Mohamed Ahmed Qaybe Allah hawnaxaristo Beri iyo Galbedkaba wa ka so shaqeyey Washington iyo Moscow labadaba Safiir ayuu kaso noqday Waa Shekhsiga ugu tarikhda dheer dhanka diplomacy
Qaybe wuxu soo noqday - safiirkii Somalia u fadhiyay Moscow caasimadii Soviet Union - Safiirki Somalia u fadhiyay Washington DC caasimada Maraykan ka - Safiirki Somalia u fadhiyay London caasimadi Ingiriiska - Safiirki Somalia u fadhiyay Qaramada Midoobay Magaalada New York Diblomaasigii ugu Taariikhda Dheera Somalia Ambassador QAYBE
AHUN jamaal abdinaasir
Ilaahayow u naxariiso walaalkay qaybe
Haji Faarax iyo Cabdullahi Ciise laba nin oo ilma adeera ayey ahaayeen.
❤
Taariikhda Maraykanku Saldhigyada Liibiya ka soo weerarayo Masar waxaan filayaa waa 1967.
Qaybe waa qof tariikh dheer leh oon la iloobi doonin .waxu ka tagay buug dhaxal gal ah
Wuxuu reer Cadmered ku dhashay Cadan, Qaybe ruug cadaa dublumaasi🎉🎉
Ahmed mohamed Adan Qaybe wuxuu ahaa raga ugu aqoonta badnaa wasaaradii arimaha debeda ee jamhuuriyadii Somalia ragii soo maray AHN QAYBE
Qaamus hore usoco 🎉
MashaAllah walal amir intex kudasheei
Waa darwiish qaybe
Haa wa darawishta
Alaha u naxariisto mr qaybe
Uma baahnin taariiqda masar ee aan kahadalno geeleenii iyo arigwenii taariiqdeenii miyigeenii iyo sida umadaha shisheeye noo duleeysteen
Yaa hayo buugiisii uu qoray
Ustaad waxan filayaa inaad sii fican uu qayiishey markad videogan duubeysey
Mohamed Ahmed Qaybe
Allah hawnaxaristo Beri iyo Galbedkaba wa ka so shaqeyey
Washington iyo Moscow labadaba Safiir ayuu kaso noqday
Waa Shekhsiga ugu tarikhda dheer dhanka diplomacy
London Ku dar caasimada Ingiriiska
Qaramada Midoobay Magaalada New York
Jabuti tarikha
wax faa'ido leh madaan sheegin
ciwaan khalad ah meesha ayad ku qoratay
Allahu Akbar❤❤
Somliga manshalah guulsha
War ninkan hadalkisa marba meel kadhacayo muxu ahaa (no title no subtitle)
Walaalo Qaamuus wuu dadaalay waxbuu isku dayay suuf iyo xanju isku dhajiyay wey isla bulaaleen. Adu hadaad qoonsatay khayr kale noosheeg weynu kuu sacbin.
Nice
Sheekhow waxaad is dhex geliseen taariikhdii Jamaal iyo saadaat.
Ismail waa sida uu u qoray Danjire Qaybe.
2
Masar way ku danaysataa Somaalia😮wax faa'iido male.
Maxaa naga galay.sheekada iyo.Taariikhda carabta
Benta daaf Allah o ka baqajire
Saadad inladilo wuushaqaystay waayo waxa uulaheshiiyay israa iil
Nfd ogaden tarikha
Ma yarida adan MA noshahay
Aden waa runtaa Qaamuus hakaso hadlo Taariikhda NFD iyo Ogaden - Soomaaligalbeed
F carab nimankii camburada weeynaa. Yuhuda waa wadankii kowad ee na aqoon sado
imikana utaga hadin wasaane fuck
Weerarkaas waxaafashilay nikeete Kora joof
Somliga manshalah kor oqad
Wrong information israel way ka noqtay marka waxaana amar ku siiyay mdxw marikanka Isenhawr lkn dagaalki dambe ee 1967ayay qabsatay sinai
Vbaydhabo
Qaybe wuxu soo noqday
- safiirkii Somalia u fadhiyay Moscow caasimadii Soviet Union
- Safiirki Somalia u fadhiyay Washington DC caasimada Maraykan ka
- Safiirki Somalia u fadhiyay London caasimadi Ingiriiska
- Safiirki Somalia u fadhiyay Qaramada Midoobay Magaalada New York
Diblomaasigii ugu Taariikhda Dheera Somalia Ambassador QAYBE
Alle how naxaristo awoowe
Wrong information sinai 65 kii yahuudu way ka baxeen marlabaad bay qabsadeen 67
jml c/naasir