FARIIN KU SOCOTA DADKA BIRAHA ILKAHA XIRAN !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Waxaa jiro dadka qaar oo biraha ilkaha wax fudud u haysto Qaladaad badana sameeyo sida qofka oo iska furo biraha ilkaha Asigoo isticmaalayo mindi , bir iyo waxyaabo kale,
    Sido Kalana qofka oo ballanta dhakhtarka ku tagin ama ka daaho waxaana ka dhalan karto dhibaatoyin badan fadlan fagow oo ka fikir caafimaadka ilkahaa iyo quruxdaadaba.
    Fadlan la wadaag muuqaalkan qof biraha ilkaha u xiranyihiin si uu iskaga ilaaliyo
    MAHADSANID🖤

ความคิดเห็น • 25

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 6 หลายเดือนก่อน +2

    Geesinimo maaha ee waa doqonimo ama caafimaadka wax ka qaldan yihii allaha u saqiro

  • @queenifrah3253
    @queenifrah3253 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid Dr ani shaly baaban soo xidhay wacyi galinta waad ku mhdsanthy

  • @umalmohamett6750
    @umalmohamett6750 ปีที่แล้ว +1

    Dr wx kahadhasha dhildhilca jiiraka plz

  • @maryanmaxamuud337
    @maryanmaxamuud337 ปีที่แล้ว +1

    saxib (SNOW WHITE & COOL WHITE )Labadaas Daawo dawade baa ilkaha u ficn ❓

  • @IfaraxxasanShire
    @IfaraxxasanShire 5 หลายเดือนก่อน

    Doctor waxan ku weydinaya ilkaha mudo sanad ah ii xiran ila hada ilka cilada uu xiray waxay ahayd ilkaha kore xiiga ii dheera marka birihi ku xiray waba isi dheeradayn ilkahas maxa ku sameya oo dheererka yarayn kara

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 9 หลายเดือนก่อน

    Alla tan geesisanaa way i xiran yihiin 3sano bishana dhamadkeeda drka iga furi raba wan cabsanoyaa tan iyadaba iska furfureyso geesisanaa

  • @sunduscarabgwal
    @sunduscarabgwal ปีที่แล้ว

    Dr crown bridge maxay utaran ilkaha ani ciridka wuibarare lower front nh fanax igasobaxde ilkaha hose wayigadici raba so dr weyde o TikTok wuxu igu dahe crown bridge ubahantahay mxan sameya

  • @Saynab-x8g
    @Saynab-x8g หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @maslahheriye2619
    @maslahheriye2619 ปีที่แล้ว

    dre waad ku mahadsantahy wacyi galintaada

  • @SamiiraAadan-bm4hy
    @SamiiraAadan-bm4hy 4 หลายเดือนก่อน

    Dr ani birahyga ayagaba Iska dhaq dhaqaqaya waxkasta walgu sameyy maxa xal.

  • @user-vi3sd9od8v
    @user-vi3sd9od8v ปีที่แล้ว

    Dr sidaas ayan sameeya 3 bil Aya ixirnayeen 5 bil ayan kajogo xiliga Ana iska foree hada ayan raby inaan soxiro markle dhib miye ikeenesa isojawb

  • @sabrinhussein-kr5if
    @sabrinhussein-kr5if ปีที่แล้ว

    Plz dhaqtar ninka ixirayey aya Cuskaday ilkaha hore dhaq dhaqaq ayan ka daremya

  • @queenfaatma3225
    @queenfaatma3225 8 หลายเดือนก่อน

    Dr goos cfmd qabo hdii la bixiyo mxuu sabbaa

  • @Saynab-x8g
    @Saynab-x8g หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @MabsuudCsalaan-y8l
    @MabsuudCsalaan-y8l ปีที่แล้ว

    Dr ilkaha maxaa kala dhereeya marka birta lagu xidho😢

  • @mizaa270
    @mizaa270 ปีที่แล้ว

    Dr isbitaalka intaw kuyalaa

  • @Najmonasiin
    @Najmonasiin หลายเดือนก่อน

    ❤😢

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 11 หลายเดือนก่อน

    Waa dad ilkahooda nacay

  • @sabrinhussein-kr5if
    @sabrinhussein-kr5if ปีที่แล้ว +1

    Daqtar illaha markay xiran yih ma liqliqdaan.

    • @sabrinhussein-kr5if
      @sabrinhussein-kr5if ปีที่แล้ว

      Iso jawaab daqtr Ilkaha hore ayan daqdaqaq ka daremyaa

    • @user-yi3lb9gi4g
      @user-yi3lb9gi4g ปีที่แล้ว

      @@sabrinhussein-kr5if Haa Apoo 😂😂 aniga xitaa Saas ahy

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 9 หลายเดือนก่อน

      @@sabrinhussein-kr5ifmaya ma liqliqdan Aniga 3sano i xiran yihiin liqliqna kuma arakin

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 3 หลายเดือนก่อน

    Dr ilkaha ayago i xiran 7 bilod beY hadana ciridkii said i waynade xta gowsaha kasoo horeyan mxaa xal ah pls😪kasoo hdl😊

  • @alizaadam8014
    @alizaadam8014 ปีที่แล้ว

    ᴅᴏᴄᴛᴏʀᴋᴇᴇᴇɴᴀ❤️🙏