Ugbaad Aragsan | Heesta Cunaabi | Xasuustii Saado Cali Warsame

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 201

  • @OkayOk-iz1rr
    @OkayOk-iz1rr 11 หลายเดือนก่อน +15

    Hayaaaay ugbaad heestaa calaf waa barteedi xitaa waa dhaafisay fanaanad qaran baatahay Woow❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +111

    Hadal Afkaaga kasoo baxa waxaa ugu sharaf badan Saliga Nebiga Muhammad)ﷺ:📿

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 ปีที่แล้ว +20

    VIVA UGBAD ARAGSAN BARTEEDII BAAD DHIGTAY NAAGIHI HORE USOO QAADAY KIINJAMA IYO FADUMINA ADIGA KAGA COD MACAN❤❤

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 11 หลายเดือนก่อน +5

    Cod,hubqad,meel joog ,degani,gudbinta erayga,intuba waxay kobciyen ama Darwen geliyeen humans qotada dher ee heesta, waaaaaaaw. Sado aun ma dhiman hobolad da yar baa dhaxashay VIVA ARAGSAN❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @munadhawrsancabdilaahi4854
    @munadhawrsancabdilaahi4854 11 หลายเดือนก่อน +11

    Old is gold saado cali alle hau naxaristo 😢

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 11 หลายเดือนก่อน +21

    Wow, Ugbaad, her voice gets better and better as she matures.

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +5

    Off caleyk ugbaad maxamed cabdi argsan heesta barteed bay dhigtay wlhi 😊❤ my favourite singer first 1

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ugbaadeyda caashaqa In yaro deg dega ku jira sida kale waa top we love u sweetie👏🙌🥰👌

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 ปีที่แล้ว +15

    Aun saado Cali Warsame iyo sahro ahmed 😢😢😢😢 labada Lacag ba isiyeen jabuuti 😢😢😢wakhdiga awood lahayn manta Lacag haysdo ma joogan dunida 😢😢😢aun labadaydi hooyo 😢😢😢

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 ปีที่แล้ว +2

      Sadaqo oo bixii wll

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 11 หลายเดือนก่อน

      Uduce saqadona ubixi wallo

    • @kawsarmubarakxuseen9036
      @kawsarmubarakxuseen9036 11 หลายเดือนก่อน

      Lacagtaada usadaqee wllll
      Ilaahay how naxariisto 🤲 😢

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 11 หลายเดือนก่อน

      Miyey wada joogeen marka sidan u jeclaa ma ogid labadodaba wlhi illahay haw naxariisto

  • @guryasame
    @guryasame ปีที่แล้ว +12

    Kooxdaan uu hormuudka u yahay ustaad Nuuraddiin Ammaan, waa tan ugu tumista toolmoon qaaciga Astaan TV, waxaan rajeynayaa in maamulka Astaan raggaan si gaar ah u maamuusaan.
    Dhanka kale hoobaladda Ugbaad si kalsooni iyo golejoog sarreeya leh ayaa ay heesta Cunaabi ugu luuqaysay.
    Nabad ahaada.

  • @Saahililyar2146
    @Saahililyar2146 11 หลายเดือนก่อน +10

    Danbigeeda allaha kaa cafshee halkeedabaad dhigta ❤

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 11 หลายเดือนก่อน +5

    Vary good ugbaad. Maxay qaraamiga horay Uhu soo qaadi wayday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masraxiyad sare wlhi qurux iyo steel iyo cod isku darsatay waliba dheel❤

  • @dr.abdisalanomarnaleye2189
    @dr.abdisalanomarnaleye2189 11 หลายเดือนก่อน +16

    Gold voice ❤ Ugbaad Aragsan

    • @ayuubyare7871
      @ayuubyare7871 11 หลายเดือนก่อน +1

      Calaf waaaaaaaaaaaaaaaa
      Bartedi bay dhigtay

  • @abdimalikabdimalik9766
    @abdimalikabdimalik9766 11 หลายเดือนก่อน +6

    Iam Ethiopian I like Somalian music

  • @CabdiMohamed-g7e
    @CabdiMohamed-g7e ปีที่แล้ว +10

    4 saac bay taallay heestan markaan daawaday cajiib ugbaad ❤

  • @ZadiiqBulshaawi
    @ZadiiqBulshaawi ปีที่แล้ว +7

    Ugbaad maxmed aragsan boqorada fanka ma.Allah wall Alle codka hakuu barakeeyo🤲🏾

  • @abdikiin3915
    @abdikiin3915 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ugbaad Barteeda ayay dhigtay heestii saado cali warsame alle haw naxariisto

  • @Nuuxkhaliifdashow
    @Nuuxkhaliifdashow 8 หลายเดือนก่อน +3

    Walee waad haysaa ugbaaday adaa ku leh

  • @Mohamedabdimalik-vt3pk
    @Mohamedabdimalik-vt3pk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wooooooooooow ❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌alfanaaan ugbaaad aragsan best voice heared ever 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi la isma casiye ugbaad aragsan halkeeday dhigty waana fananad banaankeeda ku dhacday

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ugbaad wan ku jecelay cajibaa tahay ❤❤

  • @QeysTube3
    @QeysTube3 11 หลายเดือนก่อน +2

    😮wow😮 Astaan😢 Cajab ugbadeey music aad kuso baxee waa kan saadaba adaa ka sito

  • @adwaariyahofficialchannel
    @adwaariyahofficialchannel 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ugbaad waad codshidantay muqdisho show kuqawo anagaa kuzoo dhaweeyheeno lacagna waad kadhargeeee😂😂😂😂 hore usoco quruxeey

  • @afnaanqurux4086
    @afnaanqurux4086 11 หลายเดือนก่อน +5

    Xasus heesti sado cali ❤😢

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 11 หลายเดือนก่อน +3

    Inyar oo deg deg ah baa ku yar jira ma ahne bartedii bay dhigtay ugbaad

  • @AlexINAHUpdih
    @AlexINAHUpdih 3 หลายเดือนก่อน +1

    So nolaynta fankii hore 😊

  • @SaidQaaliya
    @SaidQaaliya 11 หลายเดือนก่อน +5

    Golden voice❤❤

  • @mohamedabdi-kb6lx
    @mohamedabdi-kb6lx 11 หลายเดือนก่อน +2

    new mode mashalalh 🎉🎉🎉

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kabanka wuu kaga oohiayay wlhi alla dhiiga ninka magicisa hala iishego

  • @Apdiaziz
    @Apdiaziz ปีที่แล้ว +9

    World class voice 🎉🎉

  • @cumarqalombi
    @cumarqalombi ปีที่แล้ว +2

    Waaaw halkeedey dhigtay boqorada fanka
    Team astaan howlyar may qaban walee

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah ปีที่แล้ว +5

    Ugbath

  • @xamdacumar4785
    @xamdacumar4785 11 หลายเดือนก่อน +3

    Oop halkeeday dhigtay ugbaad❤

  • @MarwaShawr
    @MarwaShawr 11 หลายเดือนก่อน +2

    Alaah yaa raxama marxuumada saado calii😢

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hees xusid mudan Old is gold

  • @hanimaxamed134
    @hanimaxamed134 11 หลายเดือนก่อน +1

    Axln sowd❤❤❤heestan ugbaad baalala sugaayay❤❤

  • @rahmaomarrunti9005
    @rahmaomarrunti9005 11 หลายเดือนก่อน +1

    Bartedibaad dhigtey walle illah haka dhaafe ina ader keep going😮❤

  • @nuranuraaxmad2584
    @nuranuraaxmad2584 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansallah llah ❤❤❤ ugubad💞 aragsn💯🎤💯

  • @ahmedmoalim9374
    @ahmedmoalim9374 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hablahan yar yar ee kufsanaya heesaha AHN SAADO CALI WARSAME way na dhibeen

  • @AminaMohamed-l6i
    @AminaMohamed-l6i 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jaaaaah codke igudisheee ❤

  • @abshirabdi9905
    @abshirabdi9905 11 หลายเดือนก่อน +2

    Gold voices real my dear sisters

  • @Mohamedabdimalik-vt3pk
    @Mohamedabdimalik-vt3pk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Very attractive dance 💃 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Awale.british
    @Awale.british ปีที่แล้ว +4

    You nailed it ❤ 💯 Ugbaad Aragsan

  • @KalidAdan12
    @KalidAdan12 ปีที่แล้ว +4

    Imyar oo degdega ku jira
    Absolutely lakim sida kale❤❤💯🥰✊🏻

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ugbaad aragsan 100%

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 25 วันที่ผ่านมา

    Quruxley waye ugbad ❤

  • @Naasiraxmed-h6y
    @Naasiraxmed-h6y 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @Batuulojojo
    @Batuulojojo 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wn ku wadana hada nhy rer xamar fananada ugu codka mcn somalia dhan m a keep going ❤❤🎉🎉❤❤

  • @Abdi_nazir
    @Abdi_nazir 11 หลายเดือนก่อน +2

    Beautiful voice and body class ugabaad aragsan my fove singer woman 👩‍🎤 👩 ❤

  • @Togetherofficially
    @Togetherofficially 11 หลายเดือนก่อน +3

    World class voice 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SambaldalahSaida
    @SambaldalahSaida 4 หลายเดือนก่อน +1

  • @ahmedmabdi487
    @ahmedmabdi487 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wow 😱
    Wali gabadhan waxay horay u qaaday ma daawan, lkn heestan halkeeday dhigtay , oo ay waliba turukaysay 👀😱
    👏👏👏👏👏
    Welldone wlshay Ugbaad.

  • @sadiasulieman7596
    @sadiasulieman7596 11 หลายเดือนก่อน +2

    It's a nice song and a family member showed me last night maba ilobii karo wa another level ❤🎉

  • @yusufcarab5915
    @yusufcarab5915 ปีที่แล้ว +3

    wow waaba legend Ugbaad

  • @AHBDinthehouse3121
    @AHBDinthehouse3121 11 หลายเดือนก่อน +1

    wow ,halkeedii ayey dhigtay .❤

  • @omaregal8543
    @omaregal8543 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaw qurux iyo Cod. ❤❤❤

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 11 หลายเดือนก่อน +5

    Heesta Not Bad, laakiin saxophone 🎉 kii macaanaa ee dhextaalka ahaa ayaa ka maqan
    and 🎷🎷🎷🎷🎷🎷 is used in a wide range of musical styles, including classical music😢😢🎉

    • @drjamalmohamed8441
      @drjamalmohamed8441 11 หลายเดือนก่อน +3

      Waa sidaa waxaan filayaa musicga wax kataqanaa sxb waad dareentay waxa dhiman

    • @majorsalah7647
      @majorsalah7647 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@drjamalmohamed8441
      Sxb thanks waxaan ahay Giitaariistaha kooxda Horseed ee ciidanka xoogga dalka somaliyeed, waan aqaana musical thanks

  • @Daahaaaye123
    @Daahaaaye123 ปีที่แล้ว +3

    First comment hadaa iga dambeyso like Ha iga ilaawin

  • @ayanjamma8890
    @ayanjamma8890 ปีที่แล้ว +3

    Hala yaa ugbaad ❤️

  • @mx.Aziz123
    @mx.Aziz123 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi jidhiidhico aa igu riday xusuusa i galisay sado cali warsame AUN my siger somali😢😢😢😢

  • @axmedshanta1301
    @axmedshanta1301 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ugpaad..afkaaga..caano..lugu.qapaY❤

  • @Caliismaaciil-o8q
    @Caliismaaciil-o8q 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ugbaad aragsan❤❤❤❤❤

  • @MalakAden
    @MalakAden ปีที่แล้ว +5

    Damn her voice 🔥💞

  • @NuurCali-t9o
    @NuurCali-t9o 11 หลายเดือนก่อน

    Esh cala gees mcn❤❤❤

  • @KhadroHassan-e5p
    @KhadroHassan-e5p 11 หลายเดือนก่อน +1

    Golden voice ❤😮

  • @AhmedMohamed-gp5gs
    @AhmedMohamed-gp5gs 6 หลายเดือนก่อน +1

    Barteeda ayaad dhigtay

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy barteday dhigtay

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 11 หลายเดือนก่อน +1

    Horumarka Fanka Ugbaad

  • @dauthali7987
    @dauthali7987 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ugbad gold voice ❤

  • @foziarakotobe200
    @foziarakotobe200 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤, nice

  • @MohamedAbdiwali-cu3wi
    @MohamedAbdiwali-cu3wi 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wow gold voice 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @aishaabdikadirsalah
    @aishaabdikadirsalah ปีที่แล้ว +1

    Ugbaaad waanawaashay wlleee malmhn❤❤❤🎉🎉🎉

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 11 หลายเดือนก่อน +1

    Khatar walaahi Ugbaasd ❤❤

  • @Haajimohamed7297
    @Haajimohamed7297 หลายเดือนก่อน

    Best 👌

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 11 หลายเดือนก่อน +27

    She is one of the best singers in Somalia currently.

    • @Liinmacaan
      @Liinmacaan 11 หลายเดือนก่อน +10

      Somaliland actually

    • @m3ree.a
      @m3ree.a 10 หลายเดือนก่อน

      @@Liinmacaantell these fools

    • @rayhanamohamed1092
      @rayhanamohamed1092 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@Liinmacaan😂😂😂

    • @ashaabdilahi9914
      @ashaabdilahi9914 5 หลายเดือนก่อน +1

      Not somali but somaliland ❤😊😊

    • @JustAnotherAbdi
      @JustAnotherAbdi 5 หลายเดือนก่อน

      Soomaali weyn actually 🇸🇴

  • @ibrahimdiamond9058
    @ibrahimdiamond9058 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mewa❤😊

  • @nasramaxamuudnasra-hj3rg
    @nasramaxamuudnasra-hj3rg 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waw🎉🎉🎉

  • @AxmedOnkodjr
    @AxmedOnkodjr ปีที่แล้ว

    Wah ugbaad maxamed inader heesta intii Kalena anaa ahayee kumee dee

  • @bushaarsaleebaan6359
    @bushaarsaleebaan6359 11 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaaaaaaw eesh qiyaasak❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waah yaa ugbaad

  • @QadanMohamed-i4t
    @QadanMohamed-i4t ปีที่แล้ว +1

    Woooow🎉👑

  • @NajmaHassan-y5v
    @NajmaHassan-y5v 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhy codba kudhan❤

  • @FarxiyoXasan-j1o
    @FarxiyoXasan-j1o 11 หลายเดือนก่อน

    Waaw ugbaad m.a ❤🎉

  • @XamadaXAMDI
    @XamadaXAMDI 11 หลายเดือนก่อน

    Calafa waa halakise cashaqN is keen baday haygu carinin anige ku cugtaye ma nabdbaa😮❤

  • @NahlaAhmed236
    @NahlaAhmed236 11 หลายเดือนก่อน +3

    Haduu cawa igu yidhi😢💔😩

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 11 หลายเดือนก่อน

    Ugbaad aragaan jah yaa fananad

  • @bakeelelamaarko-iy4nn
    @bakeelelamaarko-iy4nn 8 หลายเดือนก่อน +1

    20...2...2024🎉🎉🎉

  • @ShoobleHagardid
    @ShoobleHagardid ปีที่แล้ว +2

    Calaf waa halkiisee caashaqaan neeskeen baday

  • @faysalmohamedigueh-dd1oi
    @faysalmohamedigueh-dd1oi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waah waah Ugbaad Aragsan nice cod good jop ❤❤😂 fanka somaliyeed wuxuu kasoo bilaamba jamhuuriyada barakaysan ee somaliland ❤hore u soco anigu codka iyo laabiiska iyo jaaskaba waan ku siiye kuwaa inaanta comment ❤😮ka cayaaya ee leh waay fuduudahay waar mashquulka iska dhaafa oo inaanta ka dhamaada waa ex somalilandr waa nasabkii la yaqaane waxaan kusoo rajaynaya Ugbaad Aragsan inaad horo u socoto ❤❤❤❤❤😢😂

    • @salmaabdi4786
      @salmaabdi4786 11 หลายเดือนก่อน +1

      maxaa barakeysan sawtey wax baalaha idinka yaaceen ee dhulbahante idin kufsadey kkkkk

    • @HamdaOmer-e5d
      @HamdaOmer-e5d 10 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga yaana lagu kusfan 😂😂😂😂kkkkkkkk

  • @MahadMataan-c4v
    @MahadMataan-c4v ปีที่แล้ว +2

    Heestaan sxb wad ku ciyaartay

  • @maxdar11
    @maxdar11 ปีที่แล้ว +1

    Heestii qaraamigaa ahayd soo galiya

    • @maxdar11
      @maxdar11 ปีที่แล้ว +1

      ​@@abdifatahhassan168heestani qaraam maaha waxa hore uwada qaaday saado iyo qaline

  • @mohamedsaed8117
    @mohamedsaed8117 11 หลายเดือนก่อน

    Ugbaad halkeeda ayy dhigtay

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad argsan❤❤

  • @MohamedAbdirahman-vm7ev
    @MohamedAbdirahman-vm7ev 11 หลายเดือนก่อน +2

    KAMADHNO
    KOLOBA WLL

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว +2

    Waaw fananada fanaaniita 7gbaad aragsan halkeedad dhigtey ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 ปีที่แล้ว +1

    eesh calaa fanaanad ugbaad aragsantayda

  • @GuleidAli-l6l
    @GuleidAli-l6l 18 วันที่ผ่านมา

    Saacaddu waa 1:00 AM waxaan ku murqaamaynnaa heestan , waxaa barbarkayga fadhiya inaadeerkay .
    29-9-2024 , habeen Axada . Cajaa'ibaaaat . Dib ayaan u xusi doonaa heestan hadii mawdka idaayo .

  • @FadimaHussien
    @FadimaHussien ปีที่แล้ว +1

    First commy❤❤❤🎉

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 ปีที่แล้ว +1

    ❤waaaaaaaaaaw❤