@@wariyecagadahab4112 lkn zxp buuga marba ma meel baad ka akhrisaa, waxaad Soo galisid ma nidaamsanee. Tusaale: xalqada 4aad waxaad uga hadashay murankii badda Tan shanaadna doorashadii shariif, labada dhacdo waxaa dambaysay tan Bada. Sidoo kale adiga oo aan taariikhdii qoraaga siyaasada ka hor dhamayn baad waxaad usoo gudubtay xiligiisii siyaasada, sidoo kale waxaadan Soo qaadan xiligii maxkamadaha iyo ururkii isbahaysiga
Soo badi sxp
Eena la soo dhaqsi
Asc wll barnaamijkan waa xiiso bada yahay soo badi lana soo dhaqso waad la soo daahdaa wll
sxb sooo badi dhagta ayaan kugu haynaa
❤
Wll mxad udey buuga noosoo qari nh pla
@@user-ee5zi9df2b qeeb waqti dheer soconeysa ayaan birito soo wadaa wllo i.a
Egypt🇪🇬 aa joogaa Ee buugaan sidee kuhelaa?
Sxb maktabado kusoo gaarsiin kara ayaa jira oo xamar ku yaal
Sagaarka hadda waa iska daayey miyaa Hindiga Madow
sheekadaan waa gaaban tahay cariiriyaa ka dhigtay macasalaama sxb
@@yuusufmooge8910 marka xiga waan soo dheereen doonaa i.a
Why aadan usoo wada gelin karin mar qura
Intii hore waaba la hilmaamay beeeeh
@@123s-q1c wllo waa qeyno kala duwan sheekadani mawduucba gooni ayuu utaaganyahay laiskuma wada dari karo wlaalo
@@wariyecagadahab4112
lkn zxp buuga marba ma meel baad ka akhrisaa, waxaad Soo galisid ma nidaamsanee.
Tusaale: xalqada 4aad waxaad uga hadashay murankii badda
Tan shanaadna doorashadii shariif, labada dhacdo waxaa dambaysay tan Bada.
Sidoo kale adiga oo aan taariikhdii qoraaga siyaasada ka hor dhamayn baad waxaad usoo gudubtay xiligiisii siyaasada, sidoo kale waxaadan Soo qaadan xiligii maxkamadaha iyo ururkii isbahaysiga