War-idaad Iyo Deegamada Ku eedsan Iyo Sidii La Yaabka Lahayd Ee Madaxweyne Biixi Lagu Soo Dhaweyay..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah Mashaallah Mashaallah

  • @hodanmohamed5734
    @hodanmohamed5734 2 หลายเดือนก่อน +4

    dad dal jecel iyo qaranimo ka muuqado roobkii oo daya ayey diyaar uyhin soodhaweynta madexweynahodii masha allah

    • @hodancige7233
      @hodancige7233 2 หลายเดือนก่อน

      Xataa kuwii kuwii curyaaminta ahaa ayaa u soo baxay maashalaha

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha alllah

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu akbar allaahu akbar war idaad

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 2 หลายเดือนก่อน +4

    Madaxweynuhu Xata waa Ordi Karaa , Manan Garan ! Somaliland Guul iyo Gobonimo.

  • @SuadMohamud-qn5qy
    @SuadMohamud-qn5qy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rabisubxaanahu Watacaalaa hainoo adkeeyo Nabada
    Haina inagaransiiyo inaynu ilaashano

  • @axmedmaxamed6597
    @axmedmaxamed6597 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul somaliland waa safarkii guusha mbc

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah mudane madaxwayne nolow guuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SucaadSucaadmahamedabokor
    @SucaadSucaadmahamedabokor 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qaranka somaliland guuuuuuul ree waridaad guuuuuuul waa dad qaranka jecel guuuuuuuuul ree wardaad

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkii😂Muuse Cadowgii S/land u quus go.qolyihii macaradkiina waxay taagan yihiin Guri Hargeysa ku task ayaa Office haloo siiyey kkkkkkkkk

  • @Mohamed-k9c9w
    @Mohamed-k9c9w 2 หลายเดือนก่อน

    Wllahey waa dad qarankoda jecel noolada

  • @AxmedmaxamuudCumar
    @AxmedmaxamuudCumar 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reer barigu waa gob walahy, isagoo dakaas aan wax muuqda oo la taabto aan u qaban ayeey saas u soo dhawaynayaan. Dhibtuun iyo munafaqada ha ka daayo bal waxba yuu qaban ee..

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 หลายเดือนก่อน

      Inay. Soo. Dhaweeyaan. Wayku. Khasban. Yihiin. Waayo. Waa. Madax waynohoodiiye. Aduu. Mabakooraad. Qabtaa

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 2 หลายเดือนก่อน +2

    Huwan gabal baas baa udumay ku quuso qudhaanyo waa reer bari dadkii layaga beeray noolaada

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily 2 หลายเดือนก่อน

    Mash alaha tabarakala Alaha farabadan ❤😂❤❤❤🎉🎉🎉 🤭🤭🤣🤣🤣😢🇸🇴💨💨💨💨💩

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 หลายเดือนก่อน

    NinkiiMuuse Cadowgii S/land u quus go . ragi hunguri kuma heshiiyaane ilaa Djibouti ayaa qaybteeda ka doonaysa heshiiska saylac somaliana sidii ilaahay ayaabay igu leedahay aniga ku leh ? .qolyihii macaradkiina waxay taagan yihiin Guri Hargeysa ku yaala Office haloo siiyey qabiilX kkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk Koley mar uu Feedsyey Baashe Farah ,feedhkiisi xoog ayuu lahaa.lakin Ninkan Xirsi ninkii uu ku xigen u noqdo Bito ayuu cabsiiya maalintaas uu cilia qabto ayaa Khalkhal ku bilowda,markaas ayuu Talada kala wareega.kkkkkkkk

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horta😂Cabdiraxman Ciro caafimaad ahaan Hash ma yahay,waxan ku qonsaday hadalka 3 Mirir oo qoray aanu sidan si fiican Uma hadli karo,marba😂wax aya dhegta loo saaraya,tan kale iyadoo sidan ninkaGeel jira ah u socobayo ma arag..

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Waa docdal muuse kuquudtay.
    7sano oo colaad isnacayb,maaulxumo ragaadisay.

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 2 หลายเดือนก่อน

    Waxay marag ka tahay in madaxwaynaha shacabkiisu jecel yihiin

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    ALA KA DEG FARASKAN 🐴 MURUGEYSAN😞😒 RAALI KAMA AHA ADOONKA XADHIGA KU JIIDAAYA QUDHAANJO KOL AY KU TAHAY QASAB AAN KUGU WADO MA JECLA YAA RABI NAFBA NAFTAY RABTO EE KHEYKA UGU JIRO U SAHAL AAMIIN YAA ALLAAH🤲

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 หลายเดือนก่อน

      Waad. Xanuun. Sanaysaa. Ee. Xaalku. Sidaad. Aduu. Doonayso. Uunmaaha. Ee. Waa. Sida. Majooratigu. Rabaan. Murugadaadana. Alaha. Kuu. Siyaadiyo. Aamiin

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    7sano oo dalku dub udhacgalay iyo waxqabad la,aan ah .
    7sno oo daku eeday hogaankii aydoorteen wlina dsdku kumay sodhaweeyeen codkuna waa waddani.

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 หลายเดือนก่อน

      Waad. Lawayday. Ee. Kaalay. Anaga. Oo. Bari. Kasoo. Jeednaa. Siinaynee. Waxnaga. Qaad. VIVA. MUUSABIIXI. DABADII. NINMADHALAN

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 2 หลายเดือนก่อน

    H

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah nabadgalyada ❤Somaliland❤. Waxay kutusaysaa farqiga udhaxaysa somalia iyo Somaliland. Xasan sheekh ma karo in uu somalia kiwareego nabadgaliyo. Thanks to halyeeyga ciidanka qaranka Somaliland ee suurto galiyay iyo shacabkeeda oo Nabada jecel

  • @Safiyahassan12
    @Safiyahassan12 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 หลายเดือนก่อน

    Horta😂Cabdiraxman Ciro caafimaad ahaan Hash ma yahay,waxan ku qonsaday hadalka 3 Mirir oo qoray aanu sidan si fiican Uma hadli karo,marba😂wax aya dhegta loo saaraya,tan kale iyadoo sidan ninkaGeel jira ah u socobayo ma arag..