@@thebeast09876 1960kii kadib gabooye iyo reer somaliland way Kala xidhiidh furteen, sababtuna waxay ahayd gabooyihii somalia degenaa oo gabooyihii reer somaliland duufsaday,, gabooyihii reer somaliland oo probagaandadii reer pro-talyan run mooday kuna lugo'ay cadaawadna u qaaday dadkii ay meel ka soo wada jeedeen, basaasay oo jabhado ka soo horjeeda samaystay,, Toloow yaa danbigaa leh???
Barkhad is with his people that loves him same skin color same people same religion Martin Luther king was fighting blacks to votes barkhad is barkhad you cannot compare to anyway one he broke down walls of bulshit we are one
hadiii shan niiino barkhado kale aay ku dhiran lahayen waxan huba iin aaydaanku dhacden dibu dhaca iidinku dhacy maay dhacden lakin mantay qorneyda e ka faydista o garba ku seeya
Sxb reer somaliland inay kuu codeeyaan may garan waayine adaa cirka eegayay oo qadiyadda jamh.Somaliland ilaa maalintii la taagay mucaarid ku ahaa, shaqsiyan dibindaabyada jamh.Somaliland meel walba waad u gashay waanad ku soo guuldaraystay, maantana reer somalilandbaa kaa roonaaday oo goaansaday inay iyagu kaa roonaadaan,,, villa somalia iyo madaxtooyo ku sheegooda iyo habartaa Ina diiriye eed sheegayso intaba adigaa yaqaanee reer somaliland ma yaqaanaan, waxay yihiinna mooyaan, ictiraafkoodana ilaahayba nooma calfo umana baahnin,sidaa daraadeed waar boqor ku sheegoow taadii waad ka faramadhan-tahaye waar caruurtaa ilaahay farajka u bixiyay ciid hakaga shubine nasiibkooda faraha uga qaad,, for ever Somaliland rep,,
hhhhh durba wakaa Bashir duliga ahaa iskasaaray waryaahe illhay agtiisa Lama kala xigee cibaadayso iilhyn adigoo nadiifa oo qurux badan hor istaag nadaafadu waa qayb ka mida imaankee
Arrête de parler du tribalisme. Souviens toi au temps de siad barré. La communauté gabooye étaient les alliés de siad barré. Donc vous avez étaient récompenser ainsi durant 30ans. Maintenant vous êtes libres et sa dépendra de vous..
Ilaahay agtiisa waxa lagu kale sareeyaa keena ugu cabsida badan nin walbana ilaahay swt ayaa abuurey
Barkhad jaamac batuun mabruuk hno
Masha Allah hambalyo guulaysta waligenba xildhanimadana hore uga socda oo dalka hogaamiya waan idin taageersanahay dalka cid idin ka xigta Ma jirto dalku waa dalkinii idinku hoos ha isku dhigine ee hore usocoda dalka waa uu inaga wada dhaxeya alle ayaa inagu wada beeray walalahayo ayaa tihiin
Aniga oo waligay ahaa kulmiye iyo Xaaskeyga iyo shan caruura oon dhalay dhammaan waxaan u codaynay Barkhad...
Masha Allah Allah habarakeeyo barkhad iyo dhamaan umada soomalian
Masha allh hore usoco barkad jamac
Viva boqor viva barkhad Viva andikarim ahmed mooge Viva Somaliland
1960 hargeysa waxay dooratay xildhibaan shuuriye oo kasoo jeeda beesha gabooye
60+ years ago. Why this huge gap?
@@thebeast09876 1960kii kadib gabooye iyo reer somaliland way Kala xidhiidh furteen, sababtuna waxay ahayd gabooyihii somalia degenaa oo gabooyihii reer somaliland duufsaday,, gabooyihii reer somaliland oo probagaandadii reer pro-talyan run mooday kuna lugo'ay cadaawadna u qaaday dadkii ay meel ka soo wada jeedeen, basaasay oo jabhado ka soo horjeeda samaystay,, Toloow yaa danbigaa leh???
Waaw koofiyadii mee
Haa boqor Ka Waxan kaCodsanayaa Inuu Iska Daayo Baalashii iyo wixi Haraga xayawaanka U Ekaa Ee Uu Intaa Imika uu Xidhanyahay .inuu Idho Ayaan La Jecelahay 🤩
😂😂Balaayada uu xudhan jiray wuu iska dhaaf ay
Bogorkuu ma ummul waa ilowshi dhowaa.. NO somalia in SOMALILAND..
Boqor sidan baad ku qurxoontahay fadlan iskada baalasha
Boqorka Somaliland 🙏🙏❤️❤️Noolow
Sax
Walee Wuu qalbma bogor ka guuud somaliland
Barkhad is with his people that loves him same skin color same people same religion Martin Luther king was fighting blacks to votes barkhad is barkhad you cannot compare to anyway one he broke down walls of bulshit we are one
Khadaji waxa citiirfto somliland ma iman karto
Habartaas ayadaba kursiga rerkoda 20sano ku fadhide maxay dimiqradi kataqan ninki latartamana madaxay jabisaye
Waar Khadiija wax ma ictiraafto innaguna Khadiija iyo qofkale midna kama rabno ictiraafe dawlad iyo dal ayaynu is hayna oo dagaalki uu socda
Odaygu sawka isku xaaray niyaw ilayn midgaan waa midgaan maxaa khadiija naga soo doonaysaa ictiraafka ay haysaa waa maxay habartaasi
@@abdirahmanomar3224 isagu ismalaha wax dhin lkn aqoondarra haysa markuu leeyey gabadh baa inna ictiraaftay
@@abdigah5364 oo markaa makaas ayaa caaqil ah ilayn caaqil macneheedu waa qof caqli badane
@@abdirahmanomar3224 Caaqil waa magac , magacana marka la bixinayo cidda bixinaysa ayuunba bixise laguma bixiyo wada maxkamad iyo baadhitaan iyo shahaadad cilmi iyo mid caqli iyo mid caqli oo cid looga fasax qaadayo
haysyasina waayo waxa aa tihiin dad somalliland oo muslinah cid waxa idin dheermajirto
hadiii shan niiino barkhado kale aay ku dhiran lahayen waxan huba iin aaydaanku dhacden dibu dhaca iidinku dhacy maay dhacden lakin mantay qorneyda e ka faydista o garba ku seeya
Not really, a window of opportunity was not given. Given opportunity = success.
Sxb reer somaliland inay kuu codeeyaan may garan waayine adaa cirka eegayay oo qadiyadda jamh.Somaliland ilaa maalintii la taagay mucaarid ku ahaa, shaqsiyan dibindaabyada jamh.Somaliland meel walba waad u gashay waanad ku soo guuldaraystay, maantana reer somalilandbaa kaa roonaaday oo goaansaday inay iyagu kaa roonaadaan,,, villa somalia iyo madaxtooyo ku sheegooda iyo habartaa Ina diiriye eed sheegayso intaba adigaa yaqaanee reer somaliland ma yaqaanaan, waxay yihiinna mooyaan, ictiraafkoodana ilaahayba nooma calfo umana baahnin,sidaa daraadeed waar boqor ku sheegoow taadii waad ka faramadhan-tahaye waar caruurtaa ilaahay farajka u bixiyay ciid hakaga shubine nasiibkooda faraha uga qaad,, for ever Somaliland rep,,
No way
hhhhh durba wakaa Bashir duliga ahaa iskasaaray waryaahe illhay agtiisa Lama kala xigee cibaadayso iilhyn adigoo nadiifa oo qurux badan hor istaag nadaafadu waa qayb ka mida imaankee
Arrête de parler du tribalisme. Souviens toi au temps de siad barré. La communauté gabooye étaient les alliés de siad barré. Donc vous avez étaient récompenser ainsi durant 30ans.
Maintenant vous êtes libres et sa dépendra de vous..
Waar sawka odaygu isku xaaray markuu yidhi habarta casuuma midgo shaw waa midgo