Sxbow side aan ku dawanayey wasabi ibartey inaa commonty kaso bixiyo TH-camr kaaga. 1. Masha allah! Wilkas si wanaagsan ayoo ino mataley 2. Waa iga qosol sisey 3. Say walhi ninyahow hooyoyin ka ayaa ku abuureyn wanaag badan. Masha allah young boy maskax qatara ayaa saran illahey ha xafide 4. Kkk 5. War gabarta ka dhamow Abdi aya meesha taagan ee la hadlowsa Kafka allah na wada cafiyo amin fi’amaniAllah
7:48 minutes Qudhaada ayaa Foorteembo baxayee😂😂😂 Labada sawir ee dambe waa isla hal gabadh waana Halimo gabadha la dhaho ee quruxda u tartantay ee degan dalka maraykanka aw cabdoow...
Wasiir Zaki Bin Xaaji waan ku salaamay maxaad ii soo dhihi weydey 😂 Say Walahi ma ku yaqaanaan horta ayaana ka horeysa.😢 Teeda kale su’aalaha markii si kedis laguugu weeydiyo hadalada dadka qaar weey ka dhumaan.
Somalia 100% waa Muslim taa micnaheedu ma ahan qof Somaali oo gaaloobay ma jiro, xaqiiq wuu jiraa, basle ujeedka in la Isla fahmo ayaa muhiim, Somalia kama jiraan goobo cibaado oo si public ah wax ugu caabudaan dad diimo kale haystaan, Somalia kama jiraan dhanka siyaasada xisbiyo aan Muslim ahayn, Somalia maleh goobo lagu faafiyo diin aan ahan, diinta Suuban ee Islaamka, taasina waa sababta ay Somalia u tahay wadan 100% Muslim ah. "الله أكبر"
100% waa muslim inuu dhahee aheed wadanka laxisabiyaa somalia miyaa laga helayaa qof gaal ah halka iyo labada adunka jogo lama xisabiyo ee wadankaa laxisabiyaa somalia 100% waa muslim
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤
Sce scw sce
Salalahu caleyhi wasalam
SCW SCW SCW ❤❤❤
scw scw scw
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله اكبر ❤️❤️
100% waa Muslim ☪️ somalida
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
SCW SCW SCW ❤❤❤
Mukhtaar Foloska
Seki build your lanagues, laba sano waxaa lahayd ku ma fiicini please improve.
@@mohamedmowlid7239 aqwkjpo
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
Like 👍 saar ❤SCW
Scw
صومالي لها قوة في النت🇸🇴🇸🇴
معكم أحمد من اليمن آلله يرعاكم
Kkkkkk Ahmed keyse yamani aad tahay miyaa 😂
Sax wye somalida waa ahlu quraan❤
ماشاء الله تبارك الله
Wasiirka Arimaha Gudaha wan ku salaamay🙌
Zaki diinta hakudhaaran. Ilaahay bas aa lo ogolyahay in lagu dhaarto. Jazakalah khair
Atarisho reply cilmi bdN aaa kabraNh
Waa sax qofkii dhaaranaya magaca ilaahay haku dhaarto.
Dacadaan u qosley cawey🤣🤣🤣🤣
Haa waziir American accent waa baratay 😂😂😂😂like ku cimamada hee👈👈
Morocco Ayaad kaalinta koobad galisay 😂😂😂 name five countries in Africa aya la waydiiye Maxa rating keenay 🙃🤣
VIVA SOMALIA 🇸🇴
M.Allah wiilka koowaad wanku wataa Allaha kubarakeeyo ❤
😂😂😂😂waalidkii halkaas ku dhalay xitaa saas English uguma hadli karaan😂because maba kala jecla we are somali nooh maxaa naga galay😂❤❤❤ku soco aboow
soo casiinmo mhan ina walidkga kuu hor ordaa ahahah
English waweyn ayuu ku hadlay kulahaa wn iska cabiraa gurgeyga waxaa laka shitaa Quran❤❤❤❤❤❤❤
Gabdhaha soomaliyeed madaxa noo saaran tihiin sharaf iyo karaamo👸🇸🇴✍️💪
Thanks walalkey sido kale madaxa nosaran tihiin idinkana wiilasheena somaliyed sharaf iyo karaamo❤❤❤
Waa ku salamey wazirka waxa kusodar taa barnamish kaga inaad dhahdo saliga Nabiga marka hore an kuwada salino adna ajara kahelee
Meeshay quraanka ka xifdin lahaayen english ay ka xifideen😂aar say wallahi dhib badnaa😂😂
English miya la xifdiya😂
@@11naa44 🤣🤣🤣
Hadii aad murug Dareemeyso farxad Deg deg alle Ha kugu badalo wll isoo booqo 😢😔❤️🧡❤😔😔😔👋❤️
Zaki full respect ✊ my brother
OMG YOU MAKE my night legend zaki kulaa ebglishki oo sii socduu go'ay
Haliiimo is not easy 😅😅😅😅😊
Your british accent is soooo funnyyyyy walahi
Waraada fiiriya anaga 100% muslim baa nahay qofkii aan muslim ahayn diinta islaamka aan haysan kaas somali maahan
Hadaa waa maxay abuu jahal markuu diinta islaamka qaadan waayay reer qureish muu ka baxay
Sxbow side aan ku dawanayey wasabi ibartey inaa commonty kaso bixiyo TH-camr kaaga.
1. Masha allah! Wilkas si wanaagsan ayoo ino mataley
2. Waa iga qosol sisey
3. Say walhi ninyahow hooyoyin ka ayaa ku abuureyn wanaag badan. Masha allah young boy maskax qatara ayaa saran illahey ha xafide
4. Kkk
5. War gabarta ka dhamow Abdi aya meesha taagan ee la hadlowsa
Kafka allah na wada cafiyo amin fi’amaniAllah
Number one🎉🎉🎉🎉 all the time...
Waar waziir nagasohadaal dee anago somalisijui ah😂..rer Kenya,rer Tanzania hamujambo✋️
2da gabdhood oo u dambeeya waa isku hal halima aden...❤😊
Wsiir next time barnamishka shilalka talefonka 🥰 ngu sharaf
7:48 minutes Qudhaada ayaa Foorteembo baxayee😂😂😂 Labada sawir ee dambe waa isla hal gabadh waana Halimo gabadha la dhaho ee quruxda u tartantay ee degan dalka maraykanka aw cabdoow...
Noosoobadi waziirow wankahelay🥰🥰
Wasiirka difaaca kujirtaa ee maseerka iskada 😅
my brother you done understand
Waziir waxa kaa sugayna barnamij English kubaxayo inaa noo keento adi waku sugayna😂😂😂😂
Zaki legend 👏👏👏
Waziir waxaga waa xaliimo dhan waa ku dhagantahay farax waa wadataa marwaliba😂
Keep going my pro zaki 👍
Nio % 100 waa muslime midhkaa galada halkuu nagasogaly haji %99 maqlayaye🥶😁
Masha allah wlhi wilka
%100 Muslim insha Allah
Anaa ugu horeeya cawa commentska ✌️
Ilaahay iyo diin hakudhaaran sakiyaw wll
Legend English waba taqanaye barnamij English ku baxayo noo keen waku sugeyna 🤣🤣
❤masha allaha tabaraka raxmaan
❤❤❤❤❤Mashallh huno Zaki 😅
Zaki is not easy😂
Zaki bin xaaji wil quruxon waya ma sugaysaa🤣😅🤣😅😅😅
😅😅😅😅😅😅😅 somali iyo lottery wxii kala qabsaday reaction kasoobixi
#Wasiir dhulka halistaa ayaad aaday dhanka ingirisida,dhulkiina waad fidsatay🤣🤣🤣
Wlhi wazir back ground wa nagacuntee😂😂😂😂😂😂
Wasiir naga sax meesha 4:01 iyo 4:36 "1% Gaalo ah" 1 iska dhaafe xitaa 0.001 madhama marka Xasuusnow Soomaaliya Gaalba lagama helo. 2 ama 3 dhoofey ama dhuumanaya nagadhaaf.
Masha Allah wiilasha islaam nimadoda muujiyey بركلاه فيكم gabdha hun Masha Allah. SOOMAALIYA 🇸🇴☪️🤲💕💙🤲💯☪️💓hanoolaato. SOOMAALIYA SOOMAALI ayaaleh. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤️💙❤️💙❤️💙💕💕
Soomaalidu 100/100 waa muslimiin
Somalinimo aya naga badan🇸🇴🫶🏽
Waa yahay waayahay
Waziirka arimaha gudaha sxp zaki ani mar horaaba ugu shubay codkiii
Légend keep up
wasiir.waad.fiican.tahay maansh allh wll💘💘❤❤❤👍👍❤💘💚❣💓❣💚💘💘❤👍👍
❤❤❤ igulasaliya xabiibkeeena Mohamed ❤
La salan jeclidaaaaaa😅😅😅😅😂😂❤
😂😂😂😂😂😂😂 englishka wee xifdiyeen kulaha😂😂😂
Waxaa thy wiil fiican 😂😂😂
Sxp suulaan kuu tagay ❤❤❤❤❤
😂😂 Zaki malinta fiirsan maba qoslo English usoo diyaarsanaa Kulaha legend
Wilkil hure masha allah ❤
ماشاء الله
Waziir salantada waa ngu xaday😂😂😂
Say walahi noo soo badi waziir
Waziir ina maseerto ma u malaynaynin 😂😂😂😂
Wasiir say wllhei du waa dhiiqa midhana 😂😂😂
Nimanka Somaliyed maseer
Wakugu faanaa mr zaki
Faraxyada wan salamayaa 😅😅😅😅😅😅
Wazir adiga xaga English ma nagu matali kartied wa nagu xadey wa nagu shubtey rip😂 language Wazir 😅
Wasiir zaki waa ku salaamay😂😂
thanks my brother kkkk
Salan sare wazir
Waziirka arimaha gudaha sxp zaki 😂
Saki hablaha 4.5 ayaa ku reebtay free hablaha 😭😂xaqeena saki hanalaga siiyo
🤣🤣🤣wasiirku wa maseeyra kulaha maxa afaarahaa ku galiya kulaha waa wali fican yuu ka booday
Chance labaad baa la wada bixiyey doorkan, next time casaan u qaybi 😂😂😂
ilaahiyo diinta waa so dhismaya english kaga dhartii guriga ku dhaaratay maanta alla waziirka waa baxay caawa
Wasiir background waa badashee😂😂
Wasiir Zaki Bin Xaaji waan ku salaamay maxaad ii soo dhihi weydey 😂
Say Walahi ma ku yaqaanaan horta ayaana ka horeysa.😢
Teeda kale su’aalaha markii si kedis laguugu weeydiyo hadalada dadka qaar weey ka dhumaan.
Wasiir reer C0mmentLand MxAa UHAYSATAA
Wasiir bareefad aan eng ku barano aadine
Wn is raacaynaye so diyaar garaw
Buu bu ja fa dn aad ka baxdide 😂😂😂
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
ʜᴀᴅᴀᴅ ǫᴏʀᴀʟᴋᴇʏɢᴀ ᴀᴋʜʀɪɴᴇʏsᴏ ᴄᴀғɪᴍᴀᴀᴅ ᴀʏᴀɴ ᴋᴜ ʀᴀᴊᴇʏɴᴀ 😊❤
Waanku wataa waziir wllhi
Wasiir fican ayad tahay😂😂😂😂
😂😂😂 walahi waan qoslay
Somalia 100% waa Muslim taa micnaheedu ma ahan qof Somaali oo gaaloobay ma jiro, xaqiiq wuu jiraa, basle ujeedka in la Isla fahmo ayaa muhiim, Somalia kama jiraan goobo cibaado oo si public ah wax ugu caabudaan dad diimo kale haystaan, Somalia kama jiraan dhanka siyaasada xisbiyo aan Muslim ahayn, Somalia maleh goobo lagu faafiyo diin aan ahan, diinta Suuban ee Islaamka, taasina waa sababta ay Somalia u tahay wadan 100% Muslim ah. "الله أكبر"
Dhag dhag wadnahay djag leh saraakiisha saki
Somali 100% waaye muslim wasiir
Waa waji Wayo
Amaamada ayaa naga riday 😊
Wasiir English kaaga waa top adiga lee aan is aaminsanayne 😂
Marser badnaa😊
😂😂somaliya is not easy
100% waa muslim inuu dhahee aheed wadanka laxisabiyaa somalia miyaa laga helayaa qof gaal ah halka iyo labada adunka jogo lama xisabiyo ee wadankaa laxisabiyaa somalia 100% waa muslim
Wallahi aad Ayan u koslay😂
Legend Zaki bin Haji ❤❤❤