Qisas cajiiba digriga Allah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Qisas cajiba Digriga iyo guurka

ความคิดเห็น • 245

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 4 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 qalbigayga ayay taabatay qisadan, waan la ooyay 😢 isla markaana way iga farxisay, ilaahay walaashen ha u barakeeyo nolosheeda cusub hana ilowsiiyo intay dhib soo martay 🤲 wakhtiga aanu ku jirno waa wakhti dhib iyo ciriiri badan, fitankiina batay shaydaana shaqo helay, sahayda iyo hantida aanu haysano waa digriga Rabbi, iyo saliga Sharaf badane Rasuulkeenii Muhammad S.A.W, waxaan haysanaa hanti ma guurto ah waanan dayacnaa inteena badan in yar oo Rabbi u naxariistay ma ahane maanta waa aduun barina waa aakhiro halaga faa’idaysto wakhtiga ka hor inta aanan waayin, ilaahay na dayici maayo inta aan dadaalayno ❤️ walaashay Filsan qaali ilaahay ayaa kula jeclaaday khayrkan aad uga faa’idaysay walaalahaa waana Hibo xaga Rabbi ka ahaatay 🥰 Baraka’Allahu Feek 🤲❤️

  • @daaciyatulkhayr7375
    @daaciyatulkhayr7375 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah...Noloshii Adkayd ILLLAAHEY SWT Wuxuu ugu Bedelay Nolol Farxadleh...Rabiga Raxmaanka ahi Noloshaa Farxada leh Haw Daaimiyo..Jazaakillaah Khayr Xbibty Filsan

  • @simranabukarabdulkadir2388
    @simranabukarabdulkadir2388 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa aqwaan muslimin aniga xitaa murug iheeso isoduceye in illahey muraadkeyga isahlo dhamantin kher allaha idin siyo

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

      Abyo illaheey murugada farxad haku badalo waxa jeceshahay alle hagu siiyo farxad tamaam aduun iyo aaqiro alle hagu siiyo duco bis ku awooda faraj qeyr qabo alle kabariye

    • @simranabukarabdulkadir2388
      @simranabukarabdulkadir2388 3 ปีที่แล้ว

      @@jiijoqueen1075 aaamiin xabibti sidokale kugu duceynA jazakumu laah kheyran

  • @saphiyamuhmed6965
    @saphiyamuhmed6965 4 ปีที่แล้ว +9

    Asc maanshalaah alaha asturo qolkaan rabaaye seen ugusoobiiriklalraa
    Walaal alahakubarakeeye

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar Allah waa raxmaan adoonkisa amisan ma dayacaayo illaheyow muraadkena macsi la aan gacanta noo saar amiin yaa rabbi

  • @faatushmaxamuud2571
    @faatushmaxamuud2571 ปีที่แล้ว

    Abyo filsan sideen ugu soo biiri karaa abayo igu dar qolka saliga nabigba adna ilaahay haku barakeeyl wllshey

  • @ishwaakahmed9132
    @ishwaakahmed9132 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ana waan bilaabin

  • @falxadobookey3587
    @falxadobookey3587 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalah khayr xabibti iga sodar gurubka saliga nabiga scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dhigowabdi1658
    @dhigowabdi1658 4 ปีที่แล้ว +1

    aaaaamin yaa alh xyti ilhy hnoo aqblo ducdaada adigna qayr aan dhameen alha ku siiyo

  • @nicmabilemuxamed3544
    @nicmabilemuxamed3544 4 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا شكرا لك 😍❤❤❤

  • @munocalicalasow4124
    @munocalicalasow4124 2 ปีที่แล้ว

    Salallaahu caleyhi wasalim

  • @yaasmiinmohamed638
    @yaasmiinmohamed638 4 หลายเดือนก่อน

    Ameen Yaa rabi

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 7 หลายเดือนก่อน

    Abyo filsan sandkan 2024 ban kusobiiray chanelkaada wanku qancy allaha kubarakeye wxad ishegta geoupka ad samysay inan kubira raba

  • @yasmingaal3654
    @yasmingaal3654 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo maca qisoyinkag lasocda ee waan kubaryi mel kal sooxiriro iso qor aad dhib iiheste waankubaryi alah kuxafido iso qor nabarkag

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabar hooya la'aan ah xuq kama baxdo anna huba taas hadii guurka kasii xumadana waa xanun gooni ah horaa loo yiri ninkii hooya haystaa hodan aduunyada allah qofkii isku xirana qatunadiisa waa qeyr

    • @ayan5613
      @ayan5613 4 ปีที่แล้ว

      Abyo wlh beenta mahan 😭😭😭😭

    • @xaawocali9228
      @xaawocali9228 3 ปีที่แล้ว

      Taaas been aheeyn xabibti hooyo la aaan wa xanun aad uweeeyn qofkey kadhimato dareemi karo

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wlhi waan ku faraxsanahay gabadha barwaaqada ay gashay ilaahay waxan u waydiinaa inuu ilaahay ku nageeyo abid guul wll qali

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakalllahu qayr eedo macan sudad noguso gudbiso qisoyinka macan

  • @kaamilmohamud9122
    @kaamilmohamud9122 4 ปีที่แล้ว +1

    Hbo filsan waxan rabaaa guulka saliga nabig ee seeh ku helikaraaa

  • @sahramaxamed544
    @sahramaxamed544 3 ปีที่แล้ว +1

    Alahaku xafido Wallace hore usoso insha alaahu

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc xbti kheer allaha ku siiyo mad igu dartid qolka saliga nabiga scw

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

    Illaheey mid farxad kaliyo oo baari ah alle haukala dhigo yaarabi illaheey maka naaqusiyo farxadeed

  • @libanmohammed6760
    @libanmohammed6760 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash'Allaah ya ukhti fi'Allaaah ...JazakAllaaah

  • @daacadsaid1183
    @daacadsaid1183 3 ปีที่แล้ว

    Waa hoyo somaliyad

  • @umu.1234
    @umu.1234 4 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله تبارك الله اللهم بارك
    Xbbty group ka bn rbaa inn kusoo biiro siden ugu soo biiri karaa jzkllh khyran

  • @atuushbintladan83
    @atuushbintladan83 4 ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم لك الحمد احبك ربي حبا كاملا.

  • @fartuunmaxamed978
    @fartuunmaxamed978 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo jzkalhu khyran wa qiso faiido badan leh abyo waxan rabaa inaad qolka saliga NABIGAصلى الله عليه وسل
    igu dartida

  • @muniiromohamed5235
    @muniiromohamed5235 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alh walaashay qolka waan rabaa ii lanbarka isoo qor adigooraaliya

  • @officialsuhuur9061
    @officialsuhuur9061 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah baan leenahay walaashay adigan filsan waxaan kaala socodaa youtube kagaa markaa waxaaan rabay qolka digriga waa xagee aan ku soo biiree

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 4 ปีที่แล้ว

    Allaha u barakeyo gurkeda. Adiguna Allaha ku xafido Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @najmatuuryare7305
    @najmatuuryare7305 4 ปีที่แล้ว

    Ducadaada allha noo aqbalo aamiin yaa rabi filsan apyo groupka liibaanta inoo soo dhig aan ku biiree shukrn

  • @inahajjiomer7305
    @inahajjiomer7305 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah wllshay group igu sodar khyr alle haku siiye

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 8 หลายเดือนก่อน

    Aamin

  • @ifrahmohamed4823
    @ifrahmohamed4823 4 ปีที่แล้ว

    Filsan fadlan qolkaa nagu dar habo macan alle hakaa jaza,i siiyee

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah gabadhas alle rerkeda ha uu barakeyo amiin

  • @faizafilsan2854
    @faizafilsan2854 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo aniga na waxaan rawaa qolka saliga nabiga e seen ugu biiraa

  • @kaamilmohamud9122
    @kaamilmohamud9122 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshalaah ilaaahy reerkeed ubarkee gabdhs

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah allow Ubarakeeyo nolasheeda walasheen inshallah🙏🙏

  • @faakhirabdirahman5650
    @faakhirabdirahman5650 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah aamin yaa rabi alle ha ubarakeyo 😍😍😍

  • @xamdixashicali6354
    @xamdixashicali6354 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaaraka laah walashey illah haku xafido qeyrka aad noo wadana rabbi haka abaal mariyo wlalshey waan u baahanahay qolka inaad igu so darto hadi aad awoodo mahadsanid

  • @umucimraan3949
    @umucimraan3949 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wrm wbr abyo Filsan Allaah ku janeeyo aduun iyo Aakhiraba Allaah ku xifdiyo
    Allaah dartii baan kuu jeclahay❤❤❤

    • @Afifakahiye
      @Afifakahiye  4 ปีที่แล้ว

      💖💯

    • @naimamuad3140
      @naimamuad3140 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Afifakahiye walshay fisan qolka nagu dar allaha kujaneyey

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabarakallahu amiiin amiiiin yaa Allah ilahay haw barakeyo walalo nolosha cusuub adiguna jasakallahu khayr

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo Ilaah haa ku barakeyo abayo quulka wan uu baahanahay. Ilaah haa ku xafido Ilaah kuwo qerka uu dag daga hanaga dhigo🤲🤲🤲

  • @hamdaadadan4312
    @hamdaadadan4312 4 ปีที่แล้ว

    Manshalha Tabaarka Allha JasakAllha khayra wllo qali
    Qolka managu dari kartaa

  • @ahmedcarabaxmeto5926
    @ahmedcarabaxmeto5926 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi wll allah ku barakeyo

  • @faadumoaadan1641
    @faadumoaadan1641 4 ปีที่แล้ว

    Mshallaah Tabaarakalaaah Wlhi Waa Qiso Qurux badan Mshallaah

  • @xasanofficial8811
    @xasanofficial8811 4 ปีที่แล้ว +2

    مانشا الله وجزك لله خيرا جزاء

  • @fardowsahassan8076
    @fardowsahassan8076 4 ปีที่แล้ว

    Asalaama calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh mashaaa allaaah alle ha ubarakeeyo nolasheeda cusub

  • @deeqaahmed7371
    @deeqaahmed7371 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Tabaaraka Laah,
    Abaayo igu dar qolka

  • @qatraabdirahman9977
    @qatraabdirahman9977 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan ilimeeyey qisa cibro qaadasho mudan weeyo ilaahoow kuwa guulaysta nagadhig

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs macanto seiitahay aallaha idin xifdiyo kuligiin inshaallah adna qeyr badan aallaha ku siiyo shukran malmahan lagma arkin

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo mahadsanid ducadadadana allah noo aqbalo aniga sanadkii hore aya kuso biiray chanelkan abaayo filsan anno aad u niyad jabsan runtii wax wey iska key badaleen balse ma dadalin hada alxamdu lillah allah ii ziyaadsho wadadi guusha haya

  • @nurtahappychannel9482
    @nurtahappychannel9482 4 ปีที่แล้ว

    Amiin yaarabi Allah👌❤❤❤❣❣❣❣❣🌹🧕❤🧕🧕🧕❤❤❤

  • @sahramuhumed9040
    @sahramuhumed9040 3 ปีที่แล้ว

    Aaaamiiin Aaaaaamiiiiiin Aaaaaamiiiiin yaaa rabi

  • @زهرةابراهيم-د8ك
    @زهرةابراهيم-د8ك 4 ปีที่แล้ว

    ‏اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد

  • @qamarabdirahman3621
    @qamarabdirahman3621 4 ปีที่แล้ว +2

    Scw ❤️

  • @officialsuhuur9061
    @officialsuhuur9061 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaha khayar walaahay filsan you soo dar qolka dikriga

  • @adropofwisdom4893
    @adropofwisdom4893 4 ปีที่แล้ว +2

    😍😍❤️Mansha’Allah!

    • @sagalahmed1706
      @sagalahmed1706 2 ปีที่แล้ว

      Asc wllo wxan raba labarka filsan cafifa waxan raba inta qiso laqto wllo labrka iso shaga wllo adiga ikarlha

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 4 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲aamiin aamiin yaa rabi shugran xabibtii jazakalah khery

  • @adontialle735
    @adontialle735 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo Allah hakaa amaal mariyo khayrka naso garsisay abaayo qolka isodar insha Allah

  • @milgosaleban2018
    @milgosaleban2018 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaaraka allaah abaayo qeyr allaaha kusiiyo waxan ka codsana qolka digriga in aad igu darto jizakalaah qeeyr

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว

    Amini yaa allah allah

  • @ummumaahirzaaw1520
    @ummumaahirzaaw1520 4 ปีที่แล้ว

    Asc xapiptyyy shukran 💕💞💕💞 inbadhan tvga ayan kadawani jiray abayoo mcnto group ka igudar ilahaay hakudhowra

  • @deeqoali7
    @deeqoali7 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah abaayo Ilaahey dartisa ku jecelahay Allaah ku xafido

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah abayo kheir allah kusiyo filasaney

  • @najmonashaad7372
    @najmonashaad7372 2 ปีที่แล้ว

    Asc walashen falasatin wll galuubak igu sodar amah labarak wasabak iisoqor wll

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo qolkas ban raba siden kuso galaa jawab wacan filsan

  • @rahmoabdi7272
    @rahmoabdi7272 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah hbo gropka igu dar illahay ajar ha ka siiyo

  • @DreamGirl-yh1ci
    @DreamGirl-yh1ci 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha abayo qaayar Allaha kusiyo filsan

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sis thank you for sharing this beautiful story

  • @marjanmohamed701
    @marjanmohamed701 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah jazaa kuma lah qeyr

  • @iraaqmohamed7459
    @iraaqmohamed7459 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc huuuno filsan ilhahy hakubarakey waxanraba inad igusoodarado qloka

  • @jamiiloaxmad8218
    @jamiiloaxmad8218 4 ปีที่แล้ว

    Maamo gurubka igu dar fadlan zakallah

  • @deeqaaden7826
    @deeqaaden7826 4 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah jazakallah khary

  • @farhiaismail1460
    @farhiaismail1460 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo ha u siyaado adiga Allah ha ku barakeey

  • @nasraali5022
    @nasraali5022 4 ปีที่แล้ว

    Asc walashey alahaku.xafido se gubirika

  • @sadiasharif2409
    @sadiasharif2409 4 ปีที่แล้ว +1

    Assalamu Aleykum xabibti adigo raali aah groupka in ligu dara aan rabaa fadlan. Jazakallah khier

  • @shukrijama3834
    @shukrijama3834 4 ปีที่แล้ว

    asc wallo groupka sidee ay ugu soo biiri karaa adigo mahadsan

  • @FadumaYusufAli
    @FadumaYusufAli 7 หลายเดือนก่อน

    mashaallah

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah macaato shukran

  • @maryanadan3010
    @maryanadan3010 4 ปีที่แล้ว

    M.ashallah ameen ameen😘😘🙏

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakallah qeer

  • @safiyoshire2954
    @safiyoshire2954 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله حبيت شكرا جميلا

  • @ayannoor3422
    @ayannoor3422 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah qeyr abayo

  • @XidigahaOfficial
    @XidigahaOfficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallah abayo

  • @kaltumasheikhabdimahamed6133
    @kaltumasheikhabdimahamed6133 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllaah

  • @xakiimoaxmed5308
    @xakiimoaxmed5308 4 ปีที่แล้ว

    asc abayo filsan allaha kubarakeyo adiga iyo ilmahaaga qooyskaaga dhamaan walaalaha ahludikriga ah maasha allaah abayana allaha ubarakeyo nimcada loogubedelay culayskii hayay bismillaah maasha allaah ayaan uleenahay) ( abayo waxan ubaahanay qolka in aad igu xirtid codsi abaayo waxan dareemayaa culaysya badan

  • @zahraabdi6538
    @zahraabdi6538 3 ปีที่แล้ว

    maah allh Ilahey haku barkeyo Abyo

  • @khadraahmed731
    @khadraahmed731 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllshey gruupka sideen igu so biiri karnaa kheer allah ja ku siiyo

    • @fadumamahad8098
      @fadumamahad8098 4 ปีที่แล้ว

      Abayo Anigna wanrabaa qolka lkn qaabka logubirayo yanagacawiya

    • @khadraahmed731
      @khadraahmed731 4 ปีที่แล้ว

      @@fadumamahad8098 anigaa u bahan qolka wllo

    • @fadumamahad8098
      @fadumamahad8098 4 ปีที่แล้ว

      @@khadraahmed731 qli wlhy Anigaba wanuubaahnaa wanxanusnhy digrikA inaku xirnaado rabay filsan inosojawabaysa inshllh ddbadan Aya codsaday

    • @khadraahmed731
      @khadraahmed731 4 ปีที่แล้ว

      @@fadumamahad8098 insha allaah wllo adna illahey ha ku caafiyo

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 4 ปีที่แล้ว

      @@fadumamahad8098 xanuun ruuxi miyaa abyoo

  • @fathiaar2930
    @fathiaar2930 4 ปีที่แล้ว

    mansha alaah abayo ilaahay habarakeyo walaashen

  • @daacadsaid1183
    @daacadsaid1183 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله abayo ilah dartiis aya kujelahay qaf wanagsan aya tahay

  • @ayaanmaxamed4253
    @ayaanmaxamed4253 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa rabi

  • @salmodahir395
    @salmodahir395 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah anigu waxan ahay gbr yar oo aad kuu jcl qisoyinka noo soo badi hbo

    • @youngash6411
      @youngash6411 4 ปีที่แล้ว

      Mashallah Barack Allah feek

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hoyoomumtazfamily
    @hoyoomumtazfamily 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabarakaallaah hormar wacan qali

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah abaayo shugran xabibtii jazakalah khery

  • @queenqaliqamar9716
    @queenqaliqamar9716 2 ปีที่แล้ว

    Asc habo qolka maa igu dartid waa ubaahanahaye

  • @ismahanaden6215
    @ismahanaden6215 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alla hausiyaadiyo walaasheen

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank you

  • @fatumoabdi8145
    @fatumoabdi8145 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo Allah ubarakeyo sowjkeda iyo awladeda abayo filsan adigana jasakallah walalayal halisoduceyo cisbital ayan aday manta buro aya kugutalo ayey idhahen oo qalin ayatahay anigana qalin hore ayan somaray marka isoduceyo ilah ikakafiyo qalin Insha allah

  • @beelaabuukar7411
    @beelaabuukar7411 4 ปีที่แล้ว

    Asc iiwaran walaashey Xabiibti waa ku baryaa garuubka iigu dar