Sidan Samee | Do this 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Kanaalka / @marwanmedia
    Instagram www.instagram....
    Telegram t.me/+8ygYwLan...
    Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia
    #Kanaalka / @marwanmedia

ความคิดเห็น • 35

  • @nawalAbdifatax-qv3rb
    @nawalAbdifatax-qv3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Alx si wayn bn isu badalay❤

  • @CabdulaahiXuseen-hq4ce
    @CabdulaahiXuseen-hq4ce 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wallal Allah kubarakeeyo marwaan saaxib aan waxbadan ka faaiday

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @FatimaUprizak
    @FatimaUprizak 4 หลายเดือนก่อน

    Allah Yacizak wll ❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      الله يعزك

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow na astur adiga ayaa wayn oo waaxid ah ee ilahayow ceebaayaga astur

  • @Samafale121
    @Samafale121 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wax yaabihi aan gu aansaday waxaa kamid aha inawsan idhaafin muuqaal laga soo galiyay marwan media waana kadhabeeyay alx

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Allaha ku sharfo

  • @AbdullahiJimAle-e8m
    @AbdullahiJimAle-e8m 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha,alaah

  • @HiboMahamed-ob6sw
    @HiboMahamed-ob6sw 4 หลายเดือนก่อน

    Allah Haa ku barkeeyo teacher ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      🤲❤️

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 4 หลายเดือนก่อน

    Ma sha allaah waa waano iyo wax usheeg qiima badan guulayso saxib

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Allah yacizak

  • @IbnuMohamedCaliph
    @IbnuMohamedCaliph 4 หลายเดือนก่อน +2

    M a god bless you 🙏

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      ❤️🙏

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 4 หลายเดือนก่อน

    Wax yaalo badan ayaa noo hirgalay waliba ilahay ayaa mahad leh ina soo gadhsiiyay alxmdulilaaH🤲 wlll walaalaha reer falastin uduceeya wll waa wajib ina saaran inaynu u duceyno🥺🤲🙏

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Thanks .
      Allaha u gargaaro Qof Kasta waa inu Salaada Kadib u duceeyo iyo xiliyada ducadu Aqbalka tahay .

  • @BaraweGraphicStudio
    @BaraweGraphicStudio 4 หลายเดือนก่อน

    Only Graphic design

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga ahaan tayda bilahan ina dhaafay 1caado xun iska jaray taasoo ahayd dhafarka alx❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah guul wacan wll

    • @AbuubakarAli-em3gs
      @AbuubakarAli-em3gs 4 หลายเดือนก่อน

      @@marwanmedia MAHADSANID WLLKEY✨️💗

  • @cashoabukar1691
    @cashoabukar1691 4 หลายเดือนก่อน

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 4 หลายเดือนก่อน +1

    Saxip waxan bartay video editing sanadkan 2024 gudihiisa waxana rabaa inaan noqdo youtuber saxip Ablocationka aa isticmaasho iisheeg si aan ubilaabo Plze❤🎉

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Flimora iyo cupcat pc iyo premier

  • @IbnuMohamedCaliph
    @IbnuMohamedCaliph 4 หลายเดือนก่อน

    Xifdhinta mowduc kasosamey walal please

  • @CAMAAROTUBE
    @CAMAAROTUBE 4 หลายเดือนก่อน

    Inaa xaqale nogdo
    Iskay u shaqaysto

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Fariid ❤️

  • @Aboowe_Mahamed
    @Aboowe_Mahamed 4 หลายเดือนก่อน

    M.a

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      🙏❤️

  • @AadanFarxaan-ew6nh
    @AadanFarxaan-ew6nh 4 หลายเดือนก่อน

    masha allah kitaabkaa telegramta manooo soo dhigi kartaa isagoo pdf ah wll please