Subax wanagsan Gaylan media from Djiboutine 🇩🇯 Suriya gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸 yamane Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸 Farah abdoulkadir swat super Star ⭐✨
Golan wuxuu haystaa fursad aad u qaali ah oo aan soo marin dal ay Yuhuud bur burisay oo carbeed waa hadii uu noqdo hogaamiye Qaran oo uu san noqon Hogaamiye koox u dagaalameysay In ay dalka qabsadaan. ( Hogaamiye kooxeed) taas oo u saleysan dhib u dhiska dalka , dib u soo laabashada dadka iyo dhisida kaabayaasha dhaqaale.
Waddamadda adduunka oo dhan dhibaatooyin waay ka dhaceen lkn waay ka soo kabanayaan, meesha soomaalida aay hadda marayaan meeshii aay dhibka ka soo bilaabeen 40 sano ka dib
Golani waagii hore reer galbeedku ma aqoon inuu iyaga ka mid yahay,maanta ayey xaqiiqsadeen in wiilkooda uu yahay u istaagay xoreynta iyo balaarinta Israel. Dadka aan aqoonta u lahayn ee u jidbeysan,maalin kale ayaad garan doontaa Golani cida uu yahay.
Masha Allah Lataliyaasha Golani Ma Aha Lataliyaasha Xassan Sheikh Oo Kale Guul Allaha siiyo Somalia iyo Syria❤❤❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw Scw Scw ❤❤❤
Waad ku mahadsanrahay warbixanaga e Suria
Subax wanagsan Gaylan media from Djiboutine 🇩🇯 Suriya gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸 yamane Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸 Farah abdoulkadir swat super Star ⭐✨
Allahu Akbar guul golani
Annaga Shabaab danta dalkooda dadkooda hadii ay wax walba ka hormarin lahaayen way guuleesan lahaayen..laakiin Caqligii away
Allaah hakaqabto yuhuuda iyoh xulufadooda inshaa Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤siiriya
Maraykan .waa yaahudh .caadow aah .
Guuleyso
Cilmaani ayaad tahay markaliya scm kusoogal wlhi mawacnid waar bal scw halmar ku arka
Sxb waad mahadsantahay waan u bogay warkaaga
Lakiin ku soo dar muuqaalada TV
❤Mashallah
Golani waa halyay garanaya meesha uu usocda iyo dib udhiska dadkiisa
Asc ❤❤❤❤❤❤
Gurigaan madhamaada miyaa
🎉
Golan wuxuu haystaa fursad aad u qaali ah oo aan soo marin dal ay Yuhuud bur burisay oo carbeed waa hadii uu noqdo hogaamiye Qaran oo uu san noqon Hogaamiye koox u dagaalameysay In ay dalka qabsadaan. ( Hogaamiye kooxeed) taas oo u saleysan dhib u dhiska dalka , dib u soo laabashada dadka iyo dhisida kaabayaasha dhaqaale.
Wllhi dhibak nagu sosocod ka daran ilen badi ina la Khato u dhawadahay
Waddamadda adduunka oo dhan dhibaatooyin waay ka dhaceen lkn waay ka soo kabanayaan, meesha soomaalida aay hadda marayaan meeshii aay dhibka ka soo bilaabeen 40 sano ka dib
Geylan horta yaa asaasay Dacish ma Naretkanka mise waa Dawlad kale.
Hada jowlani looguma yeero ee walal isticmal Ahmed Al-sharac
Taliye Magacu waa Golan oo ah dhulka Buuraleydda Suuriya ee ay Yahuuda haysato (Golan heights) dhulkaas anigaa leh ee ogaada waaye ee hanicin magaca.
Golani waagii hore reer galbeedku ma aqoon inuu iyaga ka mid yahay,maanta ayey xaqiiqsadeen in wiilkooda uu yahay u istaagay xoreynta iyo balaarinta Israel.
Dadka aan aqoonta u lahayn ee u jidbeysan,maalin kale ayaad garan doontaa Golani cida uu yahay.