Qisas bal arag cajaibta iyo farxadaha saliga nabiga scw laga arkay cajiib allahu akbar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • kala soco channelkayga dadka alle noloshoda ubadalay duco dikriga saliga nabiga scw

ความคิดเห็น • 76

  • @sumayaabdullahi1921
    @sumayaabdullahi1921 ปีที่แล้ว +5

    Alhamdulillah Saliga nabiga cajiib waye. Almost two months ayan nabiga kusalinaye iyo adhkar badhan ayan aqrinijiray. Culees aya iheste that’s why an saliga ubadhin jiray but Alhamdulillah ilahay ubad ayu calosheyda kubere

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      Mashallh tabarakallh alxamdulillh ilhay waa kariim

  • @HawaaAlii-e4h
    @HawaaAlii-e4h 10 หลายเดือนก่อน

    Amin yaa alah

  • @FahmoXasan-oc1ep
    @FahmoXasan-oc1ep ปีที่แล้ว

    Aamiin yarabi

  • @Iimaan-jx1jq
    @Iimaan-jx1jq 11 หลายเดือนก่อน

    Sallahu cayalhi wasalm ❤❤

  • @CabdulqadirAxmed-c8y
    @CabdulqadirAxmed-c8y 11 หลายเดือนก่อน

    Scw❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @HassanHonest1
    @HassanHonest1 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wilka naziib badanaa nabiga riyada ku arkay isooduceeya ani aaad baan ujeclhy waana ka rajeynaa illaaahey i.a nabiga inaan arko 💔😓😓😰🤲🤲🤲illaaahow iwaafaji

  • @hibaaqmohamed3254
    @hibaaqmohamed3254 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw

  • @NuuraMahamed-o3h
    @NuuraMahamed-o3h ปีที่แล้ว

    Alx wllshay❤❤

  • @haalimaahmedhassan
    @haalimaahmedhassan ปีที่แล้ว +1

    Allahuma Sali wasalim CALA Nabiyina muxamed wacala aali muxamed kama saleyta CALA Ibrahim wacala Alli Ibrahim Inka xamiidul majiid❤️❤️❤️❤️❤️

  • @HawaaAlii-e4h
    @HawaaAlii-e4h 10 หลายเดือนก่อน

    2:28

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 ปีที่แล้ว +3

    Saliga nabiga Badiya walaaaladey cawa waa jimcee 😘❤
    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 ปีที่แล้ว

    Salalahu caleyhi wassalam ❤️ Salalahu caleyhii wassalam salalahu caleyhii wassalam ❤❤❤❤

  • @CabdulqadirAxmed-c8y
    @CabdulqadirAxmed-c8y 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo adiga io wiikas nabiga svw arkay ii so duceeya

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin yaa rabii

  • @ubahalinur2253
    @ubahalinur2253 ปีที่แล้ว

    عليه الصلاة والسلام عليه الصلاة والسلام صلى الله عليه وسلم عليه الصلاة والسلام عليه الصلاة والسلام 🥰😘😘💯👍❤️🥰😘😘

  • @shukrigacal5574
    @shukrigacal5574 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaah ameeen yaaa rabi walshey guuleyso ealigaaaa

  • @hodanhodan6162
    @hodanhodan6162 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw shukran xbbbbti qllli dumar

  • @asiya1khadar770
    @asiya1khadar770 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabarakallh wllo ilahy ha ku barakeeyo jumca qudha nagamd maqanaan allh ha ku barakeeyo

  • @sihamxaajisihamxaaji8324
    @sihamxaajisihamxaaji8324 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo hormar wacan

  • @hooyomcn2916
    @hooyomcn2916 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarkallah xabiibti qali shukaran

  • @fartaadan1329
    @fartaadan1329 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakal Allah

  • @saidibrahim9549
    @saidibrahim9549 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah, waan dhownahay mahadsanid

  • @khadijamadow9476
    @khadijamadow9476 ปีที่แล้ว

    Maàsha allah Tabarakallah 💪💪💪👍🌹💪

  • @qurayshocaliaadan3292
    @qurayshocaliaadan3292 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw sw jasakallah kher xbbti

  • @dayibhassan2702
    @dayibhassan2702 ปีที่แล้ว

    Mash allha Mash allha Mash allha

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo

  • @fafigohar5153
    @fafigohar5153 ปีที่แล้ว

    Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @shoshosharaf9293
    @shoshosharaf9293 ปีที่แล้ว

    Jasakallaah kheyr walal

  • @sumayomaxamed6060
    @sumayomaxamed6060 ปีที่แล้ว

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @adoonttalle1115
    @adoonttalle1115 ปีที่แล้ว +4

    Asc Wall meshan kujira iyo abayo fadumo keytun waxan idinka codsana duco in Allaha owlad isiyo bariyina iso duceya wan xanunsana Allaha na icafiyo

    • @najmamohamed2022
      @najmamohamed2022 ปีที่แล้ว

      Ameen abayo waxad doneyso oo kheir aah Allah hakusiyoo

    • @fathiaden4720
      @fathiaden4720 ปีที่แล้ว

      Amiin apayo ilahay haku siiyo macantiii cafimaad dag dagna Allah haku siiyo walashey

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 ปีที่แล้ว

      @@najmamohamed2022 amiin yarabi

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 ปีที่แล้ว

      @@fathiaden4720 amiin yarabi

    • @amoulaosman9052
      @amoulaosman9052 ปีที่แล้ว

      Alle haku siiyo awlaad barakeysan

  • @daaciyatulkhayr7375
    @daaciyatulkhayr7375 ปีที่แล้ว +2

    Wllo Fadumo Kayton Firdawsal Aclaa Alle hakugu Abaal mariyo.Qisooyinkaaga Waan Ku Xidhanahay Maalinkastoo Jimce ah waan sugaa Kadib Markaad Soo Geliso Waan Kufarxaa waan dhagaystaa..Xitaa Meel baan ku Save garaystaa Markasta Waan ku Celceshtaa..Mid baan kaa yara codsanlahaa.Inaad CIWAAN Lagu Kala garto u Samayso

  • @aidarus1360
    @aidarus1360 ปีที่แล้ว +3

    Walhi saliga nabiga ♥️صلى الله عليه وسلم🌌🫀🤍💊☺🎇🎇ibrahimada waa mucjiso walipa waxan ku helay daganan farxad barako walipa shaydaamo nafta ikeene inuu sixir yhy ma aqaano mar badan riyo la igu tusay lugaha iguduuta madaxa culees iga sarnaa walipa wax walpo ihaayo ma ogeen waxan isku haystay xanun kle aan qabo balse xanunkeyga ilahay ayaa itusay walipa anigo TH-cam dhax waregayo markii hore istiqfaarta bilaway kadip suratul baqara iyo saliga nabiga iyo juz cama juz tabarak iyo suratul baqara kutuko qiyamul layl walhi wax badan ka arkee hadad sixir iyo shaydamo ku dhipeen

    • @haniitavarxaanohaniitavarx6878
      @haniitavarxaanohaniitavarx6878 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allaah alle hakugu wado

    • @aidarus1360
      @aidarus1360 ปีที่แล้ว

      @@haniitavarxaanohaniitavarx6878 amiin yarabi wll

    • @haniitavarxaanohaniitavarx6878
      @haniitavarxaanohaniitavarx6878 ปีที่แล้ว +1

      Salaa ibraaahimiyaha waaa cajiib runtii lkn qofkii laasimaaa dhadhamiya macnkeeda aniga waan bilaaabi waan kala goyn dhibkaasa jira

    • @fadumokayton
      @fadumokayton  ปีที่แล้ว +1

      xbbty nalasowadaag qisasdada dhamaystiran facebok pageka fadumo kayton sawirkaan yutubka isaran baabisaran

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo ❤️

  • @ilhamamiinshuuta2806
    @ilhamamiinshuuta2806 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @nacimohussien2130
    @nacimohussien2130 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @fadumodadow9042
    @fadumodadow9042 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @shukricali4252
    @shukricali4252 ปีที่แล้ว

    Salalahu calahi wasalam❤❤💋

  • @umahaatchannel2023
    @umahaatchannel2023 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo fariid hore usoco

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlo ma ibraahiimiyada ayey 15kun maalinkii samayn jirtey bal halkaa i faahfaahi

  • @mohmettahmettjamac2555
    @mohmettahmettjamac2555 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalam ❤💯

  • @wardo33
    @wardo33 ปีที่แล้ว +2

    15kun siiqada ibrahimiyada macqul maba ahane wll 500boqol 1:30 ayey qadane sidee macqul ku tahy wlo

  • @zamzam6165
    @zamzam6165 ปีที่แล้ว

    Msha alahaaa abayo hore usco

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 ปีที่แล้ว

    Jizaaka laah xabiibti

  • @cabdirashiidmaxamed4079
    @cabdirashiidmaxamed4079 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah fatima

  • @ruqiyomaxmuud6051
    @ruqiyomaxmuud6051 ปีที่แล้ว

    Wlloh

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 ปีที่แล้ว

    Sallalaahu calleyhi wa sallam

  • @aichamerane7153
    @aichamerane7153 ปีที่แล้ว

    Asc walal qali 💞❤❤❤

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @saaracawil6745
    @saaracawil6745 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo wan kugu cusbahay abyo waxan ahay hoyo caruur heysata oo aan shaqale heysan abyo anoo caruurta ku dhex jira oo howl haya ayaan mar mar kusaliyaa nebiga salallahu caleyhi wasallam lkn wan hilmamaa oo niyaduba meel klejirtaa

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 ปีที่แล้ว

    Abaayo faduma jimco wanagsan waxa markale nogu so celisaa gabadhi wiilka Doqonka aha ee habayarted dhashay lagu daray qisadeesi

  • @xubbixubbi8657
    @xubbixubbi8657 ปีที่แล้ว

    Scw scw

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 ปีที่แล้ว

    Salalahu caleyhii wasalam

  • @Simancollection
    @Simancollection ปีที่แล้ว

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @fathimadirie8653
    @fathimadirie8653 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalam

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wasalam