Xog Abiye Ahmed oo Dhabarka ka toogtayMuuse Biixi, Cirro-na u yeeray, Itobiya oo qiyaantay S/land

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ mahadsanid adeer

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 3 หลายเดือนก่อน

    Guuleeyso suldaanka tv dhin daacad ah dhex dhexaad ah aan cidna u hiilin cidna aan ku xirneen waxaan dhihi karaa waa wariyaha kaliya ee aan cidna la safan aqoon uma lihi laakiin mudo sanad ah ayaan ku xiranahay hadda waxaana aaminay inuu yahay wariyaha kaliya ee aan cidna warkiisa ku raali gilin xaqiiq guuleeyso wll

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa inlafaafiyaa xumaanta itoobiya qofkii Somali imo kujirto

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 หลายเดือนก่อน

    Ha layiska dhiciyo xabashida kiibirtay.

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 หลายเดือนก่อน +4

    Abiyee caqliga soomaalilandi ayuu ku ciyaarayaa mar a mid ayuu u yeera taas waa gunnimo abiye waa waashay mafiyoobo goordho waa iska tagaa faanaa qaban doonta itoobiya abiyee waa doqon dhul iyo bad la beecinayo ama haduyad ma aragtay. War ni ku doqonsanaa. Uma qalma inuu itoobiya kursiga sii joiga ma fiyoobo.

  • @Cumarwaabery
    @Cumarwaabery 3 หลายเดือนก่อน

    Adiga suldaana ka fogow inaad somali isku dirto

  • @Terza56
    @Terza56 3 หลายเดือนก่อน

    Eber waaye somali qofba mar buu u yeerana Abiye war ka jooga somaliyey

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 3 หลายเดือนก่อน

    Manadoonayo xumaan soomaaliyeed inlafaafiyo

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cirro jabuuti ayuu diiday ma xabashida ayuu tagaa markaa waxsy noqonayaan kuwa isku mid ah cirro haduu tago adiss sidaasey ugu dhamaatay cirro hala yimaafo cirro siyaasad aan ka caraysiinin awdal iyo Ssc iyo shacabka soomaaliyees sida muuse shani ,haduu ajandihii gubtay ee la gubtay muuse haduu bedeli waayo uu aado adiss waa u dhamaatay cirro ha iska jiro cirro dabinka abiyee hore loogu dhigay muuse handaraab .

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 3 หลายเดือนก่อน

    Marabno waxiskahorkeenaya laboqof oosoomaaliya ah magaceegu waa abwaan mahad maxamed dhcisoow

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 3 หลายเดือนก่อน

    ciro iyo muse samiri faraqwaynba udhexeya
    ismalihi ciro saxix anwaxba kasoconaynin ugalayo masaxikaro ..hawshabada awdal dhiig lagu riiqdo ayaa kadhacaya somaliwaynba udiyaara rer awdal gar ahaan wercasba uxiran lagamana yabo ..

  • @Terza56
    @Terza56 3 หลายเดือนก่อน

    Abiye iyo muse Biixi labada waa isku mid waa laba waalan

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 หลายเดือนก่อน

    Dhal doofaar iyo Guud ahaanba Cadawgii reer somaliland oo meel ay joogaanba jiifkii qaban waayay oo mala'awaal iyo beeen nafta ku maaweelinaya,, khayaaliga iyo khuraafaadkaad baahinaysaan sbroo waxma dhaanto inyar Aad ku nafiiftaan, waase idiin guul darro iyo ciil abid,,,,, wbtawfiiq

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 3 หลายเดือนก่อน

    Aby wuxu wadaa sidii xisbiyada sland iyo shacabka uu iskaga hor keeni lahaa balse sland midnimo ummadeed bay u baahan tahay waayo divid oo xukun ayuu wataa

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 หลายเดือนก่อน

    Beeni raad male haaaa haaaa haaa haa haa ha

  • @abdi-risakmahamoud9940
    @abdi-risakmahamoud9940 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale duli duli dhalay war beenta iska daa

  • @XuseenDucaale-v4m
    @XuseenDucaale-v4m 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale.maadaa.dhexdhexaad.ah.

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 3 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 3 หลายเดือนก่อน

    Manadoonayo xumaan soomaaliyeed inlafaafiyo