ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

King ck Oo Kuraaxestay Heesta Cusub cawale Adan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มิ.ย. 2021
  • #Cawaleadan #Kingck #Reaction

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @sodohdakitchen3621
    @sodohdakitchen3621 3 ปีที่แล้ว +842

    Mansha alah wlalkey qosolkaga iyo raxadada ayaa lagu quudhi waayay dad badan baa qosolka markay arkan kiniin u baahan hore u soco aduunku waa raaxo ka raxayso qosolkaga qaracan ugu filan dad badan

    • @alimusa7662
      @alimusa7662 3 ปีที่แล้ว +9

      Wlhi xaqiq weye Wll dadki waxba iskuma qudhan

    • @liibaanphones1007
      @liibaanphones1007 3 ปีที่แล้ว +3

      Really 🙏

    • @idylmohamed8845
      @idylmohamed8845 3 ปีที่แล้ว +3

      Run masha Allah tabarakalaah Allaha u siyaadiyo

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 ปีที่แล้ว +1

      King ck welcome back legend hore usoco

    • @engbirlaqe6507
      @engbirlaqe6507 3 ปีที่แล้ว +2

      Really WALHI 😥

  • @housniguellehomar887
    @housniguellehomar887 3 ปีที่แล้ว +393

    Yolamay, wa ikaley xabibi
    Yamanti, wa indhahaygi
    Ck family from Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @nasirsaleban5874
      @nasirsaleban5874 3 ปีที่แล้ว +18

      Reer jabputi one love ❤️🇩🇯 tahnkz labada kelmadod bes maanta kaabartey alle haku zharfo❤︎♥︎

    • @apdirahmanawil3479
      @apdirahmanawil3479 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a

    • @zaynjr1232
      @zaynjr1232 3 ปีที่แล้ว

      Francees miyaa

    • @andreayoub4928
      @andreayoub4928 3 ปีที่แล้ว

      @@zaynjr1232 anfari

    • @housniguellehomar887
      @housniguellehomar887 3 ปีที่แล้ว

      @@nasirsaleban5874 wa leysku leyahay Sister

  • @mohamedafgooye9951
    @mohamedafgooye9951 3 ปีที่แล้ว +503

    Keep going abti qali 😍 ck family is mujiya ✌️

    • @Watermelonxberry
      @Watermelonxberry 3 ปีที่แล้ว +3

      We are here we are here CK family 🥰🥰🥰💯

    • @xuseensalaadxasan737
      @xuseensalaadxasan737 3 ปีที่แล้ว +2

      Afgooye 💟🙏

    • @monagacan6063
      @monagacan6063 3 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍

    • @liibaanphones1007
      @liibaanphones1007 3 ปีที่แล้ว +1

      Af gooYe salma 🤍👋

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +3

      Istaag qofkastoo og inuu commentigyga Akhrinayo LIKE subscriber izka saar😂😂😂😂😂😂

  • @ridwanmoha3078
    @ridwanmoha3078 3 ปีที่แล้ว +551

    Horta commntigeega lama arko miya mize somali mi,ihi🥺🥺liketa iisaara noh🥺😭

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +157

    Ilaahey haku dambi dhaafo adiga iyo waalidintada ilaahey dartiis igusoo booqo🥺🙏

  • @realsharmaboy01
    @realsharmaboy01 3 ปีที่แล้ว +553

    Abee ck family waad nuresa dhesha

    • @MohamedAbdi-gj6to
      @MohamedAbdi-gj6to 3 ปีที่แล้ว +13

      SHARMA BOY OFFICIAL wanku wataa aabo 💪💪💪 unolow cadowgaga never give up 🔥😍🥰

    • @amaalxuseen1320
      @amaalxuseen1320 3 ปีที่แล้ว +4

      Sharma noolow walaal wllahi waxaatahy Flanagan somaaliyeed waan kuwadanaa reer somaliland

    • @maxamutcali9169
      @maxamutcali9169 3 ปีที่แล้ว +1

      Sharma boy salaama

    • @maxamedukaash807
      @maxamedukaash807 3 ปีที่แล้ว +1

      sharma man horey usoco pro

    • @realsharmaboy01
      @realsharmaboy01 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedukaash807 thanks sabisakarayasaka igaah dhisa

  • @Hamze-Fab
    @Hamze-Fab 3 ปีที่แล้ว +230

    Yamantii waa 'indhahayga' ck family from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌
    Idhiii wa yolamay waa 'i kalay habib

  • @ahmetdada9371
    @ahmetdada9371 3 ปีที่แล้ว +573

    Recpect for you🙏

  • @nastaqali4500
    @nastaqali4500 3 ปีที่แล้ว +233

    Djibouti 🥰❤️🇩🇯dalkeyga Hooyo Hada jeceshahey like dhac

    • @osmankyky6287
      @osmankyky6287 3 ปีที่แล้ว +1

      War waxa noo fasir ciiduwa you lamey mexey ka dhigan tahay cadow sanidaa

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 3 ปีที่แล้ว +1

      @@osmankyky6287 😂🤣afar baan ahey maa maqashey

    • @ayanabdillahi9423
      @ayanabdillahi9423 3 ปีที่แล้ว +1

      @@osmankyky6287 waxay ka digatahay dawa deydi ikaley

    • @osmanadawe8379
      @osmanadawe8379 3 ปีที่แล้ว +1

      @@osmankyky6287 idiwa yolamey =dawadeydi i kalay and yamanti= indhaygi waad fahantay ayan filaya sxb

    • @osmankyky6287
      @osmankyky6287 3 ปีที่แล้ว

      @@nastaqali4500 adiga maa an fara imisan radinayay gabar anfara

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 3 ปีที่แล้ว +67

    Aaf cafarri waye Ck keep going from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @nimcahaybeofficial1583
    @nimcahaybeofficial1583 3 ปีที่แล้ว +98

    Qiimaan ku haynaa waligaa faraxsanow insha alaah

  • @yarinhochannel9831
    @yarinhochannel9831 3 ปีที่แล้ว +130

    Waa haldoorki shacabka waa hormuudkii somaliya waa halyeygii africa waa macalinka youtubeka waa macalinka vaarka waa macalinka reactionka ardayeey macalinkiina ck umahad celiya the first one kuu mahad celiyo waa ani legend ck hormar wcn✌❤

  • @zamfx12
    @zamfx12 3 ปีที่แล้ว +205

    inta cawale adan iyo king ck taagerta ismuujiya🙏

    • @realhero057
      @realhero057 3 ปีที่แล้ว +2

      Ani ada kutagera kwrn😰

    • @mohaofficial7766
      @mohaofficial7766 3 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe isaar

    • @Mustafa.karama77
      @Mustafa.karama77 3 ปีที่แล้ว +3

      KUla socda lpx

    • @zamfx12
      @zamfx12 3 ปีที่แล้ว +2

      @@realhero057 kusoco lpx

    • @zamfx12
      @zamfx12 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Mustafa.karama77 lagend🔥🙏

  • @hodandirieh657
    @hodandirieh657 3 ปีที่แล้ว +23

    "Ila manti" = labadeydi indhod
    from 🇩🇯

  • @roumanfadoulguedi659
    @roumanfadoulguedi659 3 ปีที่แล้ว +28

    King CK from🇩🇯🇩🇯🇩🇯we love you bro keep going hhhh is canfari and Somalie language

  • @Kaasheey14
    @Kaasheey14 3 ปีที่แล้ว +68

    Fadlan like 👍

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 ปีที่แล้ว +116

    This the best direction make my day smile 🥰🥰

    • @kadirturdo6576
      @kadirturdo6576 3 ปีที่แล้ว +1

      yinti yo amey waxay ka dhigantahy qofteydiyey i kaley

    • @sahroahmed7763
      @sahroahmed7763 3 ปีที่แล้ว

      Cadaw gaaga hajabo

    • @mutaasfarxaan741
      @mutaasfarxaan741 3 ปีที่แล้ว

      𝑐𝑘 𝑡𝑎𝑔𝑒𝑒𝑟𝑜 𝑙𝑎𝑝𝑎𝑟𝑤𝑎𝑛 𝑎ℎ𝑎𝑦🤞😘

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 ปีที่แล้ว +194

    Asxaapta waxaan soo wadaa hees cusub oo looyaqaana heesta qaranka somalia marka channel kayga waa kanaaa kala socda waa kanaaa Anaa soo dhigi doonaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adeerkaofficial4792
    @adeerkaofficial4792 3 ปีที่แล้ว +22

    Welcom back cajska nagadaa 1 milion aan usocnaa shaqada badi legend 💯 ck family fiidnimo wngsn ✋✋

  • @marwaannternaji8812
    @marwaannternaji8812 3 ปีที่แล้ว +33

    Af canfari ku jira hesta qarabada ku so darsaday odaygu shodhaheygi horow soco from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @jabaarcabdi2061
    @jabaarcabdi2061 3 ปีที่แล้ว +43

    Keep going the legend ck taakeero buuxa team ck is mujiya

    • @cmauuri
      @cmauuri 3 ปีที่แล้ว +1

      CK

  • @hoodidji
    @hoodidji 3 ปีที่แล้ว +2

    King Ck youtuberka aan u jeclhy 🙏🏽👑
    Waan kula raaxeysanay machallah 😊
    AWALEH LEGEND ! ⭐
    Team Ck from Jabuuti 🇩🇯 HOREE U SOCO KU LENAXAY

  • @hamzeofficiel8700
    @hamzeofficiel8700 3 ปีที่แล้ว +39

    ereygii aad raadineysay baa dhinacayga yimid from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 3 ปีที่แล้ว +55

    Awale adan one of the best singer's

  • @sshofficial5042
    @sshofficial5042 3 ปีที่แล้ว +4

    LegenD zupEr zTar keep GOING ck qarapada

  • @hamzenasir3733
    @hamzenasir3733 3 ปีที่แล้ว +2

    From Djibouti 🇩🇯

  • @mrnp1447
    @mrnp1447 3 ปีที่แล้ว +2

    king ck wlhi kugu fana wll am Respect you

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 3 ปีที่แล้ว +9

    "Yi diwa yol amay" waxay ka dhigan tahy "dawadaydiyay ii kalay" wa af canfari gabadhu wa canfariyad. Ck family from Djibouti

  • @munasarfarxanchannel4865
    @munasarfarxanchannel4865 3 ปีที่แล้ว +29

    47 minutes 18k views another level pro keep going king🤴🦁🥰❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo please so boqo Chanel keyga

  • @hamzeozil313
    @hamzeozil313 3 ปีที่แล้ว +2

    legend king ck waa afcanfari iyo somali iskujira sxb we love u ck from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @prettyzamira6181
    @prettyzamira6181 3 ปีที่แล้ว +61

    Wlhi ilaa saka kolba egayay chanankaga ck family wnan sugayay inad mar un so qabanyso 😘😘😘

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 3 ปีที่แล้ว +9

    Sxb ck waa dawadediye ikalay "idiwa yolamee"🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @yaxyeaxmed2454
    @yaxyeaxmed2454 3 ปีที่แล้ว +21

    Fista ahay love ii saar welcome back ck family

  • @zamiirmahmed4627
    @zamiirmahmed4627 2 ปีที่แล้ว +2

    Ck wllhi sax io qaladba keep going legend of the year or for ever tan adaa lee ku raaxayso akhirana halkii roon 📍😎🤲

  • @tooyo___show______________6152
    @tooyo___show______________6152 3 ปีที่แล้ว +13

    1quf igolaa saliyo ayaan wayey nabigaa scw 🥰

  • @maxamedyusufxasan1680
    @maxamedyusufxasan1680 3 ปีที่แล้ว +10

    Legend hormar Wacan ayaaan ku leyahey ck family like haleygu sharfo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sihaamiftiinmuxamed5676
    @sihaamiftiinmuxamed5676 3 ปีที่แล้ว +8

    Ck abowe wlhi dad badan aa kaxun qosalkada wlhi Reaction kada ma ahn mid kle ikuma ba baxdo keep going wllo markasta hormarkada jeclahy 👏🤴🥰🥰

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Sister please so boqo Chanel keyga

  • @hodanmohmed7396
    @hodanmohmed7396 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka reactionka Ck farxadadu waa farxadayda keep going wllo mcn😘😘😘😘😘😘😘😍😘😘😍😘😗😙😙😙😙😙

  • @MohamethQoslaye
    @MohamethQoslaye 3 ปีที่แล้ว +55

    Keep GOING prø Ck From Djibouti 🇩🇯🇩🇯
    "Qidi ba yo lame" come here sweaty
    Waa Af cAfari😅

  • @mohamethkhatharchannel5061
    @mohamethkhatharchannel5061 3 ปีที่แล้ว +6

    King ck Legend Horu maray From Hargeisa Somaliland one Love bro❤️

  • @nastaqali4500
    @nastaqali4500 3 ปีที่แล้ว +21

    Waa afari wuxu shegayo anigaba uu reer Djibouti magaranayo 🤣😂🇩🇯🥰❤️

  • @hamzehfofficiel5623
    @hamzehfofficiel5623 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc saxib ck I'm from Djibouti heestu waa af somali iyo cafar....one love sxb ck keep going 🙏🙏🇩🇯✌

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend of the legends Awale adan 2005 ilaa iminka fanaan aan heeshiisa dhulka ku dheceen 🙏🙏

  • @lgrie_blo_ods7471
    @lgrie_blo_ods7471 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep Going The Legend AWALEH ADEN and I LOVE it too much this'll be our song 🎵❤ I LOVE YOU MY COUNTRY DJIBOUTI 🇩🇯❤☑💪🏻

  • @suxufijamalofficial9837
    @suxufijamalofficial9837 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlh marwalbo aan boring ama caajiz dareemo halkan ayan kusoorda. Happiness all over. Thank you brother Ck

  • @housseinjunior6076
    @housseinjunior6076 3 ปีที่แล้ว +2

    Awale aden the best fanan of somali

  • @ayaridfarid2367
    @ayaridfarid2367 3 ปีที่แล้ว +83

    "Lamaanti" waxa weyan labadeydi indho ama indhahaygi

    • @yusra11_
      @yusra11_ 3 ปีที่แล้ว

      ᵐʰᵈˢⁿⁱᵈ ʸᶜᵉᵉʸ🥰

    • @ayaridfarid2367
      @ayaridfarid2367 3 ปีที่แล้ว

      @@yusra11_ ada mudan😊

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan saxayna form dikhil gobolka midnima🙋‍♀️😀😘🇩🇯

    • @mukhtarcqadir9322
      @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

      Thanks wll weynu fahaney

  • @habibgamervlog2659
    @habibgamervlog2659 3 ปีที่แล้ว +25

    Reer DJIBOUTI ma tiiri so we are here bro King ck
    "Qidi ba yo lame" wa Come here sweaty
    "Lamaati" wa indhahayki

    • @suraleda5810
      @suraleda5810 3 ปีที่แล้ว +1

      🤔😳😂👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @quusiyeosman9856
      @quusiyeosman9856 3 ปีที่แล้ว +2

      waaaw waa erayo mcn runti

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 3 ปีที่แล้ว

      Ha wa sida huno ✌😅

    • @hoddy1368
      @hoddy1368 3 ปีที่แล้ว

      Is it Somali words ? Please

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 3 ปีที่แล้ว +8

    Libaax lagu gaari waa ck family ismaqal majiraa💪🏿

    • @djmoha6091
      @djmoha6091 3 ปีที่แล้ว +1

      Qoyska dunida

  • @xarakaadahmed5670
    @xarakaadahmed5670 3 ปีที่แล้ว +2

    King is always king markay ku gaadhi waayeen ayeey kugu dhag dhagayaan boqorka TH-cam ka hore u soco my brother waan ku wataa gar iyo gardaraba

  • @shankarlove1260
    @shankarlove1260 3 ปีที่แล้ว +23

    Big respect for u bro🙏💯

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah gestaan xalay aan arkay Qatar waaye ck u funny we love u♥️❤️❤️❤️❤️

  • @ifrahiman9846
    @ifrahiman9846 3 ปีที่แล้ว +4

    Ck maanta dhan waxaa iheysaya muraga lkn markaan kudaawaday muragta wey iga ba daya thnks 👏🏻👏🏻

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 3 ปีที่แล้ว +8

    56 muni io 20k aaa another levels wllahi ilen dadka wxy kobtada ugashanayen aa saas eheed miyaa ck kabtisa idinma gasho dadow one love wllkie mcn hora loyiri hadal hentu wa sharaf marka thy qof horu maray aayt

  • @fanproj23
    @fanproj23 3 ปีที่แล้ว +51

    Ck legend bro💯

  • @ilyasmoussa4222
    @ilyasmoussa4222 3 ปีที่แล้ว +6

    King ck wan ku salamay 🇩🇯🇩🇯

  • @Mustafa.karama77
    @Mustafa.karama77 3 ปีที่แล้ว +13

    Comment aqris kaga waa sharaf like neh waa farxdeyda iisaar wllo❤️☺️

  • @asmacali5507
    @asmacali5507 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alh ck best yutubar aan taageero hore usoco bro

  • @jonathansouleh9976
    @jonathansouleh9976 3 ปีที่แล้ว +2

    The legend awale aden and thé best reaction for King 👑👑👑👑 keep going my favorites.

  • @loukmanvercaliko4197
    @loukmanvercaliko4197 3 ปีที่แล้ว +5

    Awaleh Aden le meilleur chanteur du somalia ❤

  • @queenloveuzain5763
    @queenloveuzain5763 3 ปีที่แล้ว +15

    Ck aboowe 4years ayan ku daawanaye plz iPhone iiga plz 😥💟❤️ wllsha okale iga so qaad

    • @muscabcali2901
      @muscabcali2901 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenta jooji 2 years leeba youtube daawanysaa hee 😅

    • @queenloveuzain5763
      @queenloveuzain5763 3 ปีที่แล้ว

      @@muscabcali2901 really been mashegayo telfn la.an ahy😔😔

    • @fslhusnmohamed1891
      @fslhusnmohamed1891 3 ปีที่แล้ว +1

      Ck wax ka dheh hee misa sanapka kala hadal

    • @bilalyussuf3620
      @bilalyussuf3620 3 ปีที่แล้ว

      @@queenloveuzain5763 Ana kuipina plz 😭 inten kalasohariri Kara wlx 😢

    • @hassanabdifataah
      @hassanabdifataah 3 ปีที่แล้ว +1

      Ck sida raga gabadha ugu jawaab mobile agtaada Wax kama aha iyadana Wu anfacaya si wayn ujawaab gabadha ugad please from burco

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 3 ปีที่แล้ว +2

    Horay usoco wallky anoo daawan aanba like saaraa hawjabin canaasiirta baraha bulshada

  • @nani900t7
    @nani900t7 3 ปีที่แล้ว +2

    ada u horeeya ada u haya hoganka
    hormuudkoda adiga ah
    legend kodah ah balse👑balse
    waxey quuri wayen inay ku qiran
    balse you are number 1 somali👑youtubers to the world🤴

  • @kadijahall6936
    @kadijahall6936 3 ปีที่แล้ว +7

    I meet him in person he's a great guy and a legend 🇩🇯🇩🇯

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 3 ปีที่แล้ว +12

    waxa lagawada gacantada idhiib mcney iidima yolamey saas waye🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sadaamabdullahisaid1804
    @sadaamabdullahisaid1804 3 ปีที่แล้ว +2

    The best youtuber in the wourld🇸🇴🇸🇴❤❤🙏

  • @khadraayan2909
    @khadraayan2909 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ck sida nogu sarekacday Allah ku dhowro. Ku jcelnahay ❣❤💋😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌🇸🇴✌🇩🇯🥰

  • @Muno2021
    @Muno2021 3 ปีที่แล้ว +5

    Alla sidaan usugaaye reactionkaaGa lee king always king you made my daY🥰🔥

    • @Mar-us9fx
      @Mar-us9fx 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤🧡🧡💛💛

  • @babazakijr334
    @babazakijr334 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend, always you are the best. Keep going on ha ujoojin warxuma tashkiilada

  • @samalehmouhoumed2570
    @samalehmouhoumed2570 3 ปีที่แล้ว +2

    Canfari waye afka kudhaxjira from jabuti 🙌

  • @slyadckyalii1784
    @slyadckyalii1784 3 ปีที่แล้ว +2

    Am not music fan bt de way u give out ur reactions waaaw i like it salute u MR CK

  • @nabaoonelmi5654
    @nabaoonelmi5654 3 ปีที่แล้ว +5

    To legend ayaa is helay waaaw 🔥🔥 ck iyo Cawale 🙏🙏

  • @omarismail7262
    @omarismail7262 3 ปีที่แล้ว +7

    the first means that you are coming baby and the second means my eyes from 🇩🇯

  • @badboyforever8894
    @badboyforever8894 3 ปีที่แล้ว

    King ck channelkaaga oo kaliya fiirsadaa love iisaar legend hadaa i aragto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zouberkahiyeh3938
    @zouberkahiyeh3938 3 ปีที่แล้ว +2

    Af afar🇩🇯🇩🇯🇩🇯from jabuti

  • @mgkthetrueone6408
    @mgkthetrueone6408 3 ปีที่แล้ว +20

    team ck
    my chanel ha lagu yaaco
    new youtuber ahy
    asxaan ii sameeya hee
    baqaylnimo idin kuma ogeyn

  • @salmoabdi4078
    @salmoabdi4078 3 ปีที่แล้ว +5

    Cancan dhalay landhere wan ku salamy malinteen ayaad samesaa 🐅🦁

  • @zeinabali7909
    @zeinabali7909 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ck familly from Djibouti wali wan ku sugayna ee gorma ayad ino imanaysa wa af cafari kkkhhhhh yamantii wa indhaygi oo kaleh
    Idhii wa yolamee wa igaleh

  • @user-wi4ws4su8p
    @user-wi4ws4su8p 21 วันที่ผ่านมา

    King ck keep going bro from Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @hibackmohammed6104
    @hibackmohammed6104 3 ปีที่แล้ว +15

    Heestii xariir iyo najma nashaad reaction ka soo bixi

  • @queenmaryama8594
    @queenmaryama8594 3 ปีที่แล้ว +12

    Keewp going legend❤💪👏

  • @sumayaabdullah523
    @sumayaabdullah523 3 ปีที่แล้ว +2

    Ck u maked my day happy I love witching ur videos 💖💖 love you so much

  • @mohamedshireh6588
    @mohamedshireh6588 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro wan ku salaamaya

  • @maxameddhijey8872
    @maxameddhijey8872 3 ปีที่แล้ว +5

    King ck sxb waa ladhacay dheshaada wll keep going ✌✌✌✌❤❤❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Wllo please so boqo Chanel keyga

  • @wll____saha9468
    @wll____saha9468 3 ปีที่แล้ว +3

    Lii caato hestii hargeisa reaction please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 please and please

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 ปีที่แล้ว +2

    King of reactions king Ck 🤴🏾😍😍😍😍Waa lagu tabay aboow❤️❤️❤️😊🦋👌🏾

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Wllo please so boqo Chanel keyga

  • @ranimugrajee5518
    @ranimugrajee5518 3 ปีที่แล้ว

    Ck legend wlhi ciyartada ayaba iga dhex baxdi inaba cadi mhn ciyartada maclin i like you

  • @liibaanphones1007
    @liibaanphones1007 3 ปีที่แล้ว +5

    King 🤴ck reaction kaGa sida filim u suGaa noh keep going bro 🙏

  • @alxajii3496
    @alxajii3496 3 ปีที่แล้ว +3

    The first reaction against the LEGEND Awale adan fantastic one 💯🙏

  • @SagalBaasheChannel
    @SagalBaasheChannel 3 ปีที่แล้ว +2

    Ck waaa inan aad u qalbi fiican oo karti leh cadowga ha u joojine hore u soco walaalo✌✌✌❤❤❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Walashey please iso boqo InshaAllah

    • @SagalBaasheChannel
      @SagalBaasheChannel 3 ปีที่แล้ว

      @@hudachanel2495haye walaashay anna isoo booqo qaali

  • @mousataphadaher
    @mousataphadaher 3 ปีที่แล้ว

    Yamantii wa indhahygii yiidi maay yolamee ikalay habibi🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @saciidmaxamuud2892
    @saciidmaxamuud2892 3 ปีที่แล้ว +16

    Respect for you🙏🙏🙏

  • @asmajaamac5872
    @asmajaamac5872 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa af Canfarii from jabuuti❤️❤️🇩🇯

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Walashey fadlan so boqo Chanel keyga

    • @asmajaamac5872
      @asmajaamac5872 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hudachanel2495 Marhaba sister

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      @@asmajaamac5872 thanks xbbti

  • @safiyoseeraar7309
    @safiyoseeraar7309 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah waan ku salaamay barwaaqo iyo bash bash ku noolow cadawgaagana cagta hoostiis

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 3 ปีที่แล้ว +2

    King ck respect ayaàn kuu haaya keep going plz 🙏❣️

  • @abdikadirawil9910
    @abdikadirawil9910 3 ปีที่แล้ว +4

    Reaction quruxdiisa inTa lee usoo doono kii med kale aadO doqoN le wYe cK keep GoinG mi BoY

  • @suheymaofficial4567
    @suheymaofficial4567 3 ปีที่แล้ว +33

    Marka hore walalkey CK waxan ku rajeyna hormar heer sara ♥ intii dagaalka kugu socday waxa dhacday inan aad kuula caroodo xita aan marwalba xaajigeyga kudhihi jiray CK daraadiis inan live FB ah sogalo oo dadka iskuso baheystay cadawnimada aan ana caayo aya iheyso xataa wlhi wan isku buuxa ilaha imaqlayo maalin ayan kuriyooday anigoo dagaal kulajira cadawga CK

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Wllo please so boqo Chanel keyga

    • @suheylasaid8337
      @suheylasaid8337 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wlhi wlhi 😅😅😅😅😅😅😅 yasir alaah

    • @hoodo6989
      @hoodo6989 3 ปีที่แล้ว

      wwuuuw bes dagal ha galin ku baryaynaa

    • @Shiinkayj
      @Shiinkayj 3 ปีที่แล้ว

      Yaree malugu haaya adiga malukuku haaya jacelka maku hayaa miyaa kkk

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 3 ปีที่แล้ว

      Walhi xiliga adaan kujirto anaa.aqaane.waxyaabahaan haku mashquulin ee isdaji waxaan waa iska caay cayna wax kadhibimeeh ee adi is.ilaali

  • @mahadibrahim5999
    @mahadibrahim5999 3 ปีที่แล้ว

    Ck horey usoco sxb you are the legend
    "Lamaati" wa indhahayki 💯from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇸🇴🇸🇴

  • @Cumar__dekh
    @Cumar__dekh 3 ปีที่แล้ว +2

    King of reaction king ck mdxda mdxdooda👏👏👏

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 3 ปีที่แล้ว +16

    Ck famly hadaa markasto halkaan igu aragtid ogoow waxan ahay ck fmly Captan koodaada come on 1M suscripe 🙏

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Wlky please so boqo Chanel keyga

    • @walalshaafka9463
      @walalshaafka9463 3 ปีที่แล้ว

      Haye walashey supscripne waa kuusaray guuleso hormar wcn 😍

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      @@walalshaafka9463 thanks wllo