Prof Xasan"Dalkan Nabad sugid kama jirto Nageeye waxa loo sameyn jiray waxan loo sameyn Macaliminta"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda"Dalkaan Nabad sugid kama jirto Nageeye Khaliifna waxaa loo sameyn jiray wax aanan loo sameyn Macaliminta kale ee Jaamacadda"

ความคิดเห็น • 33

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 10 หลายเดือนก่อน +1

    1 qabyalad 2 waa jalas 3 waxuu rabay onuunu arag qof Hanleh

  • @Dahir-Ismail-Goley
    @Dahir-Ismail-Goley 10 หลายเดือนก่อน +5

    Khawaarijta waxa ay umada Soomaliyeed kala dagaashaa meel walba oo aadanaha ka nool yahay ee Prof Xasan ilahay Ha ku xafidoy adiga inta kula midkaa ee Umada waxbarta

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan ha la baaro, isagaa wax ka og waxa ku dhacay professor Negeeye

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 10 หลายเดือนก่อน

    Pr sifiican umuuhadal

  • @abdijibaarsulaiman4791
    @abdijibaarsulaiman4791 10 หลายเดือนก่อน +2

    Iminka professori ku muxuu inoo sheegay 😢

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 10 หลายเดือนก่อน

    Kkk pro.serki dhama wuu Lee Yahay Nin waqoyi Ka Yimid Sidu intas Lacag ah u Qadan Kara hela Ay Xamar Joogaan Dad Kaga Haboon Taasa Midnimo Raadinaysa Oo Kalay Qofka Waqoyi Ka Yimada Miyanu Somali Ahayn Mise Waa Wadan Kale Yaap Midnimo Dambe Ma Dhacayso wacada Sirdoonkina waxba Ma Qabtaan Ayu Dhahay Been Ma Ahan Xabad Ma Oga Hayeey Dooliga

  • @imthehero76
    @imthehero76 10 หลายเดือนก่อน

    Profsorada Ingiriis ayeey wax ku sheegaan miyaa !?

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 10 หลายเดือนก่อน

    Waa run haduu sirdoon jiro oo shaqo sax ahi socoto lama wada joogeen Muqdisho.Hada Alshabaab iyo dawladu way wada joogaan Muqdisho.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 10 หลายเดือนก่อน +1

    Why naageeye is gone to Arsenal.???

  • @horusocod8309
    @horusocod8309 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan professor miyaa

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 10 หลายเดือนก่อน

      Haa Dee waa ku habsaday😂😂😂😂😂.

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 10 หลายเดือนก่อน

    Nageeye Shalay markii uu kula joogayba sawdigii Amaanta dusha uga tuurayay shalay.

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 10 หลายเดือนก่อน

    anigu waxaan ku tali lahaay in ab waanka Muqdisho laga dhax raadiyo waa iga talo

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 10 หลายเดือนก่อน +1

    Prof kaana caadi ma ahan runtana maka gabado. Tan waqooyi ayuu ka yimd hadal sax ah ma ahan waa qabyaalad waa qurun. Tan ah $4000 ku dhawaaduu buu qaadanayey oo 4 xiso ayuu dhigayey. inuu asaga arintaas baaray ama su aal uu ka keenay ma sheegin lamana waydiinin.

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkani Waa 70 jiraa Bukaan socodka ee somaliadu duqanii waaxaba ka SII ahe

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 10 หลายเดือนก่อน

    Abowe somali waa qabil. Give them free somaliland.

  • @abdoshMo
    @abdoshMo 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkaaan hada muxuu noo sheegay

  • @gaydhe03
    @gaydhe03 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer haduu woqooyi
    Kayimid caqoontiisa
    iyo caqligiusa ayaa
    Gooyay lacagtaa

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mahad salad iyo nageeye iney iskumid yihiin sas ku ogow

  • @Mohameddayax12
    @Mohameddayax12 10 หลายเดือนก่อน

    Orad cawri de nageeye

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 10 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaa la cawriyaa Argagixiso Iyo Axmed Godane Miyaa la cowriyaa,
      Caqliyada Liidata waa kaaa

  • @mustafeibraahin9638
    @mustafeibraahin9638 10 หลายเดือนก่อน

    90 hinaasaya waa I koow muxuu no warami naftaba haysee 😂😂😢

  • @dahirhassan9750
    @dahirhassan9750 6 หลายเดือนก่อน

    Kan ha khaarajiyo Nadalka nadalku dhalay

  • @hallad598
    @hallad598 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waa nin isla weyn oo dadka quursanaya.

  • @khdar8369
    @khdar8369 10 หลายเดือนก่อน

    kkkk

  • @HRU20209
    @HRU20209 10 หลายเดือนก่อน

    DUQAAN CUQDADA UU WAQOOYI U HAYAA XEY TAHAY?
    WIIL YAR OO AWOOWE U NOQON KARO AYAA KA BADSEY....
    NEGEEYE CIFRIID MIYUU NOQDEY?

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 10 หลายเดือนก่อน

    Xata in ladilay war.loomagayo

  • @Mohamed_Bile
    @Mohamed_Bile 10 หลายเดือนก่อน

    Akkkk 😂 Dumar dumar ka hinaasa Ayaad Arki Jirnay ee odaygan 80 jira ka 20 jirka ka hinaasisan...

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 10 หลายเดือนก่อน

    Nin itobiya aba keenyaa sirdon soomali makuuahan hargeysa haudaba dhaqaan hata jabuti kudar alshababka ayaga iyo intahubka logusodhibay makarafonkan dowladee kasocdaa isasheeg inta aadan iwareeysan haiga dhigin shabaab hadan xanaqo wadagalamaa waxana uekaanaa shabaab dariska kuma cadeyo kumana madoobeeyo waxa uuyahay uukaadhigaa

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 10 หลายเดือนก่อน

    English ayaad nagu wareerisee odayga

  • @bulledaud9981
    @bulledaud9981 10 หลายเดือนก่อน

    Wariyahan waa unprofessional waxay ahayd in la maqlo su'aalaha iyo jawaabaha