiin cashuur bixi ninka kugula jira dawladnimadda somalia ee ka yimid puntland muxuu kugu darsaday Ragan aaf sheegaysaa waxay wax ku qaataan dad tadhaday oo ku yidhi wixii aanu doonanay way noqon wayday wixii aanu rabanay iyo waxa myqdisho yaal hadagkaygu waxaa uu ahaa somalida aan xorrta ahayn in la xor. eyo laakin adagii baa waxan xorreyno iska daaye noloshayddii cidhiidhi gashay markaa kuwan adiga ayaa dalbaday

  • @user-ws8mq7os6i
    @user-ws8mq7os6i หลายเดือนก่อน +1

    Aniga hamar wan iskaga tagaya buntalen ayan aadaya wax ashuur ah lagma qaado so ma,ahan

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน +1

    Farmaaaajo waaa daroooood Mr
    😂😂😂😂😂😂

  • @ShaxdaiyoShaax
    @ShaxdaiyoShaax หลายเดือนก่อน

    Unukaa leh

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn หลายเดือนก่อน

    Kala faquuqida umadaa jooji wijigaa hagubtee muqdisho adigu maxaad uqabataa jufadaada hoose aad taageertaa wasaq baa tahaye ka fadhiisa umada

  • @MunaCalinuur-mp4bg
    @MunaCalinuur-mp4bg หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan u arkaa dadka xmr inaay hurdaan

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim หลายเดือนก่อน

    Wa fashil eyga xasan maxamud iyo eyahiisa xilalkooda

  • @mustafexussen1879
    @mustafexussen1879 หลายเดือนก่อน

    Zxb wararka awdal borama sodaa

  • @faraxabdalla4596
    @faraxabdalla4596 หลายเดือนก่อน

    İyaga Amar mabixiyan walaga sareyaa qabyalada daya cudurka reer hebel goor maa laga guraa

  • @FarxaanFaarax-m7h
    @FarxaanFaarax-m7h หลายเดือนก่อน

    Mogdisho yaa ugartay sidan marna qarax marna Caburin waxas waa iney shacaku ka banaan baxan.

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida waaa Is Fahantay hada

  • @yaslimdurban9143
    @yaslimdurban9143 หลายเดือนก่อน

    Habaar ayuu u soo jiiday guud ahaan dowlada shacabka dhan ayaa habaar iyo qeylo la soo taagan iney gacan ka hadal gaarto na waa macquul.
    Waxaan madaxweynaha qaranka kula talin lahaa inuu is bedel baaxad leh ku sameeyo dowlada una damqado shacabka

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

    Shacabka wa iney.mudaharadan sida kenya Nairobi o kale doqonkan xasan shabab tuug meedqufte iska qabtan dhagaxeya awalba wu idin qarxinaye

  • @omarabdullahi409
    @omarabdullahi409 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxeeeyne Hassan sheikh intoo noowadaa Somaliland ninkaimaaday miyaa xamar bes duldhigaayo canshuur

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 หลายเดือนก่อน

      Sidee camal wadaayoow cashuurta iska bixi nooooooo

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 หลายเดือนก่อน

      Adeer wad ku qasban tahay inaad cashuurta bixiso 😂😂😂😂

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 หลายเดือนก่อน +1

    Labada Soo cayriyaa

    • @maxamedcabdiraxman6595
      @maxamedcabdiraxman6595 หลายเดือนก่อน

      Ma sida ad samaroonta iyo dhulmahantaha ad ucayrisaan o kalaa😂

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 หลายเดือนก่อน

    Waxba maad sheegin ee umada madaxa hayskusii gelin

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 หลายเดือนก่อน

    C B B

  • @MahamedIsak-y8j
    @MahamedIsak-y8j หลายเดือนก่อน

    Beesha dhexe in xil loodhiibo maha ilaaa ay soonoqonayaaan

  • @mahamudsulub35
    @mahamudsulub35 หลายเดือนก่อน

    Waa muskilad markad xisaabta xinka ka yaqaano

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 หลายเดือนก่อน

    Rufiyaanow anagaa raali ka ah jaajuus amxaar inaa tahay weynu ka dharagsan nahay 😅😅😅

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz หลายเดือนก่อน

    Tabtaas aad sheegtay bay ilatahy aniga.....

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +1

    Iska Cayriya

  • @LFc233
    @LFc233 หลายเดือนก่อน

    Waxay ila tahay in xilka laga qaado o lo dhiibo Masuul kasoo jeeda Gobolka banadir xilka wasiirnimo maliyadda

  • @JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
    @JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by หลายเดือนก่อน +1

    Ninka aad sheegayso adeer waa shaqaale xasandhiiqo maad eedayso waa aragtaa in xasandhiiqo soo faraye in lagu dhegayso waa ceeb waayo maxaad u eedayn weydey tuuga xasan

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 หลายเดือนก่อน

    Ra’yi saliim ah oo toosan

  • @AhmedDaariq
    @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน +2

    300 miliion ayaa xamar laga qadaa oo canshuura kkkkkkkkkkkkkkkkkk ciidankiinuba bilaa mushahar may ahadeen haday taasi run tahay ?
    $1 ayaa xamar dhexdeeda nafta qof dhan loo dhafiyaa kkkkkkk iyo midh mufaa

    • @The_president9
      @The_president9 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq❤ Dawladda amizom Sheeko Ku Nool Yihiin

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      @@The_president9 kkkkkkkkkkkkkk

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 หลายเดือนก่อน

    Aqli caruredka wazir bixi magaladisa canshur kama qaado inan kaa koorna fican wan wala ognahay bixi gobolku kaso jeeda inay somali didhnimo ka jirta marka maaha in qalad looga dhiiiga
    canshurta inta yaro manta ka qeylineysan in kaa badana dunidha laga bixiya wadan walbo dadkisu wadan ku yahay somalia xadey soo dhalaneysa shurucyada dowlad nimada 30sano dadka ka maqnay ayey manta la qabsan laayihin isku daaya inad la qabsatan oo ad sedhi bina adam kaa u noolatan wax qawad dowladnimo iyo hoor u soocod dowlad nimo ayan rabna canshurna ma bixineyna suurta gaal maaha

  • @faham6920
    @faham6920 หลายเดือนก่อน

    Dadka reer muuqdisho ma darajada koobaad baa? Soo caasimad maahaa

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Waa Gobolka Banaadir Xildhibada ka Codeeya Waa 5 Xildhiban Markaasey Wiilal 46 Xildhiban Baarlamaanka ufadhiyan bey leeyihiin Canshuurteyda ayey Cunaan ee hala Eryo kawaran xildhibanadooda Hadey Maqlaan beri ay Mooshin Ka keenan Hassan Guurgurte ee la eryo Adigoo Caasimada joogo Maxaa Tari kartiin ❤❤

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 หลายเดือนก่อน

    How bahashu markay ku biyo dhigto waa sidanoo kale inaad caadifad hadasho adoo suxufi sheeganayaana waa ayaan daro iyo qiyam laaan xasan sheekh waa reer muqdisho wasiir kastaana qorshe dawladu leedahay ayuu ku shaqeeyaa ee eeddan aad qabyaalad iyo mixnad hadlayso 2 nin oo ay cid matalaan jirin aad dusha ka saarayso kii xamar ka soo jeeday filada dhexfadhiya weydiiya ee xitaa xabaalihii idinku dhaafi waayay

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 หลายเดือนก่อน

    Hadalka saa u dhigayso maahan lejenaw qofku meeshuu rabo haka imaado haduu soomali yahay waa la amraa soomaahan dawladaa iimanka iska qaadaysa ee kuwa ka sareeya kasoo hadal maxaa labadaas nin ku gaara ama reer waqooyiga bas loo cayrsanayaa😂😅😅

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 หลายเดือนก่อน

    Qabiil marka wariyaha ku dhacado waa sidan oo kale

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 หลายเดือนก่อน

    Maalka iyo owlaadu waa fitno rabi hanaga xakameeyo

  • @daadir2020
    @daadir2020 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan waa tuugo canshuurta wax adeeg ah oo lagu qabto maleh . Waa jeebka madaxda buuxi

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    Waar.ninkan.imaanla.aantii.hadida.dadla.lagu.banaysanaysy.iloocuno.ilayn.somali.waxqabta.adunlamajoge .wax.u.hargaysa.kalayinid.yaanu.iu.idinkudayi.muqdisho.iskawabta.ooyaan.ladifaacin.kuwakale.na.hakayeelina.tadakadaha.iyoo.madaarada.kastamada.cashuuraha.bariga.maccaash
    Macaasha.

  • @Turtle333face
    @Turtle333face หลายเดือนก่อน

    Xamar waa nabad

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h หลายเดือนก่อน

    Hadaad eridaan sideed soomaaliland kurabtaan inaan mid ahaano

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Ma Iyagaa Eryi Karo Dowlad Waa Wada Jirka Umadda Somaliyed Hassan Guurgurte Ayaa La Eryaa hadii ladoono kaalaya reerihisa haku Soo Celiyan kkkk waxey Moodeen in Hassan Guurgurte Dowlada Leeyahay Waa Fikirka ay Qabaan Doqomada 😂😂😂😂

  • @ducomedia1737
    @ducomedia1737 หลายเดือนก่อน

    Niyow manta lee run sheektay wlhi

  • @MohamedHassan-zu1fh
    @MohamedHassan-zu1fh หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo nimanka aad shegeysid Xamar waad u siman tihiin bal ayaga ayaaba ka fiican, waayo adiga waxaad degan tahay debdemiska ayagane Xamar weyne usoo shaqa tageen marka adiga kabax xeryaha dowladda.

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 หลายเดือนก่อน

    Soo taraxiila laabadeba iman bixi iyo ninka banaka jooga😂😂

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa dawlada waxay canshuurtaa ree muqdisho laakin reer hargeyso iyo reer garoowe canshartaas maqaataan hadii nin reer hargeysa ah canshuurta u soo aruuriyay nin reer muqdisha ah - ma dambibaa

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 หลายเดือนก่อน

      Kkkk sxb si niyada ayaad iiga qoslisay inti aan comments ka isha la raacayey anoo u badan xaga fikirka ah waa macquul in rag kasoo jeeda xamar oo dadka xamar la dareena xilka loo dhiibo hadana fikirkaaga waa sax marka si saayida oo hoose loo fikiro,hadii cashuurta xamar lagu isticmaalo ilayn meelkale lama geeye haday rag Hargiesa iyo burco kasoo jeeda usoo ururiyaan oo mushaarna ku qaataan kkkkkk

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu หลายเดือนก่อน

    Adeer nimankan hajuwareegine amarka iyo lacagta maamulideedaba miyaanu xasan sh iskalahay maxaad kaga sooqabsan wasiiro waanoicaa dadka somaliya kunool sidee ayaad somalilaand usheegankartaan

  • @Hassan30003
    @Hassan30003 หลายเดือนก่อน

    Goorme wax la qabanaa hadii marka hore lacag lasoo aruurin??.

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k หลายเดือนก่อน

    ujeedokicin dadweyne

  • @jamahadhiye4823
    @jamahadhiye4823 หลายเดือนก่อน

    Hubka caabudwaaq lagu qabtay kasooo hadal

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 Qadaadweyn marna waad naga mid tihiin marna siduu maaliyad u noqdaa dhaha 😂😂 mida kle magaalooyinkaan leedahay waan xukumaa ayaanad cashuur ka keeni karin markaasaad hargaysa iyo burco ka sheekaynaysaa

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 หลายเดือนก่อน

    Waa wax lala yaabo runtii, waxaa kale ee aan la aqbali karin ninmanka kasoo jeeda hargeeysa ayaa markasta wax reer muqdisha udaray falkinaya oo dulmi aan loo dul qaadan karin ula bareeraya

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b หลายเดือนก่อน

    Alshababkuba waxey canshuuraan reer mogadisho bis dowlada maxaa loogu diidi waxey rabto

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 หลายเดือนก่อน

    Noo hadal Abdillahi farah sxb

  • @abdulazizd
    @abdulazizd หลายเดือนก่อน

    Hhhhh. Waa in runta laysu sheega somaia abaheeday wastay Ha lagu kala tago meesha

  • @babamunasar8057
    @babamunasar8057 หลายเดือนก่อน

    Waa in si dag dag ah loo banaan baxa wisiir isku sheegana cilka iska casila heer mugdishu is abaabula oo kaca calacal ka dhaafa

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 หลายเดือนก่อน

      @@babamunasar8057 wadaayoow cashuurta bixi adi Lee dantaa tahee

  • @craxmanxaji7006
    @craxmanxaji7006 หลายเดือนก่อน

    Suu uhadlayaa kani, amarka ma waxay iyagu ay iska keeneenba.waar hadad wax dhaliili dhibku meeshy kasocoto waad garanaysaa

  • @abdallesomali9576
    @abdallesomali9576 หลายเดือนก่อน

    hawiye waa doqon anigan ka dha shay been mah ninka isaaq dhulkiisa shaqo uma u doonan kari man aadi karo kan daarood waa la mid lkin mar kee aniga ii imadan waan siina ayadoo caruur tay ee bahan yihiin ayaan ayaga ka hor mari naa kawaran taas

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Hada Dowlada isku day Inaa Doorato bal Caqliga Yar ee Kugu jiro Dowlad yaa la yiraahda baarlamaan yaa La yiraahda Golaha Wasiirada Yaa layirahdaa Bal Orod Hadaa Dowlad Noqon Kartaan kkkk Hassan Guurgurte Ayaa Dhibka Idin Heesto Idinku Haayo oo Dhibatada idin heeso Ka kow Yahay isagaa Canshuurta idinku kordhiyo Wasiirkan iyo Gudoomiyaha Bankiga Hassan Gurgurte Ayaa Oronayo canshuurta Saara oo inooga Qaada Qaainka Ku jiro Wa Hassan Guurgurte iska Qabta Qabyaalad baa idinka buuxdo

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 หลายเดือนก่อน

    Hawiyuhu waa cawaan qaawan rag isaaq ah oo hargeysa burco Berbera ceerigaabo caynaba gebilay iyo wajaale kayimi oo magaalooyinkaas isaaq aan tegin ayaa dawlad u ah xataa shabaab iyagaa haysta isaaqu markaa hawiye waa cawaan la iska haysto

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Sxb Hawiye iyo Rer Waqooyi inta Aaa uuu leh Waxba kuma fadhiyaan Dalkaan iyo Shacabkiisaba waa Somali ee Oromo Ma Aha hargesa burco Muqdisho intaba waa Somalia lafta nagaa Maleh sakiin liq Adiga Orom yahow

  • @mezuthussein5064
    @mezuthussein5064 หลายเดือนก่อน

    Wadanka tuugo madax ka ah iyo daneste.

  • @axmedjaamacaadam257
    @axmedjaamacaadam257 หลายเดือนก่อน

    Waxay ila tahay inaad caadifad hadashay ee aanad waxba noo sheegin

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER หลายเดือนก่อน

    Guul iyo Gobanimo