Ma arkin youtuber reer Koonfur ah oo sidaan u soo bandhiga bilicda magaaladaan oo aan maalin walba indheena ku aragno waxa ay ku mashquulsan yihiin negative iyo wax aan dan u aheyn wadankaan quruxda badan
Rer muqdisho. hotel bee kireysdaan, kabdho iyo wiilal bee iskuku keenan prank iyo game bee ku mushquulaan yahiin. Iyo dheylo Ma cunto la cunayo. No takent
Xitaa dadkii magalada u dhashay sidaan uma soo bandhigin quruxda magaalada thanks bro welcome to xamar❤
Asigaba waa udhashay , sababto ah waa casinadii wadanka
WAA INAAD BADISAA MASAAJIDDA AKHBAARTOODA.
WAANU KA HELLAY WAXKASTA OOD SOO SHEEGTO.
AlxmduliLaah
Masha allah masjid ka ugu wayn uguna quruxbadan geeskA africa ciddii dhistay jannada allah guri uga dhiso
Welcome muqdisho dhulkaagii hooyo maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waa mahadsen tihiin
M.a xamar cadey🥰🥰
Mansha Allah allaw dalgena nabadh kadhik
CAANCAANDHALEY X HARGEISA MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤
Mashaa Allaaah Beerta Xayaat soo duub
Allow barake xamar
Masha Allah❤❤😂🎉😮😅😅😅
Ma arkin youtuber reer Koonfur ah oo sidaan u soo bandhiga bilicda magaaladaan oo aan maalin walba indheena ku aragno waxa ay ku mashquulsan yihiin negative iyo wax aan dan u aheyn wadankaan quruxda badan
Rer muqdisho. hotel bee kireysdaan, kabdho iyo wiilal bee iskuku keenan prank iyo game bee ku mushquulaan yahiin. Iyo dheylo Ma cunto la cunayo. No takent
wax sidaan usoo bandhigayo oo rer konfur ah maba arak magalada waxa nakala baray waa tiim reer waqooyi youtbers
Ku soo dhawaaw muqdisho ❤❤❤
Please Na tus Masaajidka ISBAHAYSIGA ISLAAMKA.
Muuq bilan ❤
sxip kuraxeyso dalkaga. wllnimaa wartaaa🇸🇴🫡
Masaajidka soomaalida meeshey degto u weyn dheh.
istaadiyo muqdsho kasoo samee vedo
MashaAllah🏗️🕌
❤