CONFESSION: WAXAA LA IGU FURAY ILMAHA OO TV KU DHAAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 176

  • @sahraabubaker1579
    @sahraabubaker1579 ปีที่แล้ว +31

    Cadey Fartuney maxaad ula baxday Fartun Duvet ??

    • @yasmine11.11
      @yasmine11.11 ปีที่แล้ว +25

      Coz waxey hugan jirtey busto videoyadedii hore saas ugu baxay mgca duvet means busto

    • @sundusabdulahi5094
      @sundusabdulahi5094 ปีที่แล้ว

      ​@@yasmine11.11😂😂😂😂😂😂😂

    • @khadrabintusheikh8862
      @khadrabintusheikh8862 ปีที่แล้ว +1

      Runti ani xataa waa is weediinaaye shukran❤

    • @Farhia869
      @Farhia869 ปีที่แล้ว

      Duvet wa busto france hada ka hor ayee ka jawabtay

  • @sumayosuber8076
    @sumayosuber8076 ปีที่แล้ว +23

    for the person who makes themselves throw up after eating, and anyone else who thinks this way wllh I have to say that you will NOT lose weight that way! First off, throwing up everything you eat will make you unable to keep any food down, and eventually even though you want to eat you will not even be able to keep a simple cup of water down. Also, besides not being able to keep down food, you can damage your teeth (stomach acid from throwing up wears down and chips them), you can develop eating disorders like anorexia or bulimia which can cause issues like chronic illness and issues with your blood that could take a life time to fix.
    ADDITIONALLY, throwing up all the food you eat doesn’t make you lose weight! While it is true that your body will begin using stored fats and in turn make you lose weight, that’s only when your body is putting itself in “survival mode” and it is a last ditch effort. Before that, the only thing that will happen is your body trying to maintain its current weight. There are better ways to lose weight! I feel like as a Somali community we prioritize looks and don’t think about the hazards it can cause, like people thinking that throwing up will make you lose weight. Exercise (even walking for a few minutes everyday counts) and small changes to your diet will help you more than putting yourself at risk of an eating disorder.
    This was really long but inshallah this helps at least one person going through the same thing. Lots of love fartuun! 🫶

  • @fadumaali3082
    @fadumaali3082 ปีที่แล้ว +9

    Qofta 90kg qaado musqusha ano ku jire iga qoslisay wlh she's strong masha allaah

  • @marwaqani3254
    @marwaqani3254 ปีที่แล้ว +12

    Ayyy mss qurux is here love you wllo mcn dar ilhy wxn iska jclhy personality gaga wlhi ano daawnya video ydadi hore adiyo hassan oo niyda kugu hyad so dhigty kana and I'm so excited to see you keep going sis❤❤❤❤❤❤

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 ปีที่แล้ว +8

    Fartuneey ilaa shaley videos kagi hore ayan daawanayey l miss you wlhi manta dhan aya fiirsanyey video gi mama saciido iyo adiga😢❤🎉🎉nosoo laabo plz weliba wll gang

  • @yasminibrahim25
    @yasminibrahim25 ปีที่แล้ว +8

    Fartuun Abaayo plz sawir aad leedahay cidna ha iska dirin xaliimo s aqlaaq dhan malaha sanadaan ceebta dadka waxeey la noqotay horomar iyo wax lagu faano marka waan ku aminsanahay inaadan waxaan ku anficin noso gudbineynin marka is ilaali Allah haku ilaalsho mama saciido igu salaan prank kuso samey sheekadeda ❤❤❤ ku ahay

  • @beautifulgirl3289
    @beautifulgirl3289 ปีที่แล้ว +6

    صاحبة اخر قصة تصرفي كانثى ي قلبي خليك كيوت جدا وليه تشيلي شي ثقيل وزوجك هنا خليك كيوت لا تشلي الكيس حتى هو يسوي كل شي عشانك الانثى ما تشيل اي شي وانتبه لصحتك وظهرك عشان ربي يرزقك اطفال 🥹🥹🥹🥹🥹

  • @hamdafilms129
    @hamdafilms129 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂fartuun my bbe girl wlhi waad qurxoon tahay sanaa ui shidan thy , I liked u wlhi ,waa ku tageera ,illahah ha nokaa daayo in badan❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +2

    Welcome. Back KUSH KUSH. Fartuun. Qurux😊😊😊

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 ปีที่แล้ว +1

    Wa duniya walen wllo Fartuun 😂 I like your Q & A shows I'm proud of You wllo very Qali 👑🙏🏻🌺 Nolool happily iyo successful 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @warsan11
    @warsan11 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha u danbaysa waxan odhan lahaa dumarnimadaad ka faa'iidayso oo let your man be your man soft iska dhig oo waxad tiraahdaa bbe kaalay waxan ii qabo ama iga caawi dumarku soft nimada iyo raaxada waa ku qurux badan yihiin raggu na waa jecel yihiin markay arkaan gabadhooda iyaga oo care garaynaya.

  • @hafsasaid8030
    @hafsasaid8030 ปีที่แล้ว +5

    I refuse to believe this is actually happening in marriages 😂😂😂

  • @blackskz0
    @blackskz0 ปีที่แล้ว +7

    your thumbnails are so good lately

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +7

    gabadh is matajineesooy aniga wax kuu sheego adiga caato is ku matajisey laakin aniga oo uurle walac baan hada kahor waxan is dhahy lablabad ku dhaaftey subiix markan soo kaco koob biyo cabi jirey 2 baby joogto school geeyn jirey markaan soo laabto fart is diri jirey waa matagi jirey kadib saas ku nafisi jirey waxa is dhahy lablac waa is ka habesey markan 5 bil noqdey dhiig matagey DR u sheegey waxuu dhahy maalinkasto markaa is matajin jirtey waxaadqaadi jirtey difaaci bog saqd ah dhiigii u dhaadhacdey ka joog ku dhi lahaa

  • @abdikaniosman2160
    @abdikaniosman2160 ปีที่แล้ว +1

    SALIIDA Luxuriant kwram wll fartuun 🍀🍀🍀🙏🏾

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว

    How can I access in Nairobi Kenya please 🥺 I badly need it my hair is becoming thin I can almost see my scalp 😭

  • @hibomohamed7227
    @hibomohamed7227 ปีที่แล้ว +1

    How we can get the products?I am in Hargeisa.

  • @SagalJama-s2d
    @SagalJama-s2d ปีที่แล้ว +1

    Abaayo a tip for under hijabs. Try to use silk lined or satin lined hijab underscarfs . Don’t use the cotton ones.

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 ปีที่แล้ว +12

    Wllo fartuuney qofna ha U dirin sawirkaaga
    Hadii kle fartuun lasoo qarxiya ma rabno anaga 😫 hadaba tintaada ha u dirin
    Qofkii rabo inoo arko diyaarad soo qaado dheh 🤣
    Quruxey qac Inee iga yeerto ma rabi
    Gabdho idinkana sawiradiina xafidta
    Allaha na xifdiyee 😭❤️

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +3

      Labada geese lee ka waday lakiini haye 😂😂😂❤️

    • @aishayariisey3769
      @aishayariisey3769 ปีที่แล้ว

      @@FartunDuvetGirl 🤣🤣

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +43

    Kkkkk sheekoyinka dadkan way iga yaabiyen wlhi😂😂
    Qofka 1aad : waxan dhihi lahaa wll Mindhaa dee dagaal hore oo familylka bajirey ileen Reer dhan oo 10Min kuburburin majiree..
    Qofka 2aad : wll Gym tag surka ha is goyn intad caato raadin..
    Qofka 3aad : wll Anagu reer is qaba kama shekayn karno sidey isku sameyn because iskaabulo waxas kanahey..
    Qofka 4aad: Dadku waxay ka aaminsan yihin waxba kama galin ee kufaan xaajigaaga..
    Qofka 5aad: Update isku samee oo Casharada dumarka badso wad Jilcin..
    War reactionka maku fiicnahay😂😂😂😂

    • @abdikadiralli
      @abdikadiralli ปีที่แล้ว +2

      Maye iskada😂😂

    • @hamdafilms129
      @hamdafilms129 ปีที่แล้ว +3

      Haa 😂😂😂 wixiiba waad nosoo koobtay

    • @aishayariisey3769
      @aishayariisey3769 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣🤣TH-camka Lagaga baahanyahay🤣🤣🤣😭

  • @GAANI.
    @GAANI. ปีที่แล้ว +1

    Yes here my fartuun❤

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 ปีที่แล้ว +2

    First anoo videoyashadi hore dawanyo kan iso dhace 😢❤

  • @fauziayusuf1861
    @fauziayusuf1861 ปีที่แล้ว

    Fartuun Team kiina maxa qurux ku dhigle ugu saar teen wlh adiga iyo qurux ku dhigle wad isku so baxaysaan ❤

  • @mihiimsalwa2971
    @mihiimsalwa2971 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qli ninkeeda sodu ufuro ayuu doonayay sido ufuro ayuu laha marka gabadh kale ayuu hasta markii hore muu jacelen gabadhisa marka ilaahay nasib wanaagsan ayuu siini doona ah samirto😊😊😏😏💯💯

  • @abdimalikmahamed287
    @abdimalikmahamed287 ปีที่แล้ว +40

    If the TV DIVORCE is true, Marriages are starting to become pranks but she hasn't given us the full story I guess⚠

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +34

      At this rate being single is really appealing 😂

    • @quruxay
      @quruxay ปีที่แล้ว +3

      ​@@FartunDuvetGirlhhhhhhhh😅

    • @sucdihassan4511
      @sucdihassan4511 ปีที่แล้ว +3

      I see this tuuney 😂

    • @sucdihassan4511
      @sucdihassan4511 ปีที่แล้ว +1

      Maya abayo shekadha TV nimanka qaar baa isbedhela oo waxyer iskuxanajiyan oo fudhudhaan I feel like ninkan inuu nag kale binanka wax kadexayan nimanka badhankodhna isbedhelka iyo amarka all over sudden majirto wax lee kajiro 😅 halasoogadho

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaasi awalbuu marmarsiiyo raadinayey oo rabay inuu furo😅

  • @hafsasaid8030
    @hafsasaid8030 ปีที่แล้ว +1

    Fartunayyy this video killed me today wlhi 😂😂😂 waan ooyey qosol dartiisa pls ha naga cajsin abaayo

  • @hamdaamiira7085
    @hamdaamiira7085 ปีที่แล้ว +2

    Fartuuneyyy🥰😻

  • @Zeynep24866
    @Zeynep24866 ปีที่แล้ว +1

    That's why ey nef kugu dhacdey 😭😂😭 fartuun i like you wallahi ❤❤

  • @sofka5478ali
    @sofka5478ali ปีที่แล้ว +21

    😂😂😂😂ninkeygu wuu fool xunyahay hadana aniga wu iqurxuunyahay sis something is wrong 😂😂😂

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +1

    ok aniga iyo gabdhaheey u baahan waa gadaney fartuun😍😍😍

  • @فرحتقلبي-و5ه
    @فرحتقلبي-و5ه ปีที่แล้ว +1

    Stay single ⚠️

  • @sihamshafi2874
    @sihamshafi2874 ปีที่แล้ว +1

    No that man has a temper+anger infact double anger issues 😮

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj ปีที่แล้ว +1

    This crazy wlh😂😂midba mida kale kdranthy😂

  • @macalimadfirdowsa1
    @macalimadfirdowsa1 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan ka helay sida aa product aad hubtid oo tijaabisay noogu soo gudbiso mahadsanid gabdha meelaha kala xirriraynyna nooso raaci❤

    • @Aisha-oi4fe
      @Aisha-oi4fe ปีที่แล้ว

      Screen ka by ku qoranthy instagram keda

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 ปีที่แล้ว +1

      Way soo racisay abyo ee videoga kunoqo🥰

  • @Inner_You
    @Inner_You ปีที่แล้ว +7

    Lol Fartun the way u blushed lol wa laga xiishodsiyay lakin how do u know it’s salty 😅

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +1

      Lol I assumed since the sweat from your body is salty.

  • @Aymaansacad
    @Aymaansacad ปีที่แล้ว +1

    Asc fartuun abyo waad mahadsanthy ee muqdisho Maka helaa

  • @mahmud.akadir
    @mahmud.akadir ปีที่แล้ว +1

    Fartuun love u abyo.!❤❤❤

  • @munamahamed3493
    @munamahamed3493 ปีที่แล้ว +6

    I love you ❤you’re truly beautiful

  • @nimomuse4225
    @nimomuse4225 ปีที่แล้ว

    Fartuuney abaayo teamkii ma burburey waan dareemay yaa isku kiin direy😂

  • @queenofburco5285
    @queenofburco5285 ปีที่แล้ว

    Queen 🎉

  • @fartuundaauud6514
    @fartuundaauud6514 ปีที่แล้ว

    Masha allh fartuun allha ku xafido

  • @fariidayusuf9207
    @fariidayusuf9207 ปีที่แล้ว +1

    Walashay fartuney Xafidullah♥️

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah marmarsiyo ayuu raadinaayay oo ku furo!!!

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 ปีที่แล้ว +4

    Fartuun you so funny 🤣 😂 😆

  • @fadumosharif5688
    @fadumosharif5688 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo ana sidadokale ah tintu wey iga dadata xagee ka hela from London Camden

  • @caishomeysahassan6811
    @caishomeysahassan6811 ปีที่แล้ว

    Muqdisha joga side ku hela alabta❤gabadha abayo

  • @asmaahmed5744
    @asmaahmed5744 ปีที่แล้ว +1

    fartun mar mahan vedeoyada wa noso badinoysa saas lee noola joog mar mar wa lagu waya

  • @Queen-pb9kg
    @Queen-pb9kg ปีที่แล้ว +1

    The part of the xudun 😂😂😂is so funny 😂

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 ปีที่แล้ว

    Fartun halken kala soo xiriira mcnto

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 ปีที่แล้ว

    Wcs fartun qali welcome ❤ wan sugaye video gan❤😊

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 ปีที่แล้ว

    Alla Masha allah xooga Illah haku barakeeyo

  • @fadumosharif5688
    @fadumosharif5688 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo Fartun waan ku salamay Abaayo xage ka hela alabtas from London north west

  • @jawaahirsheeq3636
    @jawaahirsheeq3636 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo inteelt ka helaa holan ayaan joogaa qiimahoodana ma II soo sheegi kartaa

  • @SudoPirate
    @SudoPirate ปีที่แล้ว +6

    Tan kowaad aan wax ka idhaado maadamo oo uu aabuhu gurigii ka maqan yahay hooyadana uu ku balamiyay inay caruurta dhaqdhaqaaqooda la socoto iyo waxbarashadooda waxaan u arkaa inay khaldan tay gabadhu maadaama ay gabdhu iska indho tirtay arrintaas mararka badan uu la wadaagay kuna adkeeyay.
    sida ay iyadu sheegtayna xitaa uu meel ugu qoray, lakin waxa aan sawiran la'ahay maadaama ay caruur isu dhaleenba mudana wada noolayeen sida ay isu fahmi la'yihiin ama wax isugu sheegi karin.
    hadii ay xitaa jirto oo ay gabdhu dayacday masuuliyadaa ma ahayn in ninku sidaa sameeyo oo burburka reerka ku dagdago inay wada hadlaan ayay ku qurux badnaynd balse ogaada in rag sidaa u ad adag oo go'aan qaadashada ku adag jiraan.
    waxa laga yaabaa inuu is leeyahy tus how important this is, fur gabadha reerkeedu ha yimaadaan hala wada hadlo runta gabadha ha loo sheego ka bacdina hala soo celiyo.
    tan saddexaad na waxa ay ku tusaysaa sida ragga iyo dumarku midba ka kale u eego. girls alot of men dont find strong women attactive haday noqoto raaxo iyo physical attraction amaba behaviours it might be very powering for other females but for men they need female who talks like one, behave like one, walk like one, its not degrading or anything thats just what attarcts us.

    • @sacdiyoahmed6400
      @sacdiyoahmed6400 ปีที่แล้ว +2

      Ha wey dhacda nin ba gabadhisa wax sas uyar kufuray kanaxi bu islaha ayadana shock bey qatay so cesho marku isdhahayna Wu wayay dumarka xolo mahan sas wax lo fahamsinyo Goan dagdaga wax badan ba lagu waya

    • @samarhasanmohamed2820
      @samarhasanmohamed2820 ปีที่แล้ว

      kas awalba marabin 😂

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 ปีที่แล้ว

      ​@@sacdiyoahmed6400furin ka naxi majirta hadu isdhaho wa walan nag aan laso ceshinin karin jirta😅

  • @eza882
    @eza882 ปีที่แล้ว

    wll alaabtas sidee uganda uga helikaraa plz iwanna answer

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 ปีที่แล้ว +1

    Asc faruuney waxaan kugu salaamay salaan kasoo go' day kasha iyo laabta,
    Salaan ka caraf badan saxansada roobka, salaan ka macaan badan malabka shinida

  • @hopiiiifan
    @hopiiiifan ปีที่แล้ว

    Ka ugu danbeeya
    Nimanku naag daciif Bay raban ay iyagu utaliyaaan that why naag nool oo baahi uqabin nin ay urabin
    😂😂😂 waxan umaleen wa waxan ilahada uguursanin ani

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 ปีที่แล้ว +1

    Walaley gacaliso ma is ledahy baryahan you're glowing ❤❤
    Queen duvet

  • @IqraSaid-h1u
    @IqraSaid-h1u ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 funny dhan dhanan😂

  • @heybecaano3274
    @heybecaano3274 ปีที่แล้ว

    Gabadha ismatajinaysa way xanuunsan tahay (Bulimia nervousa) la dhahaa, psychological disorder waaye. DawaRuux health center hala xariirto. Mahadsanid.

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 ปีที่แล้ว

    Kkkkk waxa iga qaldan comment iigu soo qora you're so funny

  • @khadrsisse4871
    @khadrsisse4871 ปีที่แล้ว +1

    TUUNEY TAKE CARE OF YOUR FUTURE CAPEL

  • @Nagtagteyy
    @Nagtagteyy ปีที่แล้ว

    Earlyyyyyyy🎉🎉🎉🎉

  • @aishakaifgacal1018
    @aishakaifgacal1018 ปีที่แล้ว

    We miss you ❤❤❤❤

  • @sawdaoomarmahamed-mn7xs
    @sawdaoomarmahamed-mn7xs ปีที่แล้ว +1

    😂😂 your caydaada has been selected , fartuuney umadeena matihide qoomke kaso hartay

  • @hamdihersi-xz7kc
    @hamdihersi-xz7kc ปีที่แล้ว

    fartun qofka labad ee ismatijinaayo waxuu qabaa eating disorder called bulimia nervosa waa laka yaabaa inaa maqashay

  • @Liimo-om6xc6mf1s
    @Liimo-om6xc6mf1s 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂too funny

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤Fartun❤❤

  • @samiiramohamed11
    @samiiramohamed11 ปีที่แล้ว +1

    Qofka labaad hadii aanu wadanka jogin psychologist hala xidhiidho, iska matajintaasi waxay sabab u tahay baa macquula eating disorder.. oo counselling baad u baahan tahay

  • @homemadeafrica
    @homemadeafrica ปีที่แล้ว +1

    Plz iso boqda 1k igariya😢

  • @SabirinaAbdirizak
    @SabirinaAbdirizak ปีที่แล้ว

    Ani hada ninkeeda ahan lahy Waxn dhihi lahay u are strong 💪 dhihi lahay 😭😂😂

  • @munacabdulle9957
    @munacabdulle9957 ปีที่แล้ว

    Faratu wllhi wan kugu hesta 😂😂😂😂😅

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 ปีที่แล้ว

    kkkk fartun fani ayaa thy abyo wan kugu farxa abyo

  • @amiir-saet
    @amiir-saet ปีที่แล้ว

    Hhhjj Aniga Lee inaa Sheekadeyda So Diro Dhimaan wlhi😂😂😂

  • @Ssssssssssesssssssssss
    @Ssssssssssesssssssssss ปีที่แล้ว

    fartuun love ya❤❤

  • @amaanzanhussein9237
    @amaanzanhussein9237 ปีที่แล้ว +1

    Pls noso badi video yadan wa jeclhy ❤

  • @khadrsisse4871
    @khadrsisse4871 ปีที่แล้ว +1

    ❤ TUUNEEY HADDA MA ADER CUMAR IBRAHIM SABRIYE AYADNO BALAMINEYSAA😂😂 ( I WILL BE THE FIRST DATING) ❤

  • @nimasahal9895
    @nimasahal9895 ปีที่แล้ว

    The first guy was just looking for an excuse to leave cause aint no way 😅

  • @ShukriAbdulle-pk3nw
    @ShukriAbdulle-pk3nw ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 part xudun is funny

  • @salmamohamed-wd5kz
    @salmamohamed-wd5kz ปีที่แล้ว

    Ninkeyga wuu foolxunyahay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedabdirahman6424
    @ahmedabdirahman6424 ปีที่แล้ว

    Anaa U horeyo🎉

  • @YusufAbdifitaMohamed
    @YusufAbdifitaMohamed ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤s

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel ปีที่แล้ว +1

    Taani 10ka minutes lagu furay awaalba ciyaalka loguso gabanayay oo lama rabin na meesha ka caraar dheh

  • @mssasmadias7981
    @mssasmadias7981 ปีที่แล้ว

    I hop I am First comment 😊

  • @fathidahir7923
    @fathidahir7923 ปีที่แล้ว +1

    The last one I think her husbands were too insecure and they wanted that she would depend on them instead of her own abilities.

    • @samiira4581
      @samiira4581 ปีที่แล้ว

      But men don't like that if you wanna keep your man you should act feminine way

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +1

    Cunta lacunaye ayaa daah leerta marba dhinac uwaday dabatay . ayaa qof lofuray tan maba layabayi😂😂😂😂😂

  • @nasraahmed2938
    @nasraahmed2938 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa iga qoslisaa fartuun zo fine 😅

  • @mokifayn1964
    @mokifayn1964 ปีที่แล้ว +10

    Gabadhan wlhi waa riwaayad 😂
    1 : qofka kowaad nin marka hore sii socday weeye marmarsiiyu raadinayey 2: qofkan dumara ee ninkeeda ka shekaynaysa meeshu jecelyey jidhkeeda naa xishood dheh waxyabaha ha noola imane haday necebtay inu halka wadwado dee iga jooji ha tidhaahdo
    3 : tan ninkeda wuu fool xunyey leh foolxumada sawdigan ku haya ee uu kugu qabo . dadkan maxa ka khaldan 😂😂😂

    • @ruunmariam1070
      @ruunmariam1070 ปีที่แล้ว

      Yay our old fartun duvet is back,we missed this program lol😂

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 ปีที่แล้ว

    Inte ka oder garaystaa usa 🇺🇸

  • @Queen-pb9kg
    @Queen-pb9kg ปีที่แล้ว

    The part of my ninkeyga wuu folxunyahay 😂😂😂

  • @maxamedcumar4835
    @maxamedcumar4835 ปีที่แล้ว

    kkkkkk wxaatahay youtube ka kaliya aan dawaday dhamaan videos kiisa qofkalebo igama qosliyo kkkkkkk allaha kuxafido
    \

  • @munishmohaz5928
    @munishmohaz5928 ปีที่แล้ว

    Convertionka no soo badi adigoo iskabula ah aya lagaga shekeyna tv dartis laiso furey tii fartun aheyd 5 sano xda kadib wexey dhahee ma guursanayi 😂😂😂

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil ปีที่แล้ว

    Kk fursad oo ku furo buu radinaye malah

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +10

    Cawa wax yaabaha lagu qoray midba Mida kale waka yab badan tahay 😢😢

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    QOSOL MIIRAN. TAHEY. WALAC BUU. KUNOQDEY. DHANAANKIISA

  • @hamdaali1994
    @hamdaali1994 ปีที่แล้ว

    The last one may be its about enegergy masculin and femanine

  • @mariamsaadhersi6474
    @mariamsaadhersi6474 ปีที่แล้ว

    Wll fartun side uu dalbadaa djibuuti ban joga yee

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 ปีที่แล้ว

    That guy xudunteda maxa kagalau🤣😂😂😂

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 ปีที่แล้ว

    Hor kuligood wa wada la yaaab midba mid ka daran lkn wxn la yaabay qofka intuu cuno iska buuxiyo iska so celinaya xtaa ma inuu wx yar cuno buu gran waaayy😂😂😂