Alle dhibta iyo bur burka alle ha u badiyo yuhuud iyo inta lashaqaysa guuul waarta alle ha siiyo muslimiinta mel walba ay joogaan gar ahaaan rer qasa rabi dhibta haka dulqaado
Eraan guul ALLE ha ka dhigo rag wax iska celinaya lama rabe nacamlayaasha carabta ayaa la rabaa faan waxbaan garacaya ma gacmaha ayay la,ayihiin muqaawamada ayaa cashar u dhigtay bal eraan ka waram jabka yuhuuda lagu jiraa guul iyo gobonimo mujaahidiinta ❤❤
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
Asc Nadaara Tarm waa in uu san sidii Shalay Seef la bood nimadii Xukun kiisa ku soo Koobtay hal xili keentayna labo xili oo kala Nooc ah Israel na Nabada Dunida ayeey Xiligaan ku tahay Tarm waa in uu Macalinka Weeyn iyo Xulufadiisa u Jeexaa Dunida in aay ku noolaataa laakiin Tram waxaa saaran Maskax Caruur Alloow Sahal Amuuraha Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xisbulaah Aamiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr Nabad ayaan ilaaheey uga baryayaa Muslimiin ta Dunida iinshaa Allah Qeeyr
Allow unaxariso walalahan reer Palestine 🇵🇸 iyo reer Somalia 🇸🇴 amiin amiin amiin 🤲
Alle dhibta iyo bur burka alle ha u badiyo yuhuud iyo inta lashaqaysa guuul waarta alle ha siiyo muslimiinta mel walba ay joogaan gar ahaaan rer qasa rabi dhibta haka dulqaado
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
Nadaara tv Salaan Sare 🇸🇴🇸🇴😍
Ilahayow muslimiinta ugar gaar yaa rabi❤❤❤❤❤
Trump hambalyo uma hayno hadaanu shacabka soomaliyeed nahay
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi
Mahadsant walaalkey nadaara TV qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏
Guul fastiin inshaa alaaaha
Eraan guul ALLE ha ka dhigo rag wax iska celinaya lama rabe nacamlayaasha carabta ayaa la rabaa faan waxbaan garacaya ma gacmaha ayay la,ayihiin muqaawamada ayaa cashar u dhigtay bal eraan ka waram jabka yuhuuda lagu jiraa guul iyo gobonimo mujaahidiinta ❤❤
Wcs nadaara allaha ugargaaro.iyo falastiin
Yaaa allha yaaa allha yaaa allha yaaa allha yaaa allha yaaa allha ugargaar rer farastin ❤❤❤❤❤❤
100k coming soon
Wcs wrxm nadaara
Nadaara Iran it’s not easy hadey Adan waa ku jaayaan ogow china iyo ruushna waa joogaan
Allah swt haugargaro walalehen palestine iyo intii muslim aah
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
Allah ha cawiyo Flestin
Asc nadaara tv subax wanaagsan
Qeyr sheg
Q
Allah fashilaa yahuud
Allaahu akbar
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Falastiin illaahayoow ugargaar yahuudana fashil allalaha ku rldo.
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Nadaara Hadà Subax mahanee
ASXAABAY T V GA ODAY NADAARA WELI KOR UMAYNAAN QAADIN EEHALOO DUKAANKA ODAYGA BILAA CALAYKUM
Asc
VIva hamas🎉😊❤
Asc bro jazakallahu kheyr, Allah Ku xafido 🤲 lakinse waan Ku xumahay Somalida u codeyeey waxaan waaye lacak ayaan la siyey, trump ,Somali oo ,Somali run maho waxa waaye magaca Somali ay khateen ,waxa waaye Somalida fade Iiyo sakhajaan waaye . Somalida oosharci sharci khabayn ayaan la tarxila Somalida sakhajaan oo trump waan firineyna Mel fican hadi idin geynaayo. Trump was mental man iyo sakhajaan.
Waar Nadaar jooji Xayaysiika Guryaha laga Somalia ka dhisto kenya
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nadaara Tv❤ 0:35
Wa la badili Trump yuhuda iya la nacsiin IDANKA ILAAHAY
So dhawow walaal nadaara
Hashiiska Carabta🇸🇦🇦🇪🇧🇭🇮🇷 iyo is🇮🇱 in ladhaaf Aqonsii☝️🇮🇱🇺🇲Sa🇵🇸🙏
Wcs wr wbr akhii
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah inshallah
Masala
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
Meesha dhan xayeeysiis baad ka buuxisay maxaa la daawadaa
Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dumarki maraykanka ee carabta waxanleenahay illahay damiirkiinii ha iniisooceliyey
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
Nadaarow!! Fadlan intaad warka akhrinayso magaca ciidamda israaail naga daa, ee sida Aljaziira isticmaal ciidamada gumaystaha!.
Xasha😂kkkkk xafiiskii maa la galay
Asc nathara show
Asc nadaraa wa wareernay runtii meeqa nadaro oo ad ledahy
❤❤❤❤❤❤
Waxan urajaynaynaa Dumarka maraykanka ee ah carabta inay wallalohood uhadlaan
Waan kusalamey
Warka sbax hilmamtay masareyno sab isgarab
❤
Awooda ay yuhuudu isbiday ayna moodayso in maraykan awood leeyahay oo aduunka kataliyo inay taasi beenowdo ayaa soo dhow aduunkan Alle ayaa maamula siduu rabana wax uwada Insha Allaah awooday isbideen wey kujabi
Asc Nadaara Tarm waa in uu san sidii Shalay Seef la bood nimadii Xukun kiisa ku soo Koobtay hal xili keentayna labo xili oo kala Nooc ah Israel na Nabada Dunida ayeey Xiligaan ku tahay Tarm waa in uu Macalinka Weeyn iyo Xulufadiisa u Jeexaa Dunida in aay ku noolaataa laakiin Tram waxaa saaran Maskax Caruur Alloow Sahal Amuuraha Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xisbulaah Aamiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr Nabad ayaan ilaaheey uga baryayaa Muslimiin ta Dunida iinshaa Allah Qeeyr
😌 😌 😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Wll anigu waxba kuguma dhaamo lkn waxaan ilaahay kaaga baryayaa inuu gacantiisa balladhan kugu arsaaqo
Annu waan yaabay...muxukudhaaranaya. ..muslinka apba ..quraankaba way kudhaartaan kumanacamalfala
Wa iga qosol kkkk kkkkkkk
Asc Nadaara nakta odega dabbaal ma,ahan dagaalna ma,ogola odega sida loo malaynayo ma,ahan thanks
Natenyahu wuxuu hadiyad ugu dhigayaa trump in dagaalka gaza uu joojiyo trumpna waa in natenyahu uu siiyo magangelyo iyo meel uu kaga nabadgalo maxkamadeeyntiisa
Yuhuudu waxay ku jirtaa ragow kibirka waa lagu jabaa kaa ha la ogaado
Nat waxa ladhaha (qoyaan) af holandees 😂
Trump inuu wx sii huriye mooyee xal lagama sugaaya. Iga qor nadaara
🎉
Tuug weynaaday aa loohanbalyeynaa oona ladhaarina
Nadaarow maraykan sharciga daaha gadaashiisu ma ogola in ay naagi noqoto madax wayne intii soo qabataye xilka madaxa weynaha gabadhi kuma jirto 47
yahuuda dhibki Europe loogu geeystay ayay islaamka ka aarsanayan magalo to magalo ayay ku duulayan
Waxuu ka rabaa inuu Iran la weraro
Way U egtahay in laduwayn doono iiraan
I'm
WWW❤❤❤
Dharta turam ma jiisos miyaa kkkkkkk
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤